Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

80 tan oo cunto ah oo bil kasta loo qaybin doono danyarta g/sool.

80 tan oo cunto ah oo bil kasta loo qaybin doono danyarta g/sool.

News


 Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL, Mudane, Cabdillaahi Ismaaciil Cali Cirro, ayaa shaaca ka qaaday in bil kasta ay dadka danyarta ah ee Gobolka Sool loo qaybin doono 80 tan oo raashin ah.







Wasiirka arrimaha guduhu waxa uu sidaas kaga dhawaaqay kulan uu maanta magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kula yeeshay suxufiyiinta gobolkaasi.
Wasiirku waxa uu sheegay in wasaaraddiisu ay hay’adda cuntada adduunka ee WFP ka dalbatay in ay bil kasta dadka jilicsan ee gobolka Sool ay u qaybiso 80 oo tan oo raashin ah oo loo qeybin doono 6210 qoys, si looga hor tago cunto yaraan soo food saarta gobolka Sool.

Dhinaca kale, Wasiirka arrimaha guduhu waxa uu saxaafadda gobolkaasi ku booriyay in ay ka shaqeeyaan wixii gacan ka gaysan kara horumarinta gobolkooda, isaga oo ku dardaaray in ay xidhiidh wada shaqayneed la yeeshaan xukuumadda Somaliland, gaar ahaan maamulka gobolka Sool, waxaanu tilmaamay in xukuumaddu tababaro xirfadeed u raadin doonto suxufiyiinta ka hawl gala gobolkaas.

Sidoo kale, wasiirka cadddaalada Mudane Axmed Xasan Cali (Casoowe) oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in Suxufiyiinta gobolka looga baahan yahay in ay wixii xaqaa’iq ah aanay dalka ka qarin, isla markaana qaabka ay u adeegayaan aanu u muuqan mid qabiil.

SL Meida.

Posted on Monday, March 15 @ 00:44:20 DAVT by admin



80 tan oo cunto ah oo bil kasta loo qaybin doono danyarta g/sool. - 80 tan oo cunto ah oo bil kasta loo qaybin doono danyarta g/sool.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Dr Real Darwiish
Subject : Re : 80 tan oo cunto ah oo bil kasta loo qaybin doono danyarta g/sool.
Date : 2010-03-15
Warkan mahayno waana wax kama jiraan, waxayna ka mid tahay borobagaandada UDUB. Balse, waxaa run ah warkan hoos ku qoran oo Lasanod.com soo qortay. Waxaana ilaahay mahadiisa ah mar haduu Ciro qirtay in dowladiisu aysan wax horumarin ah ka sameen gobolka Sool isagoo mahad u jeediyeey qurba joogta dhisatay degaankooda markuu yidhi:
'' ''maanta waxa laysku dhaafay qurbaha deegaana dawladi ma horumariso ee dadkooda ayaa horumariya dadka deegaankan iyagoo dhanka horumarka deegaankooga eegaya hasoo dhistaan deegaankooda,haddii laascaanood nabadi kama jirto saxaafadu buunbuuniso horumarka deegaanku la degayaa taasna yay wax yeelaysaa''.

Si akhri maqaalkan hoos ku qoran, waxaana haboon Ciroo in uu usoo jeesto biyo la'aanta iyo busaaradda hargaysa taal, waxaana u arkaa in maanta xaqii feedhaha in uu ka dilaacay markuu qirtay in reer Sool ay iskood u horumariyeen degaankooda. Qolodii jibaysnayd ee lahayd reer Sool baa wax looqabtay waxaanleeyahay isku xishooda oo dantiina ka hadla. Case closed.




Wasiirada Arrimaha Gudaha Iyo Cadaalada Somaliland iyo Saxaafada Gobolka Sool Oo Shiray-
Lasanod Online- Saturday, March 13, 2010


Laascaanood,(Lasanod Online)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdilaahi Ismaaciil Cirro oo uu weheliyo Wasiirka Cadaalada ayaa saaka la kulmay Warfidiyeenada Gobolka Sool.


Kulankan dhexmaray saxaafada iyo Wasiiradan ayaa ka dhacay Hotel Xamdi oo ay wasiiradani deganyihiin.

