Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga JSL OO Soo Gaadhay Magaalada Alleybaday.       Mr Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo Iska Casilay Xilkii Ka Hayey Ururka Somaliland F       Komishanka Doorashooyinka Qaranka ( KDQ ) Oo Maanta Qabtay Shir-Jaa\'id .       Kulan Ka Dhacay Woolwich/London Iyo Madax Kulmiye Oo Ka Soo Qaybgashay.       Israeli aid mission to Kenya helps Somali refugees.       Maalinta Haweenka Adduunka Oo si Wayn Looga Xusay JSL.       Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Booqasho Kale Ku Imaan Doona JSL.       Child Sponsorship Report 2009, from Somaliland       Wasiirka Arimaha Dibada JSL ayaa USA kadalbaday in loosoo gacan geliyo Cali Sama      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

halkee bay wax u marayaan komoshanka doorashooyinka jsl?

halkee bay wax u marayaan komoshanka doorashooyinka jsl?

News


 Xasan Cumar Hoorri oo ah Xubintii bedeshay xubin hore uga tirsanaa Komishanka oo geeriyooday ayaa ka warbixiyay nuxurka wada-hadallo shalay dhex maray Komishanka, Madaxweyne Rayaale iyo Madaxweyne-ku-xigeenka JSL.
                                                                              








“Inkasta oo aan ahay xubintii ugu dambaysay ee Komishanka ku biirta,haddana waxaan marka hore talo u jeedinayaa Axsaabta Xukuumadda iyo shacabkaba.Taas oo ah,Komishanka Doorashada maanta laga sugayo maaha xil kaligii saaran ee waa xil umadda oo dhan wada saaran.Waxaanan odhan karaa, ififaalaha maanta soo baxay, waa markii ugu horraysay ee aan qof dibloomaasi ah ka maqlo, haddii aad ku guulaysataan Doorashooyinkan, aqoonsigiinii kaabbiga ayuu saaran yahay. Doorashadan inagu soo fool lehi waa tii imtixaanka ku ahayd Jamhuuriyadda Somaliland, Shacabkeeda, Axsaabteeda iyo Xukuumaddeedaba.”  Sidaa waxa yidhi Xasan Cumar Hoorri oo ka mid ah Xubnaha Komishanka Doorashooyinka, kaas oo ka waramay waxyaabihii lagaga wada hadlay kulan shalay dhex maray Madaxweyne Rayaale iyo lix xubnood oo Komishanka ka mid ahi.

Xasan Cumar Hoorri oo ah Xubintii bedeshay xubin hore uga tirsanaa Komishanka oo geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Xasan Maxamed Cumar (Looshade), ayaa ka warbixiyay nuxurka wada-hadallo shalay dhex maray Komishanka, Madaxweyne Rayaale iyo Madaxweyne-ku-xigeenka. Waxaanu Xasan Cumar Hoorri sheegay in ay qoraallo u dirayaan Deeq-bixiyayaasha oo uu sheegay in ay gacanta ku hayaan natiijada Diiwaangelinntii Cod-bixiyayaasha, kaas oo ay kaga dalbanayaan inay shaaciyaan waqtiga rasmiyan lagu dhawaaqayo natiijadaas iyo sidoo kale inay soo daayaan Lacagtii Doorashada ee ay bixinayeen.

Xasan Cumar Hoori oo shalay u waramay Idaacadda Horyaal, ayaa wuxuu sheegay in maalinta sabtida ah ee soo socota ay kulan isugu iman doonaan Komishanku, ka dib marka ay warar sugan ka helaan sida uu sheegay Deeq-bixiyayaaasha iyo Axsaabta oo ay ka sugayaan Xeerkii Anshaxa. Waxaanu sheegay in haddii kulankaasi aanu noqon mid xambaarsan xogahaas, ay umadda u sheegi doonaan cidda rasmiyan hor taagan Doorashada.“Waxaana loo baahan yahay in dhammaanteen aynu is-garab taagno, haddii aynu inagu dhexdeena yooyootanno, waxaynu ujeednaa in dalka loo go’aaminayo dhibaato,dagaal,xumaan, xabbad iyo waxaan laga bixi karaynin. Markaa waxan leeyahay oo aan soo jeedinayaa, waar doorashadu Komishanka uma taalo ee umadda oo dhan bay u taalaa ee aynu is-garab taagno.” Ayuu yidhi Xasan Cumar Hoorri oo hadal hordhac ah ka horraysiiyay Waraysigaas.

