Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga JSL OO Soo Gaadhay Magaalada Alleybaday.       Mr Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo Iska Casilay Xilkii Ka Hayey Ururka Somaliland F       Komishanka Doorashooyinka Qaranka ( KDQ ) Oo Maanta Qabtay Shir-Jaa\'id .       Kulan Ka Dhacay Woolwich/London Iyo Madax Kulmiye Oo Ka Soo Qaybgashay.       Israeli aid mission to Kenya helps Somali refugees.       Maalinta Haweenka Adduunka Oo si Wayn Looga Xusay JSL.       Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Booqasho Kale Ku Imaan Doona JSL.       Child Sponsorship Report 2009, from Somaliland       Wasiirka Arimaha Dibada JSL ayaa USA kadalbaday in loosoo gacan geliyo Cali Sama      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.

mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.

News


 "Anigu Cabdrashiid ahaan, waxaan ahaa nin ka warqabay amuuraha JSL illaa halgankii SNM, saaxiibo badana waan ku leeyahay". Ayuu yidhi Mr Cabdirashiid. Isaga oo dib u jalecayay halagankii SNM-na wuxuu intaa raaciyay, "Anigu waxaan aaminsanahay tallaabooyinkii halganka loo galay, wax wayn ayaa laga gaadhay".





"Hawlo badan ayaa horyaala sannadkan shacabka Somaliland oo ay doorashadu ka mid tahay, iyadoo calaamad wayn ay noqon karto sidaad uga baxdaan (Reer Somaliland), waa inay noqotaa doorasho xalaal ah oo xisbiyadu ay muujiyaan sidii horeba kuwa aqbala go'aamada ka soo baxa, waanan ka naxnay markii aanu maqalnay in goleyaashii (Khilaafka Guurtida) qaarkood is-haystaan." Sidaa waxa hadalkiisa ku bilaabay Cabdirashiid Seed oo ah safiirka Dawladda Ku-meel-gaadhka Somalia u fadhiya Ingiriiska.

Mr Cabdirashiid oo isaga oo ku sugan xarunta AU-da toddobaadkii tega ugu waramayay weriyeyaal ka socda Somaliland oo shirkaa ka qaybgalay waxa uu sheegay in Somaliland looga baahan yahay sidii ay Soomaaliya uga caawin lahaayeen samaysiga nabadgelyo iyo amaan lagu waaro.

 Isla markaana waxa uu qiray inay Somaliland ka bixi karto doorashooyinka hadalhayntoodu badatay ee la sugayo, waxaanau hadalkiisa ku bilaabay, "Waxaanu aaminsanahay inay ka bixi karaan doorashada Reer Somaliland, waana in dadka la isku duubaa, annaguna haddii aanu nahay Soomaaliya waanu u baahanahay, waana inay Somaliland iyo Soomaaliya iska kaashadaan dhinacyo badan." "Wadankiina Somaliland ayaa lagu tilmaamaa tallaabo fiican, markii shirar aanay beesha caalamku ka taageerin ay ku badhaadheen oo ilaa hadda dawladda Somaliland ka jirtaa ay ku dhisan tahay, Soomaaliya-na waxaan u rajeynaynaa in dadkeedu garto in loo baahan yahay in dadkeedu isku-tiirsanaadaan oo dalkooda dhistaan oo dawlad shaqaysa samaystaan. Markaa dadka Soomaaliya,

Waa inay gartaan inay dawlad u baahan yihiin, walaalahayaga Reer Somaliland-na ay ogaadaan inay ku taakuleeyaan Soomaaliya wixii suuragal ah ee ay gacan ka geysan karaan oo aanay odhan shalay ayaanu Soomaaliya ka mid ahayn oo waanu ka go'nay, balse ay gartaan in walaaladood u baahan yihiin, waayo waxa jira waxyaabo badan oo labada dal ka dhexeeya oo loo baahan yahay in layska kaashado, markaa kolay dawlada Somaliland inay diiradda saarto arrimaha Soomaaliya ayaa looga baahan yahay." Ayuu hadalkiisa raaciyay Mr Cabdirashiid Seed. 

 "Anigu Cabdrashiid ahaan, waxaan ahaa nin ka warqabay amuuraha Somaliland ilaa halgankii SNM, saaxiibo badana waan ku leeyahay," ayuu yidhi Mr Cabdirashiid, isaga oo dib u jalecayay halagankii SNM-na wuxuu intaa raaciyay, "Anigu waxaan aaminsanahay tallaabooyinkii halganka loo galay, wax wayn ayaa laga gaadhay.

