Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Cheif Caaqil, Maxamed Daahir Qasiis Oo Maanta Geeriyooday.       Waftigii Sare Ee Xisbiga UCID Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhoweeyay G/Sanaag.       Soo Dhawayntii Boqor Buurmadow Ee London.       Russian navy hands over alleged pirates to Somaliland.       Kaki\'s Gold, Doha 2010 World Championships and Jama Karaiin.       80 Tan Oo Cunto Ah Oo Bil Kasta Loo Qaybin Doono Danyarta G/Sool.       Boqolaal Ciidamo Ah Pugtland Oo La Soo Dhoobay Xurumaha Bosaso. Waa Maxay Sababt       U.S. Policy in Somalia.       Munaasabadda Kuuliyad Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Kuuliyadaha Jaamacadda ADMAS.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

make this ramadan the month of change..are you ready for it???

make this ramadan the month of change..are you ready for it???

Articles


 
For Muslims, Ramadan is the prime time for change. This month dramatically alters our routines and schedules. From tight sleep schedules, to hunger for extended hours, to reduction in consumption of junk foods, to a technology diet;
By: Mj. Saeed Furaa


 



Assalaamucaleykum W.W all;

 
Make this Ramadan the month of “Change”..Are You Ready for it???


"Change" is the vogue today. "Change" is being chanted by the Presidents to rally up public support; "Change" is being demanded by the masses suffering due to skyrocketing fuel and commodity prices; "Change", a drastic one indeed, is what we are witnessing with awe in the global weather patterns.


For Muslims, Ramadan is the prime time for change. This month dramatically alters our routines and schedules. From tight sleep schedules, to hunger for extended hours, to reduction in consumption of junk foods, to a technology diet; to withdrawal from caffeine addiction, to lengthy standing in Taraweeh prayers at night, to extensive listening to the Quran. What a change indeed!


Beyond Routines and Rituals.


The real change, however, Ramadan demands of us is the internal change – a change that positively transforms our lifestyle, character, attitudes, conversations, and habits. Allah has described this change in the month of Ramadan as follows: "O you who believe, fasting has been ordained on you as it was decreed upon those before you so that you may adopt Taqwa[Taqwa is Allah consciousness ]" (2:183 [Quran 2:183].



Ramadan Karim to you all

Saeed Furaa
Freelance Journalist
South Africa
somalilandjournalist@gmail.com

Posted on Friday, August 21 @ 18:44:54 DAVT by admin



make this ramadan the month of change..are you ready for it??? - make this ramadan the month of change..are you ready for it???
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Siciid Cali Axmed
Subject : Re : make this ramadan the month of change..are you ready for it???
Date : 2009-08-21
Marka hore dhamaantiinba RAMADAAN KARIIM .

Ramadaan waa fursad albaabada NAARTA la xidho, kuwa JANADANA la furo. Ramadaan waa fursada shayaadiinta waawayn la xidh xidho si aanay fursadan u seejin dadka khayrka doonaya. Waa bil ay ku jirto habayn ka khayrbadan 80 sano (kun bilood). Hadaan soo koobno waa fursad hadii uu qofku ka faa'idaysto uu noloshiisa ku samayn karo is badal aduun iyo mid aakhiraba. Sidaa darteed walaalayal fursadan ha laga faa'idaysto. Habab badan badan oo fursadan looga faaidaysan karo ayaa jira, hoos waxaan idiinku soo koobi qaar ka mida hababkaas.

Ilaahay U Noqo.
Walaal, bani'aadmigu waa kii markastaba qaldama. Ilaahay inagama rabo in aanaynu qaldamin laakiin wuxuu inaga doonayaa in markasta oo aynu qaldano aynu u soo noqono. Toobada qofku waxa ay ka mid tahay waxyaabaha Alle farax galiya. Hadaba walaalayaal, inaga oo Ramadaan ka faa'idaysanayan aynu Ilaahay u soo noqono. Toobadu walaalayaal ma aha eray afka uun laga yidhaa « Waan toobad keenay ». Toobadu walaal, waa ka tagid dhaqan xun oo aad leedahay. Sidaa daraadeed qofkii aan SALAADA tukan jirin ha bilaabo in uu SALAADA tukado. Qofkii XAARAAN faraha kula jiray faraha ha kala baxo xaaraanta. Qofkii khamri, daraago, sino iwm faraha kula jiray ha ka toobad keeno macaasidaa . Labadii khilaaf dhex yaalay ha is cafiyaan. Qofkii been lagu ibtileeyay beenta ha iska daayo. Walaal, toobadu dhabta ahi waxa ay isbadal wanaagsan ku samaysaa qofka toobad keenaya ee aynu toobad sax ah oo nafteena wax ka badasha toobad keeno. Walaal, hadaad maanta oo Ramadaana oo shayaadiintu xidh xidhan yihiin aad soo laaban waydo waa goorma goorta aad Ilaahii ku abuuray u soo noqonaysaa? Jawaabta su'aashan walaal adaan kaaga tagayaa.!

