Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dawladda Ethiopia Iyo Jabhadda WSLF Ee Ka Soo Horjeeday Oo Heshiiyay.       Somaliland and the March of Freedom.       Dhismaha Xukuumadda Cusub Iyo Magacyada Golaha Wasiirada JSL.       The World\'s Happiest Countries       Xafladii Dhaarinta Iyo Xil wareejinta M/weynaha cusub iyo Ku xigeenkiisa oo soo       Dagaalo kadhex qarxay Maamul-goboleedka Pugland iyo Al-shabaab.       Ajaanibtii oo la Wareegay Hogaanka Al-Shabab iyo Xilalka iyo Magacyadooda.       Dhab u Milicso Muuqaallada Wejiyada G/Xukuumadda M/Rayaale oo iska Reebay Sawir       Musaveni Oo Yidhi Somalia Kama Jirto Wadaniyad & Midnimo-toona      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

munaasabadda kuuliyad cusub oo lagu soo kordhiyay kuuliyadaha jaamacadda admas.

munaasabadda kuuliyad cusub oo lagu soo kordhiyay kuuliyadaha jaamacadda admas.

News


 Munaasabad lagu furayay Kuuliyad cusub oo lagu soo kordhiyay waxbarashada Jaamacadda ADMAS qaybteeda magaalada Hargeysa, ayaa lagu qabtay Hutel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Sawirada.





Munaasibaddan oo ahayd mid si wayn loo soo agaasimay, isla markaana ay ka qayb galeen Wasiirka Dhalinyarta iyo Ciyaaraha, Wasiir-ku-xigeenka Cadaaladda, Wasiir-ku-xigeenka Waxbarashada, Wasiir-ku-xigeenka Ganacsiga, Maamulka sare ee Jaamacadda ADMAS ee Magaalada Hargeysa, Aqoonyahanno iyo marti-sharaf kale oo badan, ayaa ugu horrayn waxa halkaa ka hadlay Guddoomiye-ku-xigeenka Jaamacadda ADMAS Xuseen Cabdilaahi Maxamuud oo halkaa ka shaaciyay Kuuliyad cusub oo ay ku soo kordhiyeen Kuuliyadihii kale ee Jaamacaddaas, taas oo ah KUULIYADDA CILMI-BAADHISTA IYO HORUMARINTA DHAQAALAHA.

Waxaanu sheegay in Kuuliyaddan cusub ay wax ka dhigi doonaan oo ay Macallimiin ka noqon doonaan aqoonyahan khibrad u leh Maddooyinka ay dhigayaan, isla markaana Ajaanib ah.

Guddoomiye-xigeenka Jaamacadda ADMAS, qaybteeda Hargeysa waxa uu sheegay in Kuuliyadda ay soo kordhiyeen ay tahay mid loo baahan yahay, isla markaana dadku tahay inay bartaan.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Md. Maxamuud Siciid Maxamed oo ka hadlay xafladaasi ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay Kuuliyadda cusub ee ay soo kordhisay Jaamacadda ADMAS, isla markaana sheegay in ay tahay mid loo baahan yahay.

Waxaa isna halkaa ka hadlay Wasiir-ku-xigeenka Waxbarashada Ismaaciil Muxumed Madar oo ka warbixiyay taariikhda Jaamacadda ADMAS iyo xidhiidhka ay Wasaarad ahaan la leeyihiin Jaamacadda. Waxaanu sheegay in Wasaaradiisu si weyn u soo dhawaynayso kulliyadda cusub ee ay Jaamacada ADMAS soo kordhisay, waxaanu tilmaamay in Wasaarada ay Jaamacadaasi la leedahay xidhiidh aad u wanaagsan.

Dhinaca Kale, Wasiir Ku Xigeenada Wasaaradaha Cadaalada iyo Ganacsiga ayaa hadalo ay xafladaasi ka jeediyeen soo dhaweeyay Kulliyadan cusub, isla markaana ka waramay xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dale e Somaliland iyo Itoobiya oo laga leeyahay Jaamacaddan ADMAS.

Dadkii kale ee halkaa ka hadlay waxa ka mid ahaa Madaxa Hay’adda Waxbarashada Afrika ee AET Xasan Axmed (Xasan-Embassy), Faadumo Siciid, Prof. Ixsaan Xasan oo ka mid ah Macallimiinta wax ka dhiga Jaamaddan iyo aqoonyahan kale, kuwaas oo dhamaantood ku dheeraaday muhiimadda ay Kuuliyaddan cusubi u leedahay dalka iyo Bulshada.

Wayneeh sawirada:  http://www.flickr.com/photos/24945908@N02/sets/72157623480524371/

Somaliland.Org

Hargeisa News Desk

Posted on Friday, March 12 @ 21:42:29 DAVT by admin



munaasabadda kuuliyad cusub oo lagu soo kordhiyay kuuliyadaha jaamacadda admas. - munaasabadda kuuliyad cusub oo lagu soo kordhiyay kuuliyadaha jaamacadda admas.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Ducaale II
Subject : Re : munaasabadda kuuliyad cusub oo lagu soo kordhiyay kuuliyadaha jaamacadda admas.
Date : 2010-03-13
Mabruuk, Il iyo cawriba ka la'aada. Wal Xamdu Lillaah. Illaahayow na siisay ee noo soo, noo sii siyaadi. Haddii aad mahad naqdaan waa la idiin kordhin. Haddii kale cadaabta Alle way kulushahay!

Wa Allaahu Al-Muwafaq.

Ducaale II


[ Reply ]


Pages : [ munaasabadda kuuliyad cusub oo lagu soo kordhiyay kuuliyadaha jaamacadda admas. 1 ]