Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dawladda Ethiopia Iyo Jabhadda WSLF Ee Ka Soo Horjeeday Oo Heshiiyay.       Somaliland and the March of Freedom.       Dhismaha Xukuumadda Cusub Iyo Magacyada Golaha Wasiirada JSL.       The World\'s Happiest Countries       Xafladii Dhaarinta Iyo Xil wareejinta M/weynaha cusub iyo Ku xigeenkiisa oo soo       Dagaalo kadhex qarxay Maamul-goboleedka Pugland iyo Al-shabaab.       Ajaanibtii oo la Wareegay Hogaanka Al-Shabab iyo Xilalka iyo Magacyadooda.       Dhab u Milicso Muuqaallada Wejiyada G/Xukuumadda M/Rayaale oo iska Reebay Sawir       Musaveni Oo Yidhi Somalia Kama Jirto Wadaniyad & Midnimo-toona      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.

guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.

News


 Guddoomiye-ku-xigeenka Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macallin, ayaa sheegay in uu mar kale booqasho ku imanayo J. Somaliland, isla markaana wuxuu mar kale dedafeeyay eedayn uu Wasiirka Arr. Dibedda dalkiisu u jeediyay, taas oo uu sharci-darro ku tilmaamay.






Md. Faarax Macallin wuxuu sheegay in eedda ka dhanka ah socdaal uu Somaliland ku yimi dabayaaqadii sanadkii tegay ee uu u jeediyay Wasiirka Arrimaha dibedda Kenya Moses Watengula, waxaanu sheegay in aanu awood u lahayn dacwaddaas in uu soo oogo. “Baarlamaanku wuu ka awood badan yahay xitaa Madaxweynaha, guddiyada Baarlamaanka ee 27-ka ahi dhammaantood cidday ka amar qaataan ee ay hoos tagaan waa aniga, ciddii aan amrayayna aniga ima dacwayn karto, kaliya waxa laygu dacwayn karaa Baarlamaanka oo dhan oo is-raaca. Waxaanse u arkaa uun in uu Wasiirku cid uu u adeegayay ku qancinayay.” Ayuu yidhi Faarax Macallin oo shalay u waramay Telefishanka ETN. Waxaanu sheegay in siyaasaddii dawladdiisa Kenya ee la xidhiidhay Soomaalidu ay is-bedeshay, isla markaana garatay in dantoodu ku jirto dhismaha Soomaalida.

Mar la waydiiyay guddoomiye-xigeenka in booqashadiisu shaqsi ahayd iyo in kale, wuxuu ku jawaabay oo uu yidhi, “Booqashada waxaan ku metelayay Dawladda Kenya oo waxa hantida iyo kharashka bixisay Dawladda Kenya, ninku haddii aanu ahayn mid ajaanib ah oo aanu Af-Soomaali ku hadlayn Soomaalidu waxay u aragtaa Masuul culus, laakiin waxaan ku metelayay Dawladda Kenya. Warbixinta aanu ka soo diyaarinay Somaliland-na waxa iska leh Baarlamaanka, ma laha Fulintu ee waxa leh Baarlamaanka oo dersaya wixii aanu soo aragnay oo ka doodaya. Maadaama aanu xaqiiqo-raadis ahayn, waanu sheegaynaa xaqiiqadii aanu soo aragnay, hadddana iima saamaxayso in aan ka sheekeeyo wixii aanu soo aragnay, waayo waxay u taalaa Baarlamaanka oo ay u taalaa.” Ayuu yidhi.

Mar Faarax Macallin la waydiiyay kulamo uu la yeeshay xubno ka tirsan Somaliland-diidka ku sugan Nairobi iyo waxyaabaha uu Somaliland ku soo arkay, ayaa wuxuu ku jawaabay oo uu yidhi, “Anigu hebel iyo hebel kuma odhanayo, in aan halkaa (Somaliland) u socdo dad badan baan u sheegaya, waxaana I geeyay cabsi aan ka qabay in isku-dhac ka dhaco (Somaliland iyo Puntland oo isku dhaca)..Dad baan la tashaday kuma odhanayo, laakiin wax badan baanu is-aragnay dadka reer Sool, waxaanu is-aragnay gobollo badan oo Soomaaliya ka tirsan iyo gobollo kale oo Somaliland ka tirsan. Imikana, dadka ka qaylinaya muxuu u tegay Laascaanood, waxaan leeyahay Laascaanood cid iga xigta ma jirto, maantana ninka u dhashay waa ninka wax la qabta, waayo waxay u baahan yihiin Caafimaad, Waxbarasho iyo Biyo.” Waxaanu intaa raaciyay oo uu yidhi, “Waxaan tegay Borama waxaan ku arkay Jaamacad kuwa Kenya ka sarraysa, dadkii aqoonyahanka ahaa ee reer Borama ayaa soo diray Kharashka iyo maal-gelinta, waxa kale oo aan Arkay Cusbatal halkaa ku yaala oo 2-Milyan oo Dollar ay ka badan tahay Qalabka yaala.”

