|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa.
|
wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. |
 |
|
 Wasiirka Arrimaha Dibada ee JSL, C/laahi Maxamed Ducaale, ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu halkaasi u tagay shirkii midawga Afrika ee bishan afarteedii lagu soo gabogabeeyay caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa.
Wasiirku ka hor intaanu ka soo ambabixin magaalada Addis Ababa, wuxuu kulan la yeeshay wasiirka Finland u qaabilsan ururka midawga Yurub, Mr Stefeno Manaservisi, iyo xubno ka tirsan safaaradda Finland, kulan kaas oo ay labada dhinac ku yeesheen safaaradda Finland waxa uu ahaa kii saddexaad ee dhex mara labada dhinac muddo bil gudaheeda.
Wasiirka Arrimaha Dibada oo ay wehelinayeen madaxda safaaradda Somaliland ee Addis Ababa, iyo wasiirka Finland u qaabilsan EU-da, waxa ay ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka wadareed ee u dhexeeya labada dal, iyo sidii ay iskaashi u yeelan lahaayeen dhinacyada dhaqaalaha, waxbarashada, caafimaadka, siyaasadda iyo inay gacan ka gaystaan Horumarinta hawlaha Berbera ‘Koori Door’.
Kulankan oo ahaa quraac sharefeed loogu sameeyay safaarada Finland ee Addis Ababa, wasiirka arrimaha dibada ee JSL iyo hawlwadeenada safaarada Somaliland ee Addis Ababa, ayaa waxa uu wasiirku gacanta ka galiyay wasiirka Finland u qaabilsan EU-da qoraal koobaya, waxyaabihii uu kala hadlay wasiirka iyo hawlwadeenada safaarada Finland ee Addis Ababa.
Kulamada kale ee C/laahi Maxamed Ducaale la yeeshay wufuudii ka soo qayb gashay midawga Afrika waxa ka mid ahaa agaasimaha guud ee midawga Yurub iyo Ambaasaboor welile oo ah la taliyaha guud ee dhinaca amniga ee madaxweynaha koonfur Afrika, kuwaas oo ay kaga wada hadleen cilaaqaadka ka dhexeeya labada dhinac, iyo sidii Somaliland wax loogala qaban lahaa dhinacyada dhaqaalaha iyo amniga.
Wasiirku waxa uu hore ula kulmay intii uu shirku socday madax fara badan oo ay ka mid ahaayeen kuwa dalalka Yurub iyo kaaliyaha xogyahayaha arrimaha dibada ee Maraykanka ee Afrika, kuwaas oo ay ka wada xaajoodeen xaalada mandaqada iyo sidii layskaga kaashan lahaa dhinacyada nabadgalyada gobolka, dhaqaalaha, adeegyada bulshada iyo sidii wax loogala qaban lahaa Somaliland Arrimahaasi.
Allaa Mahad leh,
Ayaanle Salaad Diiriye Safiir ku xigeenka Safaarada Somaliland ee Ethiopia
|
|
|
Posted on Monday, February 08 @ 22:29:38 DAVT by admin |
|
|
|
|
Name : Runsheeg Subject : Re : wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. Date : 2010-02-09
|
Na deeqi maayo oday iyo islaan yar oo cadaan ah oo aad kolba hudheel yar iskula soo sawirto ee Cabdilaahi dhako kale keen. Somaliland citiraaf ku heli mayso baryo iyo nabad oo horay ugu heli lahayd ee hada wadada kaliya ee u furan Reer JSL waa wadadii ay mareen shacabka Eriteeriya kuwaas oo ictiraafkooda ku helay qori caaradii sodon sanadood ka dib inagana hadaynu nahay JSL waxaa inagu waajib ah inaynu xabada qaadano geeskan diidan wada jirka iyo ixtiraamka rabitaankeenana waa inaynu sandule kaga dhigno Ictiraaf, dagaalkii hore dheel dheel buu noqonayaa markay barbaarta Duriyada Reer Sheikh Isaxaaq ee dhashay 1991 ka dib hubka qaataan Boosaaso, Garowe,Gaalkacyo, Xamar, Kismaayo iyo Bydhabo u rogaan qubuuro ay ku aasanyihiin kumanaan waxmagaratda Walaweyn.
