Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dawladda Ethiopia Iyo Jabhadda WSLF Ee Ka Soo Horjeeday Oo Heshiiyay.       Somaliland and the March of Freedom.       Dhismaha Xukuumadda Cusub Iyo Magacyada Golaha Wasiirada JSL.       The World\'s Happiest Countries       Xafladii Dhaarinta Iyo Xil wareejinta M/weynaha cusub iyo Ku xigeenkiisa oo soo       Dagaalo kadhex qarxay Maamul-goboleedka Pugland iyo Al-shabaab.       Ajaanibtii oo la Wareegay Hogaanka Al-Shabab iyo Xilalka iyo Magacyadooda.       Dhab u Milicso Muuqaallada Wejiyada G/Xukuumadda M/Rayaale oo iska Reebay Sawir       Musaveni Oo Yidhi Somalia Kama Jirto Wadaniyad & Midnimo-toona      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!

madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!

News


 
Waxaa soo baxaya fadeexado cad-cad oo lagu hayo Madaxweynaha DF-da Muqdishu Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo Duqa Maamul Gobleedka Pugtland Cabdiraxaan Faroole taas oo si cad loogu soo bandhigay joornaalada ugu afka dheer aduunka.






Madaxweynayaasha Somalia ( Sheekh Shariif Iyo Faroole oo eedayn musuq ka dib in ay is-casilaan la wado!

Guji mareegtan hoose in aad ka bogato warka oo dhan.

   http://www.dayniile.com/Marso10/1Marsa32.htm


Posted by: Safka-hore.com

Posted on Friday, March 12 @ 21:05:40 DAVT by admin



madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado! - madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Dr Real Darwiish
Subject : Re : madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-12
KKKK, Dayniile.com Inaqanyarihii lahaa baa intuu kayaabay beenteeda iska fogeeyey! Caruurta yaryar xitaa ma booqato waayo waxaa lagu hayaa war mooryaan iyo nacayb reero. Toloow Riyaalepatriots ma meel kale oo ay soo xigato ayeey wayday? This is a classic case of Journalistic bankruptcy and a model for understanding the psychology of self-esteem. I knew this could be a destiny for Riyaalepatriots as, if one is not careful about the thoughts (the thoughts that one dwells in) that comes to his mind then this thoughts become his words, and his words becomes his action, and his actions becomes his character, and his character becomes his destiny! The sequences that we are observing is that when one keeps on exploring, developing and implementing hatred, hypocricy and conspiracy theories the end game will be a severe psychological blow to the poor perpetrators who are consequently degraded to the lowest of the low.

Hal yastawiladiina yaclamuuna waladiina laa yaclamuun? Alxamdu lilaah bal aktharahum laa yaclamuun! - Sadaqalaahul Cadiim.

Ma salaama



Dr. Real Darwiish
London UK

Name : Poffessor War Caddeeye
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-12
REER SOMALILAND: ISKA JIR CADOWGA JIRA


Inta magac qabyalaadaysan haddii aad u fiirsato waxa kuu soo baxaysa inaanu qof ama laba ka badnayn, habdhaca eryada la isticmaalaayaa waa isla kuwii ku magac kale sheeganayaa isticmaalay. haddaba isweydiintu waxay tahay waa kuma ninkaasi?? waxaan filayaa inaan wax cusub idiin sheegayn laakiin waa iga xusuusin inaad ogaataan qoraalada godobta xambaarsan in uu ka dambeeyo URUR BEELEEDKA LA YIDHAAHDO QU6HMIYE.
Farata halkan ku qoran iyo erayadaasi waa kuwii lagu yiqiin ninkii halkan laga mamnuucay ee naxli abuurka ahaa ee reer Kanada islamarkaana ahaan jiray wakiilka siilaanyo ee qoraalada huuhaada ah ku hafin jiray goobtan faalada dadweynaha. Waagaaba wuxu caan ku ahaa magacyo badan sida Halgan, isagoo kaasi ahaa afhayeen Kala lumiska ah dhanka faallooyinka iyo isagoo iska dhigi jiray kol reer Las Qorey oo ah ka kooban laba magac sida BIG AKA POPPY IYO KAN LA YIDHAADO AKH-MAD. kol wuxuu ahaauu reer Laas Caanoo sida REAL DARWIISH OO MARKII DAMBE UU BEENTIISA IYO AQOON DARRADIISA KU GAADHAY DEREJADA Dr.. WAANA IMMINKA SHEEGTA Dr.. REAL DARWIISH , kol waa reer Garoowe oo haysta magaca Abyan kaasoo kolna sheegtaa halkaa iyo Bugland kolna ku dooda inu yahay reer Sool. Kol wuxu ahaa nin reer Somalia ah oo reer Baydhaba ah oo sheegan jirey UFUROW marna wuxuuba iska dhigi jirey habar reer Muqdisho ah isagoo sheegan jirey magaca HABAR KUULEY.


UJEEDDADA LAGA LEEYAHAY KAAMPAYNADA BEEN ABUURKA AH


Waxa taa fahmi karaya qofkii waddani ah ee aan isagu wax gaar ah doonayn ama aan si guracan oo indho làan ah aan ah u taageersanayn koox khldan, haddii uu cid taageerayona ku taageera wax qabad, daacadnimo iyo karti dibna aan eegin qoloda ama gobolka qofkaasi u ka soo jeedo una arka oo kaliya inu yahay muwaadin taladaasi u qalma. Kii uu caqligiisu siiyo sidaa si ka duwan waxa hubaal ah inu majro habaabay waxaanu ka mid yahay inta sida tooska ah ama sida dadban uga qayb qaadata sidii loo burburin lahaa guulaha waawaayn ee ay shacabka Somaliland gaadheen intii ka dambaysay xorayntii dalka taasoo ah midu cadowgeenu aad uga xumaaday oo ay buur dheer iyo tu gaaban u koreen sidii ay u baabiin lahaayeen iyagoo ka kooban dhammaan kooxaha Somalia, qaar siyaasadeed, bulsho iyo kuwo diimeedba oo kaashanaya dalal jaararka ah iyo qaar durugsanba.
Name : Ducaale II
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-12
Darwiish,

Kakakakakak, kikikikikiki, kukukukuk.

