Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dawladda Ethiopia Iyo Jabhadda WSLF Ee Ka Soo Horjeeday Oo Heshiiyay.       Somaliland and the March of Freedom.       Dhismaha Xukuumadda Cusub Iyo Magacyada Golaha Wasiirada JSL.       The World\'s Happiest Countries       Xafladii Dhaarinta Iyo Xil wareejinta M/weynaha cusub iyo Ku xigeenkiisa oo soo       Dagaalo kadhex qarxay Maamul-goboleedka Pugland iyo Al-shabaab.       Ajaanibtii oo la Wareegay Hogaanka Al-Shabab iyo Xilalka iyo Magacyadooda.       Dhab u Milicso Muuqaallada Wejiyada G/Xukuumadda M/Rayaale oo iska Reebay Sawir       Musaveni Oo Yidhi Somalia Kama Jirto Wadaniyad & Midnimo-toona      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

mr kaysar cabdilaahi maxamed oo iska casilay xilkii ka hayey ururka somaliland f

mr kaysar cabdilaahi maxamed oo iska casilay xilkii ka hayey ururka somaliland f

News


 Aniga oo ah Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo  ka tirsan Gudida Dhexe (EC) Ururka Somaliland Forum,  ahna Xoghayaha Ururkaas Somaliland Forum waxaan iska casilay xilkii Xoghayanimo ee Ururka Somaliland Forum  laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 9/03/2010.





Somaliland Forum:  Is Casilaad
                                     09/03/10        

                                                                                                                                              
Asalaamu Calaykum Aniga oo ah Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo  ka tirsan Gudida Dhexe (EC) ee Ururka Somaliland Forum,  ahna Xoghayaha Ururkaas Somaliland Forum waxaan iska casilay Xilkii Xoghayanimo ee Ururka Somaliland Forum  laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 09/03/2010.

Sababta aan iskaga casilay xilka aan u hayay  Ururka Somaliland Forum waxa uu la xadhiidhiidhaa iyada oo uu dhawaan Xisbiga Qaranka ee UCID uu iga codsaday inaan u qabto Xilka Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbigaasi UCID, taasoo aan aqbalay inaan xilkaas u qabto Xisbiga UCID.

Hadaba si loo ilaaliyo dhexdhexaadnimada Ururka Somaliland Forum oo dalkeena iyo dadkeena qiimo weyn ugu fadhiya, isla markaasna Xubnaha Ururka Somaliland Forum ay habeen iyo maalinba yihiin qaar ka shaqeeya danta Qarankooda ee gudo iyo debadba iyaga oo u shaqeeya hab dhexdheaaxdnimo ah, iyada oo ay lagama maarmaan tahay in Ururku uu mar walba ku socdo tubta dhexdhexaadnimadiisa ee ku salaysan ujeedada qotodada dheer ee ururku higsanayo oo ah in ay shacbiga reer Somaliland gaadhaan yoolkooda ah inay helaan Dawlad Madaxbanaan oo Caalamku Aqoonsan yahay oo horumarsan.

Iyada oo arrimahaas aan kor ku xusay aan maanka ku hayo ayaan go'aansaday inaan Xilkii Ururka Somaliland Forum iska casilo, sidoo kale waxaan iska casilay Gudi hoosaadyada ururka ee aan ka tirsanaa isla maanta.

Aniga oo fursadan ka faaiideysanaya waxaan halkan Hambalyo kal iyo laab ah iyo mahadnaq balaadhan uga gudbinayaa dhamaan Xubnaha Somaliland Forum meel kasta oo ay dunida dacaladeeda kaga nool yihiin, waxaa kale oo aan sidoo kale u mahadnaqayaa Gudiga Dhexe ee Ururka Somaliland Forum iyo Gudoomiyaha Ururka sida wadaniyada, sharafta iyo xilkasnimada leh ee ay iila shaqeeyeen mudada aanu wada shaqaynayay, iyo waliba mudada  dheer ee aan Ururkaas ka tirsanaa, waxaanan u rajaynayaa inay halkaas kasii wadaan hawlaha balaadhan ee ay u hayaan qarankeena.

Mahadsanidin.

Kaysar Cabdilaahi Maxamed
Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga UCID
kaysar@europe.com

Subnitted by: Maxamed, Kayse
Kayse.Maxamed@awp.nhs.uk

Posted on Tuesday, March 09 @ 22:37:46 DAVT by admin



mr kaysar cabdilaahi maxamed oo iska casilay xilkii ka hayey ururka somaliland f - mr kaysar cabdilaahi maxamed oo iska casilay xilkii ka hayey ururka somaliland f
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.