Waxaanu Faarax baaq u jeediyay qurba-joogga Gobollada Sool iyo Sanaag. “Qurba-joogga reer Sool iyo reer Sanaag waxaan odhanayaa ha isku dar-daraan lacag oo yaryarka halkaa ku rafaadsan wax la qabtaan oo ay Biyo nadiif ah u raadiyaan deegannadooda.  Waayo hadday Somaliland go’do ha la go’aan iyaga oo Bulshadoodu dhisan tahay, haddaanay Somaliland go’inna Soomaaliya ha kula midoobaan dadkooda oo wax taransaday. Waxaan leeyahay, intaydaan dood kale galin dadkiina badbaadiya. Waan diri doonaa waqti aan fogayn khabiir baadha Biyaha halka laga helayo oo waan u soo ballan-qaaday.” Ayuu yidhi Faarax Macallin.

Mar la waydiiyay in socdaalkiisu daarnaa in Puntland uu uga dan lahaa oo dhawaanahan Itoobiya u dhiibtay dad u dhashay Soomaalida Itoobiya ee Ogaadeeniya oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo, wuxuu kaga jawaabay oo uu yidhi, “Somaliland miyaanay gudbinin dad u dhashay Gobolka Soomaalida ee Itoobiya oo la hubo in aan cadaalad la saarayn oo aan xuquuq la siinin…Waxaan u arkaa aragti rakhiis ah.”

Sidoo kale, mar uu ka jawaabayay su’aal la xidhiidhay waxa uu kala kulmay dadweynaha reer Laascaanood waqtigii uu tegay, ayaa wuxuu yidhi, “Waxay ka cawdeen dadka xidhnaa oo tiro yar, waxaanay dalbadeen in Maxkamad la soo taago, taasna waan u ballan qaaday, Xukuumadduna sidaan ballan qaaday way fulisay, maalin walbana way ila soo hadlaan dadka ku dhaqan Laascaanood oo waxay leeyihiin, dadka waxyaabahan ka hadlaya waa dad dheregsan ee in wax nalala qabto ayaanu doonaynaa, runtiina way igu hambalyeeyeen socdaalkaygaas.” Waxaanu xusay in aanay jirin wax cadaadis ah oo lagu hayo, haddii ay jirtana ay waajib ku tahay inay ka hadlaan.  “Waxyaabahaa aan u tegay waxay ahayd arrimo Bani’aadamnimo, sida aanu iyaga ugu doodayno in wax loola qabto, ayaa waajib na saaran tahay in aanu hubino in aanay jirin dadka deegaankaas cadaadis ku haynin Xukuumadda Somaliland.” ayuu yidhi waxaanu intaa raaciyay oo uu yidhi, “Waxaan jeclaan lahaa sidii aan ku soo arkay magaalooyinka Borama, Gabiley, Hargeysa iyo Burco in ay dhaqdhaqaaqyo ka jiraan magaalooyinkaas.”

Gebogebadii, Faarax Macallin wuxuu sheegay in dhawaan ay u qorshaysan tahay in uu ku soo laabto Somaliland oo uu mar kale booqasho ku yimaaddo. “Laasacaanood waan tegay, Buuhoodlena in aan tago waan rabaa, waan tegayaa Ceerigaabo, waxaanan jeclahay in ay noqoto mid waqti dhaw..Markaa waa sheeko basiid ah, ninka u dagaallamaya aee leh Soomaaliya kama go’I karto Soomaaliland, muxuu u leeyahay muxuu u leeyahay Faarax Macallin Laascaanood muxuu u tegayaa. Inta arrintan socdaalkayga ka hadlaysa oo dhan waan ogsoonahay, waayo dawlad baan u shaqeeyaa, waanan ogsoonahay. Ajaanib baa faraha kula jira, waanay kula jireen waligood.”

