Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dawladda Ethiopia Iyo Jabhadda WSLF Ee Ka Soo Horjeeday Oo Heshiiyay.       Somaliland and the March of Freedom.       Dhismaha Xukuumadda Cusub Iyo Magacyada Golaha Wasiirada JSL.       The World\'s Happiest Countries       Xafladii Dhaarinta Iyo Xil wareejinta M/weynaha cusub iyo Ku xigeenkiisa oo soo       Dagaalo kadhex qarxay Maamul-goboleedka Pugland iyo Al-shabaab.       Ajaanibtii oo la Wareegay Hogaanka Al-Shabab iyo Xilalka iyo Magacyadooda.       Dhab u Milicso Muuqaallada Wejiyada G/Xukuumadda M/Rayaale oo iska Reebay Sawir       Musaveni Oo Yidhi Somalia Kama Jirto Wadaniyad & Midnimo-toona      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..

wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..

News


 Wefti ka kooban Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Debedda JSL iyo Maareeyaha Dekadda Berbera ayaa maanta ( shalay ) oo ay bishu tahay 21/01/2010 gaadhay Magaaladda Akra ( Accra ) ee caasimadda dalka Ghana. 





Wefti ka kooban Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Debedda Md. Axmed Aden Ismaaciil (Keyse) iyo Maareeyaha Dekadda Berbera Md. Cali Maxamed Cumar (Cali Xoor-Xoor) ayaa maanta ( Shalay ) oo ay bishu tahay 21/01/2010 gaadhay Magaaladda Accra ee Caasimadda Dalka Ghana.  Sida la sheegaayo weftigu waxa ay booqasho laba maalmood gaadhaysa ay ku joogi doonaan dalka Ghana. 

Waxa kale oo weftigu booqasho ku tagi doonaan dekadda Mombasa ee Dalka Kiiniya.  Booqashadan weftigan ayaa lala xidhiidhinayaa in ay ku lug leedahay sidii loo hormarin lahaa dekadda Berbera si ay u kordhiso xawliga adeegyada ay siiso macaameesheeda isticmaalayaasha dekadda oo ay ku soo kordheen dadkii ka ganacsan jirey xoolaha nool oo dhawaan ay dowladda Sucuudigu ka qaaday xayiraadii. 

Source: Qarannews

Posted on Friday, January 22 @ 17:37:37 DAVT by admin



wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana.. - wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Ducaale II
Subject : Re : wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-22
Waaba intaas hawlaha arimaha diploomaasiyadda iyo aqoonsigu oo ah in la badiyo socdaalada oo lagula shaqeeyo wixii ka soo hadhay xidhiidhka Baananka oo ah waxa keli ah ee uu aqoonsigu kala maqan yahay illaa maanta Somaliland. Waxa uu habkii socdaalku ku hirgalay dal-ku-galka ( baasboorka ) JSL iyo habka xasaanadda iyo brotokoollada dawladeed oo loo soo dhoweeyo madaxda JSL hab qadarin iyo maamuus leh. Mar-marna looba dhigo madaxda JSL kaarabeka cas.

Aqoonsigu ma aha wax warqad la isgu qoro ee waa wada shaqayn macnaheeda leh iyo macaamilo isu dhiganta oo hab dawladeed leh. Kursiga UN-tuna wax dheeraad ah iyo darjo sare kuma jirto oo kuwii golayaasha UN-ta fadhiyayba waa lagu kor maamulshaa. Somaliland waxa ay ka mid tahay tiro dawlada ah oo aan kursi ku lahayn UN-ta cidna aan waxba u ogayn oo noloshooda si dabiici ah u wata sida:

1. Taiwan, 2. Palestine, 3. Turkish Republic of Northern Cyprus, 4. Nakhchivan Autonomous Republic, 5. Western Sahara, 6. Abkhazia, 7. South Ossetia, 8. Somaliland, 9. Tamil Eelam, 10. Transnistria, 11. Nagorno Karabakh, 12. Kosovo. 13. Serbia and Montenegro. 14. Vatica. iwm.

Waraabihii la yidhi kabo maad gashan waxa uu yidhi, "Haddii kabo la helo Al-xamdu Lilaah. Haddii la waayana Rabil Caalamiin"!

