Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Shahaadooyin La Guddoonsiiyay 101 Arday Oo Ka Qalin Jebiyey Kulliyadda SHIFA/JSL       Ciidamada Liyuu Booliska Kilinka 5aad Oo Lagu Bedelay Kuwa Fedraalk Ethiopia.       Xukuumadda JSL Oo Aqbashay Martiqaadka Shirka London 23ka Feruary 2012.       Somaliland To Pass Central Bank Law Within 3 Weeks: cbank       Wasiirka Arr. Dibadda JSL Oo Ka Hadlay Shirka London Iyo Kooxdii Khaatumi-Seeg.       Ina Galeyd: Cagtii Joogsan Weydaa Marbay Ceeb La Kulantaa....       Taliyaha Guud Ciidanka Qaranka JSL Oo Hambalyeeyay Ciidanka Qaranka JSL.       UK Working With Somaliland On Curbing Piracy..       Maxaa Ka Dhexeeya Maamulka Kililka 5aad Ethiopia Iyo Khaatumo-Seeg??      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.

somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.

News


 The largest wind turbine in the country arrived on the campus of Abaarso Tech on Tuesday after being shipped from China. When installed the wind turbine is expected to provide up to 30 KW of continuous power, enough for Abaarso Tech’s campus.






Daniel Chehata, the head of the physics department, said the whole assembly process could take less than a week. Staff is hopeful that shortly thereafter the windmill will start producing the majority of energy the secondary boarding school uses.

“This is a significant development for Abaarso Tech and for Somaliland. It is also another testament that our new school is committed to innovative approaches to development,” said Dr. Ahmed Esa, co-founder and board vice-chair.


Esa expects Abaarso Tech’s reliance on wind and other renewable energy sources to be an excellent indicator for the viability of these alternatives in resource lacking areas.

Experts consider a wind speed of 6.4 m/s to be economically viable. Some areas surrounding Hargeisa are estimated to have a yearly average wind speed much higher than this.

This could be good news for Somaliland consumers who currently pay between 80 US cents and 1 US dollar for 1 KW of energy. Wind turbine energy would be a significantly cheaper option to the diesel generators that provide nearly 100 percent of the energy that Somaliland uses.

By Teresa Krug
Abaarso, Somaliland

Posted on Wednesday, March 10 @ 22:43:53 DAVT by admin



somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech. - somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Somalilander99
Subject : Re : somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
Dalka oo dhan waa in laga sameeya energy ku shaqeeya cadceeda iyo wind power si loo yareeyo baahida loo qabo shidaalka haatan la isticmaalo oo qaali ah.

Name : Runsheeg
Subject : Re :somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
Somalilander99 kii samayn lahaa waa Dr. Axmed Isse ayaandaran Somaliland se waxaa u taliya qaadwale halka ay mutacalimiinteeda ka qadanyihiin hagista qaranka
Name : Huruuse Madadaal
Subject : Re :somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
kulmiyow dhal ibliis
waxad tahay dhafoor qiiq
iyo dhicis qabiilo
dadka lagu dhex tuuray
waa sida dhimbiil daba
dhamac oogan weeyoo
lafta dhuuxa jiifoo
intu dhiigga noogo
ku dhalaalinaya
waa ku dhuunta kuu gala

waa ku meesha dhiiqo leh
dhirriq iyo uf badan leh
u dhiniciisu yaallo
oon dhaqan xumo daraadeed
dhididkii qudhmuunaa
kala dheeraan dadweynaha

dhoodhoobka odayga
ragbaa dholola qaylada
sidii dhimirku u helay
naxli dhurashadiisii
ragbuu qabiilku dhaansaday
abkka inay ku dhaataan
rag buu qaranku dheelliyay
ku dhaashada qabyaalada
balse dheehu daxal yahay

dhawaaqay maqlayaan
rag buu dhabanna hayskii
dhac dhacii ka yeedhiyo
dhimasho habaar badan
dhegta waxay u taagaan
siilaanyo dhabar law
halkii uu dhawaaqaba
inay dhiirro gelyaan
hadba wixii dhehaalka
afka u ka soo dhuro
ama dhuusadii uu
dhlleeliga ka soo wadho
soo dhaaftay salkiisa
sow kuma dhadhabayaan

Allow dhoohan weeyaan
dhabandaadyo weeyaan
ka dhanqalan aqoontee
ka dul qaad dhibkaasoo
garansii dhulkoodiyo
dhabta inay ogaadaan

dhar magaalo xidhashiyo
dhoodhiyow hugaagu
haddii aanad dhugannin
la iskama dhardhaartoo
suunka dhexdaadiyo
nigtayn dhiibi maaha
suudhadh dhoobo maaha
ilbax kaama dhigayaan
dherersiga xadaarigu
dhaga barjaad ka qaaddaa
waxaan dhaadhi lagu noqon
kulmiyow dhashaadii
dhal magaalo noqo waa.
Name : Maxamuud Axmad Caraaye
Subject : Re :somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
Somaliland: Siyaasad Qabyaaladaysan Oo Gobolaysan Qaran Kuma Sii Ahaan Karto

Thursday, 11 March 2010


Somaliland: Siyaasad Qabyaaladaysan Oo Gobolaysan Qaran Kuma Sii Ahaan Karto,Dhankale Halaga Haaneedo Siyaasada.