Somaliland.Org
Hargeisa News Desk

Posted on Sunday, March 07 @ 17:53:47 DAVT by Admin



guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl. - guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Ma-tukade
Subject : Re : guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-07
Faarax Macalin afkaaga caano iyo malab lagu qabay.Inuu ninkani siyaasi meel fog ka fekeraya yahay waxaa lagu gartaa hal weedh oo uu yir taas oo aan aad ugu qashuucay runtiina ka turjumaysa xaqiiqada jirta,wuxuu yiri isagoo reer Laascaanood arrintooda ka hadlaya:
Waxaan soo arkay magaalo u baahan biyo nadiif ah,waxbarasho,caafimaad iwm,waxaan soo arkay magaalada Boorame oo jaamacadaha ku yaalaa aanay Kiiniya ku ool,dhaqtarka Booramana uu u qalabaysan yahay si mug leh,waxqabadkaas iyo horumarkaasna waxa u horseeday xukuumadda jirta iyo qurbajooga u dhashay oo dhaqaale u ururiyey sidii looga midho-dhalin lahaa mashaariic gobolka waxtar u leh.
Reer laascaanood intay wax kale isku mashquulinayaan ugu horeynta ha ka tashadaan sidii ilmaha yar yar ee waxbarasho,daryeel caafimaad iyo biyo-nadiif ah u heli lahaayeen,ka magaalada u dhashay waa kan intaa u qabta,shacabkuna soo dhoweyn doonaa,taariikhdana baal dahab ah ka geli doona. Ilmahaagii oo waxbartay hadday Somaliland go'dona ha la go'o,hadday Somaliya dib ula midowdana ha ula midowdo oo berri yaan cilmi la,aan iyo aqoon la,aan lagu cadaadin.
Hadalkaas kasoo yeeray gudoomiye-ku-xigeenka golaha wakiilada Kiiniya Md.Faarax Macalin waxa hore ugu wacdi-geliyey shacabka degaanka Sool halyeyga wasiirka boostada iyo is-gaadhsiinta Md.Cali Sandulle,oo mar walba ku celceliya war reer Laascaanoodoow bal talo horumar leh keena ama taayada qaata oo waxbaan magaalada aynu u wada dhalanay u qabanaynaaye dhamaantiin aan wada shaqayno oo daba-dhilifyada dheregsan ee qurbaha iyaga iyo caruurohoodii ku raaxeysanaya yaynaan maqlin.
Aniguna waxaan reer Laascaanood leeyahay 20 sano oo somaliweyn dhiig iyo xasuuq ka socday ayay shacabkaagii reer Somaliland horumar dhinac walba ah gaadheen ee maxaa idinka reebay,dadkiina wax la qabsada oo dhulkiina aamina.wax bara ubadkiina. tartan la sameeya Hargeysa,Burco,Boorama iyo guud ahaan degaanada somaliland oo dhan oo ilmo kastaa maanta haysto daryeelkii waxbarasho,caafimaad,nabadgelyo,biyo nadiif ah iwm ee uu xaq u lahaa.

Name : Runsheeg
Subject : Re :guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-07
Barlamaankan fadhiidhka ah ee JSL ma waxay garanwayeen soo saara resoloution aad ku taageertaan Farax Macalin mise goluhu weli fasaxii dheeraa buu ku jiraa

[ Reply ]



Name : FAARAX MACALIN WAA NIN GOBA OO AY GUNI RIFAYSO
Subject : Re : guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
FAARAX MACALIN WAA NIN GOBA OO AY GUNI RIFAYSO
FAARAX MACALIN WAA NIN GOBA OO AY GUNI RIFAYSO
FAARAX MACALIN WAA NIN GOBA OO AY GUNI RIFAYSO

Maalin kasta wufuud caalaliya ayaa timaada SOMALILAND. Maxay guntu u qabsan waayeen kuwaa. SOMALILAND waa dal aduunkoo dhan baa og. Maxaa loo qabsanayaa Faarax Macalin. MUdane Faarax Macalin waa shakhsi aqoon leh oo daacad ah. Wuxuu muujiyey xilkasnimo badan markuu booqday somaliland.