Waxa ay tidhaahdaa maahmaah Somalilander, "Eraygu inta uu uurkaaga ku jiro ayuu ammaanadaada yahay"! Waxa kale oo ay tidhaahdaa, "Eraygii uurka kaa jira afkaa kaa xada"!

Maahmaah kale oo Carbeedna waxa ay tidhaahdaa, " اذا كذب الشيب صدق الجعتدي Taas oo lagula hadlayo qolyaha cirada qarisa ee timaha madoobaysata oo la leeyahay, " Haddii ay ciradi been sheegto ( La madoobeeyay ) waxa runta sheega duuduubka wejiga.

Dr Darwiish sow kii ina lahaa ee inagu wareeriyay in uu Somalilander yahay oo uu aaminsan yahay qadiyadda gooni-isu-taagga iyo madaxbannaanida JSL. Maxaa isaga ka galay oo uga shan iyo toban ah wararka Beelsha caalamku ka soo werisay qabqablayaasha Somalia ee sharciga jiidhay? Waa halkee meesha Darwiishka u danqatay eedaysanayaasha musuqa iyo budhcad-badeedda lagu cadaynayo?!

Waar waa maxay quraanka la daliishanayo iyo munaafaqadda ka danbaysaa...Cajiib.

This is because you are not ready to take God as the only God & this also for your hepocracy. Quran declared to the people of the world to take Allah (creator of the univers) as only God & prayed to him. Quran also says the all creation of the world are prayed to Allah so man who are the best creation should pray to Allah. In the day of last judgement he would be the only God & everybody will beg help to him & no body will help to any one. So take Allah as God and he's the only God.

Ducaale II,
Name : xirsi
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-12
real darwiish
qaar kalo beenta badiya oo reer sool qoraaba waa jiraan ee maxaad wax uga sheegiwayday bas waxad daba gasha Somaliland patriot, dayniil, iyo afnugaal.
mida kale hadii meeragaha reer sol qaarkood qoraan waxay ku hadlayaan xaq yihiin maxay ugu fasixi waayeen in comment laga bixi karo sida shabakadatan barakaysan. miyaanay taasi darwiisho ku tusayn dulqaadka iyo qadarinta aye shabakadani siiso akhristayaash fikir kasta ha lahaado, marmarna iyada toos loo aflagaadeeyo.
Name : fake darwiish hatemonger
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-12
ha la yaabina websitekani aad buu u xanuunjiye cadwga Somaliland Ninka darwiishka iska magacaaba ajendihiisu waa iska cadaan wuxuu ka dhimanaya siduu nin Samaroon ahi u noqdaa madaxweyyne maxay Isaaqu ugu keliyeysan waayeen Somaliland siay ugu macaanaato dhaliishu.
saaxiib anigu waxba kama qabo kii madaxweyne noqonaaya reerkuu doono ha noqda bas waa in uu aaminsanaada qadiyada Somaliland
Name : fake darwiish munaafaq
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-12
Xasan on March 11, 2010 at 7:01 pm
Axmed Garaad xulashada cidii iyaga matasha iyaga xaq u leh, talo gorfeyn iyo gudoon labadaba iyaa xaq u leh. Waxa Garaad Jaamac Garaad Cali dhex geliyaa waa faduul.

Intaa markaan iri, anigu shaqsiyan waa kasoo horjeedaa mashruuc ay wataan odayaal masaakin ah oo isimo isu sheegay iyo wax loogu yeeray khasuusi. Waxaynu u baahanahay waa Jabhad dhulkeena ku dagaalanta oo hogaamiye milateri leh iyo shacab hiil iyo hoo ku garab taagan.

Mida kale Rasuulkeeni suubanaa (nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee) wuxuu xadiis saxeex ah ku yiri “Ummadayda god labo jeer lagama wada qaniino”. Puntland wax badan baa laga dhar sugay waxna waa ka iman waayeen. Shaqsiyan waxaan qabaa inaan ka tashano. Jabhad dagaalanta baynu u baahanahay ee uma baahnin labadan beenood ee midna Nairobi lagu soo dhisay iyo tan lugooyada wadata ee Puntland. Waa la joogaa waqti aynu wax ku qaadato haddii ay lahaan lahayd gumaysi, been la inoo sheego, in Faarax iyo Maxamuud la inaku kala dilo, iyo Ethiopia iyo ficiis kale baa diidan in dalkeena nimanka cunsuriyiinbta ah ee Soomaalidiidka ah lagula dagaalamo. Xamar iyo Koonfurnba rag iyo dumar inala mid ah baa ka saaray ee khiyaaliga aan iska dayno. Waa haddii aynu wax ku qaadanayno wixii ina soo maray iyo marxalada aynu ku jirno.

