Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.

cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.

News


 Alla ha u naxariistee Chief Caaqil Maxamed Daahir Cabdi Qodax oo ka mid ahaa Cuqaasha waaweyn ee Gobolka Togdheer, isla markaana ka mid ahaa xubnaha Golaha Degaanka Degmada Burco, ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti.






Marxuumka oo si kedis ah xanuun dhinaca wadnaha ahi ku soo booday, ayaa hawl caafimaad loo geeyey magaalada Jumhuuriyadda Jabuuti kaas oo maanta ku geeriyooday magaaladaasi. Marxuumka ayaa maydkiisa diyaarad khaas ah lagaga soo qaadi doonaa magaalada Jabuuti. Halkaas oo la keeni doono magaalada Hargaysa isla caawa. Inshaa Allaah.

Guddi ayaa loo magacaabay qaban-qaabada aaska marxuumka oo la filayo in lagu aaso magaalada Burco iyo halkii uu ku dhashay ee uu madaxa dhigay.

Alla ha u naxariistee Marxuum Maxamed Daahir Cabdi oo ka soo jeedii Caaqilkii Cuqaasha JSL Alle ha u naxariistee Farax cabdi Qodax ( Faarax Suusle ), ayaa ka mid ahaa cuqaasha magaca weyn ku lahaa JSL, gaara ahaan deegaankan Gobolka Togdheer, isla markaana ka soo qayb qaatay geeddi socodkii nabadda Somaliland, isaga oo kana mid ahaa mujaahidiintii waaweynaa iyo dhabarkii Ururkii SNM Gobolada Togdheer iyo Hawd.

Dhamaan Hawl-wadeenada Shabakadda Wararka ee Somalilandpatriots.com iyo Sxb-da Safka-hore JSL waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ehelahii, qaraabadii, iyo Qranka JSL ee uu ka geriyooday Marxuun Mujaahid Cheif Caaqil Maxamed Daahir Cabdi Qodax.

Illaahay sabair iyo iimaan ha inaga siiyo isagana janaddii fardoosa ha ka waraabiyo.

Tacsida Ku Socota Marxuun Maxamed Daahir .

Gudoomiyaha Golaha Degaanka Burco, Maxamud Axmed Xasan Dhegalaab, isaga oo ku hadlayay afka Xubnaha golaha degaanka Burco wuxuuTacsi udirayaa Marxuun Maxamed Daahir oo ka mid ahaa Xubnaha Degaanka Burco,oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargaysa,waxaanu leeyahay Samir iyo Iimaan, marxuubnkana Eebbe Jandii ha ka waraabiyo..Aamiin..Aamiin.

Dhambaallo Tacsi ah oo uu dirayo Urur-Siyaasadeedka UDHIS Guddoomiyaha Guddida Fulinta ee Urur Siyaasadeedka UDHIS Md. Maxamuud Aamin Cige, isaga oo ku hadlaya magaciisa, kan Xubnaha Ururka iyo ka Taageerayaasha waxaa uu tacsi u dirayaa guud ahaan shacbiga Somaliland, isaga oo uga tacsiyadaynaya Geerida naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Chief Caaqil Maxamed Daahir Cabdi oo Maanta 16/03/2010 ku geeriyooday Magaalada Djibouti ee xarunta dalka Djibouti.

Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in Marxuunku ka mid ahaa xubnihii doorka mihiimka ah ka soo qaatey Halgankii SNM, dib-u-heshiintii iyo Nabadayntii Beelaha Somaliland iyo dhismihii nidaamka Dawlad-nimo, waxanu Illaahay uga baryayaa inuu sabir iyo iimaan ka siiyo, Marxuumkana Jannadii Firdowza ka waraabiyo.

Aamiin...Aamiin....Aamiin.

INAALILAHI WAINAA ILEYHI RAJICUUN

Posted on Tuesday, March 16 @ 21:27:58 DAVT by admin



cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday. - cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Hamse Ahmed Salaan
Subject : Re : cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.
Date : 2010-03-16
Hooyo Amina Musse Cateeye.