Waraysigaas ayaa wuxuu u dhacay sidan;

Mar la weydiiyey Su’aal ahayd, Halkee hawlaha Komishanka ee doorashada ku aaddanaa ay idiin marayaan? Waxa uu ku jawaabayey uu yidhi “Ilaa hadda anigu intaan ogahay, Xisbiyada Qaranka iyo Komishanka waxay ku taagan yihiin Doorashadu waxay qabsoomaysaa waqtigii loogu talo-galay ee 27 September, ilaahayna sidaas ayaynu ka baryaynaa. Runtii way muuqataa oo waa la sii odorosi karayaa waxyaabo badan oo dib nooga dhacay, haddana waa laga daba tegi karaa haddii ay timaado niyad-wanaag, dedaal iyo xil wayn oo layska saaro.”

Mar la weydiiyey Su’aal ahayd, Xasan, waxa jira Warar sheegaya in aanay Weftigii Deeq-bixiyayaasha ee dalka yimi aanay kulan idinla yeelan, arrintaa maxaa ka jira? Waxa uu yidhi “: Weftiga hadda yimi, waxa ka soo horreeyay Safiirkii Ingiriiska ee Itoobiya oo ka mid ah dawladaha kuwa ugu firfircoon ee deeqda ina siiya, waananu la kulanay, Xukuumadduna way la kulantay, Xisbiyada Qarankuna way la kulmeen. Maalintay Weftigan kale imanayeen ciddii ugu horraysay ee ay la soo xidhiidhaan Komishanka ayay ahaayeen, ballan baa naloo qabtay oo Xafiiska EU-da ayaanu ballanka ku lahayn. Nasiib-darro, waxa dhacday markaa dabaylo kacay darteed in ay Diyaaraddii Hargeysa ku soo degi wayday, ka dibna ay Berbera ku degtay.
Runtii intii aanu isku sheegi lahayn, xidhiidho toos ah iyo kuwo kaleba waanu isu sheegnay. Markaa wax cuqdad ah oo aan u arko inaanu kulmi waynay ma jirto, iyagana (Weftiga Deeq-bixiyayaasha) xil baa laga sugayaa, anagana xil baa nalaga sugayaa. Aan mid kale ku darsadee, Komishanku labada cisho ee inagu soo fool leh, ilaa Jimcaha, waxaanu rabnaa in aanu arrinkayaga soo gebo-gebayno, waxaanu rabnaa in aanu Deeq-bixiyayaashii la hadalno, waxaanu rabnaa ballankii ay qaadeen ee ahaa inay deeqdaa bixiyaan, in aanu nidhaahno Lacagta xilligeedii ku soo shuba. Waayo, Xukuumadda dhinaceedii waanu ka haynaa. Waxaanu rabnaa oo wax walba ka muhiimsan, xilligii Doorashadu waxay mar walba dib ugu dhacaysay diiwaangelinta oo aynu nidhi yaanay Doorashadu qabsoomin iyada oo aan dadka la diiwaangelin, natiijadii Diiwaangelinta oo gacanta ugu jirta Deeq-bixiyayaasha iyo Hay’addan aanu wada shaqayno ee Interpeace, iyagiina inay is-muujiyaan mawqifkoodii iyo ballanku siduu ahaa ay ku soo baxdo.