Name : xornimo
Subject : Re :guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
waxaan kula talin lahaa wargeysyada yada ee somaliland in ay naga daayaan han kicintan. waan ogahay in madaxweyne riyaale iyo xukuumadu raadinayso aqoonsi. laakiin waxaad leedihiin israel ayaa ogol aqoonsiga somaliland hadana waxaan eegay wargeyskii laftirkiisa ee haaretz hadana wax ku saabsan arrinkan ma arag. ee raaca oo lasocda wararka ay xukuumadu hayso. miyaad na waalaysan xag aad arrintan ka wadaan garan mayno ee noogu daaya xukuumada warkeeda arrimaha dibada.

[ Reply ]



Name : Farrid
Subject : Re : guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
Mr.Farah you are always welcomed in Somaliland.


[ Reply ]



Name : Abdirahman Ahmed Ali
Subject : Re : guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
Baarlamaanka Somaliland waa in uu la saftaa ninkaa Faarax Macalin, oo ay sameeyaan wax kasta oo lagu difaaci karo.... Sida ay u eegtahay ninka waxa dhaqaaqay Jidhkii Daarood nimo, oo markii uu arkay horumarka dadka kale sameeyeen ayaa uu rabaa in uu soo gaadhsiiyo ree Laascaanood heerkaa oo kale..... Laakiin waa inoo fiican tahay inaga ee hala taageero

Name : Ahmed-Yasiin
Subject : Re :guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
Mud.Faarax Macallin, ku soo dhawow Somaliland mar kale iyo marar kaleba, hana u jixinjixin xagxagashada guntu ay ku xagxaganayso.

Ahmed Yasiin
Name : Mr. Kashifaye Nin Daran
Subject : Re :guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
March 07, 2010 Golaha Guurtida Somaliland Oo Canbaareeyay Wasiirka Arrimaha Dibada Kenya





Hargeysa(Waaheen) Gudoomiyaha Guddida Joogtada Golaha Guurtida Muxumed Aw Axmed iyo ku xigeenkiisa C/casiis Maxamed Gaaxnuug ayaa shalay si cad taageeray safarkii uu Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka kenya ku yimid Somaliland, waxaanay hadalkii dhawaan ka soo yeedhay wasiirka arrimaha dibada dalka Kenya ku tilmaameen in uu ahaa mid meel ka dhac ku ah Faarax Macalion iyo Somaliland-ba.Gudoomiyaha Guddida Joogtada Muxumed Aw Axmesd X. Aadan iyo ku xigeenkiisa C/Casiis Maxamed Gaaxnuug ayaa Baarlamaanka dalka Kenya ugu baaqay in ay hor keenaan golahaasi Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Kenya si wax looga weydiiyo sababaha keenay in uu wax ka sheego xaqiiqooyinka uu Faarax macalin ku soo arkay dalka Somaliland oo uu socdaal ku yimidsidaasna waxa ay ku sheegeen shir jaraa´id oo ay shalay ku qabteen xarunta Golahaasi, oo ay ku sheegeen golaha guurtidu inuu ka soo horjeedo hadal kasta oo ka soo baxa cidii lidi ku ah qaranimada jamhuuriyadda somaliland, isla markaana ay barbar taagan yihiin siyaasi iyo xubin kasta oo si cad u taageerta qaranimada jamhuuriyada somaliland.Waxa kale oo ay ka dhawaajiyeen in dalka somaliland uu yahay dal ka madax banaan dalkii hore ee la odhan jiray Somalia, waxaanay beesha caalamka ka codsadeen in ay sida ugu dhakhsaha badan u ictiraafaan.hadalka guddoomiyaha iyo ku xigeenka guddida joogtada ah ee golaha guurtida somaliland ayaa ku soo beegmay xilli uu guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Kenya ku dhawaaqay in somaliland ay taagan tahay xilligii la ictiraafi lahaa, hadalkaas oo uu wasiirka arrimaha dibada dalka kenya uu ku tilmaamay mid aan sal iyo raad toona lahayn.