Badsado Akhrinta Iyo Fahanka Quraanka
Quraanka waxa uu Ilaahay soo dajiyay habayn barakaysan oo ka mida habaynada bisha Ramadaanta. Sida ku suggan kitaabka Bukhaariga Nabigeenu (csw) habayn kasta oo habaynada Ramadaanta ka mida waxa uu la kulmi jiray Malakul-Jibriil si uu u baro Quraanka. Walaal aynu ku dayano sunadan Nabigeena (csw) iyo Malakul Jibriil, maalin kasta oo tagtana aynu noqono kuwii wax ka barata Kitaabka Ilaahay. Walaalayaal, Kitaabka Quraanka ah waxa uu Alle u soo dajiyay in lagu dhaqmo. Qofku hadii aanu garanayn Quraankana waxaa ku adkaanaysa in uu ku dhaqmo waxaanu fahansanayn. Sidaa daraadeed fursadan khayrka badan ee Ramadaan ha inoo noqoto fursad aynu ku bilowno sidii aynu u baran lahayn Kitaabka Alle. Keenii aan maanta akhrin karin Quraanku ha go'aansado barashadiisa, iminkana ha badsado dhagaysigiisa. Kii garanayay akhriskiisuna ha ku daro barashada macnihiisa iyo asraartiisa. Walaal, cajaladihii akhriska iyo tafsiirka Quraankaba waxa aad ka helaysaa meel kasta iyagoo bilaash ah ee ku dadaal in aad barato Kitaabka Alle. Ramadaan walaal ha inoo noqoto mid ingu soo celisa xidhiidhkii aan la yeelan lahayd Kitaabka Alle.

Taakulee Dadka Baahan
Ramadaantu waxa ay qofka sooman xusuusisaa baahida qofka aan waxba haysan. Marka adigoo sooman aad gaajooto xusuuso in ay jiraan dad Muslimiina oo iyagu sanadkii oo dhan gaajoonaya. Walaal ogoow in ay jiraan dad Muslimiina oo sida aad u soomantahay u sooman laakiin aan haysan wax ay ku afuraan. Sidaa daraadeed walaal caawi bishan dadka Masaakiinta ah. Sadaqadu yaraan iyo badnaan ma kala laha ee wixii aad bixin karto ku caawi Muslimiinta kale. Waxa dhaba in $1 aad sadaqad u baxsataa uu yahay $ ka kaliya ee aakhiro ku anfaci doona. Sidaa darteed dadka baahan ee gaajoonaya ha la xusuusto bishan wixii la siin karana yaan lagala bakhaylin.

Khayrka oo dhan Badso
Taraawiixda oo aad tukato, afkaaga oo aad barto hadalka fiican, meelaha wanaaga lagu hayo oo aad ku dadaasho tagitaankooda, dhegaysiga iyo daawashada waxa aan wanaagsanayn oo aad ka dheeraato, qalbigaaga oo aad xasadka iyo nacaybka ka nadiifiso ayaa ka mida waxyaabaha wanaagsan ee aad samayn karto maalmaha bishan barakaysani ka koobantahay. Sidaa daraadeed walaalayaal bishan ha laga faa'idaysano.

Walaal Gabagabdii, Ramadaantu waa Iskuul aad tababar ku qaadanayso ee waqtiga tababarkaasi kuu socdo ka faa'idayso. Hadii aad tababar qaadato oo marka tababarku kuu dhamaadona aad aragto adiga oo aan waxba ka faa'idin tababarkaa, tababarkaagu runtii waa mid lagu khasaaray. Ramadaan yaanay noqon tababarkaa lagu khasaaray!

Ilaahay Ha Inaga Aqbalo Acmaasheena suuban Oo Dhan

Mahadsanidin

Siciid Cali Axmed
saidahmed67@rogers.com


[ Reply ]


Pages : [ make this ramadan the month of change..are you ready for it??? 1 ]