Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga JSL OO Soo Gaadhay Magaalada Alleybaday.       Mr Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo Iska Casilay Xilkii Ka Hayey Ururka Somaliland F       Komishanka Doorashooyinka Qaranka ( KDQ ) Oo Maanta Qabtay Shir-Jaa\'id .       Kulan Ka Dhacay Woolwich/London Iyo Madax Kulmiye Oo Ka Soo Qaybgashay.       Israeli aid mission to Kenya helps Somali refugees.       Maalinta Haweenka Adduunka Oo si Wayn Looga Xusay JSL.       Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Booqasho Kale Ku Imaan Doona JSL.       Child Sponsorship Report 2009, from Somaliland       Wasiirka Arimaha Dibada JSL ayaa USA kadalbaday in loosoo gacan geliyo Cali Sama      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

jsl oo si rasmi ah uga qayb gashay shirka barlamaanada barwaaqo-sooranka.

jsl oo si rasmi ah uga qayb gashay shirka barlamaanada barwaaqo-sooranka.

News


 Gudoomiye-ku-xigeenka Baarlamanka JSL iyo Gudoomiyaha Gudida Baarlamanka ee la dagaalkana musuqmaasaqa ayaa ka qayb galay shirkii Baarlamaanada dalalka xubnaha ka ah barwaaqo-sooranka oo JSL si gaar ah loogu soo casuumay. Sawirada.









Gudoomiye-ku-xigeenka Baarlamanka Somaliland Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale iyo Gudoomiyaha gudida baarlamanka ee la dagaalkana musuqmaasaqa Mudane Adan Tarabi Oogle ayaa ka qaybgalay shirkii baarlamaanada dalalka xubnaha ka ah barwaaqosooranka oo Somaliland si gaar ah loogu soo casuumay.



Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale oo SDWO.COM ay ku booqatay hotelkii uu ka deganaa magalaada  London oo ku yaala xarunta baarlamanka ingiriiska ee westminister agtiisa oo la yidhaah City Westminister Hotel  ayaa warbixin naga siiyay ujeedada socdaalkooda iyo waxyaabahii u qabsoomay intii ay UK ku sugnaayeen.  

Mudane Samaale wuxuu noo sheegay in shirkani ahaa shir ku saabsan  Adkaynta nabadgelayada iyo dimoqraadiyada wadamada barwaaqasooranka iyo dalal gaar ah oo lagu soo casuumay oo ay Somaliland hormood ka ahayd. Waxaanu gudoomiye-ku-xigeenku noo sheegay in Somaliland si rasmiye loogu martiqaaday shirkan oo magaca Somalilandna uu ka dhexmuuqday list ka dalalkii ka qaybgalay shirka.   

Shirkan ayaa waxyaabahii waaweeynaa ee lagu falanqeeyay isla markaasna lagu lafaguray ayaa waxa ka mid ahaa xiriirka ka dhexeeyada nabadgelayda, cadaalada, horumarka iyo saxaafada madaxabanaan iyo sida aanay afarta midna mida kale uga maraarmin oo hadii mid la waayo dhaamaantood la wada waayayo oo ay midiba mid ka kale ku xidhantahay.
Gudoomiyaha Baarlamanka Ingiriiska iyo Gudoomiye-ku-xigeenka Baarlamanka Somaliland ayaa halkaas salaan iyo soo dhown isku gacan qaaday.

Gudoomiyahu waxa si gaar ah uu ula kulmay gudoomiyaha aqalka baarlamanka ingiriiska  John Bercow iyo Gudoomiyaha Baarlamanka dalka Ireland oo uu labadoodaba uu kala hadlay arimaha qadiyada Somaliland, waxaanu uga mahadnaqay martiqaadka rasmiga ah ee ay u fideyeen baarlamanka Somaliland waxaanu ka codsaday in aqoonsi rasmiya la siiyo Somaliland isla markaasna laga taageero dhinaca dibu dhiska iyo horumarinta nabadgelyada, dhaqaalaha iyo dimoqraadiyada.




Shirkan oo socday 31kii January ilaa 6dii February ayaa waxa uu ka socday  xarumaha baarlamanaka dalkan Ingiriiska ee Westminister iyo labadii cisho oo danbaysay oo uu ka socday baarlamanka dalka Ireland.  Gudoomiye ku xigeenka ayaa intii ay shirarkaas ka qaybgelayeen  si goonigooni ah ula kulmay wufuudii ka kala socodatay baarlamanada dalalka barwaaqasooranka isla markaasna kala hadlay arimaha qadiyada Somaliland isla markaasna uga xogwarameen horumarka, nabadgelyada, dooroshooyinka iyo dimoqraadiyada ka hanaqaaday Somaliland.




Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Mr Samaale ayaa yidhi waxa xusid mudan in wufuuda kala duwan ee aduunka ka kala socotay ay ahaayeen kuwo aad xogagaal ugu ahaa arimaha Somaliland iyo horumarka iyo dimoqraadiyada ay Somaliland ku talaabsatay isla markaasna ay dhamaantood ku hanbalyeeyeen Somaliland.