Hooyo Xali Cilmi Jibriil

Siciid Ahmed Salaan Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Saado Ahmed Salaan Odeygeeda iyo Caruurteeda
Hinda Ahmed Salaan Odeygeeda iyo Caruurteeda
C/rashiid Ahmed Salaan Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Muna Ahmed Salaan Odeygeeda iyo Caruurteeda
Farah Ahmed Salaan Odeygeeda iyo Caruurteeda
Amiin Ahmed Salaan Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Mukhtaar Ahmed Salaan Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Hamse Ahmed Salaan Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Ayaan Ahmed Salaan Odeygeeda iyo Caruurteeda
XasanRamadaan Ahmed Salaan Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
C/wahab Ahmed Salaan Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Nuuradiin Ahmed Salaan Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Kamaladiin Ahmed Salaan Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Dhamaan Ilma Ahmed Salaan waxay TACSI tiiraanyo leh u dirayaan Geridii naxdinta lahayd ee ku timid ALLAH ha u naxariistee. Caaqilkii Beesha Reer Weyd Siciid, Xirsi Cisman. CHIEF CAAQIL MAXAMED DAHIR CABDI Oo manta oo Tariikhdu tahay 16/03/2010 ku geeriyooday Magaalada Jabouti Iyada oo loosii wado dhakhtar dabadeed.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Eheladii uu ka baxayna samir iyo IIman ka siiyo.

AMIIN AMIIN AMIIN


[ Reply ]



Name : Maxamud Axmed Xasan Dhegalaab,
Subject : Re : cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.
Date : 2010-03-16
Tacsida Ku Socota Marxuun Maxamed Daahir .


Gudoomiyaha Golaha Degaanka Burco, Maxamud Axmed Xasan Dhegalaab. niga oo ku hadlayay afka Xubnaha Golaha Degaanka Burco waxaan Tacsi u dirayaa ehelahii, qaraabadii iyo Qaranla Somaliland, geerida ku timid Marxuun Maxamed Daahir oo ka mid ahaa Xubnaha Degaanka Burco oo maanta ku geeriyooday Magaalada Jabuuti Dalka Jabuuti. Waxaanu leeyahay Samir iyo Iimaan, marxuubkana Eebbe Jandii ha ka waraabiyo..Aamiin..Aamiin.

Name : Abdi M.Saleiman(Mingiste)
Subject : Re :cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.
Date : 2010-03-17
Tacsi: إناللةوإناإليةراجعون -
Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi raajucuun .


Anigoo ah Abdi M.Saleiman(Mingiste),kuna hadlaya magacayga ,kan xaaskayga iyo caruurtaydaba ,waxaan halkan TACSI tiiranyo leh uga gudbinayaa shacabka reer Somaliland,gaar ahaan shacabka reer Burco ,Golaha Deeganka ee Burco,asxaabtii,qaraabadii iyo qoyskii uu geeriyooday ALLE naxariistii JANO ha ka waraabiyee Marxuum Caaqil Maxamed Daahir oo maanta ku geeriyooday dalka Jabuuti.
Marxuumka waxaa ILLAHAY uga baryayaa in uu jadinadii fardowsa geeyo,intii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.


AAAMIIN AAAMIIN AAAMIIN.

Abdi M.Saleiman(Mingiste)

UK

[ Reply ]



Name : Mohamed Ali Hersi - Dhegdhaqaaje
Subject : Re : cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.
Date : 2010-03-16
Aniga oo ah Maxamed Cali Xersi - Dhegdhaqaaje xaaskayga Aniisa Maxamed Cusman, caruurtayda iyo caruurtooda oo kala jooga Dalka Yemen, Maraykan, Ingiriiska, Holand iyo Somaliland, waxa aanu halakn tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan ummadda Reer Somaliland ee uu ka baxay halyaygii weynaa Marxuum Md. Mj. Maxamed Dahir Cabdi Qodax.

Waxa aanu leeyahay Illaahay ha inaga siiyo sabir iyo iimaan isagana ha ka waraabiyo jannadii firdowsa. Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi raajicuun. Laa xawla walaa quwata illaa bilaahi caliyu al-cadiim.

Mohamed Ali Hersi - Dhegdhaqaaje
Sana'a/Yemen.


[ Reply ]



Name : liibaan cabdi aw daahir
Subject : Re : cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.
Date : 2010-03-16
dr cabdi aw daahir iyo dhamaan caruurtiisa waxay tacsi u dirayaan marxuumka mujaahid maxamed daahir cabdi alle haw naxariistee

Name : Eng.Farxaan Maxamed Faarax(Fagax-Fagax)
Subject : Re :cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.
Date : 2010-03-17
Anigoo ku hadlaya magacayga,kan marwadayda Gaasira C/laahi Digaale iyo caruurtayda Sami,Samiya iyo Filsan waxaan tacsi hawada u marinayaa dhamaan eheladii,qaraabadii iyo qoyskii uu ka geeriyooday ilaahay ha u naxariistee Caaqil Maxamed Daahir Cabdi(Qasiis) oo maanta ku geeriyooday magaalada Jabuuti.Dhamaan samir iyo iimaan,marxuumkana waxaan ilaahay uga rajaynayaa inuu janatul-fardowsa ka waraabiyo.aamiin.