[ Reply ]



Name : Mr. Kashifaye Nin Daran
Subject : Re : guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
The Sub Saharan Informer



Somaliland Foreign Minister Calls For a Two-tracked Intervention for Somaliland and Somalia

Abdillahi Duale, Somaliland\'s minister of foreign affairs has called on the international community to looks towards a two-tracked solution while dealing with Somaliland and Somalia.
\"The international community needs and ought to come up with a two track approach for Somaliland and Somalia – these are absolutely two different equations, two different sets of situations, two different sets of circumstances the realities on the ground are absolutely different and differ immensely in magnitude and in reality so what we said to them is that they come up with a two tracked approach and that it is morale thing to do, the pragmatic thing to do. One track for Somalia and that is stabilizing Somalia and that is what the international community was trying to do since 1991 but to no avail from Djibouti conference I in 1991 to the last Djibouti conference Djibouti III. This is what the international community has been doing we appreciate and encourage the engagement but on the other hand what we want is for the international community to come up with is another track for a sustained development of Somaliland – sustained infrastructure development of Somaliland, sustained development of the institutions of Somaliland we have not been a burden to the international community...we did this through our resources, investments and energy.

\"We are very happy that we have a bottom up approach that we have built in this country which is enormous we have the institutions in place, the constitutions in place this is what the international community wants to see a nations that s functioning that is exactly what we have done. The international community is committed in Afghanistan and Iraq all of these places now in Yemen it is another serious scenario which we have discussed what we are saying that there needs to be a track that sustains the development of Somaliland and the enhancement of Somaliland. This is not much to ask really as far as we are concerned. There has to be a comprehensive two tracked approach even today in Yemen we believe what is happening and the engagement in Yemen is okay it is fine but what happens in Yemen will have a serious impart in the region including homeland, we are saying the international community has to put into the consideration the impacts in Yemen they have to come up with another approach while looking into the situation in homeland and the rest of the neighboring countries\", said Minister Duale.

Minister Duale in his brief visit also spoke with donors and fellow
African countries.

\"I came her this time is for the AU summit as you are well aware of we
have been pushing the case of Somaliland and how Somaliland can be
assisted. I met among others some European colleagues and also the
Americans particular importance is the meeting I have had ambassador
Johnnie Carson, US Assistant Secretary of African Affairs and UK Minister for Africa, Baroness Kinnock these were the most important meeting that I have had with major donors both meetings went very well we discussed bilateral issues both leaders are not new to the issue of Somaliland. Ambassador Johnnie Carson has been a student of Africa for a long time he has worked in various African countries we have known him for quiet some time this is not the first time that I met him so we have discussed particularly with him bilateral issues as a follow up to my last meeting last year in Washington D.C. where he received me cordially along with his entire team we discussed the progress Somaliland has made for the upcoming elections, the security situation in Somaliland and the wider region and we have discussed in depth including Yemen the issue of terrorism, security the issues concerning Somaliland. So we have had friendly fruitful discussions I must say and we say eye to eye on the regional geopolitical situation,\" explained minister Duale.

The minister also note that the he had also met with his Ugandan and
Swaziland counterparts and had been invited to visit the two nations in a bid to bolster ties.

On Vuk Jeremié, Serbia\'s foreign minister\'s call on African nations to
learn lessons form the Serbian experience regarding Kosovo minister Duale stated that he was astonished at the comments.

\"I was really flabbergasted and surprised when the Serbian foreign
minister was given a platform to lecture to the African leadership. I tell
you we were in that conference as you know but it was a very disturbing message and I think it is a very bad legacy a young foreign minister from Serbia coming to Africa at this august conference and lecturing them and telling them to take the experience of Serbia with regards to Kosovo I thought that was in poor taste. I don\'t really know as an African who let this young foreign minister come and lecture to the African heads of state? Was it the responsibility of the Commission? Was it the responsibility of the chairman of the Commission? Was it the responsibility of the president of the AU at the time? Whose responsibility was it? This is something that I really was flabbergasted. What lessons ought to be learnt form Serbia for God\'s sake? I think Africans have their own experience the experience of Somaliland is of paramount importance I wish they have invited us and explained the success story of homeland.. Africa has values, great leaders, great ideas and a lot of good ideas do come form Africa,\" stressed Minister Duale.

By Samson Haileyesus

The Sub Saharan Informer, 13 February 2010


[ Reply ]



Name : Mr. Kashifaye Nin Daran
Subject : Re : guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
Sunday, 7 March 2010





Somaliland Recognition is The Kingpin to peace in Somalia





Somaliland blame the international community for being passive and ignorant.

