Somaliland Patriots News

Daawo Sawirada Fircoon Kumanaan Sanno Dabadeed. - print


Date:Friday, April 25 @ 17:52:46 AST


"Maanta waxaan uga soo saari doonnaa jidhkaaga (mootan) debedda Badda si aad ugu noqoto calaamo kuwa imaanaya dabadaa! Xaqiiqdiina, in badan oo ku jira Dadka waa ka dhoohan yihiin Aayaadkayaga (xujooyinka, caddeymaha, qodobada, casharrada, calaamooyinka, waxyiga iwm.)" Suuradda Yuunus; Aayadda 92-aad.




Ilaahay wuxuu Kitaabkiisa noogu sheegay aayad ka hadlaysa maydkii fircoon, in loo dib dhigay cibra qaadasho iyo ku waantoobid. Aayaadda micnaheeda oo af-soomaali ah waa sidan: "Maanta waxaan uga soo saari doonnaa jirkaaga (mootan) debedda badda si aad ugu noqoto calaamo kuwa imaanaya dabadaa! Xaqiiqdiina, in badan oo ku jira dadka waa ka dhoohan yihiin Aayaadkayaga (xujooyinka, caddeymaha, qodobada, casharrada, calaamooyinka, waxyiga iwm.)" Suuradda Yuunus; Aayadda 92-aad.

Meydkan aad halkan ku aragtaa waa Meydkii Fircoon.









This article comes from Somaliland Patriots News | Somaliland News
http://www.somalilandpatriots.com

The URL for this story is:
http://www.somalilandpatriots.com/news-5461-0