Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dawladda Ethiopia Iyo Jabhadda WSLF Ee Ka Soo Horjeeday Oo Heshiiyay.       Somaliland and the March of Freedom.       Dhismaha Xukuumadda Cusub Iyo Magacyada Golaha Wasiirada JSL.       The World\'s Happiest Countries       Xafladii Dhaarinta Iyo Xil wareejinta M/weynaha cusub iyo Ku xigeenkiisa oo soo       Dagaalo kadhex qarxay Maamul-goboleedka Pugland iyo Al-shabaab.       Ajaanibtii oo la Wareegay Hogaanka Al-Shabab iyo Xilalka iyo Magacyadooda.       Dhab u Milicso Muuqaallada Wejiyada G/Xukuumadda M/Rayaale oo iska Reebay Sawir       Musaveni Oo Yidhi Somalia Kama Jirto Wadaniyad & Midnimo-toona      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.

waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.

News


 Weftigii Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Si Abid Loo Arag Loogu Soo Dhaweeyey Xarunta Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo + Ciidanka Amaanka Oo Ku Fashilmay Inay Joojiyaan Soo Dhawaynta Weftiga.





Weftigan oo isugu jira xubno ka tirsan Golaha Wakiillada (Xil-Buubbaa, Xil-Xaashi & Xil-Xuseen Cige) iyo Xisbiga Ucid ayna hoggaaminayaan Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng-Feysal Cali Waraabe iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland C/raxmaaan Maxamed C/laahi(Cirro) ayaa duhurnimadii manta waxay gaadheen magaalo-madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.

Weftigan ayaa dadweyne tiro badan oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Ucid gobolka Sanaag C/laahi Axmed Daammur iyagoo watey gaadiidka yar yar iyo fardo waxay kaga hor tageen meel qiyaastii dhawr iyo toban kilo-mitir dhanka galbeed ka xigta magaalada Ceerigaabo, kaddibna waxay socod dheer ku mareen suuqyada waaweyn ee magaalada Ceerigaabo, halkaas oo markii danbena Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng-Feysal Cali Waraabe iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland C/raxmaaan Maxamed C/laahi(Cirro) ay dadweynahaas uga mahad celiyeen fagaaraha khayriyadda ee Ceerigaabo, kaddibna ay halkaas uga dareereen guriga loogu diyaariyey weftigani in ay degganaan doonaan muddada ay halkaas ku sugan yihiin.

Weftigan ayaa dadweyne tiro badan oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Ucid gobolka Sanaag C/laahi Axmed Daammur iyagoo watey gaadiidka yar yar iyo fardo waxay kaga hor tageen meel qiyaastii dhawr iyo toban kilo-mitir dhanka galbeed ka xigta magaalada Ceerigaabo, kaddibna waxay socod dheer ku mareen suuqyada waaweyn ee magaalada Ceerigaabo, halkaas oo markii danbena Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng-Feysal Cali Waraabe iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland C/raxmaaan Maxamed C/laahi(Cirro) ay dadweynahaas uga mahad celiyeen fagaaraha khayriyadda ee Ceerigaabo, kaddibna ay halkaas uga dareereen guriga loogu diyaariyey weftigani in ay degganaan doonaan muddada ay halkaas ku sugan yihiin.

Ma jirto ilaa hadda wax war kusaabsan socdaalka wadajirka ay ku yihiin Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng-Feysal Cali Waraabe iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland C/raxmaaan Maxamed C/laahi(Cirro) oo ay saxaafadda usoo ban dhigeen.

Dhinaca kalena isla subaxnimadii manta ayaa boliiska Ceerigaabo amar ku bixiyeen in la joojiyo mikrofoonnada suuqa ka dhawaaqayey ee loo diyaariyey soo dhowaynta weftigan, taasi oo muran xooggan ka dhex aloostay boliiska iyo madaxda xisbiga Ucid oo ay weheliyeen taageerayaal dhallinyaro ahi, taasoo boliisku ku guuldarraysteen joojinta mikrofoonnadaas balse taasi beddelkeeda boliisku waxay halkaas ka taxaabeen weriye u shaqeeya Telefishanka madaxa bannaan ee Horn Cable TV iyagoo u aanaynaya weriyahaasi murankii halkaas ku dhex marayey labadaas dhinac ayuu duubanayey, haseyeeshee muddo gaaban kaddib weriyahaasi ayaa boliisku xorriyaddiisa usii daayeen.