Markaa labadaa cisho ayaanu dhinacayaga ku soo gebo-gebayn doonaa, iyagana aanu waydiisan doonaa in ay Lacagta qaybtoodii soo shubaan, natiijadii Server-kana xilligii loo muddeeyay inuu ku dhacayo inay sheegaan. Taas haddii wax ka duwani haddii ay soo baxaanna, waynu isla ogaan doonnaa, balse anagu sidaas ayaanu ku rejo waynahay iyo wax waliba inay waqtigoodii ku socdaan.”

Mar iyana la iweydiiyey, Su’aal ahayd, Xisbiyada Mucaaradka ah kulan baad la gasheen, dhinaca kale waxa la sheegay in aad Madaxweyne Rayaale kulan la yeelateen. Kulamadaa maxaa ka soo baxay? Waxa uu ku jawaabay “Komishanka Qaranku shalay (dorraad) wuxuu la kulmay Xisbiyada UDUB, Kulmiye iyo UCID, maantana (shalay) anaga oo dhan oo lix xubnood ah waxaanu la kulanay Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka. Runtii, waxaan arkaa canaani dhinacay doontaba ha ka jirtee, kulligayo waxaanu ka wada hadlaynay iyo ujeedadu mid uun bay ahayd, doorashadii in xilligii loo muddeeyay ee 27 September ay qabsoonto. Ciddii markaa ay ka qabsoomi waydo iyo ciddii hortaagani way soo baxayaan, laakiinse ilaa hadda cid aanu ku dhaliilayno iyo cid aanu eed saarayno midna ma jirto. Saddexda Xisbi Siyaasiba waxaanu ka sugaynaa inay ugu dambayn Sabtida ay noo soo gudbiyaan Anshaxii Doorashooyinka oo aanu u gudbinay inay noo soo gudbiyaan, iyaga oo soo gebo-gebeeyay oo aanu Bisinka u qabano oo aanu Qalinka ku duugno, halkaana ka sii socono. Markaa anigu kama dayrinayo.”

Mar iyana la weydiiyey Su’aal ahay, Xasan, cid kastaaba ha idinku soo raacdo’e idinka ayaa leh masuuliyadda Doorashada guul iyo guul-darro wixii ka soo baxa, sidaa darteed, si aanay hadhow eedi idiinku iman, miyaanay ahayn in aad si cad u sheegtaan Mucaarad, Xukuumad iyo Muxaafad kii doonaba ha ahaatee, cidda hortaagan Doorashada ee laga wadi kari la’yahay? Waxa uu ku jawaabay “Walaal way tahay, dhaliiluhuna way jiraan oo wax aynu qarsanayno maaha oo Komishanka dhexdiisa ayay ka jiraan, Axsaabta Qaranka ayay ka jiraan, Xukuumadday ka jiraan. Saacaddan runi run bay gaadhay, fooli hadday timaaddana, gudo qarsiimo hadhay. Waxaan qabaa anigu toddobaadkan wixii ka bilowda inaan dembiga la wada yeelan doonin. Waxaan qabaa, Ilaahayna ka baryayaa oo aan ku rejo waynahay in aanu kulligayo arrinkan Xalay-dhalay ka noqono oo aanu is-eedaynta iyo yooyootanka dhaafno oo danta qaranka isu taagno. Haddiise toddobaadkan iyo labada toddobaad ee inagu soo socda aanu hawsha 80% riixi kari wayno, dee dib-u-dhac baa imanaya, waana ta laga digayo. Markaa eedda lama wada yeelan doono ee cid uun baa yeelan doonta. Balse, ilaa hadda intaan ka war qabo Axsaabta, Madaxweynaha iyo ku-xigeenk oo aanu maanta (shalay) la kulanay, Hay’adaha deeqda bixiya iyo gudahayagaba waxaan u arkaa arrimuhu inay si raynrayn leh u socdaan.”

