Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

maalinta haweenka adduunka oo si wayn looga xusay jsl.

maalinta haweenka adduunka oo si wayn looga xusay jsl.

News


 Xuska Maalinta Haweenka Aduunka oo sannad walba 8da Bisha March laga xuso daafaha dunida ayaa maanta si wayn looga xusay Caasimadda Jumhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa iyo guud ahaan gobollada dalka.








Xuskan oo ay sanad walba soo qabanqaabiso wasaarada horumarinta qoyska iyo arimaha bulshada oo kaashanaysa qaar ka mid ah hay’adaha qaramada miidoobay iyo kuwa caalamiga ah ee ay wada shaqaynta leeyihiin, ayaa sanadkan waxa  muuqanayay sida laxaadka leh ee ay haweenku u fahmeen inay maalintani tahay maalin iyaga loo qoondeeyay inay soo bandhigaan waxyaabaha u qabsoomay sanadkii la soo dhaafay.




Munaasibada lagu xusayay maalintan oo lagu qabtay Beerta xoriyada ee Hargeysa, ayaa waxa ugu horeyn hadal ka soo jeediyey agaasimaha guud ee wasaarada horumarinta qoyska iyo arimaha bulshada Md Cabdiraxmaan Maxamed Maal, waxaanu ugu horeyn hambalyo u diray dhammaan haween waynaha Somaliland, isaga oo sheegay in wasaaradoodu u taagantahay sidii ay haweenka dalka u horumarin lahaayeen “Maanta waa maalin haweenka adduunka oo dhami dabaal-dagayaan, maalintan waxa la cayimay 1977-kii, waxaana loo gartay inay noqoto maalin la xuso sidii xuquuqda dumarka loo dhowri lahaa, waxaana laga xusaa adduunka oo dhan” ayuu yidhi Agaasimaha guud ee Wasaarada qoyka, waxaanu intaa ku daray “Wasaarada xilkeedu waa inay daryeesho haweenka Somaliland.”




Md Maal, waxa uu tilmaamay in Wasaarada qoysku qaaday talaabooyin ay ku horumarinayso haweenka Somaliland “ Wasaaradu waxay qaaday talaabooyin horumarineed oo wax loogu qabanayo dumarka.” Ayuu hadalkisii ku soo xidhay agaasimuhu.




Guddoomiyaha hay’ada shaqaalaha dawlada Md Cabdiraxmaan Xueen Cadami oo isna halkaas ka hadlay, ayaa hambalyada uu haweenka u diray ka dib xukumada iyo xisbiyada qaranka ku canaantay in aanay fulin balanqaadyo ay haweenka hore ugu qabteen. “Madexda dalku xukumada iyo xisbiya-ba waxaay ku balan qaadeen in ay dumarka wax la qabtaan, laakiin balanqaadkaasi muu fulin, taasina waxay cadaynaysaa in aanay diyaar u ahayn in gacanta laaban kala furaan” ayuu yidhi.



Md Cadami waxaa uu sheegay in wadamo ka mid ah qaaradda Afrika oo dhawaan safar ku tageen ay ku soo arkeen haween 40% iyo 30% iyagu tallada dalkooda haya, sidaas daraateed haweenka Somaliland looga baahan yahay in ay isku ciil kaabiyaan oo ay ku dadaalaan sidii ay heerkaas oo kale u gaadhi lahaayeen.


 
Xoghayaha Guud ee xisbiga talada haya ee UDUB Md Jaamac Yaasiin Faarax oo isna halkaas kalamado kooban ka jeediyey, ayaa tilmaamay inay ku faraxsan yihiin xuska maalinta haweenka aduunka taas oo uu sheegay in ay tahay maalinta kaliya ee haween weynaha aduunka loo asteeyey.



Md Jaamac waxaa uu balanqaaday in xisbi ahaan in ay mihiimada kowaad siinayaan haweenka maadaama 52% ay ka yihiin umada reer Somaliland waxaanu si gaar ah u xusay in xisbigoodu 20% talada dalka ka siin doonaan haweenka. Munaasibadan oo ay ka hadleen shakhsiyaad muhiim ah oo uu ka mid yahay Wasiirka Dhalinyaradda Ciyaaraha Somaliland Md Maxamuud Siciid Muxumed, ayaa waxaa soo gabogabaysay Wasiirka Wasaarada Horumarinta Qoyska iyo Arimaha Bulshadda, ayaa ugu horeyn hambalyo u dirtay haween waynaha Somaliland. Iyada oo tilmaamtay sida mar kasta wasaarada Qoysku diyaarka ugu tahay daryeelka hooyada iyo dhalaanka.



