Somaliland Patriots News

JSL Oo Aan Qayb Ka Ahayn Shirka Somalia Ee London. - print


Date:Monday, May 08 @ 20:43:17 UTC


https://ichef-1.bbci.co.uk/news/1024/branded_somali/2BE4/production/_95963211_p0528dbz.jpghttp://www.raxanreeb.com/wp-content/themes/_opinions/timthumb.php?src=http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/2017/03/s300_somalia-conf-logo-web.png&q=90&w=660&zc=1Dawladda Jumhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay ka qeyb galayn shirka Somalida ee lagu qabanayo Magaalada London/UK.







http://www.somalilandsun.com/images/2016/july/1__recognition.jpeg
http://www.slnnews.com/snn/wp-content/uploads/Somaliland_is_not_Somalia.jpg
Iyada oo ay maalmo koobani ka hadhsan yihiin shirka Magaalada London loogu qabanayo Somaliya ee 11-ka Bilshan May, ayey JSL ku dhawaaqday in aanay ka qayb galayn. JSL oo ka madaxbannaan Somalia ayaa si rasmi ah u caddeysay mowqifkeeda ku aaddan shirkaas loo qabanayo waxa loogu yeedhay Somalia.

Somaliland ayaa werwer ka muujisay in cunaqabateyntii hubka ee saarneyd Somaliya haatan laga qaado.

Haddaba umuurtan ayaa waxaannu ka warraysannay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Dr Sacad Cali Shire, oo kaddib shir jaraa'id oo uu ku qabtay Hargeysa u warramay weriyaha BBC-da ee Axmed Saciid Cige, oo marka hore waydiiyay waxa uu yahay mowqifkooda ku aaddan shirka Somaliya ee dhawaan London ka dhici doona?

Media:http://content.presentermedia.com/files/animsp/00013000/13228/pushing_up_arrow_md_wm_v2.gif http://www.bbc.com/somali/war-39841383

This article comes from Somaliland Patriots News | Somaliland News
http://www.somalilandpatriots.com

The URL for this story is:
http://www.somalilandpatriots.com/news-15689-0