Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga JSL OO Soo Gaadhay Magaalada Alleybaday.       Mr Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo Iska Casilay Xilkii Ka Hayey Ururka Somaliland F       Komishanka Doorashooyinka Qaranka ( KDQ ) Oo Maanta Qabtay Shir-Jaa\'id .       Kulan Ka Dhacay Woolwich/London Iyo Madax Kulmiye Oo Ka Soo Qaybgashay.       Israeli aid mission to Kenya helps Somali refugees.       Maalinta Haweenka Adduunka Oo si Wayn Looga Xusay JSL.       Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Booqasho Kale Ku Imaan Doona JSL.       Child Sponsorship Report 2009, from Somaliland       Wasiirka Arimaha Dibada JSL ayaa USA kadalbaday in loosoo gacan geliyo Cali Sama      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka.

baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka.

News


 Anaga oo ah bulshoweynta Woqoyiga Ameerika ee ka soo kala jeeda Gobolka Gabiley iyo Woqooyga Hargeysa. Waxaanu ugu baaqaynaa xukuumadda JSL in ay si deg-deg ah u fuliso go'aankii guurtidu dhawaan ka gaadhay arrimaha Ceelbardaale






Waaanu ugu baaqaynaa xukuumadda Somaliland anagoo ah bulshoweynta Woqoyiga Ameerika (Maraykanka iyo Kanada) ee ka soo kala jeeda  Gobolka Gabiley iyo Degaanada galbeedka iyo Woqooyga Hargeysa in ay si deg deg ah u fuliso go’aankii guurtidu dhawaan ka gaadhay arrimha  Ceelbardaale

Anaga oo ah bulsho weynta reer Gabiley iyo degaanada Galbeeka iyo Woqooyiga Hargeysa ee degan dallalka Maraykanka iyo Kanada magacyadoodu ku cadyihiin hoos, waxaanu Madaxweyne Riyaale ugu baaqaynaa in uu si deg deg ah oo aan dibu dhac lahayn u fuliyo go’aankii guurtida dhawaan ka gaadhay Ceelbardaale, Madaxwayne nina sharciga kama wayna nina xaq ma duudsiyi karo, sheekadii Afwayne loo noqon maayo, Waala soo maray “Maxmaxaysatiyo madaxwayne nin xiga ku mareegtayoo maydkeedu baday” dib loogu noqon maayo. Ummad ayaa ku aamintay oo danta dalka iyo dadka ayaa lagugu aaminay.

Sidii laguu aaminay ayaa lagaaga sugayaa xilka in aad uga soo baxdo, dad deegan koodu isxigo colaad ma geyaan iyo in dab laga dhexshido, waxaa kaliya ee ay ku bahoon tahay waa in nabad lagu wada deganaado oo aan la isku xad gudbin.

Haddii aan sharci qaban Madaxwayne Riyaale, dee cidkale ma qaban karo. Waxaa la sugayaa Madexweyne Riyaale in uu arrintan u fuliyo sida ay tahay oo haba yaratee wax dibu dhaca ku keenin.

