Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga JSL OO Soo Gaadhay Magaalada Alleybaday.       Mr Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo Iska Casilay Xilkii Ka Hayey Ururka Somaliland F       Komishanka Doorashooyinka Qaranka ( KDQ ) Oo Maanta Qabtay Shir-Jaa\'id .       Kulan Ka Dhacay Woolwich/London Iyo Madax Kulmiye Oo Ka Soo Qaybgashay.       Israeli aid mission to Kenya helps Somali refugees.       Maalinta Haweenka Adduunka Oo si Wayn Looga Xusay JSL.       Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Booqasho Kale Ku Imaan Doona JSL.       Child Sponsorship Report 2009, from Somaliland       Wasiirka Arimaha Dibada JSL ayaa USA kadalbaday in loosoo gacan geliyo Cali Sama      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl.

siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl.

News


 25 Xubnood oo isugu jira aqoonyahano, siyaasiyiin hore, garyaqaano caalami ah, khubaro ku takhasustay Arr. Qaaradda Afrika, iyo ganacsato waaweyn oo u badan kuwa iska leh shariikadaha caymiska iyo maraakiibta ka gooshta gacanka cadmeed ayaa ku baaqay aqoonsiga JSL.






25 xubnood oo iskugu jira aqoonyahano, siyaasiyiin hore xilal kala duwan u soo qabtay, garyaqaano caalami ah, khubaro ku takhasustay qaaradda afrika, iyo ganacsato waaweyn oo u badan kuwa iska leh shariikadaha caymiska iyo maraakiibta ka gooshta gacanka cadmeed oo tiradoodu gaadhaysay 25 ayaa shir balaadhan oo uga socday magaaada Pretoria ee dalka koonfur afrika waxay ka soo saareen baaq ay u jeedinayaan dalalka xubnaha ka ah qaramada midoobay iyo golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo ay ugu baaqeen in furaha keliya ee xal u noqon kara xaaladda budhcad badeeda xeebaha beriga afrika ay tahay in aqoonsi buuxda la siiyo Somaliland si gacan loogu siiyo in ay xeebaha gacanka cadmeed Somaliland gacanta ugu dhigto isla markaana ay ugu soo celiso ammaan ay si nabad ah maraakiibta xamuulka qaada u mari karaan.

Kulankani oo socday muddo shan maalmood ah ayaa waxaa sidoo kale gebo-gebadiisii hadal dheer ka jeediyey haweenayda ah wasiirka gaashandhiga ee dalka koonfur afrika Ms Lindiwe Sisulu, waxaanay Marwo Sisulu aad u ammaantay madaxdani, waxay Ms Sisulu sheegtay in dalkeedu uu aad u danaynayo Somaliland oo ku soo biira ayey tidhi beesha caalamka waxaana ay sheegtay in xukuumadda koonfur afrika ay seddex sanno ka hor ka qayb gashay dood ay dalalka afrika ka yeesheen arrinta qaddiyadda Somaliland, waxay uga ballan qaaday ergooyinkaasi in ay farriintaasi gayn doonto shirka golaha wasiiradda ee dalkeeda.

Waxaa isaguna halkaasi hadal dheer ka jeediyey madaxa shariikadda caymiska ICEA ee xarunteedu tahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya J. P. M. Ndegwa, wuxuuna aad ugu dheeraday daraasad balaadhan oo ay shariikadiisu ku samaysay ammaanka xeebaha beriga afrika, wuxuu soo jeediyey in haddii la waayey dawladdii Soomaaliya la helo xal kale, wuxuuna sheegay in ay awood saari doonaan sidii ay arrinta aqoonsiga iyo gacan qabashada Somaliland u gayn lahaayeen wuxuu ku tilmaamay albaabada adduunyada laga gallo.

Qoraalka baaqa ah oo lagu daabacay bogga internetka ee wasaaradda gaashandhiga dalka koonfur afrika ayaa wuxuu guul weyn u yahay hanaqaadka aqoonsi raadiska iyo madax banaanida Somaliland oo garawshiyo ka hellay qaybo kala duwan oo bulshada caalamka ah, wallow shirkani aanay xukuumadda Somaliland cidina uga matalaynin marka laga reebo ergayga u fadhiya xukuumada South Afrika Mr. Iqbal Jazby oo isagu shirka ka qayb gallay haddana waxaa laga dheehan karayey dedaalka mucaarid iyo muxaafidba ay u galleen isku keenidda khubaradani

Source  Haatuf

Posted on Sunday, February 07 @ 17:25:56 DAVT by admin



siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl. - siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : kabadhe
Subject : Re : siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl.
Date : 2010-02-07
Al xamdulilaah Alxamdulilaah waxa qurux badnaan lahayd afrika oo ka midho dhalisa baaqaa,ha naxo nacabka soomaalilaande

waxaan rajeynayaa maalin dhow oo aan fogayn in aduunku soomaaliland uu yaqiinssan doono insha alaah.

waxaan leeyahay muwaadiniinta soomaalilaand ilaahay calanka
tawxiidku ku qoranyahay ha sareysiiyo AAmiin AAmiinnnnnnnnnnnnnn

