Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dawladda Ethiopia Iyo Jabhadda WSLF Ee Ka Soo Horjeeday Oo Heshiiyay.       Somaliland and the March of Freedom.       Dhismaha Xukuumadda Cusub Iyo Magacyada Golaha Wasiirada JSL.       The World\'s Happiest Countries       Xafladii Dhaarinta Iyo Xil wareejinta M/weynaha cusub iyo Ku xigeenkiisa oo soo       Dagaalo kadhex qarxay Maamul-goboleedka Pugland iyo Al-shabaab.       Ajaanibtii oo la Wareegay Hogaanka Al-Shabab iyo Xilalka iyo Magacyadooda.       Dhab u Milicso Muuqaallada Wejiyada G/Xukuumadda M/Rayaale oo iska Reebay Sawir       Musaveni Oo Yidhi Somalia Kama Jirto Wadaniyad & Midnimo-toona      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dagaalo culculus oo ka dhacay muqdisho/somalia.

dagaalo culculus oo ka dhacay muqdisho/somalia.

News


 
Waxaa sii xoogeysanaya dagaalo naxdin leh oo maalintii 2aad galay oo degmooyinka Shibis iyo C/casiis woqooyiga magaalada Muqdisho ku dhex maraya ciidamada dowlada Somalia iyo xooggaga Xarakada Al-Shabaab iyadoo dagaaaladii maantana ay geysteen qasaare ballaadhan oo soo gaadhay shacabka ay halkaas dhigatay. Sawirada.





Wararka ka imaanaya caasimadda Somaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo ay hareed socdeen madaafiic aan la isu aaba yeelin uu ka dhacay waqooyiga Magalaada Muqdisho, kaas oo inta la ogyahay ay ku dhinteen in ka badan 100 ruux oo u badan dad rayid ah. 



Dagaalka oo u dhexeeyey ciidamada DF-da Somaliya oo gacan ka helayey ciidamada Amisom iyo kooxaha ka soo horjeeda dowladda ayaa ka bilaawday sida la sheegay kadib markii maleeshiyo ka tirsan DF-da KMG ah iyo kuwa Amisom Ay weerar xooggan ku qaadeen fadhiisimaha kooxaha ka soo horjeeda DF-da ku sugan degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho. 



Maleeshiyaadka dowladda KMG ah ee Somaliya ayaa lagu waramayaa in ey isku dayeen in ay markale dib ula wareegaan fadhiisimo gacanta ugu jiray Kooxda Al-Shabaab. Waxaana adag in la helo xogta rasmiga ah ee dagaalka oo ay qolo waliba guul sheegaynayso. 

Ilo wareed lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kuwa Amisom oo daadhinayey gawaadhida dagaalka ee taangiyada lagu arkayey iyaga oo Maleeshiyaadka dowladda ku gacan siinayay dagaalkaasi. 



Waxaana la sheegay madaafiic ku soo dhacday goobo ka baxsan halka dagaalku ka dhacayey oo dad rayid ah u geestay dhimasho, halka tiro kalena dhaawcyo qaarkood uu daran yahay ka soo gaareen. 

Ilaa iyo iminka ma jirto wax war ah oo ka soo baxay daagaalka ka dhacay waqooyiga muqdisho ee dhex maray ciidamadda DF-da Somalia iyo kooxaha islaamiyiinta ee kas oo horjeeda dowladda KMG ah.

Media

Posted on Thursday, March 11 @ 17:49:16 DAVT by admin



dagaalo culculus oo ka dhacay muqdisho/somalia. - dagaalo culculus oo ka dhacay muqdisho/somalia.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Dr Real Darwiish
Subject : Re : dagaalo culculus oo ka dhacay muqdisho/somalia.
Date : 2010-03-12
Wixii xaqdarro wado Ilaahay ha inaga qabto, wixii xaqa ku taagaana ilaahay guusha ha u soo dedejiyo. Walaahu Aclaam

Ma salaama


Dr. Real Darwiish
London UK


[ Reply ]


Pages : [ dagaalo culculus oo ka dhacay muqdisho/somalia. 1 ]