Name : Hurguf Subject : Re :wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. Date : 2010-02-09 Wagar ey wagar, waaryaahee Runsheeg, ayaar..Sideed wax u wadaa, waxaad ku hadlasid wax faa'ido ugu jirta Somaliland ma aha..Nabad iyo horumar baa meel walba lagu gaadhaa.. |
|
[ Reply ] |
|
Name : Ahmed Subject : Re : wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. Date : 2010-02-09
|
War ninyahow beensheeg ogow Idoor tabar ma leh. hadaad doonto ugu wac "Sheek" or Satan all I can tell you is you do not have the resources to to invade anyone. Even if the people of Las Anod unite, they will kick you out in matter of days. You are right in one sense that recognition is not coming and Isaaqland will never be recognized. Qabiil carooday qaran ma noqdo
Name : Abiib Miigane Subject : Re :wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. Date : 2010-02-09 This nasty Akh-Mad,
Why do you always ignore us, the other Somaliland tirbes such Essa, Samaroon, Hawiye, Harti, Madigan, Akisho, Tumal, Madhiban, others etc...
Isak is only one tribe out of other nine large tribes in Somaliland Republic. So you do'nt be crazy, who's dull for arithmatic calculations. Somaliland is our mother country and will die for it to defend ever.
You go to Somalia and leave us alone damn.
Abbiib Miigane | Name : Ahmed Subject : Re :wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. Date : 2010-02-09 Son
The Hartis, Essa, Samaroon and other clans you listed do not subscribe to the Isaaq dream of dividing the country. I can swear to allah you are just another Idoor pretending to be someone else. There is no such thing as Isaaqland and the greater Somalia will reconstitute itself | Name : Facts Subject : Re :wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. Date : 2010-02-09 Akh Mad
Don't lie Akh Mad Iidor liberated the Republic of Somalia , from Your Heroes/your Mafios clan leaders. If wasn't for Iidor your Mafios clan leaders would have been in charge, you know that and that's why you are lying to yourself.
Iidor put you where your ass belong the desert of Nugal abd Bari.
ENJOY YOUR PIRACY AND HUMAN TRAFFICKING AND SHUT UP!
And very soon your new WAR TACTIC, TERRORIM, BRAIN WASHING CHILDREN IN MADRASAS FOR SUICIDE BOMBING WILL END.
SO KEEP BARKING LIKE A MAD DOG AKH MAD AS THE CARAVAN/SOMALILAND GOES ON. | Name : Abiib Miigane Subject : Re :wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. Date : 2010-02-09 Akh Mad,
Absolutely you are a big crazy. Mohammad Abdalla Hassan was once asked if like Akh-Mad ancestry search mad or what?! He said you just call him mad ( Wuu waalan yahay iga dheh )!
Akh-Mad. You just simply sworn enemy lyrics. You don't know nothing about Somaliland citizens. Harti and Issa tribe are the most Somaliland patriots as me Samaroon, Makahil, Habar Afaa, Mahad Ase.
The current President of the republic of Somaliland, Dahir Rayale Kahin, is from the Samaroon tribe. Also the Samaroon are the second largest Somali ethnic group in Djibouti.
Here's something you don't understand Akh-Mad. It's that triblesm has nothing to do anything with statehood. Even members of Koombe Kablalah clan could be citizens in Somalia, Kenya, Ethiopia, D'Jibouti and Somaliland. There's the madness when somebody wants to collect all Kab And Lah in one country and claims for Somaliweyn. Very impossible quiz answers.