'Afhayeenka Udub Miyaanu Ogayn In Aanu Hargiesa Oo Qudha Xisbigu Ahayn', Barlamanka Sland Sharci Madnuucaya Ha Ka Soo Saaran Adeegsiga Hadalada Neceybka Iyo Kicinta Dadweynaha Dhalin Kara In Siyaasiga Adeegsadana Laga Qaado Taalaabo Lagaga Madnuucayo Siyaasada In Mudo Ah.




Hadalka shalay ka soo yeedhay afhayeenka xisbul xaakinka ahi ee eedo iyo hanjabaad ugu soo jeediyey gudoomiyaha xisbiga kulmiye, oo ay ka dhex muuqatay hadalo kicin ah oo lagu khal galinayo amniga gudoomiyaha looguna godiyayo in aanu dhex talaabsan karin Hargeisa, waxay wax yar daaha inooga faydaysaa halka ay maanta ku bariiqatay siyaasadii Somaliland iyo hogaamiyaashi Somaliland oo ka tagay hab dhaqankii wada dhalasho, sharciyeed iyo dalwi ahaa ee inoo yaalay. Waxayna u ban baxeen in ay dhinac iska dhigaan dhamaanba hanaankii iyo xeerarkii dawliga ahaa ee dalku lahaa.

Ereyada kicinta qablyaladaysan ay ku jireen ee loogu durbaan tumayo in lagu jahawareeriyo shacbi weynaha Hargeisa maha kuwo ku cusub xukumadu in ay adeegsato habab iyo khiyaamooyin ay ku kala daadinayso haykalka guud ee dawladeed ee uu maanta Cali wax ku yahay. Waana arin nasiib daro leh in maanta Hogaamiye dhan oo ah musharax Madexweynenimo, Afhayeenkii dhamaa ee xisbul xaakinku uu afkiisa ka qirto in uu doonaya in uu wax yeelayo Musharaxa Madexweyninonimada Somaliland u taagan kaaso ka mudan dadka oo dhan iyo dawladaba ixtiraamka ugu sareeya.

Sida loo caytamayo iyo layskugu tirinayo waxa arin nasiib daro ku ah dhaqanka iyo akhlaqda Siyaasiga ah oo ka fog is jiid jiidashada iyo kicinta dad weynaha, waxyeelaynta nabada, iyo in laabta loo garaaco in magaalo layskugu faano. Waxaa qurux badnayn in Xisbul xakiinku intuu dib iskugu noqdo ay fiirayaan waxa dhacay dadku waxay ugu oriyaan Xoghaya Udub. Ma tahay wax jirta in uu Xoghayuhuu laftiisu kastabaday orinta dad weynaha? maxaa lagu arkay? maxaase keenay in dadku karhaan siyaasada Xisbigiina? Waa in ay Udub ka faaiidaysato dhaliilaha cad cad ee loo soo jeedinayao iyadoo ka jawaabta baahiyaha dadku ay ka sugayaan.

Hadalada caynkan oo kali ahi waa kuwa halis ku ah nabad galyada dalka, waa kuwa galin kara dalkan qalaalase siyaasadeed, waa hadalo ay tahay in laga madnuuco siyaasiyintu in ay afkooda soo mariyaan, waa hadalo ay tahay in laga xaraantimeeyo in saaxada siyaasadeed looga adeego, gobolaysi iyo iska xigsasho gobolada dalka, waa in Barlamenka Somaliland soo saaran shuruuc lagu madnuucaya hadalada nacaybka iyo kala kaxaynta abuuraya,waana in Xisbiga Kulmiye dacwad ka dhan ah ka furaa Afhayeenka Udub,cabashana u gudbiyaa Komishanka Qaranka.

Maanta Siyaasada Somaliland waxay gashay waji aad u adag oo xaajimayn iyo ceebayn laysku daba wado, waxa la miican saday qablyaada, necebka kala furfurka iyo kala fogaynta beelaha, waxaa la xaalashaday wax kasta oo ay ahayd in laga xishooda taaso god madow ku ridi kartaa ayaaha dalkan iyo dadkiisa, ha u fikiraan Hogaamiyasha Udub in ay yihiin Masuuliyin qaran oo dalka oo dhan u wada ah Madax ee aan isku koobin raas iyo gobol qudha. Mida ugu mudanina yaan la aloosin wax cid waliba la dagi kara, iyadoo niyada lagu hayo in la wada leeyahay dalkan in la wada wadaagana ay tahay waxa aynu u wada nool nahay, sharciga iyo dastuurka dalka hadii la ixtiraami waayana cid waliba waxay ku waayi doonta waxa ay maanta wax ku tahay.

Daauud Gilingilll

[ Reply ]



Name : Morgan
Subject : Re : somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
Good to see a province of Somalia making some progress. Congrats to the people of Abaarso northwestern Somalia.

