Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga JSL OO Soo Gaadhay Magaalada Alleybaday.       Mr Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo Iska Casilay Xilkii Ka Hayey Ururka Somaliland F       Komishanka Doorashooyinka Qaranka ( KDQ ) Oo Maanta Qabtay Shir-Jaa\'id .       Kulan Ka Dhacay Woolwich/London Iyo Madax Kulmiye Oo Ka Soo Qaybgashay.       Israeli aid mission to Kenya helps Somali refugees.       Maalinta Haweenka Adduunka Oo si Wayn Looga Xusay JSL.       Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Booqasho Kale Ku Imaan Doona JSL.       Child Sponsorship Report 2009, from Somaliland       Wasiirka Arimaha Dibada JSL ayaa USA kadalbaday in loosoo gacan geliyo Cali Sama      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

hogaamiyayaasha afrika oo bedelay magacii iyo qaab-dhismeedkii midowga afrika

hogaamiyayaasha afrika oo bedelay magacii iyo qaab-dhismeedkii midowga afrika

News


 Image and video hosting by TinyPicHogaamiyaasha Afrika ee shirku uga socdo dalka Liibiya magaalada Sirte ayaa xalay gelinkii danbe isku raacey in la bedelo qaabka iyo muuqaalka uu lahaa Ururka Midowga Afrika isla markaasna laga dhigo Xukuumadda Afrika, African Authority (AA)



Hogaamiyaasha Afrika ee shirku uga socdo dalka Liibiya magaalada Sirte ayaa xalay gelinkii danbe isku raacey in la bedelo qaabka iyo muuqaalka uu lahaa Ururka Midowga Afrika isla markaasna laga dhigo Xukuumadda Afrika, African Authority (AA).

Image and video hosting by TinyPicIn laga dhigo Midowga Afrika mid awood badan isla markaasna leh muuqaalka xukuumadeed waxaa ka danbeeyay Hogaamiyaha Kacdoonka Liibiya Mucamar Qadaafi.

Xukuumadda Afrika ee cusub ayaa awood u yeelanaysa Arimaha difaaca, Siyaasadda, iyo Ganacsiga Caalamiga ah.

Xukuumadda Afrika ayaa yeelan doonta Madaxweyne, ku xigeen iyo 10 xoghaye.

Heshiiska xalay la gaarey kadib dood dheer ayaa la sheegayaa in ay ka soo horjeedaan wadamo xoog iyo dhaqaale haysta waxaana ka mid ah Nayjeeriya iyo Koonfur Afrika.

Wadamadan ayaa wel wel ka qaba in Xukuumadda Cusub uu hogaamiyo Qadafi, maadaama aad loogu ya qaaney Qadaafi in uu gacanta la galo siyaasadaha wadamada Afrika oo dhan.

Midowga Afrika ayaa soo maray heerar kala gedisan markii hore waxa uu ahaa Organization of African Unity (OAU) waxaa la asaasey sanadkii 1963-dii ururka ayaa hawlaha ugu badan ee uu qaban jirey ay ahayd xoreynta wadamadii Afrika ee Gumeystaha gacanta ugu jirey.

Taariikhdu markey ahayd 9 July 2002 ayaa loo bedalay magaca ah African Union, waa hadda xubno ka ah 52 wadan waxaa laga eryey 4 wadan oo kala ah Muritaaniya, Guinea, Madagaskar iyo Ereteeriya oo iyadu isaga baxdey kadib markii Midowga Afrika ay ka codsadeen Qaramada Midoobey in cuno qabatny la saaro Ereteeriya, Wadanka keliya ee aan ka mid ahayn Midowga Afrika waa Marooko.

Inta badan wadamada Afrika ayaa waxaa ka dhexeeya siyaasado iska soo horjeeda, kuwaas oo isku haysta dhul iyo kheyraad, lamana garanayo qaabka uu ku hirgeli karo Xukuumadda Afrika ee Qadaafi gadaal ka riixayo

Media

Posted on Friday, July 03 @ 20:12:51 DAVT by admin



hogaamiyayaasha afrika oo bedelay magacii iyo qaab-dhismeedkii midowga afrika - hogaamiyayaasha afrika oo bedelay magacii iyo qaab-dhismeedkii midowga afrika
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.