Somaliland Patriots News

Wasiirka Arr. Dibadda JSL Oo Ka Hadlay Arrinta Saldhigga Millataray Ee Berbera. - print


Date:Saturday, March 04 @ 21:44:14 UTC


http://www.hayaannews.net/wp-content/uploads/2016/04/Dr-Sacad-Cali-Shire.jpghttp://3.bp.blogspot.com/-EGYPp2T3QrY/TeHjyJ3jdyI/AAAAAAAAA_8/u2LltEd2EBY/s1600/i+am+sorry+greeting+card.pngWasiirka Arr. Dibadda JSL ayaa si cad mar kale uga marag kacay in aanu jrin wax qodobo  heshiis ah oo ay JSL la-gashay Dalka Isu-Tagga Imaaradka Carabta ( UAE ) oo ku aaddan Saldhigga Millatari ee Magaalada Berbera. Islamakaasna aan la hor geynin golayaasha.










Wasiirka Arr. Dibadda JSL Oo Ka Marakacay In Aan Golayaasha La Hor Gayn Heshiiska Rasmiga Ah Ee Saldhigga Millateri Ee Berbera Laga Bixiyey Kana Hadlay Mudaharaadkii Ka Dhacay London.

http://balidhiig.com/sites/default/files/styles/photo_featured/public/articles/04_91.png?itok=8YzCfS7E
http://waxsansheeg.com/wp-content/uploads/2016/08/sacaaad.jpgWasiirka Wasaaradda Arr, Dibadda JSL Md. Dr. Sacad Cali Shire ayaa cod dheer ku sheegay in aan labada gole qaran la hor gayn heshiiska rasmiga ah ee saldhigga Millateri ee la sheegay in laga bixiyey Magaalada Berbera. Sidaas oo kalena Md. Wasiir Sacad waxa uu ka dhawaajiyey in muwaadiniintu ay xaq u leeyihiin in ay sameeyaan mudaharaad salmi ah, balse ay sharciga dalka  u soo maraan.











Maqal iyo Muuqaal.
http://content.presentermedia.com/files/animsp/00005000/5744/arrow_elevator_up_runner_md_wm.gif https://www.youtube.com/watch?v=2TZH6BYwnwY

Media.

This article comes from Somaliland Patriots News | Somaliland News
http://www.somalilandpatriots.com

The URL for this story is:
http://www.somalilandpatriots.com/news-15650-0