1.      Ibrahim Cabdi Warsame
2.      Col. Yasin Maxamed Cabdalla
3.      Xasan Ismaacil
4.      Maxamed Shibin
5.      Cabdirashid Maxamed Cabdala
6.      Maxamed Cumar Nuur
7.      Cabdirisaq Cabdilaahi Nuur
8.      Yuusuf Cali
9.      Cabdilaahi Cali Bare
10.  Dr. Xuseen Cali Hanfi
11.  Ibraahim Cumar
12.  Cabdirahman Cagasaydh
13.  Ismaaciil Qalinle
14.  Xasan Cali
15.  Maxamed Miigane
16.  Mukhtaar Ibraahim Cabdi
17.  Farxaan Miigane
18.  Cabdifataax Cumar
19.  Axmed  X. Askar
20.  Cabdiqaadi X. Askar
21.  Cali Mahdi Khayre
22.  Maxamuud Abdi Warsame
23.  Iimaam. Sacad Ibraahim Rooble
24.  Geedi Ibraahin Cabdi
25.  Khadar Cabas
26.  Eng. Abdirahman Sh.Ismaamiil Sh.Xasan
27.  Cabdiqaadir Sh.Ismaaciil Sh.Xasan
28.  Cabdijaliil Cumar Muuse
29.  Cabdi Saleeban
30.  Khadar Cumar Muuse
31.  Cumar Cali Maraykan
32.  Ubax Cali Maraykan
33.  Maxamud Dhinbiil
34.  Maxamed Shirimiri
35.  Daahir Macalin Jibriil
36.  Hinda Aadan Cumar
37.  Fatumo Maxamed Cabdalla
38.  Safiya Gacanjalab
39.  Mahdi Ali  Aadan
40.  Yusuf Xirsi Rooble
41.  Nimco Shibin
42.  Safiya Ibraahim
43.  Hibo Xasan
44.  Nimco M. Miigane
45.  Zamzam M. Miigane
46.  Zamzam M. Miigane
47.  Siciid Cabdilaahi Taani
48.  Hibo Cabdi
49.  Hamze M. Miigane
50.  Guuled M. Miigane
51.  Safiya Cabdilaali Qalinle
52.  Mahdi Jama
53.  Mahad Siciid Cabdilaahi
54.  Faysal Siciid Cabdilaahi
55.  Mustafe Suufi
56.  Amina Jama
57.  Fu’aad Sh. Abibakar Ismacil
58.  Axmad Cali Askar
59.  Farah Cabdi Miigane
60.  Mahdi Saleeban Miigane
61.  Yusur Cigeh
62.  Sh. Axmed (John)
63.  Cabdirahman Cali  Askar
64.  Cali Aadan Dhoolayare
65.  Siciid Qalinle
66.  Abiib Xadi Jamac
67.  Yusuf Qalinle
68.  Saciid Maxamed Bookh
69.  Axmed Suufi Jibriil
70.  Xasan Maxamed (Norway)
71.  Cabdi Xuseen Diiriye
72.  Cabdi Axmed Haybe
73.  Axmed Barkhad Xasan
74.  Cabdi Ibrahim Nur
75.  Shiine Cabdi Sh.Xasan
76.  Safiya Ibraahim Cige
77.  Aw Axmed  Kaahiye Badil
78.  Warsame Axmed Kaahiye
79.  Layla Dhagalaab
80.  Roda Cumar Kaahin
81.  Fadxiya Haaji Fagase
82.  Axmedyasin Cali Maraykan
83.  Faatumo Cali
84.  Amina Xasan Jama
85.  Cabdirahman Abokor
86.  Faysal Cabdirahman Jama
87.  Saynab Cabdirahman Jama
88.  Xaliimo Ibraahim
89.  Farxaan Barkhad Xasan
90.  Cali Aw Xuseen
91.  Dr. Maxamed Maxamud
92.  Cabdirahman Moxamud Dhakafar
93.  Cabdirahman Abshir
94.  Xamda Saleeban
95.  Sh. Cumar Maxamed
96.  Sh. Axmed Xaamud
97.  Bashir H.Cabdi Caamir
98.  Yusuf Muxumed Cigeh
99.  Yusuf Budle
100. Basra Muuse
101. Zaki Daahi Macalin
102.          Cabdi Xirsi Maxamed
103.          Maxamed Xuseen Cise
104.          Cabdi Xirsi Maxamed
105.          Abdi Hirsi Mohamed
106.          Mohamed Hussein Issa
107.          Xawa Macali Jibriil
108.          Cabdirahman Jama Abokar
109.          Maxamoud Hashi
110.          Maxamed Yussuf Gaagab
111.          Nasir Abdillahi Yussuf
112.          Abdirahman Mohamed Hassan
113.          Dahir Hashi Madar
114.          Moahmed Abdi Elmi
115.          Fadumo Essa Yonis
116.          Saeed Aw Osman Ismail
117.          Cabdikarim Qasim
118.          Axmed Jamac Yasin
119.          Xassan Yonis Abdillahi
120.          Farhaan Ibrahim Cabdillahi
121.          Khadar Cabdiraxman Cabdillahi
122.          Samiir Cali Ahmed
123.          Cabdillahi Yussuf Akoule
124.          Axmed Yussuf Akoule
125.          Cabdi M. Rodol
126.          Cali M. Rodol
127.          Maxamud Gaagaab
128.          Ibraahim Cabdi Carabay
129.          Maxamed Yussuf Osman
130.          Ibrahim Cabdi Geele
131.          Khadar Baarabiyaan
132.          Maxamed Odowaa
133.          Xuseen Beergeel
134.          Cabdihakim Hassan Hashi
135.          Maxamed Xasan  Xaaashi
136.          Rashiid Haraf
137.          Xasan Mooge Xirsi
138.          Maxamed Cabdillahi Jawaan
139.          Sidiiq Cali Diiriye
140.          Mukhtaar Mure Warsame
141.          Maxamed Cabdillahi
142.          Maxamed Sulub Cumar Xaashi
143.          Jamaal Cabdi Gaboobe
144.          Cumar Sanyare
145.          Xamze Cabdikarim
146.          Axmed-Yasin Cabdikarim
147.          Naasir Cabdikarim
148.          Maxamed Iidoor
149.          Axmed Cabdi Rodol
150.          Maxamed Cabdi Rodol
151.          Xuseen Cabdi Rodol
152.          Shiekh Mahamed Sh. Abdirahman Kariye
153.          Nuradin Sh. Abdirahman Kariye
154.          Maxamed Axmed Yuusuf Akoule
155.          Saxardid Aw-Abdi Buuni
156.          Mustafe Siciid Muxumed Aadan
157.          Cabdirahman Haji Abdillahi Ismaciil
158.          Axmed Nuur Ducale
159.          Cabdirisaq Sh. Abuukar
160.          Cali Hayaan Maxamud
161.          Cabdirahman Maxamed Jama
162.          Faisal Mursal Hussien
163.          Abdisalan Mursal Hussien
164.          Maxamed Axmed Cilmi Gadiid
165.          Rashiid Case
166.          Abdikarim Nadif Qasim
167.          Haji Mumin
168.          Abdirisaq Haji Mumin
169.          Cumar Haji Mumin
170.          Faisal Goran Hassan
171.          Axmed Cabdillahi Jiire
172.          Ibraahim Khalil Xawadle
173.          Cabdikarim Hassan Maygag
174.          Axmed Suju.
175.          Maxamuud Yuusuf Ducaale (Diktoor)
176.           Maxamed Cabdillahi Nuur
177.           Mukhtar Cabdillahi Nuur
178.           Kenadiid Cali Amaan
179.           Kenadiid Cali Xasan
180.           Abshir Nuur
181.           Ibrahim Mohamed Mead
182.           Sh Maxamed Seed
183.           Maxamud H. Nugidoon
184.           Xuseen  Cali Aman
185.           Ibrahim Aden Faahiye
186.           Maxamed Saleebaan Daa'uud 
187.           Maxamed Cali Muuse
188.           Ismail Osman Xasan
189.           Axmed Cali Ileeye
190.           Jamaal Maxamed Muse
191.           Maxamed Muxumed Liiban
192.           Maxamuud Cali Abu Shanab
193.           Xasan Cumar Abu Shanab (Xasan Burco)
194.           Cabdi Xuseen Miyir
195.           Cismaan Cabdllaahi Cumar
196.           Maxamed Sh. Ismaaciil Sh. Xasan
197.          Baashe Cilmi Jaamac