Name : Morgan Aka Cabdi bile
Subject : Re :somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
kol hadaa naanaystaa la baxada waxaynayu sognaaba waa adiga oo cagaha wax ka daye dhawaan.
intii kuwa noocaaga oo kale ka telin jireen wadankii la isku odhan jiray Somali Republic hormarka caynka oo kale kama suurto geli jirin.
laakin alxamdulilaahi ilaahay mahadii waa nagi daaquudyadii midba meel ka tuurnay.
Mid isaga oo qaxootiya ku dhinta Lagos, Morgan oo shaqaabadu tuurtuurayso oo kolba KIsmaayo laga caydhsho. Samatar oo khaatumadiisi xumaatay .
iyo adiga oo aan itaal kale lahayn in aad kombutar ku gabato mooye.
Name : Akh-Mad Aka cabdi bile
Subject : Re :somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
website yada xinka iyo xaasidku dhaamisay kama caajisaan in ay ka qoraan Somaliland war been iyo dacaayad u badan, taas oo sababtay in diiradii ka lunto shacbka reer Sool.
waxay isku dayaan inwax ka qoraan wararka runta ah ee ka jiraa iyada oo almtara soo dhaafta mooye bal illa eeg warka reer sool reer sool ka qoreen.
--------------------


Caaqil Camey: ” Dad Gaar ah oo Doonaya in ay Burburiyaan Puntland ayaa wata Shirka Buura wadal”
March 9, 2010
By Reporter
Waxgaradka iyo isimada Beesha Axmed Garaad ayaa kalsoonidii kala laabatay Shirka isimada SSC uga socda Buura Wadal ee gobolka Sool.

Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo Xalay (8.3.2010) shir jaraa’id ku qabatay magaalada Garowe xarunta dawlad goboleedka Puntland ayaa daboolka ka qaaday in uu kalsoonidii kala laabtay shirkaas isaga iyo inta ka tala qaadata.

Garaadka ayaa sheegay in ay ula muuqatay in aysan wax muuqda ka soo baxaynin shirka sidaa darteedna aysan jirin sabab uu waqtigiisa ugu lumiyo madal aan natiijo wax ku oolahi ka soo baxaynin.

Caaqil xaaji Maxamuud Cumar Camey oo ka mid ah Cuqaasha ugu miisanka culus degaamada SSC kana soo jeeda gobolka Cayn ayaa isna shirkaasi ka hadlay isgaoo sheegay in dad gara ahi ujeedo u gaar ah ka leeyihiin shirkaasi Buura wadal.

Caaqil Camey ayaa sheegay in ujeedada laga lee yahay shirkaasi ay tahay in lagu burburiyo maamulka Puntland oo ay beesha SSC ka mid tahay.

Caaqilka ayaa intaa raaciyey in ay dad gaar ahi wataan qorshe ay ku doonayan in ay dadka debedaha jooga dhaqaalo kaga gurtaan oo ay ku qabsadaan dan gaar ah oo ay lee yihiin waana taa tan aanu ogaanay oo aan

“Waxaa ay lee yihiin Waxbaanu qabaneynaa oo dalbaanu Xoreyneynaa, Ujeedadoodu u weyn waxaa weeye in ay Puntland burburyaan, ujeeda kale maleh, Ujeedada ay shirka u qabanayaan waa in ay Puntland burburiyaan”, ayuu raaciyey caaqil xaai Maxamuud Cumar Camey.

Caaqilku waxa uu sheegay ujeedadii shirku in ay ahayd in beesha SSC ay yeelato siyaasad mideysan balse taasi ay meesha ka baxday markii ay talada gacanta u gashay kooxda danta gaarka ah baacsaneynsa.

Wararka ay Taleex Media ka helayso Buura Wadal ayaa sheegaya in khilaafka sababay in ay beesha Axmed garaad kalsoonida kala laabato shirka ay ka dhalatay ka dib markii la isku qabtay cida xaqa u leh in ay soo magacaawdo xubnaha beesha uga mid noqonaya golaha Khusuusiga.

Warar hoose oo aanu ka helanay ilo war galeen ah ayaa sheegay in Garaad Jaamac Garaad Cali uu faragalin qaawan ku sameeyay magacaabida xubnaha beesha Axmed garaad iyadoo ay madasha joogeen waxgaradka Axmed garaad oo uu hor kacayo Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe.

Labada Msuul ee haatan warbaahinta la hadlay kuna dhawaaqay in ay kalsoondii kala laabteen shirka yaa miisaan weyn ku leh mandaqada SSC iyadoo ay suura gal noqon karto in uu shirku burburo.

