Somaliland Patriots News

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay. - print


Date:Friday, March 10 @ 21:30:09 UTC


https://i.ytimg.com/vi/s04ZJgJP8FI/maxresdefault.jpghttps://bakipress.files.wordpress.com/2011/08/u_43267d_2011-8-18-8-28-30f_100_12051.jpg?w=488&h=253&h=253Madaxwaynaha JSL ayaa safar uu Ingiriiska ugu maqnaa ka soo laabtay maanta.










Madaxweynaha JSL Md. Axmed Maxamed Maxamuud - Silaanyo ayaa maanta ku soo laabtay Dalka ka dib safar uu ugu baxay 18kii February Dalka Ingiriiska ( Uk ), halkaas oo uu madaxweynuhu ku joogay fasaxisii sanadlaha.



















Ku soo dhowow warkaas oo Maqal iyo Muuqaal ah.

http://content.presentermedia.com/files/animsp/00006000/6190/green_arrows_circle_md_wm.gif https://www.youtube.com/watch?v=zUOiDSNIKE8

SL Media


This article comes from Somaliland Patriots News | Somaliland News
http://www.somalilandpatriots.com

The URL for this story is:
http://www.somalilandpatriots.com/news-15653-0