|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl.
|
siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl. |
 |
|
.gif) 25 Xubnood oo isugu jira aqoonyahano, siyaasiyiin hore, garyaqaano caalami ah, khubaro ku takhasustay Arr. Qaaradda Afrika, iyo ganacsato waaweyn oo u badan kuwa iska leh shariikadaha caymiska iyo maraakiibta ka gooshta gacanka cadmeed ayaa ku baaqay aqoonsiga JSL.
25 xubnood oo iskugu jira aqoonyahano, siyaasiyiin hore xilal kala duwan u soo qabtay, garyaqaano caalami ah, khubaro ku takhasustay qaaradda afrika, iyo ganacsato waaweyn oo u badan kuwa iska leh shariikadaha caymiska iyo maraakiibta ka gooshta gacanka cadmeed oo tiradoodu gaadhaysay 25 ayaa shir balaadhan oo uga socday magaaada Pretoria ee dalka koonfur afrika waxay ka soo saareen baaq ay u jeedinayaan dalalka xubnaha ka ah qaramada midoobay iyo golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo ay ugu baaqeen in furaha keliya ee xal u noqon kara xaaladda budhcad badeeda xeebaha beriga afrika ay tahay in aqoonsi buuxda la siiyo Somaliland si gacan loogu siiyo in ay xeebaha gacanka cadmeed Somaliland gacanta ugu dhigto isla markaana ay ugu soo celiso ammaan ay si nabad ah maraakiibta xamuulka qaada u mari karaan.
Kulankani oo socday muddo shan maalmood ah ayaa waxaa sidoo kale gebo-gebadiisii hadal dheer ka jeediyey haweenayda ah wasiirka gaashandhiga ee dalka koonfur afrika Ms Lindiwe Sisulu, waxaanay Marwo Sisulu aad u ammaantay madaxdani, waxay Ms Sisulu sheegtay in dalkeedu uu aad u danaynayo Somaliland oo ku soo biira ayey tidhi beesha caalamka waxaana ay sheegtay in xukuumadda koonfur afrika ay seddex sanno ka hor ka qayb gashay dood ay dalalka afrika ka yeesheen arrinta qaddiyadda Somaliland, waxay uga ballan qaaday ergooyinkaasi in ay farriintaasi gayn doonto shirka golaha wasiiradda ee dalkeeda.
Waxaa isaguna halkaasi hadal dheer ka jeediyey madaxa shariikadda caymiska ICEA ee xarunteedu tahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya J. P. M. Ndegwa, wuxuuna aad ugu dheeraday daraasad balaadhan oo ay shariikadiisu ku samaysay ammaanka xeebaha beriga afrika, wuxuu soo jeediyey in haddii la waayey dawladdii Soomaaliya la helo xal kale, wuxuuna sheegay in ay awood saari doonaan sidii ay arrinta aqoonsiga iyo gacan qabashada Somaliland u gayn lahaayeen wuxuu ku tilmaamay albaabada adduunyada laga gallo.
Qoraalka baaqa ah oo lagu daabacay bogga internetka ee wasaaradda gaashandhiga dalka koonfur afrika ayaa wuxuu guul weyn u yahay hanaqaadka aqoonsi raadiska iyo madax banaanida Somaliland oo garawshiyo ka hellay qaybo kala duwan oo bulshada caalamka ah, wallow shirkani aanay xukuumadda Somaliland cidina uga matalaynin marka laga reebo ergayga u fadhiya xukuumada South Afrika Mr. Iqbal Jazby oo isagu shirka ka qayb gallay haddana waxaa laga dheehan karayey dedaalka mucaarid iyo muxaafidba ay u galleen isku keenidda khubaradani
Source Haatuf
|
|
|
Posted on Sunday, February 07 @ 15:25:56 DAVT by admin |
|
|
|
|
Name : kabadhe Subject : Re : siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl. Date : 2010-02-07
|
Al xamdulilaah Alxamdulilaah waxa qurux badnaan lahayd afrika oo ka midho dhalisa baaqaa,ha naxo nacabka soomaalilaande
waxaan rajeynayaa maalin dhow oo aan fogayn in aduunku soomaaliland uu yaqiinssan doono insha alaah.
waxaan leeyahay muwaadiniinta soomaalilaand ilaahay calanka
tawxiidku ku qoranyahay ha sareysiiyo AAmiin AAmiinnnnnnnnnnnnnn
KA NAXOOW NAFTA WAAAAAAAAAA
Name : Somaliweyn Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl. Date : 2010-02-07 Waa ifafaalo wanaagsan kana nixi maayaan inta caafimaadka qabta. inkastoon ka baqayno sidii tusbax daatay in land-yada koobiga ah ay inagu bataan, horaa loo yiri (Ratiga hore saanqaadkiisuu kan dambe leeyahay). Puntland ma jirteen haddaan somaliland lagu dhawaaqin. kuwo horlehna wadaday soo hayaan. Anyway cudur hadduu jirka galo inta caafimaadka qabtaa in la badbaadiyo waa waajib. | Name : Ahmed Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl. Date : 2010-02-07 Idoor just because you give few dollars to some Africans doesn't mean it lends legitimacy to your ill advised clan driven dream of seceding from the mother land. There is no way in hell anyone will recognize you and if they do it will lead to a major war and Isaaqland will be in ruins. How can any country recognize you when they see this on their televisions every day. Daawasho wacan
http://www.youtube.com/watch?v=7_Sr4fyCLoc&feature=player_embedded | Name : Damac Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl. Date : 2010-02-08 Akh mad
How ever you are maliously deny the recognition of somaliland, there is a sun rise that you can,t cover with your pure bare hands.
