Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Shahaadooyin La Guddoonsiiyay 101 Arday Oo Ka Qalin Jebiyey Kulliyadda SHIFA/JSL       Ciidamada Liyuu Booliska Kilinka 5aad Oo Lagu Bedelay Kuwa Fedraalk Ethiopia.       Xukuumadda JSL Oo Aqbashay Martiqaadka Shirka London 23ka Feruary 2012.       Somaliland To Pass Central Bank Law Within 3 Weeks: cbank       Wasiirka Arr. Dibadda JSL Oo Ka Hadlay Shirka London Iyo Kooxdii Khaatumi-Seeg.       Ina Galeyd: Cagtii Joogsan Weydaa Marbay Ceeb La Kulantaa....       Taliyaha Guud Ciidanka Qaranka JSL Oo Hambalyeeyay Ciidanka Qaranka JSL.       UK Working With Somaliland On Curbing Piracy..       Maxaa Ka Dhexeeya Maamulka Kililka 5aad Ethiopia Iyo Khaatumo-Seeg??      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

cilmiga: jidkee baa loo maraa haddii komputerku uu pasword iskaga kaa xidho?

cilmiga: jidkee baa loo maraa haddii komputerku uu pasword iskaga kaa xidho?

Articles


 MA OGTAHAY SE IN COMPUTERKU NOQDAY SAAXIIBKA NOLOSHA IYO SAHAY AAN DHAMAANAYN?? By. Cabdikariim Yuusuf Xandulel






Jidkee ayaa loomaraa haddii computerka uu PASWORD iskaga kaa xidho???


MA OGTAHAY SE IN COMPUTERKU NOQDAY SAAXIIBKA NOLOSHIYO SAHAY AAN DHAMAANAYN??? By. Cabdikariim yuusuf xandulel

Bios baaswoodhka (Basic input and output System)  waxaa loogu talagalay in uu ku daro "extra security" waxaad u sameyn kartaa nambarka sirta ah(Password) in aan la geli karin BIOS Gudihiisa, ama ka hor tegi kara gelitaanka computerka guud ahaan. Laakiin mararka qaarkood waxaa dhacda in la iloobo Bios passwoodhka ama qof aan shaqo ku laheyn uu bedelo.

Haddaba siyaabahan oo dhami waxay fasirayaan sida looga jabiyo passwoodhka ee lasoco.
?€?        Adigoo isticmaalaya ka saarida CMOS batteri.
?€?        Adigoo isticmaalaya Jumbarka maatherboodhka
?€?        Adigoo isticmaalaya MS-DOS komaan (CMD)
?€?        Adigoo isticmaalaya Softweer.
?€?        Adigoo isticmaalaya Softweer adag (Backdoor BIOS password)
Haddaba  waxaan  isla eegeynaa mid walba sidii loo sameyn lahaa.

A-Adigoo isticmaalaya ka saarida battariga CMOS 

Motherboodhka intooda badan waxaa ku jira battari yar oo shilin somali (qofkii
xasuusta) leeg kaasoo la yidhaahdo CMOS kaasoo ku keydiya waxyaabaha BIOSKA ku jira,tusaale ahaan baaswoodhka wuxuu ku dhexjiraa CMOSka gudihiisa, si aad baaswoodhka uga saartid, bakhtii computerka waa muhiim, kana saar  xadhiga laydhka ee isku xidha motherboodhka iyo dabka(power supply) waxaad sugtaa inta u dhexeysa 15-30 daqiiqo, ka dibna siduu ahaa ku celi.wuxuu ka saarayaa wixii baaswoodh ahaa ee ku keydsanaa CMOSka, hadii uu shaqeyn kari waayo, isla sidii ku celi laakiin sug hal saac.

B- Adigoo isticmaalaya Jumbarka maaderboodhka.

Inta badan bateriga CMOSka wuu ku xidhan yahay lagamana saari karo,waxaan eegaynaa nooc kale oo aan uga saari karno baaswoodhka.

Maadarboard walba waxaa la socda wax la yidhaahdo jumper   kaasoo nadiif ka dhiga wax alla wixii CMOSka,kaasoo ay ku jiraan baasweedhadu,meesha uu maadarboorka kaga xidhan yahay way kala duwan tahay, waxay ku xidhan tahay warshada maadarboorka soo samaysay,mar walba isku day in aad akhridid buuga maadarboodhka la yimid, si aad u aragtid meesha uu jumbarkaasi ku jiro.hadii aanad hayn buuga maadarboodhka la yimid (who keeps anway) mar walba eeg jumbarka u dhow battariga CMOS, warshadaha sameeya maadarboodhada intooda badan waxay ku qoraan jumbarkaas ( CLR,CLEAR, CLEAR CMOS iwm ) markii aad heshid jumbarkaas si fiican u eeg, wuxuu leeyahay 3 biin(3 pins) wuxuuna isugu xidhan yahay kan dhexda oo ku xidhan, kan bidixda ama biinka midigta, saar biinka, ka dibna isku xidh biinka dhexda iyo kan ka soo horjeeda, hadii jumbarka isugu xidhmo kan dhexda iyo kan bidixda, ka saar kadibna isku xidh kan dhexda iyo kan midigta, 30 seken sug ka dibna ka saar, isku xidh jambarka bidixda iyo kan dhexda.

Mar walba waxaa xusuus mudan, markii aad wax ka bedelaysid maadarboorka in aad bakhtiiso computerka.

C-Adigoo isticmaalaya MS-DOS kumaand (CMD)

Noocan waxaad keliya oo aad isticmaali kartaa dabcan hadii aad geli kartid
computerka, sababtoo ah waxaa la doonayaa in aad isticmaashid MS DOS (microsoft disk operating system) Hadii uu computerku uu furan yahay- waxaad tagtaa Start-Run-Cmd ku qor ka dib waxaa soo baxaya windowga yar ee madow, waxaad ku qortaa qoraalka hoos ku yaal hal hal (one by one) debug o 70 2E o 71 FF quit.