Qoon marxaladeeda isku dayin inay wax ka qabato Alle kama bedelo. Inagaa la inaka rabaa inaan Alle talo saarano oo dhulkeena ku dagaalano.
Name : Fake Darwiish Aka Ina Nacalla Xasan
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-12
abdi on March 11, 2010 at 3:21 am
abdi waxaan idiinsheegayaa in aan kadaalney xoreeyn iyo waxbaa lasooqabanayaa qurbajoogta hadii anunahey udul qadan meyno ninkan garadka sheeganaya ee awal waxaa laodhan jirey garad jamac se hada waa khatin ama garaad khatin taa waliba waxaa udheer nin walan oo lagu magacabo xaglotoosiye ama muraqaan yare , markaa garadnimadii waxaa kucayarey jamac xaglona wuu siidhameys tirey waa udhameeyey ,waayo garad sofe oosharaf leh ayaa lagu jeesjeesey oo la ixtiramiwayey se cimamadu waxey kadhac dey waa jamac ee maha garad sofe mawaxaa la arkey garad uun habeen iyo maalinba qayilaya oo murqaansan murqaan kii baa shirkaa soo kaladhex galey oo kalayaaciyey ee yaan loo eedeen garad soofe eekhatin garad jamac baa burburiyey oo wuxuu rabaa in uu ado somaliland buu usocdaa ee ogada dhulbahantoow somaliland uun buu usocdaan isaga iyo xaglo meelkale marabaan
Name : fake darwiish ama ina nacalla xasan
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-12
MH Ismail "Ananuk"-Chicago USA on March 10, 2010 at 12:43 pm
SCW. Garaad Cabdulahi Garad Soofe Duraan iyo 2da caaqilba aad iyo aad waxay ugu mahadsanyihiin mawqifkoodan shirka Buuro-Wadal, iyagoo isla markaas shacba Dhulbahante ee midnimadooda jecel u sheegay danta dhabta ah ee Isimada qaar iyo xulufadoodu ka lahaayeen shirkan iyo waxa loogu yeedhay Khusuusida oo runtii macnaha ka dambeeya iyo waxay reer ahaan Dhulbahnte u qabanayaan aan la sheegin oo aan ahayn in ay ama diidaan ama ansixiyaan Kooxdii Nairoobi isku soo dooratay, ila iminkana dalka soo geli la’, carabkana aad loogu xejinayo dib u xoreynta dulka iyo shacabka dhulbahane, Balse xaqiiqdu tahay in Puntland la dumiyo, Dhulbahantena la qaawiyo oo loo gacan geliyo Somaliland gebi ahaanba. Balse waxay ilaaween wiilasha yar yar ee danaha gaarka ah lahu in reerku uusan sahal sidaa u ahayn oo ay ruug caddaa ilaashanayaan .

Isimada kale ee wakhtiga badanu kaga lumay Shir beeneedkana waxaan ka filayaa war deg deg ah oo ka nixiya mar kale wiilasha, Garaadka iyo 2da caaqilna waa mahadsanyihiin oo waana nagu banaanyihiin.

Mahad Alla leh

MH Ismail “Ananuk”
Name : Xoogsade
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-12
Muj. Ducaale II & Dr. Real Darwish

Dr. Darwishow nin garaad leh baan kugu ogaaye maxaa si kaa noqday caawa ood la degdegtay. Warku ma jirro lama oran karo, labada nin ee la xusayna midna waa kutubo xoor, midka kalena waa waraabe hilbo lagu raray. Nimanku kuwo la tirtiri karo ma'aha. inta lagu helay iyo ka badanba way galeen.

Muj. Ducaalow, Soomalida Koonfur dega waxay ku maahmaahaan (Qandi uu ku rito iyo Qiil uu ku banaystaba wadaad baa leh), waxa kaloon niraahnaa (Culimo abaar joogto injir lagama qabto). haddaad injir ka qabo istiraa wadaad buusaradaystay inaad Alla bari ugu yeeraysuu moodi. Sheekh Sharriif Western baa injir ka qabtay oo uu iska daba galay.

Sheekh Sharriif oo Xaafidul quraan ah ayaa sidaa wax yeelayee. Daahir iyo raggiisa Sirdoonka u ahaa Dowladdii Maxamed Siyaad, oo waliba qaadkana ka ganacsan jirray sida la sheegay,tolow xaalkooda muxuu noqon. Mise waad noo dhoodhoobaysaane musuqa xaggiina waa jiraa.
Name : Dr Real Darwiish
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
Xoogsade,

Saxiib, salaan sare horta. Marka labaad, walaahi maba akhrinin maqaalka ee markaan arkay in Dayniile laga soo xigtay ayaan ka booday anigoo horena daadka usii raaciyeey Riyaalepatriots (Somalilandpatriots) oo aan waligayba u arko in ay tahay mikrofoon uu inariyaale iyo NSS'tiisa ka dhexqayliyaan. Waxaa ayaandarro ah in qofkii kasoo horjeesta Riyaalepatriots in isla markiiba shaabada ''wuxuu necebyahay Somaliland'' laladhaco laakin taasina mid aan ogolaanayno ma aha. Somaliland waa weel wax lagu wada shubtay qofwalbana fikirkiisa waa u madaxbanaanyahay. Marka Mujaahid Xoogsadooow, wax kale majidho. muufaddii, macsaradii iyo busteekigii baar koogaar baan caawo kugu casumay ee waa inoo halkaas iyo wariye Boqorka-bartamaha oo isna ii casuman.

Ma salaama.


Dr. Real Darwiish
London UK
Name : abdishek
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
aniga waxay ila tahay siyaasiyiinta koonfurtu iyagoon kala reeb lahayn inay galeen waxa loogu yeedho genocide ay kana galeen shacabka koonfurta waxaanse garan laayaay in shacabka fal loo qabtay iyo inay si kale tahay waa runtaa xoogsadaw oo daahir tii afwaynuu lasoo shaqeeyay waxaanse ka hadlayaa maaha musuqmaasuq iyo wax is dhaafin waa arin ah in siyaasiyiinta koonfurtu isku raaceen inayna kadamqan dhiiga maalin qudha in la joojo la diiday.
waxaynuu ogayn dagaal oogayaashii qaybtii ay ka qaateen gumaadka shacabka waynu ogayn dawladii cabdilaahi yuusuf siday ka yeeshay shacabka maantana shariif iyo masuuliyiinta muqdisha fadhiyaa waxay ku doodayaan dadka nala dagaalamaaya waanu sifaynaynaaye shacabkaw hadba meeshii qori nagaga soo dhaco shacabku waa inuu ilaa laba km ka baxaa tiiyoon shacabkaa la odhan halkay ubixi doonaann.
xoogsadaw mar walba wax isku dharerin uun lama wado arintu meel xasaasiya ayay maraysaa oo in umaduba dhamaataa laga baqayaa marka maalinba boqol la dilo.