Another thing to tell you is, you will be either under the Somaliland or you will be under the rule of Isaq & Hawiya, therefore I can,t see any preferable choice that you will get success.
Damac | Name : Somaliweyn Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl. Date : 2010-02-08 Walaal Ahmed muqaddas mahan midowgii 1960, wax baa isbadala kol hadduu dagaal sokeeye dhaco xuduudi sidii ma ahaaneyso. Dagaaladii yurub waala ogyahay siday xuduudaha u badelmeen. Haddaan odorosno mustaqbalka Soomaliya waa gudcur madow, qaar baa gumaysi afka ugu dhici doono sida koonfur. Guri gubtay ku kale kama naxo ma ahan caqli.
Inkastoy wax badan ka qaldanyihiin oo ayan ku taagnayn saas adag, Soomaliland inay iska moosto Soomalida kale maanta oo ay gooni uga baxdo oo ay ka gaashaamato Alshabaab waa daw.
Caano qubtay waa la daboqabtaa, kolay waa Soomali wax ka waayi mayno, qolo umbaa ka arrimin lahayd meel oo uu ku abuuray Eebbe, hadday jecel yihiin in lala noolaado iyaga ayay wanaag u tahay, hadday dir-sooc iyo qabyaalad ku dhaqmaan iyaga ayay u darantahay. oo qabyaaladi xad ma leh. | Name : Akh- mad mentality Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl. Date : 2010-02-08 commentkan oo aan ka soo minguuriye websiteka horseednet wuxii i xasuusie ninka Axmad la baxay ee xasadka iyo nacaybku maskaxdiisa buuxisay,Ilaahay idinkii malax ayaa buuxindoonta .
wuxuu ku tusaya comment kaas in aan waxba ka jirin munaafaqnimada Somaliweyn iyo Somaliyee tooso.bal u fiirso siduu dadka isugu diraya
sheekhunaa says:
February 8, 2010 at 12:05 am
sc wr wb mamulka puntland waxaa la idinka rabaa xoreen gobalka, dhaleeceen wax ma tarayso sababta oo ah waxaa idin haysto nin asaagiina oo kale ah somalia maa ka jirto waxa la yiraahdo xuquuq insaan?marka labo talo midkeed. ama difaaca dhulka puntland hala xoreeyo ama la iska amuuso. ileen isaaq iyo gudobiirse dulaan iyo daandaansi buu wadaa waana tariikh xumo beesho soo marto inuu baryootamo dadka idinla dhashayna sidaa loo bahdilo. wale darood meel xun ayuu ku socdaa haduusan isdaba qaban hawiye isaaq reer xamarka jareer eelay nooc kasta waxaa dhibayso magaca darood xataa ciise djubuti xataa war heeshe dad idinka tiro yar sidee dhulkiina u hawaysan karaa? soo maha dad xuma nimo la idinka arko.war ordoo ka kaca iska dhici dadka ama naga amuusa waxaas waxaa iga keeno sharaf dhaca dadkiina lagu haayo aad is liidaysaan. mahad sanidiin
Reply to this Comment | Name : Facts Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl. Date : 2010-02-08 Akh Mad
There is no such a think called Mother Land, Republic of Somalia , because your heros/ YOUR Mafios clan leaders dismantled what used to be Somalia, after they intruduced clan and corruption to the National Government of Somalia. To name few Siad Barre and A. Yey , both warlords and war criminals.
All Iidoor/SNM/Isaaq did was put that to rest, after they mobilized Hawiye and USC kicked your ass out of Banaadir.
And so long you are advocating for clan and tribalism , you can't win the hearts and minds of other clans, except your clan.
So Akh Mad keep barking like a Mad dog as the CARAVAN/sOMALILAND GOES ON.
And enjoy your PIRACY, HUMAN TRAFFICKING AND YOUR NEW WAR TACTIC , TERRORISM ,by brain washing young children in Madrasas for suicide bombing. | Name : Ahmed-Yasiin Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl. Date : 2010-02-08 Mahadsanidin Safka-hore, kani waa war subaggu da'ayo, waana ifafaale wanaagsan oo sahadinaya in aqoonsigiin Somaliland fawqal-daaqa yahay.
Waa hubaal in hayaankii dheeraa aynu dhawaan ku furi guri barwaaqo, Somaliland-na ku leexaysan doonto kursiga ay ku leedahay UN, AU, iyo ururrada kale ee adduunka ka jira.
Guul waarta.
Ahmed-Yasiin |
|
[ Reply ] |
|
|