Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
M/Weyne-Ku-Xigeenka JSL Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey Arday Qalinjebisay.       Faallo Ma Leh...Shib Ka Dheh.... No Comment. ....Keine Kommentar...       Laba Gabdhood Oo Somaliyeed Oo Lagu Qabtay Jarmalka.       Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.       Madaxweyne-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wefti Culus Oo Ingiriis Ah.       Danajiraha Ingiriiska Ee Somalia Oo Ka Hadlay Sababta Ay U Aqoonsan Waayeen JSL.       Shiidaal Baadhista Iyo Maal-gashiga JSL.       Xuska Sanadguurada 30aad Maalinta Mujaahidiinta SNM 17ka Okt. 2014.       Mujaahid Dhegaweyne Oo Ka Badbaaday Rasaasta Ciidamada RRU-da!!      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

carwo tamarta ( energy ) ah oo lagu soo bandhigay magaalada burco.

carwo tamarta ( energy ) ah oo lagu soo bandhigay magaalada burco.

News


 
Munaasibadan lagu furayay Carwadan oo lagu soo bandhigay farsamooyin casriya oo ku saabsan samaynta girgirayaasha ku shaqeeya dhuxusha oo ah noocyo kala duwan ayaa waxaa loogu talogalay in lagu suuq geliyo in ka badan 4 nooc oo ah girgirayaasha madhxiya dhuxusha.






Munaasibad culus oo lagu furayay Carwo cusub oo dhinaca Tamarta iyo weliba  dabka ah ayaa maalintii shalay  lagu qabtay Hotel Barwaaqo ee magaalada Burco.
Munaasibadan lagu furayay Carwadan oo lagu soo bandhigay farsamooyin casriya oo ku saabsan samaynta girgirayaasha ku shaqeeya dhuxusha oo ah noocyo kala duwan ayaa waxaa loogu talogalay in lagu suuq geliyo in ka badan 4 nooc oo ah girgirayaasha madhxiya dhuxusha.

Munaasibadan lagu bandhigayay noocan cusub ee carwada ah oo ay iska kaashadeen fulinteeda Urur wadaniya oo loo yaqaan SABUUX, Hay'ada ADRA, midawga Yurub iyo Dawladda Somaliland waxaa  ka qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Saraakiil ka socota Hay'adaha wadaniga ah iyo kuwa samafalka, ganacsato, abwaano iyo waliba madax ka socota Wasaaradda Horumarinta miyiga iyo deegaanka, Beeraha, Dawladad, Hoose.

Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Jaamac Cabdillaahi Warsame ayaa ka sheegay furitaanka Carwadaasi in loo baahan yahay in laga gudbo shidista dhirta oo la isticmaalo Tamarta dhabta ah si adeeg loogu helo goobaha waxbarashada iyo caafimaadka.

Guddooomiyaha Gobolka waxa kale oo uu ugu baaqay ganacsatada iyo hooyooyinka in laga iibsado bucsharadaha hay'daha dadaalka geliyey si loo dhiiri geliyo wax soo saarka gudaha.

Sidoo kale Agaasimaha fulinta ururka Sabuux Yusuf Jaamac Cali oo iyagu soo saaray farsamadan ayaa isaguna waxa uu furitaankan carwada isticmaalkan farsamadan cusub ee girgirahan ka sheegay in dawo u noqon doonto daryeelka deegaanka madhxinta dhaqaalaha guriga iyo waliba abuurista shaqooyinka cusub.

Waxa kale oo hawlwadeenkani sheegay noocyada girgirayaashani isugu jiraan ilaa 3 nooc oo kale ah mid ay isticmaalayaan Qoyska 6-da ruux  xaasaska ah iyo waliba mid ka balaadhan isaga oo arintani ka hadlaya waxa uu yidhi:

"Madaxa mashruucan Tamarta Somaliland ADRA Maxamed Xaamud Aadan ayaa isagana waxa uu ka waramay faa'iidooyin dhawra oo laga leeyahay mashruucan oo soconaya muddo saddex sano ah kani oo loogu talo galay inay ka faa'iidaystaan 140,000 qof oo ka kooban 800 qoys."

Waxaa sarkaalkani xusay in ahmiyada loo socdaa ay tahay in la tababaro ganacsato sameyn karta ashcaartan iyo in la bedalo adeegsiga Tamarta hore, oo lagu bedalo Tamarta casriga, waxaanu warkiisa ku sheegay in 6000 Qoys ay haatan ku isticmaalaan caasimada Hargeysa oo mashruucan hore looga fuliyey.

Mashruucan Tamarta oo ah noocii ugu horeeyey ee laga hirgeliyo magaalada Burco, ayaa waxaa loo adeegsadaa  sameyntooda waxyaabo laga heli karo wadanka gudihiisa oo isigu jira dhoobo iyo qalab kale.

Yuusuf Maxamed Cariish oo ka mida saraakiisha gacanta ku haysa sameynta oo ka hadlay habka ay u sameeyaan ayaa waxa uu yidhi.

"Marka hore waxaa laga samaynayaa dhoobo , qalab bira ah, ka dib na waxa la marinayaa habab kale"

Ugu danbayntiina waxa ka mid ahaa masuuliyiintii kale ee ka hadashay furitaanka carwadan k/ simaha Duqa Burco Axmed Cabdi Jaamac, Garaad Ciise Garaad Soofe, maamulaha Wasaaradda Horumarinta miyiga ee Degmada Burco iyo waliba Abwaan Cismaan Ibraahim Warsame (Hurre), kuwaasi oo dhamaantood soo dhaweeyey qorshahan cusub

Qarannews.

Posted on Wednesday, November 25 @ 01:00:48 AST by admin



carwo tamarta ( energy ) ah oo lagu soo bandhigay magaalada burco. - carwo tamarta ( energy ) ah oo lagu soo bandhigay magaalada burco.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.