Xuskan maalintan oo ay qaybqaadanayeen kooxa muusigada ee ciidanka booliska ayaa waxaa lagu soo bandhigay ciyaaro dhaqameedyo la xidhiidha maalintan iyo heeso muujinaya muhiimada hooyadu leedahay.  

Oodweynenews.com Desk

Posted on Monday, March 08 @ 15:58:54 DAVT by admin



maalinta haweenka adduunka oo si wayn looga xusay jsl. - maalinta haweenka adduunka oo si wayn looga xusay jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Ma-tukade
Subject : Re : maalinta haweenka adduunka oo si wayn looga xusay jsl.
Date : 2010-03-08
Anigoo ku hadlaya magacayga kan caruurtayda,kan xaaskayga (my wonderfull wife) iyo kan dhamaan qurbo-jooga Soomaaliland waxaan hambalyo hawada u marinayaa guud ahaan haweenka adduunka gaar ahaanna kuwa reer Soomaaliland iyo soomaaliyaba meel kasta oo ay joogaan anigoo uga hambalyeynaya maalinta 8-maarso.
waxaan usoo jeedinayaa dhamaan qaybaha bulshada in la dhowro xuquuqda haweenka,lagana qayb-geliyo hogaanka siyaasadeed ee dalka maadaama oo maanta ay cadaatay inay haweenka Soomaaliyeed ka karti badan yihiin ragga,badbaadiyeena malaayiin caruur ah iyagoo u shaqeeya,halka raggii gabay kaalintii ay kaga jireen qoyska.
Ragow aan runta isu sheegno,haweenkeena ilaahay ha daayo,nin waloow maanta xaaskaaga fadlan Flowers usoo gad,dibaddana kasoo wada casheeya,waa habeenkeedii ee si fiican halooga farxiyo.

Is maqal dambe oo xiiso leh.


[ Reply ]



Name : dhirbaxo
Subject : Re : maalinta haweenka adduunka oo si wayn looga xusay jsl.
Date : 2010-03-08
masha allaah, guulaysta, guulaysta, waxaan raga somaliland u soo jeedin lahaa inaad siisaan kuraasida ugu badan ee dalku leeyahay, maxaa yeelay iyagaa inaga naxariis badan

Name : Ma-tukade
Subject : Re :maalinta haweenka adduunka oo si wayn looga xusay jsl.
Date : 2010-03-08
Hawl-gal aan waday muddo bil ah kadib ayaa galabta waxa ii suurto-gashay inaan khadka telefoonka kula xiriiro saddexda musharax ee jagada madaxweynaha JSL,isla markaana ah gudoomiyeyaasha 3-da xisbi qaran ee Udub,Ucid iyo Kulmiye. Riyaale,Waraabe iyo Siilaanyo.
Su,aalaha aan weydiiyey mid kasta iyo jawaabtooda hoos ka akhriso:
Su'aal:(1).

Mudanayaal dalka miyaa laga waayey cid magac bini'aadam wadata,maadaama oo saddexdiinuba aad magac xayawaan wadataan??

Jawaab:
1-Riyaale-Adeer aniga magacaygu maaha magac xayawaan oo ri'(Orgiga naagtiisa) maaha magacaygu ee dadka ayaa ku dhawaaqidiisa bedela oo si xun ugu dhawaaqa,dabcan wax sidii ay ahaayeen si ka duwan loogu dhawaaqaa macno kale ayuu yeelan karaa,marka aan ku saxo ee Riyaale(Adhiile) maaha magacaygu ee waa Rayaale( oo macneheedu yahay qof ra'yiyo badan).

2-Faysal-Adeer horta aniga Faysal ayaa lay yiraa ee Waraabe oo naaneys oo awoowgay oo yare madoobaa ayaa loogu magac daray maadaama walaalihii iyo qoysku dad cas cas ahaayeen,dee markaa adeer anigu magacaas ma lihi,tartankayga jagada madaxweynenimona ma iga reebi karo,anigu miyaan waraabe kuula egahay?

3-Siilaanyo-Adeer Siilaanyo waa naaneys ee horta magac maaha,tartankayga jagada madaxweynahana waxba ma u dhimayso naaneystaasi,oo haddii naaneys xayawaan madaxweynenimo cid u diidayso dee adeer Cabdilaahi Yuusuf madaxweyne ma noqdeen oo watay magaca xayawaanka ugu foosha xun adduunka ee yeyda.
Horta runtii aniga naaneystan waa laygu qasbay ee weligey raali ma ka ahayn oo ciyaal yaryar baa ii bixiyey oo aanu mulaca iyo siilaanyada wada leyn jirney amrkaanu yaryareyn anagoo ciyaar ka dhiganayna,ilaa hadda qofka iigu yeera si xun ban u eegaa markaasuu naxaa oo waar axmed i yiraa.