Submitted by:
Mohamoud Hassan
nugidoon@yahoo.ca

Posted on Friday, July 03 @ 21:05:46 DAVT by admin



baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka. - baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Hadhwanaagews
Subject : Re : baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka.
Date : 2009-07-03
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasin ayaa sheegay inuu ka xun-yahay talaabadii ay ciidanka Booliska isaga hortaageen in masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE gudaha garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyaan Guddoomiyaha Xisbigaasi KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo].

Madaxweyne Kuxigeenku waxa uu xusay inuu la hadlay Taliyaha Ciidanka Booliska markii la soo sheegay arrintaas, balse aanu ogayn sida ay wax u dhaceen, isaga oo ku farta ku fiiqay inuu aad uga xunyahay.

Sidaa waxa uu Madaxweyne Kuxigeenku ka sheegay mar uu shalay socdaal caadi ah ugu soo baxay meelo ka mid ah Suuqa Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Huteelka Rayaan Restaurant oo wax yar u jira aqalka uu degen yahay, ayaa waxa halkaas ugu waramayey qaar ka mid ah Warbaahinta Dalka

Axmed Yuusuf Yaasin oo ka hadlayey arrintii ceel-bardaale ayaa sheegay in arrintaasi tahay arrin qaranm, isla markaana ay Xukuummadu qorsheynayso inay sida ugu fudud u dhameyso, balse muu cadeyn inay ku soo gebagabeynayaa wakhtigii loo cayimay inay fulaan qodobadaasi. Dhageyso Wareysigaas oo Cod ah:


[ Reply ]



Name : Mohammed Yousuf.
Subject : Re : baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka.
Date : 2009-07-04
Madaxweynuhu sidii uu u fuliyay goaankii guurtida markay muddada u kordhinayeen labada goor .Goaankoodan suluxa ahna ha u fuliyo.
La jiifiyaana bannaan soconmayso.