Halkan ka Dhageyso Warbixinta Garaad Soofe iyo Caaqil Camey oo u waramaya VOA



Caaqil C/laahi Xasan Qanbi oo Ceegaag Online uga waramay



4 Responses to “ Caaqil Camey: ” Dad Gaar ah oo Doonaya in ay Burburiyaan Puntland ayaa wata Shirka Buura wadal” ”

gundiid on March 10, 2010 at 3:24 pm

dhulbahante waxa uu ku jiraa Qaraaami, 1900 kii, walee inta ay talo ka sugayaan garaad iyo caaqil ayaaaney meel gaadhin, war hawshan Laascaanood waxa ay u baahantahay wax ka qabasho uma baahnaa shir maalinba meel lagu qabanayo oo markuu mudo socdana garaad khilaafayo, bal qoodhiin iyo xeradiin eega maalin walba waxaad maqleysaan golihii khusuusida ayaa laysku haystaa, golaha khusuusidu hadii uu yahay gole saafiya oo xoreyn iyo inuu cadow la dagaalamo ah ma waxaa isku hays haysan lahaa inanyaroo ameerica ka yimi iyo mid carabaha ka yimid, waa riwaayad,



MH Ismail "Ananuk"-Chicago USA on March 10, 2010 at 12:43 pm
SCW. Garaad Cabdulahi Garad Soofe Duraan iyo 2da caaqilba aad iyo aad waxay ugu mahadsanyihiin mawqifkoodan shirka Buuro-Wadal, iyagoo isla markaas shacba Dhulbahante ee midnimadooda jecel u sheegay danta dhabta ah ee Isimada qaar iyo xulufadoodu ka lahaayeen shirkan iyo waxa loogu yeedhay Khusuusida oo runtii macnaha ka dambeeya iyo waxay reer ahaan Dhulbahnte u qabanayaan aan la sheegin oo aan ahayn in ay ama diidaan ama ansixiyaan Kooxdii Nairoobi isku soo dooratay, ila iminkana dalka soo geli la’, carabkana aad loogu xejinayo dib u xoreynta dulka iyo shacabka dhulbahane, Balse xaqiiqdu tahay in Puntland la dumiyo, Dhulbahantena la qaawiyo oo loo gacan geliyo Somaliland gebi ahaanba. Balse waxay ilaaween wiilasha yar yar ee danaha gaarka ah lahu in reerku uusan sahal sidaa u ahayn oo ay ruug caddaa ilaashanayaan .

Isimada kale ee wakhtiga badanu kaga lumay Shir beeneedkana waxaan ka filayaa war deg deg ah oo ka nixiya mar kale wiilasha, Garaadka iyo 2da caaqilna waa mahadsanyihiin oo waana nagu banaanyihiin.

Mahad Alla leh

MH Ismail “Ananuk”



puntlander on March 10, 2010 at 11:53 am

meesha awalba riwaayadba la,isu dhigayey ee dan SSC ma ool,soomalidu waxay ku maah maahda NIN WAALAN WALAALKIIS BAA U MIYIR QABA.
Sabiiland baan ahay iyo anaa ka xoreynaya wax is qabta maaaha.wax hadaad xoreyneysaan xoreyntu xabad bey u baahantay ee shir uma baahna.
AAD IYO AAD BAAN UGU TAAGEERSANAHAY ISIMADA BUHOODLE GO,AANKOODA



abdiqadir on March 9, 2010 at 9:14 pm

anoo ah abdiqaadir oo kasoo jeeda besha ahmed garad waxan u arka in ay kusaxan yihin kalsonida aykala labteen shirkii kasocday buurowadal waayo shirkaas oo noqday mid wata u jeedo gaar ah oo ay wlaiba watan 2 qof oo kala ah saleeban ciise iyo garad jamac marka hadan nahy beshas waan kalanqoonay kalsonidi wana ku racsanahay garadkayga iyo cuqashayd
Name : akh-Mad Aka Cabdi Bile
Subject : Re :somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
kol hadaa naanaystaa la baxada waxaynayu sognaaba waa adiga oo cagaha wax ka daye dhawaan.
intii kuwa noocaaga oo kale ka telin jireen wadankii la isku odhan jiray Somali Republic hormarka caynka oo kale kama suurto geli jirin.
laakin alxamdulilaahi ilaahay mahadii waa nagi daaquudyadii midba meel ka tuurnay.
Mid isaga oo qaxootiya ku dhinta Lagos, Morgan oo shaqaabadu tuurtuurayso oo kolba KIsmaayo laga caydhsho. Samatar oo khaatumadiisi xumaatay .
iyo adiga oo aan itaal kale lahayn in aad kombutar ku gabato mooye.
---------------------------

Garaad C/laahi Garaad Soofe iyo xubnokale oo ka soo jeeda degaanka Buuhoodle ayaa qaadacay shirka Buurowadal

March 9, 2010
By Reporter
Garaad C/laahi Garaad Soofe iyo xubnokale oo ka soo jeeda degaanka Buuhoodle ayaa qaadacay shirka Buurowadal

Wefti balaadhan oo uu horkacayey Garad C/laahi Garaad Soofe oo dhowaan ka soo kicitimay magaaladda Buuhoodle ee caasimadda gobolka Cayn ayaa ka soo horjeestey si lama filaan ah shirka ka soconaayey magaaladda Buurawadal.

Garaadka oo ay weheliyeen Cuqaal iyo odayaalkaleba ayaa waxay sheegeen inay ka biyo diideen shirkan wejigiisa labaad ayna u arkaan mid dan gaara laga leeyahay oo uu ka leexday jidkii uu ku socdey.

Garaadka iyo weftigiisa ayaa warar aanu ka helano magaaladda Garoowe waxa ay sheegayaan inay ka biyo diideen qaabka loo maamulay qusuusida la sheegay inay noqon doonaan hogaanka beesha.