Shirkan ayaa Suxufiyiinta iyo Wasiiradani ka wada hadleen arrimo badan oo khuseeya saxaafada iyo sidii ugu hawl geli lahaa qaanuunka saxaafada,iyadoo markaasi ay balanqaadeen inay wax badan ka shaqaynayaan sidii saxaafada aynan ula kulmi lahayn cabudhin.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo dib ugu soo noqday magaalada Laascaanood maalinamadii shalay ayaa shirkan uu saxaafada la qaatay wuxuu saxaafada u gudbiyay waanooyin ku aadan sidii ay uga shaqayn lahaayeen hab saxaafadeed markaasi ku qotoma ka shaqaynta amniga iyagoo markaasi iska ilaalinaya buunbuuninta wax keeni kara amaan xumo iyo kala fogaan.

Wasiir Cirro wuxuu balan qaaday in aan mar danbe dhacayn in Suxufi lagu xidho sharci darro isla markaana ay helayaan saxaafada deegaankan dhamaan agabka saxaafadeed iyo tababarada saxaafadeed ee gobolada kale helaan.

Wasiirka oo aad u dhegaysanayay warbixino ay siiyeen qaar kamid ah suxufiyiintii uu la kulmay ayaa sheegay in uu kulan la qaadayo maamulka gobolka sida Booliiska iyo madaxda kale isagoo amar ku siinaya inaanayn ku degdegin inay suxufi ay xidhaan amaba cabudhiyaan.

Shirkan saxaafada iyo wasiiradan dhexmaray oo qaatay saacado badan ayaa waxaa laysku waydaarsaday macluumaad badan oo dan u ah shaqada saxaafada.

Wasiir Cirro wuxuu in badan ku baaqay in saxaafadu ay tahay midi labo af leh oo loo adeegsan karo dhanka xun iyo dhanka wanaagsan sidaa awgeed ay ku dadaalaan sidii ay saxaafada deegaankan ay ugu shaqayn lahayn sidii deegaankan uu u noqon lahaa mid horumara dhinicyada dhismaha iyo kaabayaasha kale.

''maanta waxa laysku dhaafay qurbaha deegaana dawladi ma horumariso ee dadkooda ayaa horumariya dadka deegaankan iyagoo dhanka horumarka deegaankooga eegaya hasoo dhistaan deegaankooda,haddii laascaanood nabadi kama jirto saxaafadu buunbuuniso horumarka deegaanku la degayaa taasna yay wax yeelaysaa''.

Wasiirka Cadaalada Somaliland Casoowe ayaa dhankiisa soo jeediyay waanooyin ku aadan sidii aan saxaafada loogu adeegsan waxa xun,wasiirku wuxuu sheegay in labadoodan wasiirk ay yihiin marka wasiirka warfaafinta laga reebo kuwa ay soo galayso waxyeelada saxaafada waayo cadaaladu waxay udoodaa xaqa qofka,arrimaha guduhuna waa booliiskii dhibka gaysanayay.

Labadan wasiir iyo saxaafada gobolka oo shirkoodu dheeraaday waxaa lagu soo gunaanaday sidii baahiyaha saxaafada gobolku u baahantahay ay usoo gudbin lahaayeen,isla markaana wasiirka Arrimaha Guduhu wuxuu siiyay saxaafadii uu la kulmay addresskiisa isagoo u sheegay in ay si toos u wada xidhiidhi doonaan iyagoo mar walba usoo gudbinaya waxay ka cabanayaan oo ah shaqada ay hayaan.

Wasiiradan waxay suxufiyiintii ay la kulmeen ku booriyeen sidii saxaafada ay u qaadan lahayd aqoonsiga saxaafada taasoo hada aynan jirin wax suxufiya oo leh.