Name : hilowle abdi
Subject : Re :baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka.
Date : 2010-02-24
sxb wxaan rabaa inaan waxyar halkan kaaga sheego waxajira wadan layiraahdo soomaaliya eemajiraan wax soomaali lan ladhaho sxb soomaaliya markeey burburtayna waxaa loobixiyay kililka lixaad waankaxumahay adookililka lixaad ah inaad soomaalinimo hadaan hadalgaaga kuuraaca xitaa somalilan hadiilafasiro wexeey noqoneysaa dhulka soomaalida waankaxumahay adoo soomalia inaad tigree aad sacabada uhoorsatid riyada beenta ah haleeyskadaayo wabilaahi toowfiiq

[ Reply ]



Name : somalilander.
Subject : Re : baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka.
Date : 2009-07-04
Waxaan aan hore idiinku sheegay in ay dheertahay nin madow oo xukun daacad ah wax ku maamula aduunkan la joogo, waayo waa waxa qayrkood ka reebay in ay markasta qanuunka socod siyaan markay dani ugu jirto oo keli ah.

Runtii xukumadi Rayaale garta ma qaadato oo wa la ogaa wixii gar lala galay iyo siday u oofin waydey, taasina waxay keentay in laga aamin baxo.

Tan ceel berdaale waa arin khatar ah oo iska hor keeni karta beelaha walaalaha ah markaa hadii gartii la qaaday waa in dowladu ku dhaqaaqdaa in ay si dhakhsa u fuliso hadii kale waxa loo arki donaa hiil qabyaaladaysan oo ka soo jeeda madaxtooyada.

Afrikanku markay arkaan nin xaqii ka maqnaa u samra waxay u qataan inuu yahay shakhsi baqanaya oo aan lahayn awood lakiin ma aha arinku maanta sidaas, dulqaadkii lagu ogaa waqooyiga iyo galbeedka hargaysa dadka degaa wuu soo dhamanayaa hadaanay dowladu runta ku dhaqmin oo aan dadka wada dega aan cadaalada laga simin.

Dhibaatadii ka taagnayd waqooyiga hargaysa ee xeebtii degaanka hargaysa ee layska raaciyey dhukoodii awdol oo wali taagan xalkeedana ay hortaagantahay dowladu ayey arinkan ceelbrdaale oo somaliland oo dhani ka qayb qaadatay heshiisna laga gaadhay ayey dowladu ka meermeeraysa in la fuliyo wixii lagu heshiiyey ee ay noqtay gartii waxaana si cad u diiday qabiilka madaxweynaha.

Hadal iyo dhamaan madaxweyne Daahir Rayaale maanta wuxuu kala doorankaraa inuu somaliland oo dhan u madaxyahay iyo inuu meesha u fadhiyo danaha reerkiisa oo kali ah u matalo.

Somalidu waxay tidhaahdaa, Runtu raga ma dishee way ka nixisaa markaa maanta waxay taagan tahay tii runta laysku sheegeyey.

Somalilander.


[ Reply ]



Name : Runsheeg
Subject : Re : baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka.
Date : 2009-07-04
Reer Gabiiley ha raadsadaan xaqooda hana soo dhacsadaan dhulkooda xaqdarro garab ogi rabaan inay ka xalaalaystaan iyaga oo isku halaynaya Daahir Riyaale iyo gang'kiisa waxaanu leenahay socon mayso bililiqo dambe wixii aad hore u xadeena keena oo xisaabta dib ha loo furo hana laysweydiiyo xagay ka yimaadaan jiingadaha saaran guryaha Boorame badhkood ma kuwo ay iyagu iibsadeen baa mise waa kuwii laga bililiqaystay beesha dhexe waagii ay u sacab tumayeen aabo siyaad kacaankiisi, dhulkan laysku haysto maaha mid muran gali kara qolada Gabiiley baana waligeed daganayd guryahooduna ka dhisanyihiin halkay ay qolada xaaska Riyaale ku murmayaan xoolahayagaa daaqa

Name : Runsheeg
Subject : Re :baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka.
Date : 2009-07-04
Go'doon, 1990
Axmed Ismail Dirie "Qaasim", HY