Wararku waxa ay intaasi raacinayaan in ay weftigaasi Buuhoodle uga soo anbabexeen ka qaybgalka shirka


6 Responses to “ Garaad C/laahi Garaad Soofe iyo xubnokale oo ka soo jeeda degaanka Buuhoodle ayaa qaadacay shirka Buurowadal ”

sinnaan jecel on March 10, 2010 at 3:11 pm

waxaa salaamayaa dhaman inta adeegsata caqliga fiican jeclna midnimada ssc sidayda oo kale intas kadaal lama yaabani khilaafka soo kala dhe galay isimada waayo la is khilaafa hadana la heshiiyaa ee waxaanan is lahayn garaadadii beesha ugu wawaynaa baa oranaya shirkii baan kalsoonidii kala noqonay waa yaabe kuwa yaryarna maxaa laga sugayaa somaliduna waxay tiraahdaa geela kan waawey uu durduriyo ka yaryarna maxad moodaa waxan oran lahaa waxaad damacsantahay duuduub lagu liqaa dantiina gaarka ah tandadka shicibka ahku dhaafa wixii khilaaf ahna hala xalio GUUL IYO IS AF GARAD SSC NABAD GELYOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO



Run-sheege Wiil Darwiish on March 10, 2010 at 2:10 pm

Waxaan filayey alayle ma soo baxaday, khabiiro dheh inta garaad been oo reer magacaaban shirka la dhex fadhiisiyey kulankii kowaad eee shirka, waan yaabay markaan arkay magaca Buraale Ibraahim Guutaale oo kadhex muuqda magac yadii Garaadada ama Isimada ilayn qaarban garaado ahayne. Maah maha facwayn baa tidhaah Lafageel iyagaa laysku jebshaa. Weldon Putland meel aan laga filayn ma kasoo baxay khilaafkii, reerkii layslahaa xoreynta reerka ha hogaanshan miyaa iyagii la jilaafeeyey ilayn Nugaal nin ku dhac oo xabad rida laga waaye.



Garyaqaan on March 10, 2010 at 8:37 am

SAANSAANTIISAAN ARKAAYAEY
Lama yaaban in shirka ISIMADU burburu e waxaan la yaabanahay siduu wakhtigan u soo gaadhay.Haddan dib u jalleecno aasaaskii shirkan iyo sababuhuu ku yimid,waxaan garan karna inuu ahaa mid dan gaar ah laga lahaa waayo
1.dhawr qof oo ka cadhooday doorashadii ka dhacday puntland baa hoggaan meel uu u jeedo iyo meel uu kasoo jeedo aan la garanayn samaystay.
2.Markii kooxdii ka cadhootay doorashadii Nairobi tagtay waxay isku dayn inay isimada SSc ugu yeedhaan Nairobi si qorshe ay wateen u fushadaan
3.Isimadu waxay yiraahdeen dalka gudihiisa ha lagu qabto shirka,taas oo ay ku gacan saydheen
4.Kooxdaasi niman, u haysta inay arrintan daacad ka yihiin oo qaxoyti ah, bay Nairobi kula shireen qorshahay wateena ka dhaadhiciyeen
5.Qolyahayaga dibedda jooga kii na yiraahda dalkii baanu xoreynaynaa/midnimona waan raadinaynaa waan i saga jiboonaa.In yar baa hoos u eegta waxa hadalkaas ku lifaaqan.
6.Waa taad la socoteen oo markii dhawr qaxootiya ihi la dhiseen waxay rabeen inay la soo carareen oo lacag raadis bilaabeen.
7.Jaaliyadihii dibedda ayaa arrintii arakay inay khaldan tahay oo ka codsaday inay talo gudaha kula noqdaan oo wax midaysan oo cuntami kara keenaan.Waad ogaydeen inay ka caga taagleeyeen ilaa ay u runsheegtay oo cagajiid iyagoo ah dib u soo noqdeen.
8.Kooxdii Nairoobi arrin qudh ah bay shirka u timid.Taasoo ah inay ku socodsiiyaan go’aanmadoodii,hadduu lagu diidona shirka baabi’yaan.Wejigii hore waa loo dulqaatay iyadoo la eegayo danta guud oo go’aano aan eryayn baa laga soo saaray.Taas baa raja gelisay.
9.Intii wejiga labaad laysu soo diyaarinayay shirar iyo teleconferenceyo lagama bixin oo habka Hoggaanka xilka loogu wareejinayo baa la qorsheynayay.Waxaana ugu muhimsan in xubnaha la soo xulaa noqdaan kuwo u haggaansama qorshihii Nairobi.
10.Haddaba la yaab ma leh in Garaad jamac yiraahdo anaa magacaabaya, kuwuu magacaabona ka dhameeyo inay qorshihiisa taageeraan.
11.Waxaan u malaynayaa inaan ciiro ku jirin ajendada kooxda NAIROBI WADATAY.maxaase dahsoona
Waxaan dadku ogeyn in Garaad Jaamc Garaad Cali iyo siyaasiyeen haybtiisa ahi samaynayaan hoggaan loo ictiraafo inuu matilaayo SSC oo lagu rabo in Dawladda dhexe lagaga raadsado boos weyn.Waxay iska dhaadhiciyeen ama dad u sheegay in dhulbahante ku dhex milmay harti oo hadday iskood isu taagaan loo oggol yahay madaxweynenimo ama raiisal wusaaru.Waxaana qorsheysan doorashada sanadkan in loo taago nin aan ognahay. Xaglatoosiye isna ma fahmin in awrka lagu kacsanaayo oo uu maqaarsaar yahay oo marka ujeedada weyn la lagu gaaro la odhandoono xilkani waa kaa weyn yahay.Haddaba ma diidanin waana soo dhoweynaynaa ninkii dhulbahante oo meel raadinayaa,waxaase haboon in dhulbahante ahaan loo fekero aan jifi yare maleegin wax iyaga u gaar ah.Badka ha soo dhigeen qorshaha waxaaba dhici karta in lagu taageero.