Inta dhimana waxay ku xidhan tahay siday dadka Reer Somaliland isugu duubnaadaan oo ay go'aanada u qaataan, doorashaduna u dhacdo oo siyaasad majaro adag leh oo loola tago beesha caalamka ay u samaysan lahaayeen."

Isaga oo tixraacayay rabitaanka Somaliland ee aqoonsiga caalamiga ah wuxuu yidhi, "Siyaasadu waa sida aad kolba gudaha ka tahay, haddii uu guduhu (Gudaha Somaliland) isku duba-dhaco, dibadu waxba maaha. Aqoonsiga ay Somaliland meel kasta u tagto, waxa ka muhiimsan kolba xaaladda gudaha ka jirta iyo sida aad kolba Soomaaliya ula heshiisaan."

"Dawlad waxa la yidhaahdaa shacabka, haddii uu shacabku la jiro dawladda way shaqaynaysaa, meel kastoo dunida ah haddii aanu shacabku ilaalinayn dawlada, taasi waxay noqonaysaa mid caqabado ka horyimaadaan. Dawladu waa inay noqoto mid shacabku ku tiirsan yahay oo shaqaysa. Annagu beesha caalamka waanu ku dhex-jirnaa, welina waxaanu kala hadlaynaa inay xoojiyaan gacantii ay dawlada siin lahaayeen, gaar ahaan xagga nabadgelyada in laga taageero. Laakiin, Soomaaliya waxay noqotay goob laga fuliyo tallaabooyin lidi ku ah mandaqadda oo dhan." Ayuu hadalkiisa raaciyay.

Isaga oo ka niyad-xun xaaladda xilligan ee Soomaaliya wuxuu intaa ku sii daray, "Beesha caalamku si kastoo ay kuu garab-istaagan yihiin, haddii aanad wadankaaga hagaajisan oo aanay Soomaalidu garanin inaanay jirin cid kale oo gurigooda u hagaajinaysa, waxba ma jiraan."   

Ogaal

Posted on Sunday, February 07 @ 00:53:11 DAVT by admin



mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl. - mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Ma-tukade
Subject : Re : mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
Sxbyaal wax walba yaynaan qorin.Horta Ingiriiska wax safiir la yiraa ma u joogo dowladda Shariifka ee wiilkan yar dhabayaco ee inaga riwaayadeysanaya ma ahayn in la buunbuuniyo. Isaga ayaad hadda u aqoondateen safiirnimo, mansab aanu hayna u dhiibteen. Ninkan C/laahi Yuusuf bay qaraabo yihiin oo u ballan qaaday inuu safiir ka dhigi doono,xoogay dhaqaalo ahna kaga cunay,kadibna meesha ku ilaaway oo kaga tegey.

Sxbayaal waan baahanahay looma bahalo cuno ee shimbirtii dhuustaba wax ha ka qorina,oo kaarbed(Carpet) cas ha u dhigina.
Aqoonsiga ilaahay baan u baahanahay iyo inaga oo dhexdeena is aqoonsana,taas haddii la helana tan kale ee bulshada caalamku way iska iman.
Inagiibaa kala dhamaan la' oo Udub,Kulmiye iyo Ucid isu haysana,markaasaad cadow aan jiritaankeenaba rabin aad leedihiin sidan buu yiri iyo sidan bay tiri.

Name : Somaliweyn
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
Matukade warkaagu waa sax, naanaysta un hagaagso oo kabo ku tukade koley ku tahay la bax. Waan baahnahay bakhti looma cuno, war nimankii isla hanweynaa ee madax taagga lagu yiqiinay ma sidaa u dambaysay? Nin daad qaaday xumbo cuskay, walaalayaal hadday halkaas idinka joogto inoo soo duceeya, oo na cafiya waanu idin ictiraafaynaaye.
Name : Runsheeg
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
Reer JSL kuma haboona inay habar kasta mikrifoon yar hoos dhigtaan. Who cares hadalka ka soo baxaya afka masuul reer koonfureed oo aanay xukuumadiisu dhaafsiisnayn Villa Somalia. Saxaafada SL ha joojiyaan magacyadan maamuuska leh ee ay u isticmaalayaan maamulada ku hirdamaya Somalia sida dowlada Somalia, Madaxweynaha Somalia Shariif hebel iyo Madaxweyneaha iyo dowlada Puntland inaga oo og inay Bygland tahay Majeerteeniya dowlad isku sheega Shariifna aanay wax awood ah ku lahayn Xamar gobolada kaleba iska daaye
Name : Ducaale II
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
Waxa halkaas ka muuqata aqoonsiga JSL ee raagay in uu xikmad Alle ku fadhiyo. Waxaaba laga yaaba in aqoonsiga raagay yahay tababarkii siyaasadda Reer Somaliland oo weli wax ka dhiman yihiin. Marka la eego sida qallafsan iyo afka xanafta leh ee dadka loogu jawaabayo ama madax-taagga la sheeganayo ee loo adeegsanayo arrimaha siyaasadda diploomaasiyadana ka fog oo ka mid ah asbaabaha xasaasiyadda looga qabo Reer Somaliland iyaga oo hadana dhinaca kale ah dadka dadka ugu fiican ee ugu naxarisita badan uguna Somalida jecel. Waxaaba dhici karta xikmadda Alle in wixii raaga uu khayrku jiro.