Xusuus: Xarafka ugu horeeya waa (O) ee maaha nambar (0) Intaa ka dib soo shid computerka (restarat) cmd aan sameynay wuxuu ka saarayaa baaswoodhka ku xidhnaa computerka, isagoo isla markaa nadiif ka dhigaya CMOSka. Hadii aad is leedahay siduu u shaqeeyaa (how it works) tusaale ahaan ayaan idin tusayaa.

Habkan waxaan isticmaaleynaa Debug tool oo la shaqeeya MSDOS. xarafka "O" wuxuu sheegayaa xarafka koowaad ee "outputs" qiimaha(value) IO Ports. nambarka 70 iyo 71 waa nambarada boortiga (port numbers) kaasoo loo isticmaalo sida lagu galo xasuusta CMOSka (CMOS memory) markii aan u gudbino qiimaha (value) FF waxaan u sheegaynaa CMOSka nambaro iyo xarfo qalad ayaa jira ee fadlan baaswoodhka ka saar ama si aan ku bedelo ii sheeg.

D- Adigoo isticmaalaya Softweer.

Waxaa kaloo la heli karaa Softweero kuu bedeli kara ama ka saari kara baaswoodhka, laakiin softweeradan isticmaalkooda wuxuu ku xidhan yahay mar walba, in aad dhex geli kartid  computerkaaga, isla markaana aad isticmaali kartid MSDOSka. sedexda software hoos ayey ku qoran yihiin, kan ugu horeeya ee KillCMOS waxaa laga yaabaa Anti-viruskaaga in uu ku yiraahdo waa Virus laakiin maaha habka loo qoray iyo meelaha in uu galo loogu talagalay ayaa Virus u eg, marka sidaa u ogaada.
 
KillCMOS
!BIOS
CmosPwd

E- Adigoo isticmaalaya Softweer adag (Backdoor BIOS password)

Warshadaha qaarkood ee dhisa BIOSka  waxay geliyaan wax la yidhaahdo "backdoor password" baaswoodhka albaabka danbe, kaasoo mar walba kuu shaqaynaya, xataa baaswoodhkaaga caadiga ah ee aad sameysay hadii aad ilowdid.kani waa "Master password" oo loogu talagaley hadii ay wax shaqeyn kari waayaan.

Hoos waxaa ku yaala baaswoodhada kala duwan oo ay isticmaalaan warshadaha dhisa BIOSka

AMI BIOS Passwords:

A.M.I.
AAAMMMIII
AMI?SW
AMI_SW
AMI
BIOS
CONDO
HEWITT RAND
LKWPETER
MI
Oder
PASSWORD

AWARD BIOS Passwords:
01322222
589589
589721
595595
598598
ALFAROME
ALLy
aLLy
aLLY
ALLY
aPAf
_award
award
AWARD_SW
AWARD?SW
AWARD SW
AWARD PW
AWKWARD
awkward
BIOSTAR
CONCAT
CONDO
Condo
d8on
djonet
HLT
J64
J256
J262
j332
j322
KDD
Lkwpeter
LKWPETER
PINT
pint
SER
SKY_FOX
SYXZ
syxz
shift + syxz
TTPTHA
ZAAADA
ZBAAACA
ZJAAADC

PHOENIX BIOS Passwords:
BIOS
CMOS
phoenix
PHOENIX
Isku dhexjir Passwords:
ALFAROME
BIOSTAR
biostar
biosstar
CMOS
cmos
LKWPETER
lkwpeter
setup
SETUP
Syxz
Wodj
Warshadaha Kale BIOS Passwords:
Biostar - Biostar
Compaq - Compaq
Dell - Dell
Enox - xo11nE
Epox - central
Freetech - Posterie
IWill - iwill
Jetway - spooml
Packard Bell - bell9
QDI - QDI
Siemens - SKY_FOX
TMC - BIGO
Toshiba - Toshiba
VOBIS &  IBM - merlin

Xusuus: Xarfaha baaswoodhadu  waa shaqal dheer iyo shaqal gaaban (case-sensitive) mararka qaarkoodna warshadaha wey bedelaan.

Intaas waxaa ku eeg mawduucii aan gusoo talagalay manta waa inoo iyo markale iyo maqaalo kuwan oo kale ah intii EEBE iga garadsiiyo.


By. Cabdikariim Yuusuf Xandulel
      cabdikariin_13@hotmail.com

Posted on Sunday, January 24 @ 21:21:36 DAVT by admin



cilmiga: jidkee baa loo maraa haddii komputerku uu pasword iskaga kaa xidho? - cilmiga: jidkee baa loo maraa haddii komputerku uu pasword iskaga kaa xidho?
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Tarsan
Subject : Re : cilmiga: jidkee baa loo maraa haddii komputerku uu pasword iskaga kaa xidho?
Date : 2010-01-26
A well-prepared and translated technological article.Very helpful also.Waad ku mahadsantay walaalkay.
Alle hayna wada baro cilmiga computerka.
kHadar ahmed( tarsan)


[ Reply ]



Name : yasin
Subject : Re : cilmiga: jidkee baa loo maraa haddii komputerku uu pasword iskaga kaa xidho?
Date : 2010-01-30
sxb aad baan kaaga mahad celinayaa cilmiga qaliga ah ee aad noogu deeqday
allah na subxanah ha ku siyaaadiyo


[ Reply ]


Pages : [ cilmiga: jidkee baa loo maraa haddii komputerku uu pasword iskaga kaa xidho? 1 ]