haday dad caadiya jiraan anigu faroole kumaan darin laakiin shariif iyo inta fila soomaaliya fadhida maxkamad ayaa la taagi lahaa waayo waxay doonayaan inay bilaabaan waxaan la garanayn meel ay isku taagi waxaabay leeyihiin waxbaanu sifayn iyagoon awood lahayn oo u jeeda in umada kale shacabka u duqeeyaan.
Name : Morgan
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
Hirsi,

Son waad kala hadashay. Waxaad tiri websites qoraan reer Sool wax kama sheegto laakin Af nacas baad dabo dhigatay. Remember af nacas mid qora waa nin tolkeena ah laakin waashay oo shilin ka qaatay SNM
Name : Akh_Mad Cabdi Bile
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
Cabdi Bile / Xirsi
magaca cusub ee aad la baxday wuu i cajabiye wuxuu i xasuusiye habeenkii Hargaysa SNM tu gashay oradkii ka dhacay illa Madaarka

garashadaada waxaa igaga fila cayda aad dadaka halkan ka aflagaadaynayso. adeer hadaad maagantahay qolada qorta Afnugal waad garanaysa halka ay joogaan maad toos u abaartid

[ Reply ]



Name : Dr Real Darwiish
Subject : Re : madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-12
Sidii caadada idin ahayd marka laga reebo Xirsi waad isasoo habar wacateen, laakiin mid qudha baan idinleeyahay:war hakaraamo seegina habaar laygu kariwaayeey, wa halkii adeerkay Adan Carabe Raxima hulaahu!

Oday Ducaale, alleylehe waykaa hoos baxday. Wuxu yidhi Ducaale:
''Dr Darwiish sow kii ina lahaa ee inagu wareeriyay in uu Somalilander yahay oo uu aaminsan yahay qadiyadda gooni-isu-taagga iyo madaxbannaanida JSL. Maxaa isaga ka galay oo uga shan iyo toban ah wararka Beelsha caalamku ka soo werisay qabqablayaasha Somalia ee sharciga jiidhay?''

Bal, qoodhin qoraalkayga ma wax ku saabsan Somaliland iyo gooni isutaageeda ayaan ku soo qaaday? Bal xitaa ereyga Somaliland ma soo qaadan, ee maxaa Odayga kaga qaylisiiyeey? Misse haddii Riyaalepatriots wax laga sheego waxaa cadow lagu yahay Somaliland?

Akhristaha ka fayoow caaddifada rakhiis ah iyo madax adayga wuxuu si fudud ku fahmi karaa fariintii qoraalkii gaabnaa ee aan halkan ku soo qoray, kaasoo ahaa in aan ka dhiibtay fikirkayga website'ka Dayniile iyo riyaalepatriots (Somalilandpatriots) iyo sidaan u arko fikir-guurka ku dhacay labadan website. Kaaga darane, walaahi baan akhrinin maqaalka waayo markaan arkay in Dayniile laga soo xigtay ayaan ka booday taasina waan u madaxbanaanahay. Tan labaad, haddii aan akhrin lahaa ma khasabaa in aan qoomkan isgaashanbuuraystay la fikir noqdo? Maxaa isku keenay fikirkeyga Riyaalepatriots/dayniile iyo fikirka aan ka qabo Somaliland. Horta Somaliland ma idinkaa leh? Grow up for God sake!

Bal, dib iskugu noqdoo soo akhriya waxaan soo qoray. I stand by my statement.

Ma salaama.


Dr. Real Darwiish
London UK

Name : Xoogsade
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
Waad ku mahad san tahay casumaadda walow, aan aaminsanahay wax inoo kala gaar inuusan jirrin sida uu tibaaxady Muj. Ducaale ood mooddo inuu doc marray sawaabka kol hadduu yirri Nin Somalilander ah baad sheegan jirtaye maxaa kaa galay Somalida lagu soo eedeeyay Musuqa. hadalkaas Muj. Ducaale waa uu ii cuntami waayey.

Waa midda koowaade Geeska aan ku noolahay waa isku qaddiyad oo koonfur xitaa Itoobiya iyo Kenya ayaaba ka hadlo ee Soomalileen xaggay joogaan. midda xigta qaarbadan oo reeer Somalileen ah inta qayisha oo fadhi ku dirirka ruwaayadda beenta ah iyo dhalanteedka isku maaweeliso mooyaane inta suuban ee masaajidda iyo rugaha ganacsiga aan isku aragno hal hayskoodu waa (Soomali ma kala maaranto), taasoo ay ula jeedaan inaysan meel fog jirrin.

Sidaa darteed baa waxaad ka garran in la isu been guurayo oo goosashada ama gooni isu taagga ay qaar badan laabta aysan ka ahayn oo markay nala gooni noqdaan aad ka dhadhansanayso Soomaliweyn fikirkii ahaa. Anyway Al Ardhu Ardhullaah wanaxnu cibaadullaah, dhulka waa dhul Allaah anaguna waxaanu nahay Addoomankiisa, magac kastoo la yiraahdo waa Somaliland waa dhul-Somali meel fog ma aadan tegin Ducaale II
Name : Ducaale II
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
Mj. Xoogsade & Mj. Dr Real Darwiish,

Ninba dhinac u jihaad Darwiishna u noqoy. Waar maxaa tii Somali ahayd kala haysta!

Mj. Xoogsade iyo Mj. Dr Real Darwiish, horta waa laba nin oo aan xiisyo doodooda. Maxaa yeelay aflagaado ayaan jirin.