Gabaygani wuxuu ka mid yahay gabayadii HALGANKA ee maandeeq
lagaga soo dhacsanayey Dhidarradii damcay inay cunaan. Wuxu
gabaygan gaar ahaan kula hadlayaa Samarroonka oo uu ku
tilmaamayey inay la safteen dad-la-moodkii dalka iyo dadka
Somaliland isku deyey inay cabudhiyaan;



Ha go'doonto Gudabiirsidii Ganafka jeexnayde
Ha la guurto gaajiyo baryiyo gelelefkeediiye
Dameerkii Gafuurrada caddaa Geela yuu didinne

Meeshay gabbood moodayaan haw gurguriyeene
Goonyaha Ilaahay halkay garan ha aadeene
Gob baa lala dersaa waa wixii gaday abaalkiiye

Gallad kagama helin reer Xareed gacan ku hayntiiye
Gabdhii loo dhisiyo may xurmayn guurki reeraha'e
Geyiga reer Isaaq uguma hadhin Gob ay midhaystaane

Ciisuhu Gunnuu siin jiree ha iska gooyeene
Amxaarada inay soo galaan waa ka garanuuge
Garaad-xumadu waa waxay cidlada ula gandoodaane

Gogti iyo Shar-laga-naadi bay gebi dhacaayaane
Waa waxay la goobyaalayaan Goraya-Cawlaaye
Waa loo gartee hays tubeen goobta ciilka lehe

Marreexaan Gun bays urursatee gacal ha moodeene
Iyaga iyo Gabooyahaba waa galabsigoodiiye
Guryaha ay Mafiiqda u siteen yaanay soo geline

Geestay xigeen Laydh san baa iiga soo geliye
Guu-gaa'da haygala tageen garacdi shaydaane
Name : BARKHAD
Subject : Re :baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka.
Date : 2009-07-04
WAARYAA XAAR WAYNE INA BEENSHEEGOW WAXBA DOWLADDA IYO QARANKA SOLILAND HA KU MARMARSIYOONE EE BAANNAANKII AYNU KULA BIXI JIRNEY IS KEEN MARKAASAD DOONATAA ISAAK OO AY KUU SOO GURMADAAN SIDAAN HOREYBA U SHEEGEY CAAG ILAACAAG SOO KAXAYSO DEEE ARABĀ“ CID KALE OO KUU SOO GURMANAYSA MA JIRTO DABO ILAA DABO MAR DAME MEEL HA UGA DHICIN QABIIL WALIGAA KAA ADKAA TALAABO KAMBENA WALEE MA QAADISAAN HABAR AWAL IYO FULAYNIMADOODA WAAN OGNAHEY MAR LABAAD WAAN KA XUMAHEY INAAN REER ABTIYAAHSEY WAX KA SHEEKO LAKIINSE WAA ADOO KALE AYAA MUNAAFAQNIMADA KU DHEX JIRA WAXAAD YAHEY NIN AAN GEESI AHAYN HORE AYAAN KUU DHIRBAAXI JIREY IMIKANA WAAN KU DHIRBAAXAYAA WALEE ILLAA AAD KA WAYD GALBEEED MEEL AD FADHIISATO CANDHO ILAA CANDHO SHALEYMANTA MOOD WAA 2009 AYAA LA JOOGAA OO WAX KUU SOO KORDHEY MA HAYSID DOQON HADAL BARATEY AYAAD YAHEY KKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Name : abdishek
Subject : Re :baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka.
Date : 2009-07-05
waycadahay inaydaan toobad keenayn ood sidii qawmu nuux ku dhagantihiin asnaam waxna idin tarayn waxna idin yeelayn intaan wakhtigu idinka dhicin toobad keena oo munaafaqada naca aad umada dhaxdhigaysaan joojiya hadii kale aakhiro iyo aduun midna sharaf helimaysaan oo waxaydun noqon aygii hadaad qaadana carabka laalaadinaayay hadii la dhaafana laalaadinaayay.
Name : Runsheeg
Subject : Re :baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka.
Date : 2009-07-05
Baekhad niic maad magacaagii hore soo qaadatid fulayahaw fulayga kale jirin intaasaana kugu fulan mae hadaad fulaynimo darteed magacii soo bedeshay inaan wax ku idhaahdaba xaaraan gabayguna waa mid meel maray

[ Reply ]


Pages : [ baaq ka yimid bulshoweynta woqooyiga/galbeedka hargaysa ee woqooiyga maraykanka. 1 ]