Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga JSL OO Soo Gaadhay Magaalada Alleybaday.       Mr Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo Iska Casilay Xilkii Ka Hayey Ururka Somaliland F       Komishanka Doorashooyinka Qaranka ( KDQ ) Oo Maanta Qabtay Shir-Jaa\'id .       Kulan Ka Dhacay Woolwich/London Iyo Madax Kulmiye Oo Ka Soo Qaybgashay.       Israeli aid mission to Kenya helps Somali refugees.       Maalinta Haweenka Adduunka Oo si Wayn Looga Xusay JSL.       Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Booqasho Kale Ku Imaan Doona JSL.       Child Sponsorship Report 2009, from Somaliland       Wasiirka Arimaha Dibada JSL ayaa USA kadalbaday in loosoo gacan geliyo Cali Sama      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

suxufiyadda caanka ah mrs.yvonne ridley oo islaamtay.

suxufiyadda caanka ah mrs.yvonne ridley oo islaamtay.

News


 Mrs Yvonne Ridley ayaa waxay caan ku ahayd aflagaadeynta Islaamka iyo Urur-waynihii Daliban ee ka talin jirey wadanka Afkanistaan ka hor intii aanay qaadan Diinta Islaamka.






Saxafiyada caanka ah Mrs.Yvonne Ridley waxay  ku dhalatey wadanka ingiriiska taariikhdu markey ahayd 1959, Mrs. Ridley waa saxafiyad ruug cadaaya waxaanay ka soo shaqeysay wargeysyada ugu caansan wadanka ingiriiska oo ay ka midyihiin: The Independent, Observer,Sunday times iyo The sunday exprss, waxa kale oo lagutiriyaa inay kamidtahay saxafiyiinta looga hadhay lafagurida malafyada caalamiga ah ee laxidhiidha dhacdooyinka dunida daafaheeda kadhaca.

Mrs Ridley ayaa waxay caan ku ahayd aflagaadeynta islaamka iyo urur waynihii daliban ee katalinjirey wadanka afkanistaan ka hor intii aanay qaadan diinta islaamka.
Marwo Ridley oo ka waramaysa qaabkii ay ku islaamtey waxay tidhi: "waxaan warka uga soo tabinjirey wargeyska The Sunday Express dalka Afgaanistaan si aan wax uga ogaano ururkii Dalibaan ee xiligaa katalinayay wadanka Afgaanistaan iyo dhaq dhaqaaqa islaamiga ah ee kajira wadaankaasi ka hor intii aanay dhicin weeraradii 11 septemper ee lala beegsaday wadanka mareykanka, 17 cisho kadib waxa gacanta aan u galay ururkii Dalibaan ee katalinayay dalka Afgaanistaan xiligaas,  kuwaasoo igu eedeeyay inaan dalka ku soo galay sharci daro, waxaan xidhnaa 10 chisho oo murugo badan waayo waxaan ka cabsi qabay in la idilo ama dhibaato kale la iigeysto, maalinkii lixaad ayaa waxa ii yimi nin oday ah waxaanuu iisoo bandhigay inaan diinta islaamka qaato markaan London kulaabto, balse codsiga iiga yimi ninka reer Afgaanistaan waan ku diiday waxaanan u sheegay in aan haysan doono diintii aan hore u aaminsanaa, balse waxaan u balan qaadey inaan diinta islaamka badhitaan ku samayn doono  hadii ay isii daayaan anigoo taa markaa ka dhiganayay xeelad aan kagabaxo Jeelka, runtiina waan ku guulaystey khiyaamadii oo waa la isii dayay aniga iyo maxaabiistii kaleba kadib markii bayaan uu kasoo baxay madaxtooyada Dalibaan kaasoo lagu siidaynaayo maxaabiista ajaanibka ah duruufo bani aadannimo daraadeed."

Waxa ay intaas raacisay oo ay tidhi "Markii aan kulaabtey wadankaygii waxaan go'aan ku gaadhey inaan oofiyo balankii aan lagalay Dalibaan ee ahaa in aan diinta islaamka daraasad ku sameeyo.waxa aan bartey quraankii waxa aan diraaseeyay islaamkii mudo 30 bilooda gudohooda kadib waxaan dareemey isbedel weyn oo ku yimi noloshaydii waxaan go'aan ku gaadhay markaa inan islaamka qaato waxanaan ku dhawaaqey tawxiidka".

Mrs Ridley oo kawaramaysay  xuquuqda islaamku siiyay haweenka ayaa waxay tidhi"waxa aan layaabey markaan arkey qiimaha iyo sharafta islaamku siiyay haweenka hadey hooyo tahay iyo hadey inantahay iyo hadii ay oori  tahay intaba." Waxaan ogaadey sidoo kale ayay tidhi in sharaftu tahay Alle ka cabsiga oo kaliya ee aanay ahayn inaad yeelato hanti, qurux iyo nasab midna.