RUN-SHEEG on March 9, 2010 at 10:55 pm

garaad cabdullaahi iyo caaqil camey aad ayay u sax san yihiin. Ilaahay halaga baqo sida garaad jaamac garaad cali wax kuwadaa si la qaadan karo maahan. Dadka oo la kala dilo iyo nacayb aan la garanayn meel uu ka soo jeedo looma baahana in lagu dhaqmo.

war aaway dadkii dhulbahante iyo kii harti ee uu garaadka u ahaa, inta uu is xijinayo kuwo cirka laga soo tuuray, maxuu u arki waayey danta ka weyn ee hortaala..!!!!!!!!!!!!!!!!!!!



abdi on March 9, 2010 at 8:04 pm

dabcan markii wiilkan yar ee Garaad Jaamac Garaad Ali oo abwaanka caanka ah ee Xine xiiray iminka u bixiyey KHATIN, AY GARAADADA INTOODA BADANI RUNTA U SHEEGI WAAYEEN, WAXAY KEENTAY IN UU SHIRKU BURBURO. FADEEXADIISA IYO CAWAAQIB XUMADA KA TIMAAADANA WAXAA LEH GARAAD JAAMAC GARAAD ALI ( KHATIN) IYO LA TALIYIHIISA FAARAX XUSEEN GEDLE( NABANE )WAAYO WAANIN NABAN OO ISAGU XAGA DANBE WAX KA WALAAQA DADKA BADANKIISUNA U YAQAANAAN NIN EHLU SHARAF AH. MAANTA TAASI WAA SOO DHAMAATAY OO NINKII TUUG AH TUUG BAA LOOGU YEEDHAYAA, NIN DABE OO PROFESOR SHEEGANAYA LAAKIIN SIDA JIRIDA U DHAQMANA QARSOONAAN MAAYO.



ducaysane on March 9, 2010 at 7:52 pm

garaad cabdilaahi wuu ku saxan inuu shirka ka baxo waayo shirka ma
waxaa loogu talagalay in axmed garaad lagu bur buriyo miso in dhulbahante lagu xoreeyo.fuck sharka buuro awdal its just like If this is coffee, please bring me some tea; but if this is tea, please bring me some coffee.
Name : Akha Mad Cabdi Bile
Subject : Re :somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
Biya la hubaa waa badhan Badhanta Somaliland.hadaanad sidaa garanayn ka baxso meesha Cabdi Bile yaan badda laas qoray lagugu tuurine mise adigu badbada umaad dhaweyn.
halka keliya ee la hubo in ay ka badbaaday kana badbaadi doonto EX somali Republic Waa Republic of Somaliland. oo aan mar dambe ku noqon doonin qudhinkii iyo qashaambiirkii aad Muqdisho ku walaaqan jirteen adiga iyo daaquudyadii uu Hubalka u ahaa Afweyne.
basar xumadaan waxaad ka dhaxashay daaquudkii ugu weyna INA NACALA XASAN.
soo wad dacaayada caantaynka ah waxaad heli waxaan ku cajabin.
Name : Morgan
Subject : Re :somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
Adigu caqli ma lihid oo xayawaanka yaaba wax garta marmar. Badhan waa magaalo ku taal Puntland and it is not open for discussion. We have already said NO to SNM and Isaaqland. Can't you understand that?

[ Reply ]



Name : Ahmed-Yasin
Subject : Re : somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
Alla ha garab galo Ahmed Hussein Issa iyo inta Somaliland horumarkeeda daacada ka ah, inta duminaysa ee dantooda ku watana alla ha ka qabto umadda.

Dabka dabaysha laga dhaliyo iyo ka cadceeda awoodda ka qaata haddii si cilmiyaysan looga shaqeeyo waa lagu rayn..

Nabadiino
Ahmed

Name : Morgan
Subject : Re :somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
Isaaqland is making minimal progress so quit lying to yourselves about a "significant economic" growth taking place in the rebel territory. Isaaqland will meet its ultimate end this year. Habar Jeclo Vs Habar Awdal war is coming and and it is a good thing because the enemies of Somalia will be killing each other. Lets pray to God that happens and thieves like Siilaanyo, Xaabsade and Riyoode are killed in the battle between habraha
Name : Mwananchi
Subject : Re :somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-12
Dude,
why don't you worry about your place, for what you think about our place is irrelevant and we don't care about your opinion. Save yourself the misery of being depressed with our good news (however small), it is ours!!!. We don't have time to worry about others. Get a life.

