|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
waftiga ucid oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyay burco.
|
waftiga ucid oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyay burco. |
 |
|
 Wafti ballaadhan oo uu hogaaminaayo Gud. Xisbiga Ucid oo ay weheliyeen Gud. Barlamaanka JSL, Gud.-ku-Xigeenka 2aad ee Xisbigaas Ucid iyo Mas'uulinyiin sare oo ka tirsan Xisbigaasi, iyo Xildhibaano , ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Burco Xarunta Gobolka Togdheer. Sawirada.
Gaadiid iyo Dad wayne badan oo sita calanka Xisbiga Ucid ayaa kaga hortagay duleedka magaaladda, Sheekh, kuwaaso ku waaso u soo galbiyay dhinaca magaaladda, kuna soo wareejiyay Jidadka, illa uu soo gaadhay xarunta xisbiga Ucid, halkaaso masuuliyiinti waftigaasii kula hadleen dadwaynihii badanaa ee soo dhaweeyay .  Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo dadwaynihii soo dhawaynaayay hadal u jeediyay ayaa sheegay in Burco tahay goob magac iyo taarikh wayn ku leh Soomaliland, balse ay hagratay Xukuumadda hadda jirta oo aanay waxba u qaban. Faysal Cali wuxuu ayaan daro ku tilmaamay in ganacsadihii Burco ka samaynayay Mashruuca Naaxinta Xoolahaa uu 33- Maalmood hadda xidhan yahay waxa lagu haystaana ay tahay Horumarka iyo faa’iidada uu ku soo kordhiyay gobolka Togdheer.  Wuxuu kaloo Faysal Cali Waraabe Xukuumadda Rayaale ku tilmaamay mid gabtay kaalintii bulshadda uga baahnayd, isla markaana yihiin Xoogsato Dilaalin, oo u baahan in la bedelo , ":sidaas awgeed ay Bulashaddu kala doortaan shan sanoo, oo billaa Biyo, Billa tacliin billa waxqabad iyo shan sano oo isbedel iyo Horumara." Waxa kaloo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid sheegay in aan lakala dooranayn saddex Xisbi,ee la kala doornaayo saddex Hogaamiye iyo saddex ku xigeen, markaa looga baahan yahay Bulshadda inay codkooda siiyaan, kuwa isbedel iyo Horumarka keenayaa, wuxuuna Eng Faysal ku soo koobay in Xisbiga Ucid,haddi uu talaadda ku guulaysto , uu xooga saari doonaan waxka qabashadda dhinacyadda Caafimaadka, waxbarashadda Horumarinta reer guuraaga, isla markaana aanay jirin doonin dhalinyaro danbe oo dalkooda ka tahriibta.  Sidoo kale Gudoomiyaha Wakiiladda Soomaliland, C/raxmaan Maxamed C/laahi Ciro, ayaa isaguna salaam guud iyo mahad naq u jeediyay dad waynihii badnaa ee soo dhaweeyay. Aadan Mire Waqaf , Gudoomiye Ku- Xigeenka Xisbiga Ucid ayaa sheegay in gobolka Togdheer ay gaabsaday Xukuumadda, balse ay Bulshaadda Togdheer iyagu waxqabsadaan wuxuuna ugu baaqay Bulshadda Togdheer inay ahaadan kuwo isku xidhan, oo dhinaca ugu soo wada jeedaan Horumarka gobolka. Waxa iyaguna halkaasi ka hadlay Xildhibaan Xuseen Cige iyo Cismaan Afgaab oo ha Gudoomiyaha Xisbiga ucid ee gobolka Togdheer, waftiga Xisbiga Ucid ayaa maanta kula kulmay Burco, soo dhaweyntii ugu balaadhneyd ee lagu soo dhaweeyo. TogdheerNews..Burco
|
|
|
Posted on Friday, March 12 @ 00:47:29 DAVT by admin |
|
|
|
|
Name : Marfashka-IdoorLand Subject : Re : waftiga ucid oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyay burco. Date : 2010-03-12
|
Khamiis, 11 March 2010 (Xoriyada-Hargaysa Times)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Faysal Cali Waraabe oo ku magac dheer (faysal yuhuud) ayaa dhaliilay tirada Wasiirada Xukuumadda Madaxweyne Rayaale oo uu ku dhaliilay tirada Wasiirada oo uu sheegay in ay u samaysan yihiin in Qabiil lagu kala qoqobo ama lagu kala qaybiyo Bulshada iyagoo ku andadacoonaya Qabiilaa lagu kala qabanayaa wuxuu in taa raaciyey “Nin Wasiir ah ayaa igu yidhi waxba meesha kuma qaadano…haddii ay sidaa tahay maxaa loo dhimi waayay tirada Wasiirada..Walaalayaal 50 Wasiir waxa loo sameeyay in laydkinku kala qaybiyo oo laydinku kala hayo ee waxaan idin leeyahay meesha qaadbaa lagu qeebiyaayee ee iskaga taga intaan anagu xilka lawareegeyno si aan u dhisno dhawlad tayo leh.” Ayuu yidhi Guddoomiyuhu, waxaanu sheegay gudoomiyihu in amaanka Hargeysa qarka u saaran tahay in ay noqoto sida Muuqdisho oo kale haduusan Rayaale iskaga tagin aqalka waqtigiisa mar hore kaga dhacay.