Habar baa iska haw-haw leh ee inoo wada heelada. Yaa badshey tegi!

Wa Allaahu Al-Muwafaq.

Ducaale II

Name : Ahmed
Subject : Re :wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-22
Ducaale the territories you mentioned as countries that do not have a seat at the UN are rebel movements that are not independent countries. The Tamil Tigers were defeated so they do not control any territory so they are not an example in your case. Palestine is occupied territory and is not a country but rather regions that were taken by force from Jordan and Egypt. Isaaqland is part of the Somali Republic and will never be recognized period. As for a delegation from Hargeisa going on an international tour, I really doubt it because I cannot find out in the news papers in Ghana. So where are th pictures and did you ask Cawil, Cirro, Riyoode or any of your leaders what passport they use when they travel? You guessed it right buddy, they use the Somali passport.
Name : Ducaale II
Subject : Re :wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-23
Ahmed,

A little knowledge is very dangerous.

1. The State of Palestine was recognized immediately by the Arab League and many other countries; currently, about 2/3 of the world's countries recognize it. It maintains embassies in these countries (which are generally Palestine Liberation Organization delegations.).

2. The British Somaliland Protectorate was a British protectorate in the north part of the Horn of Africa. Egypt dominated the area in the 1870s, but withdrew in 1884, upon which the British established a protectorate and garrisoned it from Aden. The protectorate was administered from British India until 1898, then by the Foreign Office, and after 1905 the Colonial Office.

During the East African Campaign, the protectorate was occupied by Italy in August 1940, but recaptured by the British in March 1941.

A referendum indicated support for unification with Italian Somaliland to form the nation of Somalia ( Is-dhex-yaacii ) with Somalia, which occurred 1 July 1960. After the breakdown of Somalia's central government, the formed British Somaliland declared indepednence as Somaliland. Somaliland still remains and will ever remain Somaliland Republic. Inshaa Allaah.

Ducaale II

[ Reply ]



Name : BWD
Subject : Re : wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-22
There is no doubt whatsoever that Somaliland Republic fulfils all the criteria for a country whether Somalia likes it or not. The UN has nothing whatsoever to do with it. If it did, that would mean that no country existed prior to 1945.

To say so. I'm absolutely right about it, Somaliland is a sovereign and independent country, because Somaliland owns all the components required to form a complete country: the people, the government and the territory.

Somaliland is not now a part of the Somali Republic for even 20 years of the past history. Not for any legal reason: there has never been any international treaty that states that Somaliland is a part of Somalia; and not for any De facto reason: Somalia has never collected any penny of Tax from Somaliland and Somalia military cannot control any inch of the land of Somaliland.

Somaliland has continuously expand its role in the international community, seek international recognition, and pursue the goal of entry into the United Nations and other international organizations.

Somaliland has bravely served as the frontier in preventing bad dowers advancement from reaching out into the world. The international society should backup Somaliland's sovereignty and independence for the reason of defending Democracy, Freedom and Human Right.

BWD

Name : Ahmed
Subject : Re :wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-22
Badaw,

For a country to fulfill the requirements for nationhood, it must control all of the territory it claims and Isaaqland doesn't. Secondly the people in the territory claiming to be a country must approve of the plan and the people in northwestern Somalia do not approve of the Isaaqland agenda. The people of Sanaag, Awdal, Sool and Cayn do not subscribe to your idea of Isaaqland homeland. I think you are in your own world for claiming that Isaaqland increased its role in the internatonal community. Name one thing Isaaqland did or took part of? Northwestern Somalia was always part of the Somali Republic until the Europeans invaded different sections of the country. If you want to use that as an excuse, then the British signed different treaties with the different clans thus no such as British Somaliland existed and that will throw out the window the only arguments Isaaqland supporters use. Somalia is a Republic and the government is working on iimproving its military capability and sooner or later will march into Hargeisa. Silaanyo and Riyoode are supporters of Federal Somalia and they will tell you that soon. too bad boy your tribal entity will fail and you will kill each other worse than the Hutus and Tutsis
Name : Ah Mad
Subject : Re :wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-23
\' Glamour cannot exist without personal social envy being a common and widespread emotion\'.