Mwananchi.

[ Reply ]



Name : Mr. Kashifaye Nin Daran
Subject : Re : somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
March 11, 2010 Ganacsadayaal Ruush ah oo Dalka Imanaya


Hargeysa (Waaheen) Waxa dalka ku soo fool leh Ganacsadayaal Ruush ah oo hawlo dhinaca Macdanta iyo Shidaalka ah ka bilaabaya Geeska Afrika gaar ahaana Somaliland

Ganacsadayaasha Ruushka ah ayaa la sheegay inay Xukuumadda Somaliland kala hadleen hawshaasi taasi oo ay aqbashay isla markaana Gacmo furan ku soo dhaweynayso Ganacsadayaashaas si ay Maal gashi ugu sameeyaan dalka

Ganacsadayaasha Ruushka ah ayaa sidoo kale hawlo Ganacsi oo kale ka bilaabi doona Dalalka jaarka ah sida Itoobiya iyo Djibouti iyagoo xaruntooda ka dhigan doona Dalka Itoobiya

Arrintan ayaa waxay ka dhalatay Go’aan Ruushku ku qaatay inuu dhaqdhaqaaq cusub ka bilaabo Geeska Afrika, Ganacsigaasi oo loogu magac daray “Horn of Africa Initiative” kaasoo Ruushku doonayo inuu xidhiidh ganacsi oo cusub la yeesho dalalka Geeska Afrika oo khayraadkoodu dihin yahay.

Ruushka ayaa ah dalalka Aduunku ugu quwada weyn waxaana la sheegayaa beryahan danbe inuu dhaqaalihiisu kobcayo iyadoo sida ay sheegayaan dhaqaalayahanka Caalamku tibaaxeen inuu ka badbaaday dhaqaale burburkii ku dhacay dalal badan oo Caalamka ah gaar ahaana kuwa ka horumaray dhinaca Wershadaha ee loo yaqaan G8 ka

Talaabadani waxay rajo galinaysaa Xukuumadda iyo dadka reer Somalilnd oo quud daraynaya inay mar uun beesha Caalamka ka helaan Maalgashi iyo Suuq iyadoo beryahan danbe ay kordhayaan inay dalka yimaadaan Ganacsato kala duwan oo ka socota dalalka dhaqaalahoodu kobcayo sida Shiinaha, Hindiya iyo Ruushka.


[ Reply ]



Name : Mr. Kashifaye Nin Daran
Subject : Re : somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
Qaramada Midoobay oo Daaha ka Fayday Xidhiidh Toos uga Dhexeeya M.waynaha Puntland iyo Budhcad Badeeda

Thursday, 11 March 2010


New York (Halganews) Qaramada midoobay War-bixin ay soo saartay ayay ku sheegtay in Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan farooole xidhiidh toos ah la leeyahay kooxaha budhcad badeedka ah ee ka qowlaysta xeebaha Puntland

War bixintan oo dhawaan la hor dhigi doono golaha amaanka ayaa waxay ka dhigeysaa markii ugu horeysay ee si toos ah loo cadeeyo masuul sare oo ka tirsan maamulka Puntland in lagu tilmaamo inuu la shaqeeyo budhcada Badda oo aduunka xiligan khaati ka taagan yahay, iyadoo loo arko dadka masuulka ka ah Budhcadaasi kuwa danbiilayaal ah
Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo hore isaga iyo maamulkiisa loogu tilmaami jiray in ay la shaqeeyaan Budhcada Badda ka qoowlaysata gaar ahaa xeebaha Puntland ayaa tani waxay ku noqoneysaa markhaati cad oo cadeynaysa in uu xidhiidh toos ah la leeyahay madaxweynaha Puntland kooxaha Budhcad Baddeeda

Si kastaba ha ahaatee tani waxay keenaysaa in danbi lagu soo oogi karo madaxweyne Faroole isagoo walina haysta Baasaaboor reer Galbeed ah.

Xigasho W. Wararka


[ Reply ]



Name : Mr. Kashifaye Nin Daran
Subject : Re : somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech.
Date : 2010-03-11
Israa’iil oo la Sheegay inay Isha ku Hayso Sidii ay Saldhig uga Samaysan Lahayd Dekedda Berbera


Wednesday, 10 March 2010

Washington (UPI.com/Jam)- Dawladda Israa’iil ayaa la sheegay inay qorshaynayso sidii ay saldhig millatari oo ciidammada badda ah uga samaysan lahayd dekedda magaalada Berbera ee Somaliland, halkaas oo sannadkii 1969kii ciidammadii Midowgii Soofiyeeti (Ruushka) ka samaysteen saldhig iyo madaar caalami ah oo awood buuxda u leh inay isticmaalaan diyaaradaha millatariga iyo xamuulku.