[ Reply ]



Name : Qurbajooga Somaliland
Subject : Re : cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.
Date : 2010-03-17
Aniga oo ku hadlaya magaca qurbajooga Somaliland meel kasta oo ay aduunka ka joogaan waxaan leeyahay Illahay ha uu naxariisto marxuunka reerkiisana Illahay samir iyo imaan ha siiyo.

Nin kasta oo dalkan iyo dadkan wax uu qabtey tariikhda xusi doonta, hawshooda ku saabsanayd in Somaliland noqoto dal iyo dad jira oo aduunka ka muuqdana waanu sii wadi doona, ileen wadaniyiinta dhintey waxba uma ay dhiman ee GOALKA WEYN ee ay raadinayeen anaga keeni doona InshaAllah.

Somaliland ha noolato, guul iyo gobanimo!!!


[ Reply ]



Name : Ahmed Aden Geeljire
Subject : Re : cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.
Date : 2010-03-17
anigoo ah Ahmed Aden Geeljire waxaan Tacsi u dirayaa dhamaan beelwaynta Habar yoonis, waxaanan uga tacsiyadaynayaa geeridii ku timi, ilaahay haw naxariistee jiif caaqil habaryoonis, Maxamed Daahir Cabdi Qodax, oo maanta oo Arbaca si heer qaran ah loogo aasay magaalada madaxda Somaliland, Hargeisa, ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo, dadkiisii iyo eheladiisiina samir iyo iimaan ha ka siiyo, halkuu ka baxayn ilaahay habaryoonis ha so geliyo mid sidiisii khayr qaba, kaalintiisii buuxiya, oo iskla reerka ah, Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Ahmed Geeljire


[ Reply ]



Name : Jaaliyada reer Jeddah
Subject : Re : cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.
Date : 2010-03-17
TACSI
Anagoo ah dadwaynaha Somaliland ee ku dhaqan dalka Sucuudi Arabia, waxaan tacsi u diraynaa dhamaan bahwaynta HABARYOONIS, waxaanu uga tacsiyadaynaynaa geeridii ku timi ilaahay haw naxariistee JEEF-CAAQILKII beelaha HABARYOONIS, ilaahay haw naxariistee JEER CAAQIL MAXAMED DAHIR CABDI QODAX, oo ku geeryooday Magaalda Djabouti, ee Dalka Djabouti, maalintii March 16, 2010.
Dadka diraya tacsida qaarkood oo kala ah,
1-Abwaan Muuse Cali Hassan iyo xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
2-Ahmed Aden Geeljire,
3-Xildhibaan Hussein Ismail Yousuf iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa
4-Sheikh Yusuf TuurQudhun
5-Ina Xasan Tuke
6-Suldaan Aden Cabdi Cabaade
7-Ibraahin Jamaac Ahmed Shoodhe
8-Mahamed Yousuf Dhaafoo
9-Oday Saleebaan Xamaadi
10--Sacaatal_Wasiir Maxamoud Abdirahmaan Xirsi (Bayl)
11-Aden Faarax Boss
12-Eng. Cabdilaahi Ciro Qaasaali
13-Eng. Cumar Muhumed Qaasaali
14-Oday Ahmed Wacays
15-Sheikh Jaamac Cawke
16-Maxamoud Cabdi Qani Aden-wadaad diid,
17-Axmed Biixi Farool
18-Xaaji cawl Guunje
19-Jaamac Falaago
20-Jaamac Haybe
21-Siciid Daahir Jama

Name : Ali Mohamoud Noor Ali-Eid
Subject : Re :cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.
Date : 2010-03-17
Tacsi,

Anigoo ah Ali-Eid iyo xaaskayga ayaa waxanu halkan tacsi u marinaynaa qoyska uu ka baxay Chief Aqil Mohamed Dahir Abdi oo shalay geeriyooday waxaana aanu leenahay Ebbe samir iyo iimaan ha idinka siiyo, marxuumkana jannadii fardowsa ha ku simo.

Aamiin

Ali Mohamoud Noor Ali-Eid
Oslo, Norway

[ Reply ]



Name : Reer Miye
Subject : Re : cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday.
Date : 2010-03-19
Tacsi iga gaadhiisaya dhamaan reerkii, iyo ehelkii, bahwaynta Habar Yoonis, iyo dhamaan ummada Somaliland, geeridii ku timid Chief Caaqil Maxamed Daahir Cabdi..

Dhamaan Reer Maxamed Abokor Xaaji Faarax oo kala jooga, Canada, U.A.E, United Kingdom, Somaliland iyo Spain.


Reer Miyi
ruraledcomm@yahoo.co.uk


[ Reply ]


Pages : [ cheif caaqil ( caaqilkii caaqilada ) oo geeriyooday. 1 ]