John Berger
Name : Abby
Subject : Re :wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-23
Waxaad dawlada u taaqan ta baarlamaankeeda iyo madaxdeeda lagu qaafaasho suuqyada Nairobi.
waxaad dawlad u taaqan ta Haweenkeedi ku jiray habeenimo sawaaxili kala baxay aqlada.
akhas , maxaa sharaf ah oo kuu hadhay marka hablahaagii oo Xildhibaano sheeganaya la sii qafaashay, weliba aye biyaha ugu fududayd in ay kufsadaan.
u hayso kuwaas iyo kuwa kuwaa ka baayac mushtara dadka badahana ku tuur.
ku habsaan dad doonaya in ay wax qabsadaan, magac kasta ku sheeg
BIYO LA HUBA WAA BADHAN Badhanta Somaliland.
Name : Ahmed
Subject : Re :wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-23
Abby
Badhan is Puntland and the people there said so clearly. You just another drunk Idoor that is hiding the truth because you keep making illogical arguments. Go to Baran and you will see the flag of the Somali Republic and nothing about Idoorland. Keep lying to yourself but just remember the truth hurts and you are not going anywhere
Name : Kariye
Subject : Re :wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-23
Waar Axmed, weli ma cabaadasaa, oo waxaan islahaa ininkii yaraa wuxuu helay wax kale oo uu qabto..Adeer, Somaliland iskaga hadh, Somaliland socotay, iska guurso, reer iyo mustaqbal dhiso..
Name : BWD
Subject : Re :wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-23
Mr Akh-Mad,

I'm glad you to the brink of fear and your attendence template in this Somaliland forum. Because kuwii kale way yaaceen waanay baxsadeen. Waxa aad tahay dhafoorqiiqlaha ugu indhaha adag abid inta aan arkayay. Well done!

Mr Akh-Mad ( Akh & Mad ). Maxaa kaa khuseeya madaxbannaanida Somaliland ee aad ugu maran tahay?! Anigu waan garanayaa oo beentii iyo khiyaamadii dhafoorqiiqlayaasha ayaa halkaas ku dhammaatay. Waxaanad diidan tahay in aad runta ku noolaato.

Mr Akh-mad. I'm little bit confused with this english phrases and sayings of life. Could you please try perceive definition?! Here it says: Animus (Hate-Monger) is a fictional character in the Marvel Universe. May be a mutant or mutated human, the spawn of the cosmic Lord Chaos or Master Hate, or something else altogether....

Thank you in advance.

BWD
Name : Ma-tukade
Subject : Re :wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-23
Akh-mad yaan loo jawaabin inta uu sidan u hadlayo. Marka aad afka ka hadasho Akh-Madow ha inoo ahaato. U r not so bad boy but the only your drawback is u r Dhafoorqiiqle, laga roone.

Ma-tukade.

[ Reply ]



Name : Mr. Kashifaye Nin Daran
Subject : Re : wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-22
THE LONG WAR JOURNAL


Shabaab looks to the Somali North


By Daniele RaineriJanuary 22, 2010 10:21 AM

Image of a Shabaab fighter from the terror group's website.

Speaking to a crowd in Ufurow district in the Bakool region, Mahad Omar Abdikarin, Shabaab’s governor for the Bay and Bakool regions in southwestern Somalia, recently announced that the al-Qaeda-backed group will attack Puntland, the semi-autonomous state, and the breakaway republic of Somaliland. Abdikarin is a prominent leader who has publicly flaunted Shabaab’s link with al Qaeda and has urged foreign fighters to flock to Somalia.

Having consolidated its power in the Deep South along the Kenyan border, Shabaab has launched a terror offensive in the northern self-declared state of Puntland. It is a Mexican drug gang-style campaign, with an aggressive string of targeted assassinations and low profile bombings in a Somali region that had been relatively safe and prosperous.

In the last two months, Shabaab gunmen have killed two Puntland lawmakers and a prominent judge who were responsible for jailing some of their supporters; executed senior police officers; targeted an infantry division general with a roadside bomb attack; and even shot a number of clerics on the doorsteps of their mosques, accusing them of preaching moderate sermons opposed to Shabaab’s hard-line extremism.