Somaliland has been existing for Nearly 20 years with little help not worth commenting on from the entire International community.

Prior to this Somalia On The other hand has had so much Tax payers money spent on them and from many different countries from all over the world during their many peace conferences all over the African continent in countries such as Egypt,Kenya,Djibouti Ethiopia.

The problems that emerge from this confferences are the mistakes from the so called donor nations that are arrogantly spending the money from their citizens tax revenues.

This money directly falls into warloads & extremists pockets who in return spend the money on buying lethal weapons.
This weapons fall into so many different hands such as pirates,extremist groups such as the Al shabab and a handfull others that are behind the everydays agony in Somalia.

Tv somaliland Eeurope therefore think that the UN, EU And the US Should pay more attention to the peace loving peoples of Somaliland.

AN OASIS OF PEACE AND STABILTY

Last but not least is that Tv Somaliland Europe blames the international community for being passive and ignorant.

Its about time that the UN, EU And the US Should pay more attention to the peace loving peoples of Somaliland.

GOD BLESS SOMALILAND

published on Sunday, 7 March 2010
Source: Tvsle

Name : Cisman Guray uk
Subject : Re :guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
Mr. Kashifaye nindaran miyanad baryahan tirin gabyadii H/J, kii baase ugu danbeyay ee ad tiriysa baryahan danbe golaha waa ka yara mashquule...... waxay dadbadani aad uga mabsuuden gabay ad mujd siilaanayo iyo jidhxumadiisa ad kala dhigdhigtey oo sanadkii hore ad tirisey haddii ad u xussuusato fadlan ku soo celi mar kale

salaan sare Muj. Khash. nindaran

Wali ma buurihii qabooba ee an garanayo eyaad joogta saxiib

[ Reply ]



Name : Jaale Abyan
Subject : Re : guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
Faarax Macalin wuxuu dambi ka galay Daarood wayne saa howlo aysan beeshiisu udirsanbuu galay, muhiim ma aha in uu dowladda kenya u shaqeeyo basle waxaa kamuhiimsan in uu adeeqo daarood. ma ina cabdi iley oo ah madaxa nabadgelyadda kililka 5 buu ka fiicanyahay, kaasoo wakiil uga ah etopianka maamuladda puntland iyo somalilan misna ku dhaarta daaroodism. Waxaa guul ah in maanta ina cabdi iley uu fir yarada ugu yeero riyaale iyo xunxunka iidoor wwaana kii maalinti dhowayn diredhawa uga yeeray nuux tani, saqdhe iyo ciro, - walee waa will kablalax. Faarax macalin inyar baa la ruxruxi beritana isagoo afkale ku hadlaaya ayaad arki doontaan. Guul daaroodism. he has to obey the orders of the daarood elders.

Name : Maxamoud Garaad
Subject : Re :guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
Jaalle Abyan,

Waaba yaabe maxaa Jaalayaasha iyaga hawshan geliyay ee ay beelaha u kala wadwadaan. Jaalahu horta muu Jaalayaashiisa meel ku ogaado.

Midda kale kii Daarood la odhan jiray ma waxa uu noqdya xaraash iyo caano yaa gadan oo xattaa Jaalayaashii buu u gacan galay. Waa maxay sawaxanka iyo waxan ay Jaalayaashu shubayaan. Waxa uu yidhi Sayidkii, inaan baxayo waxa aan ku gartay Yam-Yam iyo qadaadwayn baa la iiga taag la'yahay. Maantana in Reerku baxayo Jinow Jaan baa looga taag la'yahay. Wixii baxaya indhahaa casaada.

Maxamoug Garaad
Name : Widhwidh
Subject : Re :guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
Beenalaaha labaxay moxamoud garaad,

Maxamoud garaad, iyo faarax garaad yi obaho nugaaleed way tashadeen, taarikhda dhowna laguma hayo iyagoo sidan ushiray una tashaday, waxaay sameeysteen gole khusuusi howsha taalna waa siddii iidoor iyo horgalada dhulka looga sifaynlahaa.. Been haisku sheegin walee, wakhtigii xisaabta ayaa dhow ee sikaga bax dhulka aadanlahayn. Cadoow aan ka da'waynayaha kana badanahaya kana caqli badanahay walaanu joogay dhulkayga. watch this space. hoos ka akhri maqaalka NSUM, kuna raaxayso runta ilayn beentii baa kaa badataye.