Sikastaba ha ahaatee soo dhweynta weftigan ayaa u muuqata mid ka taageero badan marka loo eego soo dhowayntii dhammaadkii bishii hore Xoghayaha Udub iyo weftigii weheliyey looga sameeyey Ceerigaabo.
Oodweynenews

Posted on Tuesday, March 16 @ 01:09:41 DAVT by admin



waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag. - waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : qaranimo
Subject : Re : waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-16
guulaysta ayaan idin leeyahay idinka ucid noqda kulmiye noqda ama udub noqda


[ Reply ]



Name : Difaaca Dalka
Subject : Re : waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-16
KULMIYE

Siilaanyo iyo kooxdisa Kulmiye waa koox aanu naqaano waana kuwi marki SNM dalka xoreysey hadana dagaal sokeeye ina geliyey. Kulmiye waa kuwaas. (Inkasto aanay wanaagsanayn in la soo hadal qaado dagaalki-munaafaqada ee dalka ka dhacay hadana in aan dadka xasuusiyo kuwa ay yihiin Kulmiye uun baan doonayay)

UDUB

Horta Udub dalka wax wey uu qabteen laakin dee xisbi sideed sanadood ina horboodayay inu maanta baneeyo baan qaba oo xisbi kale iyo rag iyo dumar kale iyo fekread kale chaanis siiyo. Marka Udub 8 sanadood buu joogey dadkuna xumaan uma qabo Udub balse waa lagu daalay, iyaguna wey daaleen oo energygi ba aka baxay Udub, dalki iyo horumarinta waxa ay agleen coma. Dadku isbedel buu doonaya meeshu boqortooyo Udub ma aha.

UCID

XISBIGA UCID WAA XISBIGA DALKAN IYO DADKAN ISKU HAYAY MARKI SHEEKO QADHAADHAATEY OO KULMIYE IYO UDUB GAMTA ISKA SIIN GAADHEEN IYAGOON DAL IYO DAD TOONA UU JOOJINAYN. UCID WAA DHIIG CUSUB OO SIYAASADA DALKA SOO GASHAY, WAA ENERGY SOO GASHAY DALKAN IYO MAAMULKAN HURDADA GALAY.

Gunaanad:

UCID waa dad cusub, waa wejiyo cusub, waa fekrad cusub, waa energy dalka iyo horumarinta dalka soo gashay.

NOTE. Xisbiga badiya waxa ka muhiimsan in nidaamka siyaasadeed ee dalka wax laga bedelo, ma haboona in madaxweynaha awooda oo dhan haysto.

Name : Dolaal
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-16
Marna umadu dooran mayso musharaxa Xisbiga UCID ee qayrul masuulka ah ee sida caydhka dabayl raaca minid kasta. Saa waxaabu naga tuuri gabi dheer ah.




Dolaal

[ Reply ]



Name : Xassan Axmed Dabaraani
Subject : Re : waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-16
Haddii aanu nahay bulshada Somaliland ee ku dhaqan Gobolka sanaag gaar ahaan degmada Badhan ee muwaadiniinta ah waxa aanu diyaargarow weyn ugu jirnaa soo dhoweynta Madaxda Sare ee xisbiga UCID oo xiiso weyn loo qabo ina y soo gaadhaan Degmada Badhan. Sidaas awgeed waxa aanu ku rajo weynahay in uu waftiga Xisbiga UCID soo gaadho badhan oo uu tageerayaal badan ku leeahay.

Name : dhirbaxo
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-16
ku qurbajooga somalilanderka walalayaal dhulkeeni waxaa ka dhamaaday dhirti, haddi roob helo iyo haddi kaleba waxba kama soo baxayaan xoolihii way dhamadeen waa in dhir aynu dirnaa si dhulkii logu beero
Name : Morgan
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-16
Beelow beelow dhalay oo garac ah baad tahaye beenta daa. Baran iyo dhulka Puntland lagama ogola dadka SNM u shaqeeya. Ceerigaabo xataa may wada tegina qaybta Idoorka uun bay joogaan. Maxaa kugu kalifay in aad tiraahdo magaalo aadan farac u lahayn baad ka timi. Anigu waxaan oran karaa Hargeisa iyo meelahaas baas ee aad degtaan baa ka imi laakin been wax igu kalifay ma leh. Marka ninyahow SNM baad u dhalataye wax kale noo sheeg
Name : ku : Akh-Mad ama Cabdi Bile
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-17
Waxaad tahay ninmaan waxba ogayn oo cay iyo xasad mooye wax kale ku hadhin, adeer badhan hore ayaa wufuud Somaliland ihi u tagtay waxaa laga taagay Calanka Somaliland ee quruxda badan, way iska jiraan dad adiga oo kale oo diiradii ka luntay ,oo aan cir iyo dhultoona kala garanayn meel ay marayaan.
waxaanu intii karaankayo ah la dagaalamayna qabyaalada aad markii hore u horseeday ee qarankii jamhuuriyada somaliyeed burburisay.
markaa adeer Badhan waxba kama tihid meel kalna waxba ka tarimaysid , ee iska walaaqo qudhanka aad walaaqanayso cudna waxba ka qaadi mayside.
Name : Morgan
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-17
Cawaan,