Shabaab has also demonstrated in the past that it has the capacity to conduct a coordinated suicide bombing campaign in the North. On Oct. 29, 2008, five suicide bombers struck four compounds in the semi-autonomous regions of Somaliland and Puntland, killing 28 Somalis and wounding scores more. In that assault, three suicide car bombers struck the presidential palace, the UN Development Program compound, and the Ethiopian Consulate in the city of Hargeisa in Somaliland; and two more bombers targeted an intelligence facility in the city of Bosasso in Puntland.

Shabaab’s short-term objective is not conquering and controlling Puntland. Although the group is besieging the Transitional Federal Government in the capital Mogadishu, it is not yet capable of deploying the large number of fighters required to take over Puntland.

At this stage, Shabaab has more modest goals: asserting its presence in the North, demonstrating it can strike at its enemies even in the safest regions of the country at will, and showing it is poised to take power. It is unclear if Shabaab is conducting the current Puntland campaign using local cells or operating from more remote bases in central and southern Somalia.

In its quest to overrun Puntland, Shabaab will have to confront two strong groups. The first is Ahlu Sunna Wal Jama’a, a pro-government Somali Islamist militia that follows the religious tradition of Sufism. Shabaab has targeted Sufis for practicing a different strain of Islam, and has destroyed Sufi shrines, cemeteries, and other symbols. Ahlu Sunna Wal Jama’a is strong in the central regions of the country and has fought back against Shabaab’s incursion on its turf.

The second group standing in Shabaab’s way is the Puntland security forces. Puntland’s security services are much better organized than the poorly trained and corrupt army that backs the weak Transitional Federal Government in Mogadishu, which only controls a few small pockets in the capital.

A Shabaab victory in Puntland has dire strategic implications for the region. If Puntland becomes a failed state like the South, there will be a greatly magnified threat to the shipping passing through the Red Sea, the Bab al Mandeb waterway (the narrow strait between Somalia and Yemen), and the Gulf of Aden. In an April 2008 statement made in an al Qaeda-linked journal, al Qaeda described the Bab al Mandeb and the Gulf of Aden as "of supreme strategic importance" in their plans to control the region. With the strengthening of al Qaeda in the Arabian Peninsula in Yemen, gains by Shabaab in Puntland and Somaliland will plunge the region into crisis.



Read more: http://www.longwarjournal.org/archives/2010/01/shabaab_looks_to_the.php#ixzz0dMmpakOW


[ Reply ]



Name : Mr.Kashifaye Nin Daran
Subject : Re : wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-22
All Africa.com

Somaliland Leader Speaks About Security, Elections

20 January 2010

--------------------------------------------------------------------------------


The president of Somalia's breakaway republic of Somaliland has spoke about wrangles in the upper house, opposition groups' allegations and recent insecurity in the Sool region.

In a press conference held at the presidential palace in the capital Hergeisa, President Dahir Riyale Kahin said the elections will be hold as per the plans, rebuffing claims from the oppositions of delaying tactics.

"No one will stop the elections but am warning about such sentiments. We must uphold our principles," he said, while refereeing to assertions from the opposition groups.

He accused the opposition of propagating election issues in a bid to use it in their plan to destabilize the country.

President Riyale pointed accusing fingers particularly on the KULMIYE party and its leader Axmed Siilaanyo, currently in the US, saying it is fronting the Somaliweyn agenda in foreign trips.

Commenting about the recent blasts that killed senior Somaliland security officials in Las Anod, the capital Sool region, the president said they are part of destabilizing mechanism perpetuated by groups that are against Somaliland's existence.

"The blast that occurred in Las Anod is just the same as the one which happened here (Hergeisa). The people behind the blasts, whom I can't name, are against our existence," he added.

He continued: "There are certain things that are meant to draw our attentions. It is unfortunate for the opposition to claim that the government was behind blasts which was targeted on the country even the one that rocked the presidential palace. The government investigates and finds ways to prevent such acts, and we are warning the population about it."


On the other hand, President Riyale refuted claims that his government is behind internal strife in the country's upper house.

"The government is behind the squabbling, in fact, we are in the forefront for the peace in our country. The government is supporting every agency to perform its constitutional duties accordingly," he said while urging parliamentary the upper house committee to play key role in ending the quarrel.

