Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

soo dhawayntii boqor buurmadow ee london.

soo dhawayntii boqor buurmadow ee london.

News


 Waxa ka dhacdey Galbeedka magalada London kulan balaadhan oo ay soo abaabuleen Jaaliyada Somaliland ee Uk gaar ahaan magalada London  shirkaas oo ku saabsanaa soo dhaweyntii Boqor Osman Aw Mohamoud (Buurmadow) iyo lakulanka beesha Ciise ee London iyo shacabka reer Somaliland ee degan magaladan London. Sawirada.






Dadkii madasha ka hadlay oo isugu jirey Odayaal,madaxdhaqameed,aqoonyahano iyo Haween waxa dadkii madasha ka hadlay ka mid ahaa  wakiilka Somaliland ee wadanka Irland C/fataax S.Axmed oo ugu horeyntii  Boqor ka ku amaanay kasoo qaybgalka soo dhaweynta ah iyo dhamaan dadkii madasha kasoo qaybgalay  kuna tilmaamay Boqorka mid had iyo jeer dedaal farabadan sameeya.



Haruun Sheekh C/raxman oo isna madasha ka hadlay waxa uu ugu horeyntii Boqor ka kusoo dhaweyey madasha isagoo xaga kalana usoo jeediyey dadweynihii reer Somaliland ee madasha jooga in ay isku duubnadaan  oo isku si wax u wada raadino oo marka qurbaha la joogo aynu ka shaqeyno sidiiSomaliland danteeda loo wada raadin lahaa,isagoo xisbiyadana usoo jeediyey inay isku si wax u wada radiyaan.



Waxa isna hadalo kookooban soo jeediyey Maxamed Aw  Dahir oo boqorka marka hore salaam usoo jeediyey kuna amaanay dedaalka fara badan ee uu had iyo jeer isku hawlo isagoo qayb weyn ka qaatey nabadeynta Somaliland iyo dalalka aynu jaarka nahayba,isagoo sheegay in Boqorku uu dalal farabadan oo calamka ah aad loogu soo dhaweyey.



waxa lagu soo dhaweyey madasha  Boqor Osman Aw Mohamoud (Buurmadow) oo marka hore usoo jeediyey dadkii soo abaabulay shirkan gaar ahaan haweenka   mahadnaq iyo weliba kasoo qabgalka ay kasoo qaybgaleen dhamaan shacabka reer Somaliland gaar ahaan beesha Ciise oo dhawaan ugaas sameysatey,



Waxa uu Boqorku hadalkiisa oo dhinacyo badan tabanaya uu marka hore  ku bilaabay  in dalkii uu ka bixiyo warbixin yar oo kooban una sheegay shacabkii madasha fadhiyey `hadii cidi idiin warantay oo shirar idiin qabatey waxa aan idiinsheegayaa dalkii waa nabad ,raxmad baana ka da`aday  dalkiina waa barwaaqo `,isagoo hadalkiisii sii wata waxa uu sheegay horumarka dalku sayey uu aad u badan yahay dalkana loo bahan yahay in si wada jir ah looga wada shaqeeyo.

 

Waxa uu ku dheeradey in xukumada la qiimeeyo oo wixii ay ku khaldan tahay si wada jir ah loo wajaho mucaaradkuna ay soo bandhigaan ama cadeeyaan waxa ay kaga wanagsan yihiin dawlada  isagoo hadalkisii sii wata  in la iska daayo midi midi ku tag oo si wanagsan wax loo wada qabsado.



Mar uu ka hadlaayey doorashada lafilaayo inay qabsoonto waxa uu Boqor Cismaan sheegay in ay adag tahay in la ogaado wakhtiga doorashadu dhacayso isagoo sheegay in madaxda dawlada iyo kuwa mucaaradkuba iyo shacabtoona anay ogeyn oo taas uu ku micneeyey in cid loo xilsaaray oo ay shaqadoodii wataan ,kana dhursugno marka ay inoo soo bandhigaan.



Waxa intaas ka dib uu usoo jeediyey Hanbalyo uu u soo jeediyey Ugaas ka dhawaan lagu caleemo saarey ee beesha Ciise Ugaas Mustafe  Maxamed Ibrahim  oo uu sheegay inlagu soo casumay lakiin uu hawlo ku maqnaa aadna uga xumaaday  in aanu caleemi saarka jogin waxa kale oo uu usoo jeediyey baaq Isimada reer Somaliland ee ku shiraaya bariga Somaliland in wixii khalada lagu saxo si nabad ah ayna sida ugu dhakhsaha badan gogol ugu fidin donaan.



Isagoo intaas ku daray in shacabweynaha reer Jabouti ay doorashada ay filayaan si wanagsan ugu dhacdo isagoo weliba talo usoo jeediyeyku sheegay inay ay Ismaciil Cumar Geele dib u doortaan.




Nagiib Maxamed Cusmaan oo ah nin dhalinyaro ah oo firfircoon oo markii madashu dhamaatey aan wax ka weydiiyey sida  soo dhaweyntu u dhacdey waxa uu ii sheegay in ay u dhacdey si wanagsan una soo jeediyey mahadnaq Boqor Buurmadow iyo shacabweynaha ka soo qaybgalyaba ee Reer Somaliland.
 
Hamse Ahmed Salaan

Posted on Tuesday, March 16 @ 00:39:22 DAVT by admin



soo dhawayntii boqor buurmadow ee london. - soo dhawayntii boqor buurmadow ee london.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : qalabqalab
Subject : Re : soo dhawayntii boqor buurmadow ee london.
Date : 2010-03-16
waar kani boqor maahee
waa jini boqor

Name : Dhaangeeye
Subject : Re :soo dhawayntii boqor buurmadow ee london.
Date : 2010-03-17
Noolow boqor Cisman Buurmadow:
Name : UFO
Subject : Re :soo dhawayntii boqor buurmadow ee london.
Date : 2010-03-17
Boqor Cisman Buurmadow waa Boqor Isaaq,Ayaa igu diidan?
Cimrigaa ha dheerado.
Wabilaahi tawfiiq
Name : Morgan
Subject : Re :soo dhawayntii boqor buurmadow ee london.
Date : 2010-03-17
War ninyahow Buurmadow isaga ayaa is caleema saaray ee dadka Isaaqu salaadiin la yaqaano bay leeyihiin. Kan hadii uu boqor noqdo dee Waraabena Boqor ka dhiga ileen waxba isma dhaamaane
Name : Hawdlabe1
Subject : Re :soo dhawayntii boqor buurmadow ee london.
Date : 2010-03-18
Anaa boqraday Buurmadow anigaana doonaya difaaciisana u diyaara waana boqorka beesha degta min duleedka Danood ilaa xeebta badda cadmeed, cid dood ka soo celin kartaana ma jirto qof waloba candhuuftaada dib u liqo aflagaadaadanu reebban

[ Reply ]


Pages : [ soo dhawayntii boqor buurmadow ee london. 1 ]