1. Aan ku horeeyo e', Sxb-kay Mj. Xoogsade kolley lagama yaabo in laga waayo musuq gaar ahaan dadka caalamka sadexaad ee baahan. Sida uu iiga sheekeeyay. Ingiriiskii baa Aabahay oo sarkaal ahaa weydiiyay maalmihii xoriyad-doonka Somaliland oo ku yidhi, "Horta Ducaalow ( Ducaale I ) yaa lacagta idiin hayn doona oo aad u dhiibanaysaan marka aad dawladnimada qaadataan, illeyn waad wada baahan tihiine"!

Aabe ( Ducaale I ) oo ahaa aqoon yahan xikmad badan ayaa ugu jawaabay jawaab sugan oo runta taabanaysa. Waxa uu yidhi, "Kan ugu horreeya ee aanu u lacagta u dhiibnaa ha cuno, caloosho halkaaaaaa ha tagto... Hadana ha cuno oo calooshu halkaaaaaaaas ha tagto... Hadana ha cuno oo calooshu halkaaaaaaaaaaaaaaaaaaas ha tago, oo marka uu waxba cuno kari waayo ee aanay jrin caloosha meel u bannaani ayuu noo hayn doonaa! Aad buu u qosdlay sarkaalkii Ingiriis oo wax uu ka yidhaahdo ayuu gara waayay jawaabtaas xaqiiqada ah.

Waa xikmad sideeda ah oo aan la dafir karin in qof baahani wax is-dhaafdhaafin karo, isla markaasna aan la odhan karin waxba lama cuno. Dhinaca Reer Rayaalena lama odhan karo cidi waxba ma cunto. Bal se Mujaahid labada cantuugo ayaa aad u kala weyn oo tan guduhu waa sahaalo ee waxa daran cantuugada beelsha caalamka iyo debedda laga arko qaradeeda ee aan basarka lahayn! Bal maxaa ka xun xattaa ninkii Madaxweynaha Sheekha Islaamka iyo shareecada sheeganayay oo tuugo lagu eedeeyay? Bal sida magac dilka ah eeg dartood diin iyo dadnimaba ( Somali ). Subxaana Allaah. Kii kalena isaga oo Madaxweyne sheeganaya ayaa lagu soo eedeeyay gaangasternimo, maafiya iyo budhcad-badeed jid-gooyo dhigtay ama afduub dad madax furasho laga rabo iyo wax la mid ah oo lacnad ah iyo magac dil Somaliyeed.

2. Dhinaca kele Mj. Dr. Real Darwiish oo aynu maalin dhoweyd ku heshiinay casuumaddii iyo cumaamad-saarkii ina dhex maray oo hal-ku-dhegeenu ahaa difaaca JSL. Maxaa keenay in uu Diktoorku madaxa goosto shabakadaha barakaysan ee Somaliland warka ay soo tebeyeen in la haysto qolyahaas Reer Somalia ee ku kacay musuqa caalamiga ah ee ay ku galbasadeen shabakaduhu in uu Mujaahidku sidaas dhulka ula dhaco aanay ka galabsan iyaga oo goor walba Mujaahidka u fidiya gogoshaas nadiifta ah ee Somalilanderka.

Haddii uu mujaahidku ka degdegay in uu akhriyo warka oo uu iska soo tuuray faalada iyo faaqidaada waa isaga iyo fudaydkiisa. Bal se waxa isu kay qaban waayay qolada warka laga sheegayo oo Wadaadadddii Reer Somalia ah. Warkuna yahay mid sax ah oo warbaahintu wada qortay iyo budhka uu kula dul dhacay Darwiishku shabakadaha barakaysan ee Reer Somaliland iyo inaga oo wada Reer Somaliland ah waxa isaga u gaar noqday e uu ka kululaaday?! Maahmaah Ingiriis baa tidhaahda, " He who hates my dog hates me"! Bal adba...

Mahadsanidin

Wa Allaahu Al-Muwafaq

Ducaale II
Name : Tukade
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
Shabakadda koobka beenta qaaday ee caadeysatay diradiraalaha,been abuurka,dacaayadaha raqiiska ah,qabyaaladda iyo tolaayeydu maaha DAYNIILE sida uu sheegay Darwiish ee waa shabakadda macalinka buka ee in la qaras bixiyo u baahan uu leeyahay waa WIDHWIDH.
Name : Morgan
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
War ma tukade shaydaan magacii baad bedeshay. Congrats son. Dr. Darwiish is right when he stated that Dayniile is not a "newspaper" or a website dedicated to reporting news as it happens in the world. Dayniile is a tabloid just like this site and they make up the news and alter it to fit their view points. Riyoode and those that support the cause of the SNM are hateful individuals that always resort to lies and propoganda against the Somali nation. Th Isaaqland patriots webmaster knew the article was fake yet he posted it thinking that it would damage the standing of Faroole and Muj Dr. Faroole. Remember the real waraabe and ey duureedka Hargeisa iyo Burco bay joogaan marka leave our President alone. Dr. Darwiish the Somaliland you talk about ceased to exist in 1960 and what these people are referring to is a tribal entity called Isaaqland will is about to meet its ultimate failure
Name : Akh-Mad ama Cabdi bile
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
Biya la hubaa waa Badhanta Somaliland, hadii aanad sida ogayn ka baxso meesha.
wadanka keliya ee la huba inuu ka badbaaday labadii wadan ee isku darsday 1960 waxaa ka nool Republic of Somaliland. qaybtii Somalia la odhan jiray waxaa laga dhigaya maxamiyad UNta oo 10 sanadood ah.

Magaca Somalia oo soo baxay 1956 rasmi ahaan wuxuu ku daaye 1st July 1960..
Name : Tukade
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
Morgan soo adiga adiguba bedelay magacaagii hooyadaa kuugu wanqashay ee Akh-mad.
Mise maroodigu takarta saaran ma arkoe tan ka kale saaranbuu arkaa, ayaad sheekada ka dhigaysaa?