His remarks come as presidential elections, which have been postponed twice in the past, are to be held in April 2010.

The former British protectorate, which declared its independence from the larger Horn of African nation in 1991 after the collapse of central government, has been enjoying peace and stability but lacked international recognition.


All Africa.com


[ Reply ]



Name : Mr.Kashifaye Nin Daran
Subject : Re : wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-22
Cali Samatar oo raadinaya meel uu ka baxo...........




Maxkamadda Sare Ee Dalka Maraykanka Oo Loo Gudbiyay Badheedhaha Dambiyo Uu gaystay Gacan-ku-dhiigle Maxamed Cali Samatar.


Washington(Ramaas) jan.22, 2009 – Agaasimaha Fulinta ee Xarunta Ururka Caalamiga ah ee Caddaaladda iyo Masuuliyadda (Center for Justice and Accountability ‘CJA’) Ms. Pamela Merchant, ayaa war ay shalay siisay saxaafadda dalka Maraykanka ku xaqiijisay in garyaqaano caalami ah oo ka kala socda ururkeeda CJA, xarunta garyaqaanada caalamiga ah ee lagu magacaabo Akin Gump Strauss Hauer & Feld iyo Isbahaysiga qareenada Maraykanka ee Cooley Godward Kronish ay si wadajir ah ugu gudbiyeen Maxkamada Sare ee dalka Maraykanka badheedhahooda dacwada lidka ku ah General Maxamed Cali Samatar, taasi oo la xidhiidha dambiyo aadaminimo iyo xadgudubyo baahsan oo dhinaca xuquuqda aadamiga ah oo uu ka gaystay dalka Somaliland sanadihii sideetamaadkii, markaasi oo uu General Samatar ahaa Wasiirka Gaashaandhiga iyo madaxwayne-ku-xigeenka dawladii Maxamed Siyaad Barre ee dalka Somaliya.

Agaasimaha Xarunta Caddaaladda iyo Dabo-galka (CJA) oo arrintan faahfaahinaysa, waxay tidhi; “Dacwadan waxa ay Maxkamadda Sare ee dalka Maraykanku go’aan ka gaadhi doontaa madaxda wadamada adduunka ee markii ay talada dalalkooda hayeen amray jidh-dil, kufsi, qudh-gooyo dad rayid ah oo aan dambiyo galin – in marka lagala wareego taladii dalalkooda ay u doortaan dalka Maraykanka meeshii ay noloshooda inta ka hadhsan ay ku qaadan lahaayeen, iyagoo diidan in ay u hoggaansamaan shuruucda dalka Maraykanka iyo in ay ogolaadaan masuuliyada ficiladii ay sameeyeen.”

Warka agaasimaha CJA Ms. Pamela Merchant ayey siisay warbaahinta Maraykanka, gaar ahaan wargeyska The Huffington Post, waxa uu iosaga oo faahfaahsan u qornaa sida; “General Samatar oo hada kuna nool magaalada Fairfax ee Gobolka Virginia ee dalka Maraykanka ayaa lagu eedeeyay in uu isagu maamulayay, isla markaana masuulka ugu sareeyana uu ahaa Gaashaandhigga xukuumad iyadu ku kacaday jidh-dil baahsan, xadhig sharci-darro ah, qudh-gooyo wadareedyo rayidka dalka Soomaaliya loo gaysanayayay sannadadihii siddeetamaadkii (1980). Macalimiin, arday iyo reer-guuraa, ayaa xukuumaddii General Samatar ay qudha ka goysay, kadib markii ku eedaysay in ay taageersan yihiin mucaaradka.

General Maxamed Cali Samatar markaasi waxau uu ahaa taliyaha ciidankii xooga dalka Somaaliya oo u gaystay weeraro aan kala sooc lahayn dadka rayidka, shaqsi ahaan General Samatar waxa uu maamulayay badhtamihii sanadkii 1988 garaacistii dhinaca hawada ee diyaaradaha dagaalka ee dalka Somaaliya iyo duqayn culus oo dhinaca madaafiicda goobta ah oo ciidanka xooga dalka Soomaaliya ku qaadeen magaalo madaxdii labaad iyo magaaladii labaad ee ugu balaadhnayd dalka Soomaaliya, iyagoo in ka badan 5,000 oo ruux oo rayidkii deganaa magaalada qudha kaga jaray weeraradaasi.

