Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

cilmi-baadhid ku saabsan cudurka kansarka-ka ( cancer ).

cilmi-baadhid ku saabsan cudurka kansarka-ka ( cancer ).

Health


 Aqoon la'aani waa Iftiin la'aan. Qof kasta oo dunidan ku nooli wax walba ma wada yaqaan. Kolay waxna wuu yaqaan waxna waa ka dhimanyiin. Hadaba waxa muhiim ah in ay dadku isku dayaan in ay wax ka ogaadaan Aqoonta guud, siiba wax yaalaha la xidhiidha Aqoonta guud ee Caafimaadka iyo saxada.






Cancer-ka waxaa keena unugyo aan caadi ahayn oo si deg deg ah u kora. Jidhka dadka caadi ayey u tahay in uu unugyada gaboobay ama duugoobay ku beddelo kuwo cusub, laakiin unugyada Cancer-ku si deg deg ah ayey u koraan.

Unugyada Cancer-ka qaarkood waxaa laga yaabaa in ay sameeyaan koritaan loo yaqaanno burooyin. Burooyinka oo dhan cabbirkoodu wuu kordhaa, laakiin burooyinka qaarkoodna si deg deg ah ayey u koraan, kuwa kalena si gaabisa.


Noocyada Burooyinka.

• Burooyinku qaarkood maaha kuwo Canser leh. Kuwa aan sidin Cancer-ka waxa la yidhaahdaa burooyin aan halis ahayn. Waxay ka samaysan yihiin unugyo aad ula mid ah unugyada caafimaadka qaba. Burada noocaas ah waxa ay iskaga taalaa hal meel ah, kumana fido unugyada iyo xubnaha caafimaadka qaba.

• Burooyinka Cancer-ka ah waxa la yidhaahdaa burooyinka halista ah. Cancer-ka ka yimaada burooyinkaan, isaga oo u maraya dhiigga iyo habka dheecaanka jidhka ayuu ku faafaa qaybaha kale ee jidhka.
Marka uu Cancer faafo, waxaa loo yaqaannaa "metastasis". Unugyada Cancer-ku waxay ku safraan jidhka iyaga oo ka imaanaya burada, loona yaqaanno meesha aasaasiga ah, kuna faafaa qaybaha kale ee jidhka.

Noocyada Cansar-ka.

Waxaa jira noocyo badan oo kansar ah:

• Karsenoma (carcenoma) waa nooca ugu badan ee kansarka. Kansarrada sanbabka, xiidmaha, weyn, naaska, iyo ugxansiduhu badanaa waa noocaan.
• Sarkooma (sarcoma) waxaa laga helaa lafta,baruurta, iyo muruqa.
• Lymphoma waxa uu ka bilaabmaa qanjidhada sameeya habka difaaca jidhka. Waxaa ka mid ah Hodgkin's iyo Non-Hodgkin's Lymphomas.
• Luukiimiya (leukemia) waxa uu ka bilaabmaa unugyada dhiigga ee ku kora dhuuxa lafta waxaana tirooyin badan iyaga oo ah laga helaa marinka dhiigga.

Calaamadaha Cansar-ka.

Calaamadaha kansarku waxay ku xidhan yihiin nooca iyo meesha ay buradu ku taalo. iyada oo kansarrada qaarkood, laga yaabo in aanay jirin wax calaamado ah ilaa iyo inta ay buradu ka weynaanayso.

Calaamadaha caamka ah waxaa ka mid ah:

• Dareemid daal faro badan
• Jidhka oo misaanku ka dhaco iyada oon la'ogayn sabaabta
• Xumad ama Qandho, qadh-qadhyo ama dhidid habeenkii ah
• Gaajo la'aan ama adiga oo aan dareemin gaajada
• Raaxo la'aan jidh ahaaneed ama xanuun
• Qufac, neefta oo aanad qaadan karin ama feedh xanuun
• Shuban, ama dhiig saxarada soo raaca
Marka Cansar-ka la ogaado, baadhitaanno ayaa la sameeyaa si loo arko haddii uu Cansar-ku ku faafay qaybaha kale ee jidhka. Sawirro, raajo iyo baadhitaan dhiig ayaa laga yaabaa in loo baahdo.

Daryeelkaaga.

Dhakhtarkaagu waxa uu go'aansan doonaa daryeelka loo baahan yahay isaga oo ku saleysan:

• Nooca cansar-ka
• Sida ugu dhakhsaha badan ee uu kansarku u korayo
• In uu cansar-ku ku faafay qaybaha kale ee jidhkaaga iyo in kale
• Da'daada iyo caafimaadkaaga guud

Daaweynta kansarka ee ugu badan waa.

• Qalliin meesha laga saarayo burada iyo unugyada u dhow
• Daawo kiimiko ah si hoos loogu dhigo ama loo baabiiyo koritaanka ama loo yareeyo unugyada kansarka
• Daawooyin kale si loo daaweeyo saameynada liddiga ah, laguuguna caawiyo in aad si wanaagsan u bogsato

Ka Hortag.

Waxaad halista kansarka hoos ugu dhigi kartaa adigoo:
• Aan sigaar cabbin ama isticmaalin tubaako/buuri
• Isticmaalaya qorrax celiye, koofiyado iyo dhar si aad Ogadaada ama maqaarkaaga u dhowrtid markaad debedda joogtid
• Ka fogow cabitaanka Khamriga iyo Cunitaanka Qaadka
• Yareeya cunnooyinka dufanku ku badan yahay ee aad cunto, gaar ahaan kuwa xoolaha ka yimaada
• Adiga oo cuna khudrad fara badan iyo cunnooyinka qamadidu dusha kaga xardhantahay
• Adiga oo jidh ahaan noqonaya mid fir-fircoon
• Dhakhtarkaaga u tag sanad kasta. Baadhidda kansarku waxaa laga yaabaa in ay caawiso in kansarka la ogaado wakhti hore, si fududna loo daaweyn karayo.

Source: Midical Journal.


Waxa soo Tarjumay: Osman Abdillahi Sool......Freelance Journalist. sooldhuub@hotmail.com

Posted on Monday, May 10 @ 09:18:46 DAVT by admin



cilmi-baadhid ku saabsan cudurka kansarka-ka ( cancer ). - cilmi-baadhid ku saabsan cudurka kansarka-ka ( cancer ).
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.