Name : Idoordhabe Subject : Re :waftiga ucid oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyay burco. Date : 2010-03-12 Marfashka-IdoorLand kkkkkkkkkkkkkkkkk sxb aad baad iiga qoslisey walahi odaygu ma wuxuu yidhi "meesha qaadbaa lagu qeebiyaayee ee ikaga taga"kkkkkk true that true that.lol | Name : lamaseege Subject : Re :waftiga ucid oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyay burco. Date : 2010-03-12 http://www.youtube.com/watch?v=csFC932fl78
http://www.youtube.com/watch?v=-HARD2_yQZ0
http://www.youtube.com/watch?v=eZD1uPDSl8Y
http://www.youtube.com/watch?v=-HARD2_yQZ0 | Name : Tukade Subject : Re :waftiga ucid oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyay burco. Date : 2010-03-12 Akhyaarta caweyska shabakadda barakaysan waxaan ka codsanayaa inaan loo jawaabin shaqsiyaadkan buka oo ah Akh-mad iyo Jaalle Abyan oo kolba magacyada soo bedelanaya.
Shaqsiyaadkani waxay ka turjumayaan wejiga runta ah ee degaankay kasoo jeedaan oo ay dilootay ama biyo dhigatay qabyaaladda,ciilka,reer nacaybka,horumar la,aanta haysatana u sabab ah,balse shacabka xalaasha ah ee rer Soomaaliland waa ummad la jaanqaaday qarniga cusub ee 21-aad kana xoroobay qabiil,ciil iyo cuqdad,wax walbana ka door biday inay u jeestaan horumar midh macaan dhala,waxbarasho iyo ganacsi taas oo maanta laga dheehan karo dhamaan degaamada Soomaaliland inta fikirka wanaagsan qabta.
Oraah Somalilander ah ayaa tiraa: Sankaaga oo qurmay lama gooyo. shaqsiyaadka taladu ka qaloocsantay waxaan kula talin lahaa inay soo hiigsadaan shacabka Soomaaliland oo 20 sano ka horeeya,hadday taladaas diidaana iyagaa ku dhib qaba,sheekaduna waxay noqonaysaa:NIN MAGAALO KA DUDAYOOW SIIGA YARE.
Ama qabiil cay ama shaqsi cay walle inaanad cadaawad mooyee saaxiibo ku samaysanayn.Taladayda ku wajahan shaqsiyaadka buka ee nacaybka qabiilku googooyeyoow yaan dhiig madaxa kaaga furmin wallee inaanad waxba ku samayn karayne,adeerkaa Afweyne Barrihii cidlada ku bakhtiyey oo watay ciidamadii Afrika ugu xoogga badnaa ayay dadkani afka u dhigteen macadalaa adoo maanta qaawan.
MAKE MORE PARTNERS INSTEAD OF RIVALS. | Name : Oday Subject : Re :waftiga ucid oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyay burco. Date : 2010-03-13 iidoordhabe, adeer kuwii na dhabi jiray ma tihid, kuwaanu is dhabnaa waa niman nasab ah, meeshana kama sheegaan, ee adigu ma mid ku faanaya ayaad tahay, waxbaan dhabay, ilaahaybaa kaala xisbaatimi doonay wixii xaaraan ah ee aad dhabtay wixii xalaal ahan meeshan lamaad timaadeen, hadii aad xalaal ku dhalatayna meeshan wax baan dhabay kamaad tidhaahdeen, garac xaaraan ku dhashay uun iga dheh, |
|
[ Reply ] |
|
Name : INA CALI WARAABE WAXBA ISLAMA HAYO Subject : Re : waftiga ucid oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyay burco. Date : 2010-03-13
|
INA CALI WARAABE WAXBA ISLAMA HAYO. MA LAHA KHIBRADA UU LEEYAHAY MUJAAHID SIILAANYO. MARKUU SIILAANYO AHAA MUJAAHIDKA EE UU SOMALILAND U DAGAALAMAYEY, FAYSAL CALI WARAABE WUXUU LA SOCDAY FAQASHTA OO WUXUU BASAASI JIRAY MUJAAHIDIINTA IYO MUWAADINIINTA.
Name : faysal caliwarabe faysl darooddile Subject : Re :waftiga ucid oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyay burco. Date : 2010-03-13 war waxd kahadlaysa waa shekadii burco miyad taqana faysal darood dile aya la dhaha magicisa baro hada kalab yow xuni siilanyo snm ayuu khiyaanay taas ma ogtahy hort haber jeclo waa walaladeen waxba uma diidani ee inuku iscanata MAGACA FAYSAL CALI WARABE WAA FAYASAL DAROOD DILE |
|
[ Reply ] |
|
|