Su'aal-2:
Haddii shacabku kaa codsado inaad jagada gudoomiyenimada iyo tan musharaxnimadaba aad uga tanaasusho qof haween ah ma yeeli lahayd?

1-Rayaale:Adeer runtii inkastooy su,aal adag tahay haddana waa laga yaabaa inaan yeeli lahaa,maadaama oo shacabkii markii horeba i doortay ay codsigaas iisoo jeediyeen. Hadday dhacdona runtii siyaasadda iyo howlahaasba waan iskaga bixi lahaa oo Jabuuti ayaan iska degi lahaa inta nolosha iiga hadhay.

2-faysal:Hahahaha.What a question! Adeer gudoomiyenimada xisbigan kaadidaydaan usoo cabay,qof dumar ah oo meelahan iska xineysanaysay xisbiga horumar la taaban karo ma gaarsiin karto,ee ha sugto inta xisbiga uu doorashada ku guuleysanayo,markaa kadib su,aashaas iila imoow.
Haddii laygu qasbose ma joogayo dalkan ee Finlandtaydii ayaan iskaga noqonayaa.

3-Axmed-Adeer ma xuma oo haweenku wax way hagi karaan,kartidaasna way leeyihiin,laakiin ma fiicna inaan noqdo biddihii haruurka ridqay ee xabaddii ugu dambeysey ka tegey intuu daalay.Haweenka jagooyin wasiiro iyo wax waan u magacaabi laakiin kursigayga inay igu soo hujuumaan raali kaga noqon maayo.
haddii laygu qasbose meel aan tagaaba ma jirto oo qurbaha dadka jooga oo dhan deyn bay igu leeyihiin,oo hagbadihii dumarka iyo qarashaadkii ragga waxii la hayey oo dhan soo shubaan ku iri,si marka aan meesha qabsado aan idiinku soo celiyo,markaa haddii meesha qof dumara layga qaado deynta intaas le,eg ee balayiinka gaaraysa see u celin karaa??Maya,maya adeer taas dagaal baan ka xigaa anigu.
Name : Asli
Subject : Re :maalinta haweenka adduunka oo si wayn looga xusay jsl.
Date : 2010-03-08
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Waryaa matukade xagaad waxan kasoo ururisay??Shaydaaaaaaaaaan.
Waad iga qoslisay walaahi.
Name : lamaseege
Subject : Re :maalinta haweenka adduunka oo si wayn looga xusay jsl.
Date : 2010-03-09
Asli,Jaadka ayaa dadka waxaas oo xigmad daro ah ka keena sida aad la socotana waa waali iyo humaag uun ee fadlan halkan hoose guji.



http://www.youtube. com/watch? v=zR1Td8sZ7dk

http://www.youtube. com/watch? v=zR1Td8sZ7dk


Lamaseege
Reality Desk
Name : Asli
Subject : Re :maalinta haweenka adduunka oo si wayn looga xusay jsl.
Date : 2010-03-09
Waan salaamaya dhamaan bahda Somalilandpatriots waxaa kalooo aan doonayaa inaan haweenka xasuusiyo inaanay wax aan dantooda ahayn ku mashquulaan, horumarka iyo waxqabadkana looma diidana haweenka, siddeeda maarso ee loo dabaaldegayana maaha wax ka soo go,ay fikirka iyo dareenka dumarka soomaaliyeed, markaa si aad u ogaataan siddeeda maarso fadlan akhirya maqaalka ku jira boggan ee ah "Sirta ku soohan siddeeda maarso" ama ka akhirya linkigan
http://somalitalk.com/web/2010/03/07/sirta-ku-soohan-siddeeda-maarso-abdilqani-haji-ali/

i
Name : lamaseege
Subject : Re :maalinta haweenka adduunka oo si wayn looga xusay jsl.
Date : 2010-03-09
Dumarku waxa ay xaq u leeyiin qayb libax in ay ka qaataan dhismaha dalkooda oo ay hogaanka dalka qabtaan.Sida aynu la wada socono ASLI waxa jira in nin kasta oo burhaan iyo karaamo isu yeela ay gabadhi ka danbayso hadii uu waayana uu buushaha la cuno dameeraha sida kuwa halkan ku difaaca Riyaale NNS. Markaa waxa haboon in qaybtooda qaataan hiirta waabiri oo ay dalkooda u adeegaan.


Anigu waxaan aaminsanay in dumarku ay ka IQ iyo lexejecloba daban yiin daaquudada inan Rag.

Lamaseege
Reality Desk

[ Reply ]


Pages : [ maalinta haweenka adduunka oo si wayn looga xusay jsl. 1 ]