Morgan ama Akh-mad oraah Somalilander ah ayaa tiraa: ''Inkastoo uu durdur iyo dabaal tago doofaar abidkii ma daahiro,mana daayo waxay diintu neceb tahay''
Si kasta ood magaca u bedesho kii uun baad tahay ciilka iyo cuqdada uu reer gaar ah u hayaa xanuunka ku ridday,ee maxaad samayn,maad dhaqtar booqatid intaanay goor dambe noqon oo aan cidina ku caawin karin.
Mase ogtahay in haddii uu si kasta u dhuuso dameer aad korkiisa saaran tahay inaan dhuusadiisu kuu soo ureyn?? Waa sidaas oo abada ah.

[ Reply ]



Name : Safa-hore JSL.
Subject : Re : madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
Somalia Food Aid Bypasses Needy, U.N. Study Says

Taas ayaa la leeyahay ha israacdo iyado kulayba inta badan afrika musuqmaasaqo hadheeye ayaa hadan tan ka socota labada maamul ee Sheekh shariif iyo Faroole wax loo dhiga jirin, waxay gaadhay heer loo hor geeye arinkaasa UN-ta oo aan hore u dhicin qoraalkani wuxuu muujinyain warkii aanu ka soo xiganay shabakada Dayniile in uu sax ahaa. Furo khadkan oo ka bogo warkaas isaga ah:

http://www.nytimes.com/2010/03/10/world/africa/10somalia.html?scp=3&sq=Somali&st=cse

Somalia Food Aid Bypasses Needy, U.N. Study Says Jehad Nga for The New York Times.

In Madena, outside Mogadishu, Somalia, soldiers with the transitional government guarded a district commissioner's office. By JEFFREY GETTLEMAN and NEIL MacFARQUHAR Published: March 9, 2010 Sign in to Recommend Twitter comments (111) Jehad Nga for The New York Times Sacks of food in a warehouse in Mogadishu. A United Nations report suggests an overhaul in the food distribution system. Readers' Comments ) »

The report, which has not yet been made public but was shown to The New York Times by diplomats, outlines a host of problems so grave that it recommends that Secretary General Ban Ki-moon open an independent investigation into the World Food Program’s Somalia operations. It suggests that the program rebuild the food distribution system — which serves at least 2.5 million people and whose aid was worth about $485 million in 2009 — from scratch to break what it describes as a corrupt cartel of Somali distributors.

In addition to the diversion of food aid, regional Somali authorities are collaborating with pirates who hijack ships along the lawless coast, the report says, and Somali government ministers have auctioned off diplomatic visas for trips to Europe to the highest bidders, some of whom may have been pirates or insurgents. Somali officials denied that the visa problem was widespread, and officials for the World Food Program said they had not yet seen the report but would investigate its conclusions once it was presented to the Security Council next Tuesday.

The report comes as Somalia’s transitional government is preparing for a major military offensive to retake the capital, Mogadishu, and combat an Islamist insurgency with connections to Al Qaeda. The United States is providing military aid, as the United Nations tries to roll back two decades of anarchy in the country. But it may be an uphill battle. According to the report, Somalia’s security forces “remain ineffective, disorganized and corrupt — a composite of independent militias loyal to senior government officials and military officers who profit from the business of war.” One American official recently conceded that Somalia’s “best hope” was the government’s new military chief, a 60-year-old former artillery officer who, until a few months ago, was assistant manager at a McDonald’s in Germany.

The report’s investigators, part of the Monitoring Group on Somalia, were originally asked to track violations of the United Nations arms embargo on Somalia, but the mandate was expanded. Several of the report’s authors have received death threats, and the United Nations recently relocated them from Kenya to New York for safety reasons. Possible aid obstructions have been a nettlesome topic for Somalia over the past year and have contributed to delays in aid shipments by the American government and recent suspensions of food programs in some areas by United Nations officials.

The report singles out the World Food Program, the largest aid agency in the crisis-racked country, as particularly flawed. “Some humanitarian resources, notably food aid, have been diverted to military uses,” the report said. “A handful of Somali contractors for aid agencies have formed a cartel and become important power brokers — some of whom channel their profits, or the aid itself, directly to armed opposition groups.” These allegations of food aid diversions first surfaced last year.

The World Food Program has consistently denied finding any proof of malfeasance and said that its own recent internal audit found no widespread abuse. “We have not yet seen the U.N. Somalia Monitoring Group report,” the World Food Program’s deputy executive director, Amir Abdulla, said Tuesday. “But we will investigate all of the allegations, as we have always done in the past if questions have been raised about our operations.” The current report’s investigators question how independent that past audit was, and called for a new outside investigation of the United Nations agency. “We have to tell these folks that you cannot go on like this — we know what you are doing, you can’t fool us anymore, so you better stop,” said President Ali Bongo Ondimba of Gabon, who was at the United Nations, where his country holds the presidency of the Security Council this month.

The report also charges that Somali officials are selling spots on trips to Europe and that many of the people who are presented as part of an official government entourage are actually pirates or members of militant groups.

The report says that Somali officials use their connections to foreign governments to get visas and travel documents for people who would not otherwise be able to travel abroad and that many of these people then disappear into Europe and do not come back. “Somali ministers, members of Parliament, diplomats and ‘freelance brokers’ have transformed access to foreign visas into a growth industry, matched possibly only by piracy,” selling visas for $10,000 to $15,000 each, the report said.

The report’s authors estimate that dozens, if not hundreds of Somalis have gained access to Europe or beyond through this under-the-table visa business. Mohamed Osman Aden, a Somali diplomat in Kenya, said: “Maybe there’s been one or two cases that have happened over the years. But these are just rumors. These allegations have been going around for years.”

The report also takes aim at some of Somalia’s richest, most influential businessmen, Somalia’s so-called money lords. One, Abdulkadir M. Nur, known as Eno, is married to a woman who plays a prominent role in a local aid agency that is supposed to verify whether food aid is actually delivered. That “potential loophole” could “offer considerable potential of large-scale diversion,” the report said.

