Waar dadkeenu miyay waalan yihiin?
Jamhuuriya ayaa qoraal ka qortey rag ku dhaawacmay dagaalka Somalia oo lagu daweynayo Somaliland gaar ahaan hospitaalada Hargeysa, hadaba maxa dembi ah oo taas ku jirta?
Waa xaq in reer Somaliland ka qeyb qaataan sida loo ridi laha kooxa shariifka ee Somaliland cadaamada uu qaba.
Hadaba sida aynu uga qeyb qaadan karno waa inaga oo daweyna ciidamada kooxaha ka soo horjeeda kooxda shariifka ee ku dhaawacma dagaalka, iyo anago lacag uu dirna koxahaas dagaalka kula jira kooxda shariifka. Reer Somaliland inay si toos ah uga dagaalamaan Somalia ma haboona, balse lacag uu dirid, daweyn, talo siin iyo ku tageerid dhinaca dagaalka warbaahinta ayaa muhiim ah.
Ciidamo shisheeye oo Somalia jooga dalkeena Somalilandna khatar ayay ku tahay waayo dhinaceenana maalin waa loo soo diri kara ileen waa ciidamao reer galbeedku wataan oo ay uu adeegsadaan kolba dabntooda ee.
Name : TUSE Subject : Re :russian navy hands over alleged pirates to somaliland. Date : 2010-03-16 Mgac bi'is dhafoorqiiq ah baa dhicid moodey sida keliya ee xoolo lagu helo, war intaad ilaah kaa shataan ood aaminaadna ku dartaan xoogsi taga, ilaahna waa idin mahadin doonaa, dhac iyo boob dad u bartey oo dowlad la dhaco ku noolaa markoodii horeba miyaa risqi kale u dhadhami, waa maya. Dhabayaco fooqal dhabayaco. |
|