Abiid Miigane | Name : Jaale Abyan Subject : Re :wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. Date : 2010-02-09 As long there is single Daarood man, In particular the mighty and fierce KABLALAH breathing in the Horn of Africa, there will never be Iidoorland. You can cry or wail or jump or crawl or kneel or hold your cheeks with both hands like a tired gorilla just like Abiib Marqaale. Finally, just be in your zoo till we say otherwise. Okay kids. | Name : Ahmed Subject : Re :wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. Date : 2010-02-09 Jaale Abyan u sheeg gabanka yar ee Idoorka ah oo dhahaya Samaroon baan ahay. Where were you when the SNM invaded Borame and burned the entire city? Where were you when Isaaq and its SNM militia killed your womena dn children? Dude it is all about tribalism and that is the only reason why Isaaqs support the dismemberment of the Republic. | Name : Jaale Abyan Subject : Re :wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. Date : 2010-02-09 Ahmed,
Have you ever seen a tired and bored Gorilla? Look no further, Gorilla Abiib marqaanle is one of them. How could a genuine gadabursi support a militia that pillagged their only civilization in Borama in January 1991 by running amok and killing anything moving, raping women of all age? do'nt mind him, he is honestly a bored iidoor daaxuur. | Name : Jaale Abyan Subject : Re :wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. Date : 2010-02-09 Guul Daraawiishta
Allsanaag ayaa waxay dhex qaaday websityada Soomaalida si ay u ogaato cida danaynaysa Laascaanood oo Xor ah,oo danaynaysay Shirkii Isimada Harti iyo Qodabadii ka soo baxay.
Websityada laga leeyahay Puntland dhamaantood waxa lagu soo qoray Bayaankii iyo sawiradii Isimadii Madax dhaqameedkii Dhulbahante iyaga oo qarkood ahaayaeen wararkii oo cod ah .
Akhristayaasha web sitayadan ayaa ahaa kuwo aad uga xumaaday Falalkii ay fulaynimada ku jirtay oo caruurta ah Grade 5 iyo 6 loogu taxaabayey jeelasha iyaga oo haba yaraatee waxba galabsan,iyo Odayada kaabadaha shaaha ku cabayey Allah ha u naxariistee oo Gawaarida la dul mariyey.
Websityada Hiiraan Online oo ah inan la yaal ayaa ahaa mid aan haba yaraatee wax ka qorin ,hase ahaatee ku soo dheereeya dacaayada Degaankaas iyo Dadka, isaga oo ka soo qaada dhanbaalkaa raqiiska ah kuwa xooga ku haysta Laascaanood, sidoo kale websiyada koonfureed intooda badani wax kama qorin.
Websitakan ayaa waqti badan siiya Qadiyada ah goosashada,halka Gobolka uu ka yimid oo ah Hiiraan labada gelin oo Maalintii Koox ka duwan tii hore ay maamusho.
Websityada Dirta waqooyi oo ah kuwo riyo ku nool ah, Cunsurinimona u sii dheer tahay ayaan haba yaraatee wax ka qorin , waana mid ayna Dadka intooda badani la yaabeen gaar ahaan Bulshada ka soo jeeda Sool iyo Sanaag.
Websityadan ayaa ku mashquulsanaa in Iqbal Jazby oo ah Wakiilka Dirta waqooyi ee Koonfur Afrika is arkeen Haweenta ah Wasiirka Difaaca Koonfur AFrika sidaas awgeedna aqoonsigii uu soo dhow yahay,hase ahaatee ma oga danbigii ay ka galeen Dadka iyo Degaanka inuu noqonayo mid lagula xisabtamayo.
Ugu danbayntii waxa Allsanaag soo gaaray Hambalyo aad u badan oo ka timid Jaaliyada Maakhir oo ku socota Isimada Dhulbahante Shirkan Taariikhiga ahaa iyo g'oaamada ka soo baxay oo wax ka bedelaya taariikhda,iyaga oo sheegay inay garab taagan yihiin Walaalahood hiil iyo hooba.
Allsanaag.com | Name : Abiib Miigane Subject : Re :wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. Date : 2010-02-10 Jaalle Akh-Mad, Jaalle Abyan, Jaalle Darwiish.. etc,
No more USP. For your information. Samaroon are quite pure Somalilanders. We prefere Irir-Weyne then Somaliweyn, instead. Don't remember me again and get lost.
Abiib Miigane | Name : xornimo Subject : Re :wasiirka arr. dibadda jsl oo ka waramay socdaalkiisii addis ababa. Date : 2010-02-10 ahmed if you put warsengli and dhulbahante in this situation dont think about to cause a trouble between other clans we are isaaq and gadab guursi also ciise we mixed so we are like son and father. so today we will give a dignity the gabooye instead that we would put on your wersangali clan only. dhulbahante is our people. even some of you are interested this independence. ehe you trying to chat a shit. dont you dare reach our other brothers and sisters. |
|
[ Reply ] |
|
|