Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dawladda Ethiopia Iyo Jabhadda WSLF Ee Ka Soo Horjeeday Oo Heshiiyay.       Somaliland and the March of Freedom.       Dhismaha Xukuumadda Cusub Iyo Magacyada Golaha Wasiirada JSL.       The World\'s Happiest Countries       Xafladii Dhaarinta Iyo Xil wareejinta M/weynaha cusub iyo Ku xigeenkiisa oo soo       Dagaalo kadhex qarxay Maamul-goboleedka Pugland iyo Al-shabaab.       Ajaanibtii oo la Wareegay Hogaanka Al-Shabab iyo Xilalka iyo Magacyadooda.       Dhab u Milicso Muuqaallada Wejiyada G/Xukuumadda M/Rayaale oo iska Reebay Sawir       Musaveni Oo Yidhi Somalia Kama Jirto Wadaniyad & Midnimo-toona      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

wafti uu hogaaminayo wasiirka ganacsiga jsl oo soo gaadhay magaalada alleybaday.

wafti uu hogaaminayo wasiirka ganacsiga jsl oo soo gaadhay magaalada alleybaday.

News


 016009Maanta waxa Allaybaday soo gaadhay wafti balaadhan oo uu hor kacayay Wasiirka Ganacsiga JSL, waxa kale oo Wasiirka safarkan ku waheliyay Badhasaabka Gobolka Gabiley, Badhsaab-ku-xigeenka, Maayarka Gabiley iyo qaar ka mid ah Haya'adaha caalmaiga ah iyo kuwa wadaniga ahba.









xasan shahar
alay

dkjag
046

Waftigan oo ay ujeedadiisu ahayd in uu qiimayn(assessment) ku sameeyo dhibaatooyinkii ay gaysteen roobabkii mahiigaanka ahaa ee ka da’ay deegaanka allaybaday.kuwaasi oo khasaare balaadhan gaadhsiiyay kaydadkii ama balayadii waawaynaa ee biyaha u kaydin jiray deegaanka allaybaday, iyo dhulbeereedkii looga faa’iidaysan jiray wax soosaarka,
Meherado Ganacsi iyo Guri xaasyo, iyo iyaga oo dadkii daadadku baraciyeen u siday bacaha roobka lagagalo oo gaadhaya 40 bacood, 300 kiish oo galay ah, 60 kartoon oo saliid ah iyo saabuun 3 kartoon saabuun ah.

016

ugu horayn waxa halkaasi waftigaasi warbixin kusiiyay Gudoomiyaha Degmada Allaybaday Xasan cabid Cali ( Shahar) isaga oo Gudoomiyuhu sheegay in ay daadadkaasi waxyeeleeyeen 114 balay,456 qoysna ay ku bara kaceen,155 neef oo lo' ahina qaaday iyo adhi gaadhaya 500 neef, 61 engine iyo dhamaan qalabkii beeraha lagag shaqaynayay.

003

intaasi kadib waxa ay si guud usoo wada mareen Magaalada gudaheeda waxayna soo arkeen Goobo ganacsi iyo guryo ay baabiiyeen daadadkaasi kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Bakhaaro, Tukaano, Bacadlayaal, iyo Guryihii ay dadku daganaayeen, oo uu qaarkood dumayay qaarna wixii dhexyaalay uu qaaday, Waxa kale oo ay si wada jir ah usoo arkeen
buundooyinkii magaalada soo galayay iyo kuwii gudaha magaalada oo uu baabiyay daadku sidda buundadii isu xidhaysay Ethiopia iy Somaliland oo ay adagtahay sidda imika laba daamood loogu kala gubo halkaasina waxa ay ku arkeen baabuur badan oo ku xayiran.

009

Ugu danbayntii waxa ay kulan ku qaateen Xarunta Maamulka degmada Allaybaday halkaasi oo ay ka sheegeen in ay sidda ugu dhakhsaha badan waxa uga qaban doonaan,Hadaba Haayadahan ayaa iskugu jiray Haayado Caalamiya kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Unicef, UNCR, FOA,WFP, UNDP, kuwa wadaniya iyo Madax sar sare oo ka socotay laamaha dawlada.

Ismaacil Cabdi Muxumed( Hilqad)
GabileyNews Desk
Allaybaday Somaliland

Posted on Tuesday, March 09 @ 23:50:15 DAVT by admin



wafti uu hogaaminayo wasiirka ganacsiga jsl oo soo gaadhay magaalada alleybaday. - wafti uu hogaaminayo wasiirka ganacsiga jsl oo soo gaadhay magaalada alleybaday.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.