The report accuses Mr. Nur of staging the hijacking of his own trucks and later selling the food. In an e-mail message, Mr. Nur said he had sent the investigators many documents that “showed very clearly that the gossip and rumors they are investigating are untrue,” including the alleged hijacking or any link to insurgents. He said that his wife merely sat on the board of the local aid agency and that only “a tiny fraction” of the food he transported was designated for that aid agency. In September, Somalia’s president, Sheik Sharif Sheik Ahmed, wrote a letter to Secretary General Ban, defending Mr. Nur as a “very conscientious, diligent and hard-working person” and saying that if it were not for the contractors, “many Somalis would have perished.”

The report questions why the World Food Program would steer 80 percent of its transportation contracts for Somalia, worth about $200 million, to three Somali businessmen, especially when they are suspected of connections to Islamist insurgents.

The report says that fraud is pervasive, with about 30 percent of aid skimmed by local partners and local World Food Program personnel, 10 percent by the ground transporters and 5 to 10 percent by the armed group in control of the area. That means as much as half of the food never makes it to the people who desperately need it. In January, the United States halted tens of millions of dollars of aid shipments to southern Somalia because of fears of such diversions, and American officials believe that some American aid may have fallen into the hands of Al Shabab, the most militant of Somalia’s insurgent groups.

The report also said that the president of Puntland, a semiautonomous region in northern Somalia, had extensive ties to pirates in the area, who then funneled some of the money they made from hijacking ships to authorities. Puntland authorities could not be reached on Tuesday, but Mr. Aden, the Somali diplomat, dismissed the allegations, saying that the Puntland government had jailed more than 150 pirates and that it had not “received a penny from them.” “It’s unfortunate that this monitoring group thinks they can stick everything on the Somalis,” he said.

Jeffrey Gettleman reported from Gisenyi, Rwanda, and Neil MacFarquhar from New York. A version of this article appeared in print on March 10, 2010, on page A1 of the New York edition. comments Sign In to E-Mail Past Coverage U.S. Delays on Food Donations Are Reducing Supplies in Somalia, U.N. Says.

Safka hore JSL

Name : Dawlad
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
Shabakddan Safka-hore.com waa hubaal in ay tahay shabakad sharaf badan oo Somaliland ku bannaan magaca Somalina guud ahaan ilaalisa, waayo waxaas oo war ah ayay haysay oo hoosta iyo ardaaga uun ay soo dhigtay iyada oo karaysay in ay wejiga hore soo dhigto, bal se ay u tudhay guud ahaan magaca Somaliyeed. Waxaana nasiib darro ku ah Somalida guud ahaan marka la isuba garaabi waayo ee inkiraad iyo indho caddayn whehel laga dhigto. Tolow yaa hadaba dadka qaar nolosha baraya?! Illeyn waxyaalaha qaarkood waa duur-galnimo, dawladnimo waxba lagama yaqaan.

Dawlad.

[ Reply ]



Name : Marfashka-IdoorLand
Subject : Re : madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
Alla maxaa ina idoors isku maaweeliyeen riyo iyo waxyaalo aanan jirin, waar reero Dabacayuunow xaqiiqda kajirta waxa aad ugu yeerteen Idoorland waa la'og yahayee ee riwaayada naga daaya waxaa qarisaan waa gaajo,faqri, Ethiopian oo Hargaysa soo buux dhafshay oo hadaad tagto aad layaabeyso sida ay meelkasta uga tuugsanayaan, dhalinyaradiinina waxay sidiii nac naca u cunaaan kiniiniga tiibishada ee laysku naaxiyo si aay ugu buur taan oo dadku u oran iyagoo caato ah kaasu Aids buu qabaa, taasoo kuu dheer jahwareer iyo is'aamin la'aanta siyaasadeed markuu kan madaxweynaha isku sheegayaa ee Ina samaroon cow uu marfashka kasoo bixi kari waayey si aad uga soo bixisaana ilaa iminka aad la'dihiiin jahwareerka niheysta inta aad isku maaweelineysaan dadkale iyo maamulo kale oo niga nidaam iyo hab dhaqan sareeya bal maad ka hadashaan digaagadaan ukunta ka kici la ee marfashka ku udhay war xaqdaradaas cid wax ka qabata miyaad weyseen? hadaba iska suga inta aan anagu ni xoreyneyno in the meantime iska ganuunaxa.

Name : Mafarshaka Somalibi'ska
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
nacaybka uu qabo ma sheegi karo si uu sharaxo, laakin
Meeshaad aad joogto ma meel ka nolol wanaagsanbaa Hargaysa oo ay dadku burbuuran yihiin.
waxaa lagu garta meesha nabad iyo nolol leh waa halka xabashi Somali Qoromo iwm isugu timaaato.
Riyaale waa madaxweynaha Somaliland intii Ilaahay u qoray ayuu Joogaya ,shaqo adiga kuu taala maaha.