Northern Somali Unionist Movement(NSUM)

Farah Maali Denying the undeniable
Press Release

March 08, 2010


Farah Maalin is a household name in Kenya and perhaps the rest of the Somali-inhabited territories in the Horn. Until his election to Kenya's parliament and appointment as the deputy speaker, he oozed an air of a man who held deep attachment for the good of Somalis and their unity, something that had warmed many hearts desperate for good Somali Samaritans. Unfortunately, he fell from his much admired pedestal when he paid an unexpected and ill-advised trip to Somaliland at which time he endorsed Somaliland's invasion and occupation of the regions of Sool, Sanaag and Cayn ( SSC) and signalled his approval of their secession from Somalia. While the TFG and the rest of Somalia paid little attention to this provocative visit, a stance from which the secessionists drew much needed comfort, the SSC people for their part, at home and abroad, took great exception to this stab behind their back by someone they hitherto thought to be true believer in Somalia's unity and the peaceful co-existence of its warring clans and factions.





Despite the initial shock following his trip, there was hope that Farah Maali will come to his senses, repair the damage he caused to the SSC people and Somalia, and turn a new page. Far from doing so, he was at it again in an interview with the BBC Somali Service the other day in which he defended not only his misguided visit to Somaliland but unbelievably claimed that an SSC welcoming part escorted him from Burcao all the way to Lascanod and that he was given a rousing welcome in Lascanod itself. While we concede that some individuals hailing from the SSC regions accompanied him from Hargeisa, it is disingenuous on his part to portray them as typical of the SSC people. What he failed to add was that these were turncoats and quislings in the pay of Somaliland who are resident in Hargeisa.







Truth is something in short supply when it comes to all politicians of all stripes and Farah Maalin is no excepton. But he went over the top when, in his vain attempt to put a brave face on his non-existent reception, he made the totally baseless claim that he was given a tumultuous reception in Lascaond!. Suffice to say that the locals could not have warmed up to someone from another country of whom they knew nothing as a person and also about the purpose of his visit. Those who escorted him were the same people accompanying him from Hargeisa, or Somaliland's security forces in the occupied city. One has to ask what Farah Maalin is to gain from such blatant, barefaced and persistent propaganda on behalf of Somaliland, its secession and occupation of other parts of Somalia?







If there is one solace that the SSC people can draw from the undeserved betrayal at the hands of Farah Maalin, it is the intervention of Kenya's foreign minister who is now calling for Maalin's impeachment for his statements and actions during his trip to Somaliland. It is ironic, and it is much appreciated, that he should put Farah Maalin in his place when our own government, and above all its president, prime minister, foreign minister and its ambassador in Nairobi, have all united in maintaining silence, believing perhaps that they can weather the storm by putting their heads in the sand.







True to their Darwiish heritage, the SSC people will throw out the invaders from their territory now matter how long it takes and preserve Somalia's unity. Farah Maalin's support for Somaliland will come to nothing and will only be remembered for what is- a misguided self-serving mission which in the end will come to haunt him.