calalka Isaaqland wuxuu iiyahay dacasad marka isaga iyo qurux kala dheer. Secondly Baran and dhulka Puntland lagaama ogola in aad adiga iyo qurun kula mid ahi yimaadaan. When did the SNM delegation visit our city? You are complaining about tribalism and you accuse others of being tribalist? This is really funny. The only reason why you Isaaqlanders want to secede from Somalia is because you are not happy with your clan's share of power in the country. So because qabiil xanaaqay baad tihiine you decided to create a tribal entity that is by and for Isaaqs only. Saaxiib meel kale sheekada jilicsan la tag. Labo oday oo khamri cab baad leedahay waxay noo keenayaan dad nasab ah oo u dhashay Puntland. War nimanka dee reer Caynaashe (Habar Yoonis) ku dara iyaga buu Warsangeli ka buuxaaye. Nimanka waalan ee SNM la saftay dhulkii ay ku dhasheen looma ogola

[ Reply ]



Name : hargeysaawi
Subject : Re : waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-16
Hambalyo ucid iyo faysal,
waxaa cad in aan odayo reereedyo udubaysani ishortaagi karin ucid iyo faysal toona meeshaydoonaan kakasoo jeedaane.

ninkii faysal reernimo wax ugu sheeganayow la noqo oo caanteyn haw sheegan waayo faysal ummada somaliland ayuu cod weydiisanayaa ee reero cod ugama baahna ,waana la dooranayaa

waxaanu leenahay guulaysta ucd iyo faysal
waxaanu leenahay ha guulaysto fikirka xortaa ee qabyaalada waalann ka madaxbanaani

FAYSAL HORUU QABYAALAD UF U YIDHI NINKA REERNIMO U SHEEGANAYOW BYE BYE BYE

Name : Morgan
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-16
Here is what intellectuals think about African borders

"Borders are somewhat irrelevant, with respect to the Central African region and especially the Horn of Africa," says Adonis Hoffman, a senior fellow at the Carnegie Endowment for International Peace in Washington.
Name : dhirbaxo
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-16
dadka reer somliland waxaan leeyahay guulaysta, waxan ilaahay idiinka baryayaa barwaaqo iyo nabad galyo inaad ku waartaan. waxaan boorinayaa inaad ka fogataan wixii baabiiyey somalia, ee ahaa qabyaalada, kibirka, xaraanta, laluushka, boob, dib u raac dawladdii somalia waxay saman jirtey intaa soo dhanbay ahayd. kala sooci maayee xisbiyada qaranka maanta waxan arkayaa wax u dhaw wixii ay ku jabtay tii hore maahmaahbaa tidhaahda awrka rarkiisa cunaa wuu garbo beelaa imiga maalin kasta waxan maqlayaa sargaalbaa la dilay oo lama qaban ciddi dishay. reeraa isdilay oo lama kala dhexgalin, wasiikii xanaanada xoolaha ayaa diiday cisaabin wasiirkii maaliyada waa lamid. horaan udhi xisbiyada badani inooshaqayn mayaan oo uma bislin inta la helaayo dawlad la aqoonsan yahay. waar is ilaaliya inyar inyarbaa la idiinku sixayaaye fura indha iyo dhagaha
Name : Tukade
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-16
Morgan ama Akh-mad
Let me remind u that there is one essential point i think u have 4gotten and that is ''to BOW 4 Isaaq people as long as u visit their websites''.Other wise stay away from our holly websites such as Somalilandpatriots.
Name : Morgan
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-16
Ma Tukade,

You are confused hence why you are making stupid statement. Remember the song goes like this " Bow down to a nigger that is greater than you" in this case I am Warsangeli, Harti, Daarood and I am greater than you so you should be bowing down. Remember besides Allah, adoonkeena baad tihiin
Name : Xoogsade
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-17
Ceeb isku xishooda, war raggu waa is dilaa sida koofurta oo kale, ee sida dumarka isma caayo, guudka ha is qabsaninna sida dumarka ee qori caaraddiis ku kala baxo, colaadda heerkaas hadday gaarto waranku waa macaan yahay. Ha u qaadaninna hadalkayga diradiraale, Maahmaah reer Baydhabo waxay leedahay, (hoobo laku lagdo futo dhagdhagaag inka dartooy= Haddiiba lagu lagdo futo dhaqdhaqaajin ha ku darin).