Hadalka Cabdirashiid Seed iyo Safriinimadiisu waxyeelo uma laha Somaliland, bal se waa mid guul u ah Somaliland oo ugu yaraan waxa ay arrintu muujinaysaa in loo soo noqday runtii iyo xaqiidada madaxbannaanida JSL oo uu ka marag kacay His Excellency Mr. Cabdirashiid Seed. Waxaanu Cabdirashiid furay waddo iyo xaqiiqo jirtay oo ay qaar badani indhaha ka lalinayeen. Waxaanay arrintaasu daah-furtay in qof kasta oo qaranimada JSL dafiri jiray ay bishu aqalkiisa hortiisa ka dhalatay. Waana lagu digtaa baa la yidhi ruux haddii uu kuu darnaan jiray.

Sidaas darteed waxa la soo dhoweynayaa hadalada Safiirka DF-da Somalia ee Ingirisika His Excellency Mr Cabdirashidi Seed. Mahadsanid.

Wa Allaahu Al-Muwafaq.

Ducaale II,
Name : Ahmed-Yasiin
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
Ninkani si fiican ayuu u hadlay, waana nin sida ka muuqata ka warqaba kartida iyo xikmadda uu ilaahay SWT ku mannaystay dadka reer Somaliland ee ay qayrkood ku dhaafeen.

Mahadsanid, sacaadatul-safiir, waanu u ducaynaynaa reer Somalia inay heshiiyaan, oo ay danahooda ku foofaan. kana koraan himilada gabawday ee Somaliweyn gabbalkeedii dumay qaarkiin ku riyoonayaan.

Ha noolaato Somaliland.

Ahemd Yasin
Name : Ma-tukade
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
Ogeysiis ku socda shacabka reer soomaaliland gaar ahaan kuwa ku dhaqan caasimadda hargeysa.
Nin reer Muqdisho ah oo 20-kii sano ee u dambeeyey waalaa,kuna noolaa xamar dhexdeeda ,magaciisana la yiraa Garaase oo ismarin jirey saliidda madow ee gawaarida laga daadiyo(Olya-garaaso) oo hadda miyirsaday loo mayray loona lebisay ayaa u adkeysan waayey sanqadha rasaasta iyo buuqa dagaalada ka socda Muqdisho,warna wuxuu ku helay in berigii uu miyirka qabay magaaladii uu askariga ka ahaa ee dhibi jirey ee Hargeysa ay dal gooni isaga taagay soomaaliya ay noqotay oo horumar gaartay,rasaasta halkan ka dhacaysa iyo nabadgelyo daradanina aanay ka jirin. Wuxuu Garaase ku dhawaaqay inuu laga bilaabo waqtigaas xaadirka ah uu aqoonsan yahay gooni-isu-taagga S/land.

Markaa waxa laga socodsiinayaa in shacabka Hargeysa usii diyaar garoobaan soo dhoweynta Garaase oo ayaamaha soo socda uu ka soo degi doono gegida diyaaradaha ee Hargeysa.
Name : Ducaale II
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
Ma-Tukade ( Inshaa Allaah waad tukan ).

Mujaahid Ninkaas waalan ee ku miyirsaday aqoonsiga Somaliland waxa uu dhaamaa boqolaal kun oo wallaweym ah oo aan weli ku miyirsan gooni-isu-taagga iyo Qaranimada Somaliland oo uu ugu horreeyo ninka halkan looga yaqaano Mr Akh-Mad. Sidaas darteed waxa uu Mr Garaase istaahilaa soo dhoweyn oo weliba safiir looga dhigo inta miyirka sheeganaysa ee weli ku riyoonaysa Somaliweyn ciyyi waah ka beryay ah.