NSUM Executive Committee .
Name : Ma-tukade
Subject : Re :guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
Jaale Abyan
Waxaan u malaynayaa waxaad ka mid tahay kuwii Duqii cidlada ku bakhtiyey ee Afweyne Barre beenta u sheegay ee durbaanka Daaroodism-ka u garaacay,ee yiri min Raas-kanbooni ilaa raas casayr ayaan daarood ku beeraynaa dadka kalena ka tirtiraynaa,taas oo isugu biyo shubatay hadal aan afka laga oran balse meel kale laga yiri oo xaqiiqadiisii soo baxday 1991.
Ninkan Faarax Macalin ee aad leedahay waa inuu danta daaroodka fuliyaa ogow waa nin reer Kiiniya ah,daaroodna meesha ma geysan ee dadka soomaliyeed ee dega gobolka NFD ayuu metelaa,waana nin dal leh,kan kale ee itoobiya jooga waa nin reer Itoobiya ah oo ma kaa dhegeysanayo durbaanka qabyaaladda ee aad u garaacayso,adiga maxaa kaa qaaday kalsoonidii oo intaad isku kalsoonaato adigoon durbaan qabiil garaacin ad dadkaaga bakhtiyaya ee bakhtigu xalaasha au yahay aad wax ugu qaban weydey???
Faarax Macalin haddaad caqli leedahay wuu kuu hiiliyey markuu magaaladdaadii tegey ee uu kuu sheegay waxa dadkaagu u baahan yihiin. raac taladiisa haddaad dadkaaga jeceshahay,nabadgelyo ka dhali dhulkaaga,jiilashaada dambe u samee mustaqbal ka duwan sida hadda ka muuqata Laascaanood,iskuulo,dhaqtaro iyo wadooyin u samee dadkaaga,iska iloow durbaanka reer qurac iyo qansax ee waqtigaaga qaaliga ah aad ku luminayso.
22 sano oo Soomaaliya burbursanayd caruurtii Laascaanood ku dhalatay ma haystaan daryeel waxbarasho,caafimaad,biyo nadiif ah iyo dhamaan adeegyadii nolosha lagama maarmaanka u ahaa, gabadha umulaysa waxa loo qaadaa Burco ama Garoowe,maxaa kuu diiday inaad magaaladaada wax u qabato intaad mudanaha reer Kiiniya daaroodnimada ku daba socoto???
Haddaan adiga ahaan lahaa,ama afkaan sharooto iskaga xiri lahaa ama dadkaygaan wax u qaban lahaa.
Ninkii tiisa daryeela ayaa mid kale ku dara.
Name : Ahmed
Subject : Re :guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-08
Satan Ma tukade,

Muxuu Abyan dhisaa Laas Caanood wuxuu mashquul ku ahaa Idoor waashay oo soo weeraraye? Hadii aad baxdo oo dhulkaagii Isaaqland ku noqoto hade wuu dhisan. Adigu dhaqaalaha aad Las Anod iyo Puntland keenayso maad ku dhisato Ceel Afweyn iyo Burqo? Muj Barre wale wuxuu ka fiicanyahay inta Idoor ee dunida ku nool xataa Cigaalkii idiinku caqliga badnaa wuu ka wanaagsanyahay.
Name : qalabqalab
Subject : Re :guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-09
faarax macalin waa nin aan cuqdad qabin oo
jecel horumarka somalida meel ay joogaanba.
shacabka somalilandna ixtiraam ayay u hayaan waana
kusoo dhoweyneynaa dhulka somaliland wakhti kastana wuu
iman karaa.
kaagan axmed la baxay ee warsangeli sheeganayaa
adiga caqligaagu miyaanu dhaafin, ISAAQLAND, ISAAQLAND,
adeer cuqdad ayaa ku buuxisey, markaa hadalkaagan bilaa macnaha
ah ogow cidna wax kaga qadi mayside. hadii lays dilona cid kaa tabar yari ma jirtee lafahaaga haw xiiqin , somaliland way jiraysaa , ragii u
soo dhintay ayaana ilaashanaya, baryona somaliland laguma helin
ee kumanaan mujaahid ayaa u dhintay maantana boqolaal kun oo
dhalinyaro ah ayaa diyaar u ah inay difaacaan,
cuqdada ku haysaa wey xad dhaaftee, malaa qoladii naga duday
ee MUXUMUD ayaad tahay mise CAWRMALE oo waxad is
leedahay is muuji, si aad warsangeli u noqotid.
hadaad adugu puti,land taageerto waxa jira kumanaan
warsangeli ah oo somaliland taageera xilal sarena ka haya,
kuwaasoo aan sidaada cuqdad qabine aaminsan in SOMALILAND
DALKOODII TAHAY.
Name : lama seege
Subject : Re :guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl.
Date : 2010-03-09
Farah Macalin,Waxa uu caqligiisa fiicani uu tusay oo niyadiisa nadiifta ahi u tilmaanta in uu walaalihiisa somaliyeed ee ka nool qarankii dumay in uu ku hanbalyeeyo waxa ay qabsadeen waanu ku mahadsan damiirka nool ee uu ku dhiiri galinayo walaalihiisa reer Somaliland.Hanbalyo ayuu mudan yahay waxa uu mudan yahay in taariikhda Somaliland lagu xardho bayjejkeeda mihiimka ah.

Lama Seege
Reality Desk

[ Reply ]


Pages : [ guddoomiye-xigeenka baarlamaanka kenya oo booqasho kale ku imaan doona jsl. 1 ]