Gudoomiye ku xigaanka Baarlamanka C/Casiis Maxamed Samaale iyo Gudoomiyaha SDWO Guled Abdi Sheekhaash

  SDWO News Desk - London

Posted on Tuesday, February 09 @ 14:45:46 DAVT by admin



jsl oo si rasmi ah uga qayb gashay shirka barlamaanada barwaaqo-sooranka. - jsl oo si rasmi ah uga qayb gashay shirka barlamaanada barwaaqo-sooranka.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Ahmed
Subject : Re : jsl oo si rasmi ah uga qayb gashay shirka barlamaanada barwaaqo-sooranka.
Date : 2010-02-09
Beentii bay weli wadaan. Waa dad waashay. Shankaroon way dhaqaaqday

Name : Akh-Mad xasad
Subject : Re :jsl oo si rasmi ah uga qayb gashay shirka barlamaanada barwaaqo-sooranka.
Date : 2010-02-09
Hasad (Destructive Jealousy), Sickness of Soul and Heart




The Prophet of Allah (SWT) said: Beware of envy because indeed envy destroys good deeds in the same manner as fire destroys wood


The Prophet of Allah (SWT) said: Envy appears to take over destiny

The Prophet of Allah (SWT) said: Allah (SWT) the Almighty said to Musa bin Imran (as), Oh son of Imran, don't be envious of what I have given to people from my grace and don't enchant your eyes with the blessings and don't put your soul in search of them, because the envious person is unhappy at my blessings that I have distributed among my servants

The Prophet of Allah (SWT) said: Beware! Don't be enemy of blessings of Allah (SWT). (He was asked: Oh Prophet of Allah (SWT) "who are those who keep enmity with the blessings of Allah (SWT)?" The Prophet of Allah (SWT) replied: "Those who are envious."

The Prophet of Allah (SWT) said: Beware! Indeed a disease that afflicted past nations before you has reached you like an ant and that is envy because it doesn't eat hair but eats away (your) religion

The Prophet of Allah (SWT) said: Don't be desirous of achieving blessings except from two: A person whom Allah (SWT) has bestowed wealth and he spends it (in the way of Allah (SWT)) day and night and the other person is the one whom Allah (SWT) has given knowledge of Noble Qur'an and he keeps it up with him day and night

Imam Ali (as) said: Envy is a disease without remedy
Name : Commonwealth of Nations membership criteria (2/2)
Subject : Re :jsl oo si rasmi ah uga qayb gashay shirka barlamaanada barwaaqo-sooranka.
Date : 2010-02-09
Wiki: Commonwealth of Nations membership criteria (2/2)

There are several secessionist movements and other sub-national territories that, were they to gain independence, would be eligible to join the Commonwealth. The following countries would be eligible under the Edinburgh criteria (but not necessarily Harare):

Northern Ireland: [26] constituent country of the United Kingdom, a member since the Commonwealth's foundation.

Quebec: [27] province of Canada, a member since the Commonwealth's foundation.

Scotland: [28] constituent country of the United Kingdom, a member since the Commonwealth's foundation.

Somaliland: [29] former British protectorate until 1960 when it joined Somalia, has unilaterally seceded from Somalia but has yet to receive international recognition. Somaliland has applied to join the Commonwealth under observer status. [30] [dubious - discuss]

Southern Sudan or New Sudan: Will hold a referendum on independence from Sudan in 2011[citation needed]

West Papua: [14] Indonesian territory of New Guinea island, which claims constitutional links with Papua New Guinea.
Name : commonwealth
Subject : Re :jsl oo si rasmi ah uga qayb gashay shirka barlamaanada barwaaqo-sooranka.
Date : 2010-02-10
ahmed iska hataatac taageero ayaanu ka haysanaa britain and the commonwealth. so we have a power that we can take back sanaag bari and fully sool. also buuhoodle. same time somalia doesn't have any power to recupturing us. so ahmed you and your fake puntland we are saying to you poooh looser so we are waiting your cry. so we are like kenya so we can take back sanaag bari and fully sool. like kenya hold in hand nfd. so you are our under hand so dont go to sanaag bari just live in mogadishu ahaha.

you cannot believe so you cannot except this. now somalia doesnt have any power. so if they attack us all commonwealth will take part of that war. we got a power cry looser poooh on you

[ Reply ]



Name : Kariye
Subject : Re : jsl oo si rasmi ah uga qayb gashay shirka barlamaanada barwaaqo-sooranka.
Date : 2010-02-10
Wonderful news and images.Another step forward for Somaliland.


[ Reply ]



Name : commonwealth
Subject : Re : jsl oo si rasmi ah uga qayb gashay shirka barlamaanada barwaaqo-sooranka.
Date : 2010-02-10
ahmed iska hataatac taageero ayaanu ka haysanaa britain and the commonwealth. so we have a power that we can take back sanaag bari and fully sool. also buuhoodle. same time somalia doesn't have any power to recupturing us. so ahmed you and your fake puntland we are saying to you poooh looser so we are waiting your cry. so we are like kenya so we can take back sanaag bari and fully sool. like kenya hold in hand nfd. so you are our under hand so dont go to sanaag bari just live in mogadishu ahaha.

you cannot believe so you cannot except this. now somalia doesnt have any power. so if they attack us all commonwealth will take part of that war. we got a power cry looser poooh on you

Name : Ahmed-Yasin
Subject : Re :jsl oo si rasmi ah uga qayb gashay shirka barlamaanada barwaaqo-sooranka.
Date : 2010-02-10
Masha'allah. Sidu sheegay ninkii hore tanina waa tallaabo kale le oo Somaliland u qaadday xaggaa iyo aqoonsiga. Waana hubaal inay Somaliland darartay oo dhayesay, oo dhawaan xoorkeeda shaarubaha la wada dari doono.

Guul iyo gobanimo.

ahmed-yasin

[ Reply ]


Pages : [ jsl oo si rasmi ah uga qayb gashay shirka barlamaanada barwaaqo-sooranka. 1 ]