Mrs Ridley oo kawramaysa jawaabihii ay ka bixiyeen qoyskeedu islaamnimadeeda waxaanay tidhi:"waxaan ladhashay laba gabdhood  oo mid kamidi jaar la ahayd 20 sano qoys islaam ah sidaas darteed markey maqashay islaamnimadayda lamay yaabin waxaanay u aqbashay si dabiiciya lakiin walaashay dii kale waxay igu tidhi iyadoo igu ciyaareysa: waxaan u malaynayaa inaad dhawaan is qarxinayso. Hooyaday iyadu waxay ahayd islaan haysata diinta kiristanka lakiin islaamka aad u jecel, markii aan  usoo bandhigay inay qaadato diinta islaamkana waxay iigu jawaabtay:hooyo waxaan ahay 79 jir mabadali karo iminka diintaan intasoo dhan haystay."

Mrs Ridley intay islaamtey kabacdi waxa ay barnaamijyo xijaabka iyo haweenka laxidhiidha ka sii daysaa idaacadaha iyo tifiiyada islaamiga ah ee kubaxa luqada ingriisiga  waxaanay si rasmiya uga hawl gashaa tviiga Aljazeera English Channel  ee kubaxa luqada ingiriisiga.

Hamse Axmed Warfaa
Oodweynenews.com/ Netherland

Posted on Monday, February 08 @ 00:38:39 DAVT by admin



suxufiyadda caanka ah mrs.yvonne ridley oo islaamtay. - suxufiyadda caanka ah mrs.yvonne ridley oo islaamtay.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : cabdiwahaab
Subject : Re : suxufiyadda caanka ah mrs.yvonne ridley oo islaamtay.
Date : 2010-02-08
waa arin lagu farxo islaamidda suxifiyadaas caalamiga ah waana waafajin ilaahay waafagiyey marka waa arin lagu farxo marka waan u mahadcelinayaa maadaama ilaahay ka badbaadiye naar aad kulul kuna soo biirtay islaamka.


[ Reply ]



Name : Yonis X-jamac
Subject : Re : suxufiyadda caanka ah mrs.yvonne ridley oo islaamtay.
Date : 2010-02-09
Hamse Ahmed Warfa, baal marka uugu horeysa waxad noo sheegeta xaagad ka keentay gabadhen baa islamtaay sxb? marka labad waxa waaye marka waare siidaynayso waxa akhriyaash laa tuusa xaagad ka soo qaadata amba caadaynaha lagu muujin karo marka iinu ruun yaahay. marka waxnu imika ka doonayna warka xaagad ka keentay sxb.

mahadsanid

Name : Ku-Cadeeye
Subject : Re :suxufiyadda caanka ah mrs.yvonne ridley oo islaamtay.
Date : 2010-02-09
Halkan ka daawo walaal, walaasheenna cusub ee soo muslimtay iyadoo la waraysanayo:

http://www.youtube.com/watch?v=xFZrSPUoH3I



Ku-Cadeeye
Name : Ma-tukade
Subject : Re :suxufiyadda caanka ah mrs.yvonne ridley oo islaamtay.
Date : 2010-02-09
Timirtii horeba dab loo waa.

Kam shuufnaa maraakiib,macdalaa huuri.
Immisaa xuural cayn yar muslim ah maanta dunida dhinac ka raacday oo nolol quite ah galay. Qaylo iyo mushaakil hasoo doonan.
Aar yaa u sheega oo dhaha halkaaga iska joog haddii kale qabiil baa lagaa dhigi,haraad iyo gaajo,colaad iyo cuduro ayaad deris la noqon doontaa.
Xaasidnimada,xinka,qaabka wax loo burburiyo ayaad baran ee noloshaada yar ee macaan iska dhuuq oo iskaga jir.
Name : Ku-Cadeeye
Subject : Re :suxufiyadda caanka ah mrs.yvonne ridley oo islaamtay.
Date : 2010-02-09
Istaqfurullaah!Istaqfurullaah!, waar istaqfurulaysu intaan iridda lagaa xidhin. Waligayba waxaan moodayay Ma-tukade, inuu magacn wax ku foofdar halaynayo, oo cid marin habaabinayo, show waaba ka dhab ma tukadenimadu.


Ku-Cadeeye
Name : Dr Real Darwiish
Subject : Re :suxufiyadda caanka ah mrs.yvonne ridley oo islaamtay.
Date : 2010-02-11
Matukade,

Ilaahay hakuu naxariisto, aamiin. Waxaa Nebiga laga wariyeey sidatan: Qofbaa wuxuu oran doonaa hadal si ulakac ah kaasoo uu ku mutaysan doono lixdan (60) sanadood oo cadaab ah. War Ilaahay u toowbad keen oo Allah ka baqo adigay kuu roontahaye.

Ma salaama


Dr. Real Darwiish
London UK

[ Reply ]


Pages : [ suxufiyadda caanka ah mrs.yvonne ridley oo islaamtay. 1 ]