Name : Xirsi
Subject : Re :80 tan oo cunto ah oo bil kasta loo qaybin doono danyarta g/sool.
Date : 2010-03-15
qaala Tacaala " waa idaa khaadabahum ul jaahiluuna qaalo Saalama"
Name : Xafiiska Laanta Socdaalka ee Lascanod
Subject : Re :80 tan oo cunto ah oo bil kasta loo qaybin doono danyarta g/sool.
Date : 2010-03-15
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Qaybta Booliska Gobolka Sool iyo Xafiiska Laanta Socdaalka maanta xadhiga ka jaray + Daawo Maqal iyo muuqaal
halkan furo


http://www.holhol.net/view_latest.php?articleid=4777
Name : Real Darwiish aka Ina Nacala Xasan
Subject : Re :80 tan oo cunto ah oo bil kasta loo qaybin doono danyarta g/sool.
Date : 2010-03-15
darwiishow sidaa aanu ku marayn warka Somalilandpatriot ayaanu anna ii marayn warka Lascanood.com, widhwidh, jidbaale, markaa waxba ha is wareerin adna kaaga hayso anna kayga iida kol hadaynaan runta isku qancin karyn

[ Reply ]



Name : Somalilander99
Subject : Re : 80 tan oo cunto ah oo bil kasta loo qaybin doono danyarta g/sool.
Date : 2010-03-15
Xukuumada iyo shacabka Somaliland inta ay uu qabteen shacabka gobolka Sool ayaa boqol goor ka badan inta ay kooxda Somaliland-diidka ee reer Sool uu qabteen dadkooda.

Waxa halkaas ka muuqata in ay jiraan koox yar oo reer Sool ah oo shisheeye ku xidhan, shisheeyahaas oo doonaya in reer Somaliland gebigoodba burbur ku dhaco iyo horumar-laan. Ha la iska qabto cadowga Somaliland baan leeyahay beesha ay doonan ha noqdeen ee.

Name : Ahmed
Subject : Re :80 tan oo cunto ah oo bil kasta loo qaybin doono danyarta g/sool.
Date : 2010-03-15
This is the funniest comment of all. Somalidiid adiga ayaa ah laakiin nin qabiil diidaa ma jiro. Sidee baan "Isaaqlander diid" u noqonaa hadii aanan Isaaq ahayn? Adiga ayaa raba in uu wax dhaco oo tuug ah marka afka xiro. Adiga iyo dadka meeshan SNM buunbuuniyaa waxaad ku qurux badantihiin aamusnaanta
Name : xornimo
Subject : Re :80 tan oo cunto ah oo bil kasta loo qaybin doono danyarta g/sool.
Date : 2010-03-16
kaalay maxaa isku keenay somaliland iyo isaaq. axmed do you hate isaaq and can u tell me why. secondly snm has ended long time ago all ready the people of somaliland did united from 1995. so can u tell me the hostility you got us. because we are not anymore snm. snm is just a small organisation but the people has united and we making somaliland people together. one more thing i would like to ask you. are you anti somaliland or you just another person who just targetting to attack all isaaq. can u clear your self there is somaliland and we take it back our independent from somalia. secondly remember riyale is not snm so what is the problem you got with this clan. they are just lives in their lands and even they are not anything to do with you. the people you having a fight is a millitias groups that from your clans and they working with some of the ministers of somaliland who born in these regions sanaag and sool. can u tell me are u anti somaliland or you are having a specific tribal hates. is it some hatres you got as that from the bare is government.
Name : Morgan
Subject : Re :80 tan oo cunto ah oo bil kasta loo qaybin doono danyarta g/sool.
Date : 2010-03-16
Xornimo,

I do have no hatred for patriotic Isaaqs that accept the Somali Republic and view the rebels in Hargeisa as such. Son there are no people that united rather the SNM and its supporting clans invaded Borame and forced those people to accept the clanish entity in Hargeisa. Secondly you attacked Las Anod and Erigavo because no one wants to accept your clan entity that wants to secede from Somalia. So the SNM is still a militia that wants to steal other people's lands and create a country based on tribalism. My son no one is building anything together and people refer to you Isaaqland because the name applies and it is just a tribal territory. We are talking only about dhulka Isaaqu xaq u leeyahay and nothing more. Mark my words son, next time this year the SNM will break into different factions and they will be killing each other which is really good for the people in northwestern Somalia

[ Reply ]


Pages : [ 80 tan oo cunto ah oo bil kasta loo qaybin doono danyarta g/sool. 1 ]