Kadib markii ay dhacday dawladii Maxamed Siyaad Barre sanadkii 1991, General Ali Samatar waxa uu u qaxay Europe kadibna waxa uu u sii gudbay dalka Maraykanka. Waxanu isagu ka mid yahay qaar badan oo ka mid ah madaxdii hore ee dawladaha wadamada adduunka qaarkood oo gaystay xadgudubyo aadami iyo dambiyo dagaal, kuwaasi oo hadda six or ah ugu nool dalka Maraykanka sidii muwaadin Maraykan ah oo kale.

Dhawr wiig kadib, Maxkamada Sare ee dalka Maraykanku waxay u fadhiisan doontaa dhegaysiga doodaha dacwadan, kadibna waxay go’aan ka gaadhi doontaa madaxda wadamada adduunka sida General Maxamed Cali Samatar oo kale – ee u yimi dalka Maraykanka in ay degaan kuna raaxaystaan faa’iidada ah in ay ku noolaadaan Ameerika – in ay ka sareeyaan qaanuunka taasi oo dalkan dimuquraadiga ah ee Maraykanka aanu awood u heli karin ruux kasta oo kale. Dacwadan lidka ku ah General Samatar waa dacwadii xuquuqda aadamiga ah tii ugu horaysay nooceeda ee loo gudbiyo maxkamad taasi oo la xidhiidha xadgudubyadii ay gaystay xukuumadii kali taliye Siyaad Barre.

Dacwadan ayaa waxa dhibanayaal ka ah shan ruux, go’aan kasta oo lid ku ah General Samatar wuxuu noqon doona mid u keena caddaaladdii ay aadka ugu baahnaayeen dhibanayaashan laftigoodu iyo dadka ka samato-baxay xadgudubyada noocan oo kale ah ee dunida cidhifyadeeda ku nool, hubaal waxa kale oo ay dacwadani fariin u diraysaa dambiilayaasha dagaalada ee isku daya in ay ka helaan dalka Maraykanka gabood ay ku badbaadaan.


[ Reply ]



Name : Aw Duceeye
Subject : Re : wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana..
Date : 2010-01-23
Xisbiga Kulmiye Ma Qaranbaa Mise Waa Qabiil?

Taasi waxay ku tusaysaa in nidaamka dimoqraadiga ahi runtii uu horseed u noqon karo in qabyaalada ku dhaqankeedu yaraado. Waxaase naxdin leh in xisbiga Kulmiye uu runtii dub u dhac ku keenay nidaamka dimoqraadiga ee ay Soomaaliland qaadatay.

Maalintii Axadii ayaa waxaan ka qayb galay shir lagusoo dhawaynaayay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Mr. Siilaanyo. Shirkaasi wuxuu ku abuuray umadii reer Soomaaliland ee kasoo qayb gashay naxdin iyo argagax. Dadkii dhinacyada ka fadhiyay Mr. Siilaanyo, kuwii meesha ka shaqaynaayay, kuwii ka hadlaayay shirka, kuwii ilaalinaayey, kuwii shahaado sharafta la siiyay, iyo kuwii hormoodka ka ahaaba waxay ahaayeen reerkiisa oo kaliya oo anay cidi tarixin. Meeshii uu fadhiyay Mr. Siilaanyo waxaa ku xeerna oo isku wareejiyey dhalinyar badan oo reerkiisa ah iyadoo aanay cid kale tarixin. Gidaarada meesha oo dhan waxaa taagnaa oo aad loola yaabay waxay ahaayeen reerkiisa oo qudha. Runtii qof walba oo meesha fadhiyay wuxuu xasuustay koofiyad castii Siyaad Barre. Mr. Siilaanyo wuxuu u ekaaday nin sidii Siyaad Barre oo kale isku soo ururiyay reerkiisii oo kaliya taas oo naxdin ku beertay dadkii reer Soomaaliland ee goobta isugu yimid.