Mr Garaase haddii uu shalay dhimirsanaa maanta waa kaas gartay waxa ay kuwa dhadhabayaa garan waayeen. Raguna ka tagaal ma leh.

Wa Allaahu Al-Muwafaq

Ducaale II
Name : Ma-tukade
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
Mujaahid DucaaleII ilaa hadda bini'aadam baynu ka hadlayney ee maxaa Akh-mad soo geliyey sheekada,isga sheekada halagu soo daro marka laga hadlayo xayawaanka,budhcad-badeedda,xinka,xaasidka,xaqiraadda,nacaybka,darxumada,iimaan la,aanta,xishood la,aanta,axmaqnimada,xaaraan cunka iwm.
Maahmaah soomaalilander ah ayaa tiraa:''Abeeso dhul u eki bay kugu dishaa,Akh-mad iyo xertiisuna dad u eki bay kugu dilaan'', ee Mujaahid mar dambe oo aynu dad ka hadlayno shaydankan ha inagu soo dhex tuurin.
Name : Somaliweyn
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
War maahmaah Somalilander majirtee maahmaah Soomaliyeed dheh, Afka Soomaaliga iyo Suugaantiisa ma kala go'i karaan walaal sidaa ha u xagjirsan. Afku waa afkii Hooyo haba kala astaysnaado ama ha kala lahjadaysnaado, dhaqankuna waa sida sumadda geela oo waa hore la'inagu wada shaabadeeyey barri hore taa ma tirtirmayso mana kaa xoqmaysae ha daalin. Waxaynu kala nahay sida Netherland iyo Bilgiumka Flamishka oo isku af ah, afka biljamka lama yiraahdee waa kan Netherland. Teenuna waa sidaase walaal maahmaahdu waa mid Somaaliyeed, Biyo dhul lagu arag lagana dhowr bay Soomali tir.
Name : Daalo
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
Ninka la yiraahdo Cabdirashiid Seed, Marka qaarkoodna loogu yeedho "Qoor", waxaan dhagaystay dhowr barnaamij oo wax laga weydiiyey xaalada Somaliland, asagoo waliba ahaa nimankii ugu dhawaa Cabdilaahi Yuusuf.

Wuxuu si cad oo aan gabasha lahayn in Somaliland arrinka loola tegidoonaa markasta yahay "Walaalayaalow" haddii danteenu laba tahayna waa Ok. haddii ay mid tahayna waa Ok.

Taariikhda uu SNM la soo qaatay warkeeda waadeax maaha, laakiin sida inta badan hadaliisa laga dheehan karo, waa nin cabsan SNM, oo ay ka muuqato inuu la ahaa saaxiib dhow.

Sida uu mujaahid, Ducaale II sheegay ninka waa la soo dhaweynayaa, hadalkiisuna faa`iidooyin badan ayuu leeyahay oo aan ku haboonayn in halkan laga sheego.

Nabad iyo Caano.

Daalo
Name : Daalo
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
Somaliweyn.

Wakhtigan la joogo waxyaabo badan ayaa soo kordhay oo loo baahan yaqhay inaad la jaan-qaado.

Eeg afkan ingiriiska sida laguugu dhigay:

1. English Egglish
2. English America
3. English Canada
4. English Austrailia
5. English Africa
6. English Un


Markaa haddii la yidhaahdo maahmaah Somali Kunfureed iyo Somalilander labaduba waa saxan yihiin.

[ Reply ]



Name : Xirsi
Subject : Re : mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
Cabdirashiid Seed Waa nin somalinimadu ku dheertahay,oo dadku isugu midyahay.,intii uu joogay Itoobiya ee halganka lagu jiray iyo intii ka dambaysay ,xataa intii uu ka mid ahaa maamulka Cabdilahi Yusuf weli hadal deel qaaf ah kamaan maqal.
Noocaasi haduu hogaanka hayo Somalidu may kala tagteen.


[ Reply ]



Name : Muj.Ibro
Subject : Re : mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
Anigu waxaan ka marag kacayaa in cabdirasheed uu ka mid ahaa halgankii hubaysnaa ee ssdf markii danbena oo ka mid ahaa hawlwadeenadii radio halgan, markaa waa nin xidhiidh fiican la lahaa halgankii hubaysnaa ee SNM.