Tukadow Rag walaalow wuxuu ku dhaamo ma jiree qoraalka hagaaji, aaway dhaqankaad ugu faani jirteen Somalida kale miyuu idinka suulay.
Afxumo colaadna wax kaagama tarto nabadna way kaa fogaysaa.
Name : Tukade
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-17
Xoogsade
Ninkan Morgan ama Akh-mad hadba saad u taqaan ahi waa dameer aan dushiisa saaranahay marka wuxuu rabo ha sameeyo,waa u fasaxay inuu iska dhuusdhuuso ileen waxaan dhuuso ahayn ma samayn karee. Dhuusadana cidna ma ku toogan karo.Hadduu dhuusada ku ekaan waayo oo isxariifiyo miyaa,dhaawaciisa dhaqtaradaa ka wiswisi doona,believe me.
Name : qaranimo
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-17
morgan

remember waxaad tahay adoonkeena. yaah waxba mahaysid. harti daarood oo ka kooban warsengeli iyo dhulbahante waxaad ka koobantihiin ilaa 2 percent.

markaa ethnic minority they should keep their mouth shut. by the way wersangeli gudihiisa ayay isku dilayaan sarmaanyo iyo damala xagare. markaa intaanad isaaq weerarin idinkaaba isku dhamaaday. yaah inagoo marka hore idinka badan ayaad sii jilicdeen.

markaa iska aamus waad jabtay idinka iyo majeerteenkaba
Name : Xirsi
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-17
Hadalada uu jecelyahay Akh-Mad ama waa kuwan oo kale ee qabyaalada la isku caayayo waayo nin aan maskaxdiiso korayn. wax kale oo aan qabyaaldan ahayn oo jeebka ugu jiraa majiro.
markaa ha la mid noqonina ee ka roonaada.
awalba shabakada wuu iskaga dhex meehanaabay cid uu wax yeele iyo cid uu wax u gaystay midna ma jirto
Name : Morgan
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-17
Belo dadkii qabiilku madaxa ka waalay baa dad qabiil wax uga sheegaya. War ninyahow aaway kuwii Caynaba ka yimi ee ninka aano qabiil Burco ugu dilay? Wuxuuna ahaa mid SNM ka mid ah. Teeda kale dhulka kala baro oo markaas ii sheeg in ay Warsangeli isku dagaalayaan meesha. Mida Kale you said I make up 2 percent of what population? The Harti are the overwhelming population in Sanaag, Cayn, Sool, Bari, Nugaal and Mudug so basically all of Puntland. So how am I two percent of that region when I am the majority in every single state? If you mean the labada doqon ee idinla jooga Hargeisa iyo Burco sida Xaabsade and Wasiirka ciyaarinta Ilmaha SNM they are individuals that decided to sleep with the enemy of the Somali nation. For all I care they can represent less than 1 percent and you can kill them all. You are only doing us a favor by getting rid of good for nothing xayawaans that are contributing to global warming.
Name : Xaraf
Subject : Re :waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-17
Badhan baanu xafiis ku leenayah kuye! kkkkkkkkkk

War nimanku iloowshiyo dhowaa, Tii laasqoray iyo dhahar ka dhacday iyo kabtay aaway miyeey ilaaween.
waad qaboobiyeey qunyar soo soco!

[ Reply ]



Name : Yoonis
Subject : Re : waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-17
Ninka dhirbaaxo la magac baxay arrin muhiim ah buu ka hadlay oo uu baahan in si degdeg ah looga howlgalo sidi wax looga qwaban laha, waana degaankeena dhirti laga gooyey oo la xaluufiyey, wax ka qabashadeeda waxa ay uu taala dhamaan reer Somaliland.


[ Reply ]



Name : Dr Real Darwiish
Subject : Re : waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag.
Date : 2010-03-17
Reer Sanaag waxay wada deganaayeen qarniyaal waana dadka si fiican isu yaqaan marka nacnacda yaan loola tegin haddii aan wax khayr ah lagu kordhinayn. The rest is history.

Ma salaama.


Dr. Real Darwiish
London UK


[ Reply ]


Pages : [ waftigii sare ee xisbiga ucid oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay g/sanaag. 1 ]