Mar iyana Sidoo kale la weydiiyey Su’aal ahayd, Goormaa la sugayaa oo laga yaabaa inay tahay waqtiga aad codsanaysaan in la soo saaro natiijadii Server-ka? Waxa uu ku jawaabay “ Waxaanu ku rejo-waynahay in aanu maalinta sabtida ah isu nimaadno anaga oo war buuxa ka hayna Deeq-bixiyayaashii, Lacagtii laga sugayay iyo natiijadii Server-ka. Anagoo war sugan ka hayna Xisbiyadii iyo heshiiskii anshaxa ahaa ee laga sugayay. Insha Allahu sabtida in aanu war sugan la nimaadno, warkaasi hadduu noqon waayo mid dhammaystirana, eedda lama wada yeelanayo ee ciddii eedda leh waa qaar uu Qaranku ogaan doono, hadday Xukuumadda noqoto, hadduu Komishanka noqdo, hadduu Axsaabta noqdaba iyo hadduu Deeq-bixiyayaasha noqdaba.”

Mar iyana la weydiiyey Su’aal ahayd Su’aal ahayd, Xasan, waxa nagu maqaalo ah in 26-kii bishii hore ay u astaysnayd in la bixiyo qandaraasyadii oo ay hawluhu kala furfurmaan, taasina may dhicin. Dib-u-dhacaa yimi ma laga gaadhsiin karaa baad leedahay haddii sabtida laysula yimaaddo war sugan? Waxa uu ku jawaabay oo uu yidhi “ Anigu waxaan qabaa eeddaa lama wada laha oo waxa leh Deeq-bixiyayaasha, deeq-bixiyayaashuna Komishanka iyaga ayay u adeegayaan ee inay xilkaa gartaan weeye, xilligii lagu ballansanaa iyo dib-u-dhicuna deeq-bixiyayaasha dhinacooda ayuu ka yimi. Markaa hadda waxaanu u qoraynaa qoraal aanu sidaa ku muujinayno, eeddana aanu iyaga korka ka saarayno. Wixii intaa ka dambeeyana aanu u wada dhammaano, lana rabo in muddadii 27 September laba bilood ka hor la rabo natiijadii Server-ka, sidoo kalena ka hor loo dareero qandaraasyadii, gobollada iyo degmooyinka shaqaalayntoodii la helo. Markaa Insha Allah waxaas oo dhan waanu ku rejo waynahay.”

Wargeyska Ogaal.

Posted on Thursday, July 02 @ 21:54:13 DAVT by admin



halkee bay wax u marayaan komoshanka doorashooyinka jsl? - halkee bay wax u marayaan komoshanka doorashooyinka jsl?
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Runsheeg
Subject : Re : halkee bay wax u marayaan komoshanka doorashooyinka jsl?
Date : 2009-07-02
Kan oo kale yaa wax u dhiibta dee mid ka sii liita, nin aan aqoonteeda lahayn, dugsi sare dhamaysan oo ku yimi hab qabiil oo ku dhisan X.5 xisaabta Al-Gebra X waa waxa aan la aqoon numberkaas unkown'ka ah waa shaxda uu Aw Riyaale ku doorto wasiiradiisa xad dhaafka ah ee bilaa tamarta ah. Nikan isaga ah waxa uu ka soo jeedaa beel kibirtay oo diidan wanaaga, wada noolaashaha, wada jirka iyo qaranimada JSL imikana raba inay qalalaaso ka ridaan gobolka Sool dhawaan hadaan laga hor tagin oo sidoodi loo eryan ilaa iyo Garowe. Aan u soo noqdo qoraalkan iska hadlow Ina Igarre socon mayso doorkan saaxiibayaal, socon mayso doorkan Ismaaciil Cumar Geele iyo wiilka uu abtiga u yahay Rayaale iyo Axmed Sufiga wey dhaqaaqdey socon mayso shaxda dahsoon ee lagu rabo in Somaliland lala sugo dowlada Shariifka socon mayso kulba habar Walaweyn oo hees qaada lacagta ummada baahan lagu qarashgareeyo idinka yeeli mayno doorkan farsmadii diiwangalintay wax ka si yihiin yeeli mayno inamo yar yar oo Walaweyn ah baa na soo weeraray ilaa maantadana lama hayo cidii falkaas ka dambeysay idinka yeeli mayno Somali waa isku mid oo xuduud uma dhaxeyso idinka yeeli mayno dastuurka ha loo bedelo Riyaale oo ha ku sii fadhiyo kursiga doorasho la'aan idinka asmici mayno doorkan 80 cod IWM, ma doonayno wasiiro kor u dhaafay 60 oo wada 60jir ah ma rabno kuwo ka soo hadhay nabad sugid Nss, ciidamadii faqashta u shaqayn jiray. Socon mayso qolo qolo ku jeedi doorkan reer reer kale laga hor keenaa xaaraan maqdaca ah ma ogolin siyaasada debeda oo ka duwan ta ay reer JSL rabaan oo ku dhisan tanaasul cadaalad, kala dambeyn, ixtiraam, tixgalin, dimuqraadiyad dhan, dastuur dhamays tiran, ciidan dhisan oo waabiya cid kasta oo ka hor timaada qadiyada shacabka wanaagsan