Markii la gaadhay waqtigii su’aalaha la waydiin lahaa, iyadoo dadku ay filanayeen in ay istaagaan oo su’aashooda waydiiyaan, reer Siilaanyo way diideen oo waxay dad tiro yar u qaybiyeen waraaqo ay yidhaahdeen kusoo qora su’aalihiina. Nin goobta fadhiyay oo runtii doonaayay in uu su’aalo waydiiyo Mr. Siilanyo waxaa loo sheegay in haduu su’aal hayo uu waraaq kusoo qoro. Waraaqahana dadkoo dhan looma sheegin oo looma qaybin laakiin waxaa la siiyay dad tiro yar. Reer Siilaanyo waraaqihii su’aaluhu ay ku qoraayeen waxay ka xusheen su’aalo gaar ah oo aan ku adkayn in uu ka jawaabo Mr. Siilaanyo. Su’aalihii muhiimka ahaa ee runtii aadka u adkaa hoosta ayay dhigteen oo may waydiinin Mr. Siilaanyo.

Su’aalaha ay xusheen waxaa ka mid ahaa: maxaad u qabanaysaa dadka dhibaataysan? Ma u raadinaysaa ictiraaf Soomaaliland? Wax barashada sidaad wax uga qabanaysaa?….Su’aalo noocan oo kale ah ayay waydiiyeen Mr. Siilaanyo. Sababta ay reer Siilaanyo sidan u sameeyeen waxay ahayd in ay u tusaan Mr. Siilaanyo in uu yahay nin wax qabanaya oo mustaqbal usoo wada Soomaaliland. Su’aalaha kuwii ay is yidhaahdeen way adagyihiin oo Mr. Siilaanyo wuu ku ceeboobi doonaan hoosta ayay dhigteen oo may waydiinin. Runtii wixii meesha ka dhacay Axadii waxay ahayd wax laga naxo oo qof danaynaya jiritaanta Soomaaliland uu ka xumaado ama ka yaq-yaqsoodo.


Xisbiga wadanka haya ee Udub inkasta oo uu canaan badan leeyahay, laakiin marna laguma canaananayo in uu reer kaliyi maamusho Udub. Beelaha reer Soomaaliland cid waliba way ku jirtaa oo xisbiga Udub waa ka mid. Wixii kale ee canaan ah wax ayaa laga qaban karaa laakiin marka uu xisbigu noqdo xisbi uu reer kaliyi iska leeyahay, wuxuu noqonayaa xisbi aan lagu aamini karin maamulka wadanka iyo umadaba. Sidoo kale xisbiga Ucid inkastoo isba uu leeyahay canaano badan, laakiin waa xisbi aan reer kaliyi iska lahayn oo ay beelaha reer Soomaaliland ku dhan yihiin.

Dad badan oo shirka ka qayb galay waxay is waydiinaayeen, “Kulmiye ma qaranbaa mise waa qabiil.” Dadka badankooduna iyagoo aad u niyad jabsan waxaa u cadaatay in xisbiga Kulmiye uu runtii yahay xisbi qabiil ee aanu ahayn xisbi qaran.


Waxaa Minnesota noogu iman jiray gudoomiyayaal kala duwan oo ka kala socda saddexda xisbi ee wadanka ka jira. Wali maan arag gudoomiye ay reerkiisa oo qudha ahi wataan ama u muuqda in uu matalayo qabiil kaliya. Marka gudoomiyayaashaas su’aalo la waydiinayo, qof waliba intaa uu istaago ayuu wuxuu doono ee uu jecelyahay waydiinaayay. Dadkuna waxay dareemi jireen in ay gudoomiyayaashu yihiin dad matalaya reer Soomaaliland xisbiga ay doonaan haku jiraane. Laakiin Kulmiye wuxuu cadaystay si badheedha in xibigu aanu qaran ahayn ee uu yahay qabiil.

Waxaan akhristayaasha waydiinayaa, sidee ayaynu qabiil ugu aamini karnaa in uu maamulo qaran? Siyad Barre ayaynu ogayn khasaarihii ka gaadhay in uu isku dayo in qabiilkiisu maamulo qaranka Soomaaliyeed.


Ismail Hassan
Ismailhassan56@yahoo.c



Author:
Email: ()


[ Reply ]


Pages : [ wafti ka socda jsl oo gaadhay magaaladda akra ( accra ) dalka ghana.. 1 ]