somali waxay tidhaa Maali aan Ilaahay Camirin ciidan geliwaa
Name : Tukade
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
Warar ka darooray ilo xogogaal u ah shir xalay ka dhacay magaalada London oo ay gogoshiisa lahaayeen ururka HAG(Hawiye Action Group) laguna soo casuumay aqoonyahano kasoo jeeda Somaliland ayaa ku dhamaaday guul iyo is afgarad kadib markii gudidaasi soo bandhigeen xogo run ah oo ku saabsan waxyaabaha mandaqaddu u degi la'dahay iyo sidii meel looga soo wada jeesan lahaa.
Heshiisyada la wada gaaray ee qalinka lagu duugay laguna ballamay in si wadajir ah looga miro dhaliyo waxa ugu waaweyn in ciidanka qaranka Soomaaliland iyo ciidanka dowladda federaalka qaybta hawiyaha ay sirdoonkoodu wada shaqeeyaan lana sameeyo safayn labada ciidan ay soo safeeyaan qanjirka mandaqadda dhibta ku haya.Ciidamada soomaliland waxay saldhig ka dhigan doonaan ama xadka labada ciidan noqon doonaa woqooyiga magaalada Gaalkacyo.Shuruudduna waxay tahay in maalinta labada ciidan gaalkacyo soo gaaraan xukuumadda federaalka Soomaaliya ku dhawaaqdo aqoonsiga Soomaliland iyo in ilaa woqooyiga Gaalkacyo ay ka tirsanaan doonn Somaliland.
Xogaha meesha lagusoo bandhigay oo maqal iyo muuqaalba leh ayaa tibaaxayey sida qanjirka deegaankaasi uu u burburiyey Soomaliweyn laga soo biaabo 1960 ilaa maanta oo xataa ay ahaayeen dadkii ugu horeeyey e cadowga umadda soomaaliyed ee xabashida soo geliyey kuna xasuuqay shacab dhan oo boqolaal kun ah oo birmageydo ah.
Guntii iyo gabogabadiina waxa laysku afgartay in danaha labada umadood laga wada shaqeeyo qanjirkana meel looga soo wada jeesto.
Wejiga 2-aad e shirkaas sida laysku afgartay wuxuu ka dhici doonaa magaalada Muqdisho badhtamaha sannadkan Muqdisho,wejiga 3-aadna Hargeysa dabayaaqada sannadkan,wejiga 4-aadna oo ah kan ugu dambeeya ee howlgalka ka hor waxa lagu kulmi doonaa magaalada Addis-ababa ee caasimadda Itoobiya, iyadoo sirdoonka Itoobiyana la shaqayn doono sirdoonada labada dhinac si shaqsiyaadka u soo fakada dhinaca Itoobiya si sahal ah gacanta loogu soo dhigo.
Waxaan u rajaynayaa aqoonyahanada isxilqaamay ee heeganka ugu jira danta shacabkooda iyo in la gaaro horumar degdeg ah iyo xasilooni waarta,taas oo lagu gaari karo in laga takhaluso kuwa ka soo horjeeda in ilaahay howshooda u fududeeyo,aniguna waxaan sii ambaqaadida shirarka noocan ah ee laysugu soo dhoweynayo labada shacab ee walaalaha ah ku darsanayaa qarashaadka lagu fhirgelinayo qabsoomidda shirarka noocani oo kale ah.
Labada dhinac waxa kale oo ay qalinka ku duugeen in cid kasta oo ka qayb qaadatay xasuuqyadii dhacay in la maxkamadeeyo oo labada dhinac iska kaashadaan.
Name : TUSE
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
munaafiq dhafoorqiiq ah oo isku dirku dhaqan u yahay, war maxaa naga yaal gaalkacyo aan ka ahayn weji adeyg iyo gudaafad, tegi meeyno ee nala dhaaf dullinimadaada iyo licib saqiirka aad is leedahay dadka isku dir, hawiyana ma tihid.
Name : Xaraf
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-13
Morgan, Generaale waa kusalaamay,
Goormaaad iidoorkan u qabanaysaa bandhigii iyo tartankii quruxda hablaha eeaad uqaban jirtay?
Name : Runsheeg
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-14
Magacan barakaysan ee xaraf noo dhiga teeda kale adeer hada Iidoor isagaa sadex idinku qaba ee dhidhibsada hadii kale dhirbaaxo ka kulul tii hore oo aad dhabanada ka qabsataan baa ku xigi
Name : Morgan
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-16
Son,

Idoor qofna sadex kuma qabo karo ileen isaga ayeey wiilasha Ogaden ee Jigjiga jooga sedex ku qabaane. Idoor waxaa madax martay dawlad baanu noqonay laakin wiilal Ogaden ayaa u xukuma sidii tuulo ma mid ah Itoobiya. War Morgan waa ninkii aad uga biqi jirteen si ka daran saad Allah uga baqdaan. Waxaa la idinka hayaa in aad ula baxdeen Ilaahi yaraa iyo hadii Morgan yiri Allah baa yiri. War waxani waaba gaalo madow. Ina adeer, hablahooda maanta joogaa qurux ma leh teeda kale waxaan ka baqaa cudurada sida AIDS, TB and a host of other diseases oo Hargeisa ka buuxa. Ma rabo garac yar oo Idoor ah in aan dhalo marka dumarkoodana ha haysteen
Name : Facts
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-18
AKH MAD

Adiga oo caruura oo ku jira xeryihii qaxootiga ee keyna sida DHDHAAB ee Isaaq iyo Hawiye/Caydiid idin geeyeen , kadib markii ay SNM ama USC ay dileen abaahaa oo ka tirsanaa maleeshiyadii Morgan , yaa timid USA waana taas sababata aad la walaatay.

Ka sheekayn maayo wixii ku gaadhaay Hablihiina Keyna/QAXOOTINIMO iyo wixii ay ku sameeyeen askartii ku kuuyaddu.

Waxa ay hablihiina u dhinteen Cudur aan afka laga sheegi karin iyo gaajo in yar qaxootinimo ku timid USA sida Hoyadaa oo kale mooyee , intii kale waa laga warqabaa wixii ay ku dhigtay askarta KU KUU YADU.

Adiga un baa ka war haya wixii hoyadaa ku qabsaday DHADHAAB ama KU KUU YADA.

Wali haddaa Hablihiina waxa ay ku jiraan xerada DHADHAAB ,

WAY DIIDEEN IN AY KU NOQDAAN SOMALILAND OO WAXA AY LEEYIHIIN USA NA GEEYA.
Name : Facts
Subject : Re :madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado!
Date : 2010-03-18
AKH MAD

I don't how many bastards/FATHER by KU KUU YU, your MOM brought to USA and told YOU they your BROTHERS/SISTERS.


I have seen may in USA

[ Reply ]


Pages : [ madaxweynayaasha somalia ( shraiif & faroole ) oo in ay is-casilaan la wado! 1 ]