KA NAXOOW NAFTA WAAAAAAAAAA

Name : Somaliweyn
Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl.
Date : 2010-02-07
Waa ifafaalo wanaagsan kana nixi maayaan inta caafimaadka qabta. inkastoon ka baqayno sidii tusbax daatay in land-yada koobiga ah ay inagu bataan, horaa loo yiri (Ratiga hore saanqaadkiisuu kan dambe leeyahay). Puntland ma jirteen haddaan somaliland lagu dhawaaqin. kuwo horlehna wadaday soo hayaan. Anyway cudur hadduu jirka galo inta caafimaadka qabtaa in la badbaadiyo waa waajib.
Name : Ahmed
Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl.
Date : 2010-02-07
Idoor just because you give few dollars to some Africans doesn't mean it lends legitimacy to your ill advised clan driven dream of seceding from the mother land. There is no way in hell anyone will recognize you and if they do it will lead to a major war and Isaaqland will be in ruins. How can any country recognize you when they see this on their televisions every day. Daawasho wacan
http://www.youtube.com/watch?v=7_Sr4fyCLoc&feature=player_embedded
Name : Damac
Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl.
Date : 2010-02-08
Akh mad

How ever you are maliously deny the recognition of somaliland, there is a sun rise that you can,t cover with your pure bare hands.

Another thing to tell you is, you will be either under the Somaliland or you will be under the rule of Isaq & Hawiya, therefore I can,t see any preferable choice that you will get success.


Damac
Name : Somaliweyn
Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl.
Date : 2010-02-08
Walaal Ahmed muqaddas mahan midowgii 1960, wax baa isbadala kol hadduu dagaal sokeeye dhaco xuduudi sidii ma ahaaneyso. Dagaaladii yurub waala ogyahay siday xuduudaha u badelmeen. Haddaan odorosno mustaqbalka Soomaliya waa gudcur madow, qaar baa gumaysi afka ugu dhici doono sida koonfur. Guri gubtay ku kale kama naxo ma ahan caqli.

Inkastoy wax badan ka qaldanyihiin oo ayan ku taagnayn saas adag, Soomaliland inay iska moosto Soomalida kale maanta oo ay gooni uga baxdo oo ay ka gaashaamato Alshabaab waa daw.

Caano qubtay waa la daboqabtaa, kolay waa Soomali wax ka waayi mayno, qolo umbaa ka arrimin lahayd meel oo uu ku abuuray Eebbe, hadday jecel yihiin in lala noolaado iyaga ayay wanaag u tahay, hadday dir-sooc iyo qabyaalad ku dhaqmaan iyaga ayay u darantahay. oo qabyaaladi xad ma leh.
Name : Akh- mad mentality
Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl.
Date : 2010-02-08
commentkan oo aan ka soo minguuriye websiteka horseednet wuxii i xasuusie ninka Axmad la baxay ee xasadka iyo nacaybku maskaxdiisa buuxisay,Ilaahay idinkii malax ayaa buuxindoonta .
wuxuu ku tusaya comment kaas in aan waxba ka jirin munaafaqnimada Somaliweyn iyo Somaliyee tooso.bal u fiirso siduu dadka isugu diraya


sheekhunaa says:
February 8, 2010 at 12:05 am
sc wr wb mamulka puntland waxaa la idinka rabaa xoreen gobalka, dhaleeceen wax ma tarayso sababta oo ah waxaa idin haysto nin asaagiina oo kale ah somalia maa ka jirto waxa la yiraahdo xuquuq insaan?marka labo talo midkeed. ama difaaca dhulka puntland hala xoreeyo ama la iska amuuso. ileen isaaq iyo gudobiirse dulaan iyo daandaansi buu wadaa waana tariikh xumo beesho soo marto inuu baryootamo dadka idinla dhashayna sidaa loo bahdilo. wale darood meel xun ayuu ku socdaa haduusan isdaba qaban hawiye isaaq reer xamarka jareer eelay nooc kasta waxaa dhibayso magaca darood xataa ciise djubuti xataa war heeshe dad idinka tiro yar sidee dhulkiina u hawaysan karaa? soo maha dad xuma nimo la idinka arko.war ordoo ka kaca iska dhici dadka ama naga amuusa waxaas waxaa iga keeno sharaf dhaca dadkiina lagu haayo aad is liidaysaan. mahad sanidiin

Reply to this Comment
Name : Facts
Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl.
Date : 2010-02-08
Akh Mad

There is no such a think called Mother Land, Republic of Somalia , because your heros/ YOUR Mafios clan leaders dismantled what used to be Somalia, after they intruduced clan and corruption to the National Government of Somalia. To name few Siad Barre and A. Yey , both warlords and war criminals.

All Iidoor/SNM/Isaaq did was put that to rest, after they mobilized Hawiye and USC kicked your ass out of Banaadir.


And so long you are advocating for clan and tribalism , you can't win the hearts and minds of other clans, except your clan.

So Akh Mad keep barking like a Mad dog as the CARAVAN/sOMALILAND GOES ON.


And enjoy your PIRACY, HUMAN TRAFFICKING AND YOUR NEW WAR TACTIC , TERRORISM ,by brain washing young children in Madrasas for suicide bombing.
Name : Ahmed-Yasiin
Subject : Re :siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl.
Date : 2010-02-08
Mahadsanidin Safka-hore, kani waa war subaggu da'ayo, waana ifafaale wanaagsan oo sahadinaya in aqoonsigiin Somaliland fawqal-daaqa yahay.

Waa hubaal in hayaankii dheeraa aynu dhawaan ku furi guri barwaaqo, Somaliland-na ku leexaysan doonto kursiga ay ku leedahay UN, AU, iyo ururrada kale ee adduunka ka jira.

Guul waarta.
Ahmed-Yasiin

[ Reply ]


Pages : [ siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo garyaqaano k/afrika oo ku baaqay aqoonsiga jsl. 1 ]