Hasa yeeshay somaliland iyada ayaa isku filan ee qoor iyo nin kale toona uma baahna, laakiin qoor waxa uu ka mid yahay miodhadhka soomaalida ka miyir qaba waayo somalilandd way socotay Alla mooyee cid kalena ma hakin karaan.

Ha karaamo seegina habaar leegu kari waaye.

Reer muqdishona waxa aan leeyahay ilaahay tubta toosan ha idinku soo rido xumahana ha idinka suuliyo.

Name : Ma-tukade
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-07
Aniguna waxaan ka marag kacayaa in ninka Garaase oo ku soo wajahan Hargeysa, ahaan jireyna nin waalan oo hadda miyirsaday,aqoonsadayna S/land inuu markuu Hargeysa ka shaqayn jirey ee askariga ahaa sannadihii 80-meeyadii uu cabsanaa aadna ugu xeel dheeraa sida loo dhibo qabiiladaii taageeri jirey SNM,haddase uu iman karo isagoo bedelay mawqifkiisii oo cabsan sida loo jeclaado dadkii SNM taageeri jirey oo uu qaar badan agoomeeyey.Muhiimadiisa ugu weynina tahay inuu nabad helo.

Morgan laftiisa hadduu rabo inuu Hargeysa yimaado waa in lasoo dhoweeyaa.
Marka uu kasoo faraxasho dagaal uu ayaamaha soo socda kusoo qaadi doono gobolada Jubooyinka isagoo soo dagaal gelin doona 1500 oo askar dowladda Shariifka Kiiniya u tababartay ah oo la rabo inay from Kismaayo ilaa Muqdisho soo safeeyaan.
Haddii uu ka noolaado dagalkaas ha lagu soo casuumo Hargeysa laftiisa,si uu ugu duceeyo xabaalo-wadareedyadii uu sababtooda lahaa.
Name : Kariye
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-08
ninkan qoor baa loo yaqaan oo wuxuu daganaanjiray YMCA Stockwell, ee London, wuxuu wax ka bartay meel la odhan jiray City of London University, imikana la yidhaahdo Guildhall University ku taal Tower Hill iyo Aldgate..Gabadh cad oo mareykan ah buu mar ku qabay london, marna wuxuu u shaqayn jiray somali information centre, SNM waxba kama yaqaan, weligeed meel dad Somaliland ku shirayaan kama soo agwareerigan...waa Cabdillahi Yusuf jilibkii, waa bah-bahle, faanku ku badanyahay...goor Somalia ugu dambeysay ilaahay baa og, xitaa intuu Cabdillahi Yusuf haystay meesha kama agwareegin.
Name : Kariye
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-08
Garaase waa raggeedi, isagoo kale hooyo miyay dhashay
Name : Ahmed
Subject : Re :mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-08
Idoorku marka uu waasho wuxuu noqdaa ma tukade iyo Ducaale. War nimanyahow Qabiil qaran ma noqdo ee baxa oo meher yeesha. Waaba qom wareersan oo beentu wanaag agtooda ka tahay. Isaaqland ilaa 20 sano baad wadeen ee maxay meel u gaari wayday? War Idoorka Phoenix degan waydiiya ee July 1st iida.

[ Reply ]



Name : M
Subject : Re : mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl.
Date : 2010-02-08
Dalka aynu jaarka nahay ee Somalia waxa aan filaya in ugu yaraan 90% ay tageersanyihiin ictraafka dalka ay jaarka la yihiin ee SOMALILAND, balse Udub iyo Riyaale ayaan wax xidhiidh ah la sameynin ururada, aqoonyahanada, wadaadada, ganacsatada, siyaasiyiinta reer Somalia ee tageersan gooni-isu-taaga Somaliland.

Somaliland inay dadkaas la xidhiidho kana caawiso sida ay iyagu xukunka dalkaas qabsan lahayeen bay ahayd si aanu markaas noqono laba dal oo deris ah oo walaaltinimo iyo wadashaqeyni ka dhexeyso.

Talaabada ugu horeysa waa inay noqota sida aynu Ahlusunna waljaamaca iyo ururki uu hogaamin jirey nuur darmaan aynu uu tageeri lahayn si ay xukunka dalkaas Somalia ula wareegaan, dal kasta dantiisa ayuu leeyahay, anaguna inaynu danta aynu ka leenahay Somalia ka shaqeyno eweeye.


[ Reply ]


Pages : [ mas'uul ka tirsan dawladda shariifka somalia oo ka hadlay ammuuraha jsl. 1 ]