Wasiiradda arrimaha dibedda iyo gudaha Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale iyo Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) oo Jamhuuriya la xidhiidhay xalay si wax looga weydiiyo arrintan ayaanay suurtogalin in aanu helno telefoonnadooda gacanta oo xidhnaa awgeed.

Haseyeeshee, sida isla xalay lagu faafiyey shabakadda wararka internerteka UPI.com oo xarunteedu tahay magaalada Washington ee dalka Maraykanka, isla markaana ay bishii booqdaan dad ka badan 2.8milyan oo qof (laba milyan iyo sideed boqol oo kun oo ruux), warbixin aan ilaa hadda si rasmi ah loo xaqiijin, ayaa daboolka ka qaaday in dawladda Israa’iil ku hawlan tahay saldhig dhinaca badda ah oo ay ka samaysato magaalada Berbera, arrintaasi oo ujeedadeeda lagu sheegay inay tahay sidii ay Israa’iil waxyaabaha halista ah ee dhinaca badda cas uga soo dhawaada.

Waxa kaloo warbixintu xustay in afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Israa’iil Mr. Yigal Palmor uu bishii February ee sannadkan sheegay in Israa’iil isku diyaarinayso aqoonsi buuxa oo ay u fidiso Jamhuuriyadda Somaliland oo sannadkii 1991 ka go’day Soomaaliya, hadii ay arrintaasi dhacdana Yuhuuddu waxay noqonayaan dalkii ugu horreeyey ee aqoonsada Somaliland oo ku taal goobta istiraatijiga ah ee Gacanka Cadmeed.

Warka lagu baahiyey shabakadda wararka ee UPI.com, waxa uu intaa ku daray in qorshani qayb ka yahay halganka dawladda Israa’iil ugu jirto sidii ay saaxiibbo diblomaasiyadeed ugu yeelan lahayd qaaradda Afrika, iyada oo dhinaca kalena dalka Iran dedaal xooggan ugu jiro sidii uu saamayntiisa u wada gaadhsiin lahaa Afrika oo dhan, iyada oo laga cabsi qabo in Afrika noqoto garoon ay ku loollamaan Israa’iil iyo Iran oo khilaaf ba’ani u dhexeeyo, waxana muuqata in maalmahan Israa’iil xulafo cusub la samaystay waddanka Kenya oo isagu doonaya in Yuhuuddu ka caawiso dagaalka ka dhanka ah jihaadiyiinta argagixisada ah - sida warbixintu u qoran tahay - ee ku sii xooggaysanaya dalka ay deriska yihiin ee Soomaaliya, iyada oo geesta kalena Israa’iil danaynayso inay lug ku yeelato dalalka Geeska Afrika si ay u degto Badda Cas oo ah marin-biyood muhiim ah oo ku xidhma biyaha Carabta, kaasoo ay isticmaali karaan gujisyada millatariga Yuhuudda oo hallkaa ka weerari kara dalka Iran hadii dagaal dhex maro, iyadoo dhinaca kalena doonaysa inay joojiso hubka Iran u mariso kooxda Xisbullah ee dalka Lubnaan ee ka gudba dhinaca badda Sudan iyo Masar.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya Mr. George Saitoti oo bishii February 2010 booqday dalka Israa’iil, ayaa codsaday in laga caawiyo la dagaalanka iyo ka hortagga argagixisada, isaga oo sheegay in dalkiisa ay ku dhaceen saddex weerar oo argagixisadu gaysatay - weerarradii 7 August 1998kii lagu qaaday safaaradda Maraykanka ee Nairobi, weerarradii mataanaha ahaa ee 28 November 2002 lagu qaaday Mombassa iyo diyaaradii laga lahaa dalka Israa’iil.

“Kooxaha islaamiyiinta mayalka adag waxay la wareegayaan Soomaaliya, waxayna baqdin ku hayaan Kenya iyo dalalka kalee Afrika. Idinku haddaad tihiin Israa’iil cidna idinkama waayo-aragsana sida loola dagaallamo argagixisada, sida darteed caawimo ayaan idinka rabnaa,” ayuu yidhi wasiirka arrimaha gudaha Kenya oo la hadlayey masuuliyiin ka tirsan dawladda Israa’iil oo uu la kulmay, iyada oo Israa’iil-na ugu jawaabtay inay ka fiirsanayso sidii ay taageero milatari ugu fidin lahayd Kenya si ay ula dagaalanto argagixisadda.

Waxa kaloo jira in maraakiib kuwa dagaalka ah oo Israa’iil leedahay ay toddodobaadyadii tagay u gudbeen dhinaca Badda Cas, arrintaas oo wasiirka gaashaandhigga ee Israa’iil ka gaabsaday inuu wax tafaasiil ah ka bixiyo, waxana bilihii la soo dhaafay Israa’iil xidhiidh millatari iyo sirdoon ay la samaysatay dalalka Itoobiya, Nigeriya iyo dalal kale oo Afrikaan ah oo aan la magacaabin, halka dawladda Iran-na xoojisay xidhiidhkeeda waddamada Afrikaanka.




Jamhuuriya Online


[ Reply ]


Pages : [ somaliland: largest windmill arrives at abaarso tech. 1 ]