[ Reply ]



Name : BWD
Subject : Re : halkee bay wax u marayaan komoshanka doorashooyinka jsl?
Date : 2009-07-03
Taageerayaasha Kulmiye waa fashilan yihiinl. Waa caal waah. Waa nin daad qaaday. Waa dammaaciyiin iyo annaaniyiin. Qasab baan wax ku rabaa weeye. Waa markayagii bay mabda' ka dhigteen. Gar iyo Gardaraba waanu rabnaa weeye kursiga. Waxa ay ku hadlayaan baa ka markhaati ah. Nacaybka dheeraadka ah ayaa ka mid ah. Inay iyagu runta isu sheegaan bay dantu ugu jirtaa. Nabadgelyadu nin walba dadntiisay tahay. Bari iyo galbeed wanaaga ayay inoogu wada jirtaa. Waa doorasho xor ah. Waa sanduuq xalaal ah oo meel la dhigay. Nin waliba wixii loogu riday buu kala soo baxayaa. Xoog wax la iskuguma laha. Waa maxay aflagaadada joogta ah ee dadka lagu hayo. Maalinba ma sida ay doonaan bay u hadlayaan. Waxa ay maanta sheegayaan maxay shalay ku diideen. Nin waalan tolkiiba u miyir qaba.

BWD

Name : abdishek
Subject : Re :halkee bay wax u marayaan komoshanka doorashooyinka jsl?
Date : 2009-07-03
waxa layidhi reer bani israail oo uu fircoon eryanaayo ayaa badii casayd kusoo baxay markaasay yidhaahdeen muusow nala qabay ilaah ayaa ila jiree habaqanina ayuu yidhi dabadeed badii ayuu ilaah ukala jeexay way ka gudbeen cadawgoodiina halkii ayuu ku halaagsamay markay badbaadeen ayay soo mareen qolo dibi caabudaysa markaasay yidhaahdeen anagana kanoo kale noo samee.hada hadii ilaahay inoo samafalay oo maalintii labada fircoonee geeska afrika ka talinaayay mingiste iyo afwayne inoo heshiiyeen ee mingistana iga baxa yidhi afwaynana miigagii ciidamadii qarankee barigaa jiray hoo ina yidhi inagoon hub iyo xoogtoono haysan hadii alla inaga soo dhax badbaadiyay oo iyaga iyo xoogagoodii bada ku shubay inana ina soo badbaadiyay alla haloo mahad naqo oo doorasho iyo dimiqraadiyad uun haku celcelininee tawxiidka ooga oo alla umahad naqa.
Name : Runsheeg
Subject : Re :halkee bay wax u marayaan komoshanka doorashooyinka jsl?
Date : 2009-07-03
BWD

Noocaagaas oo kale waan aqaanaa waxba magac kale ha la iman laangadhe macruuf. Kulmiye uma taageero sabab shakhsiyeed, mid beeleed, mid reerahaaneed intaba ma ihi balse waxaan ku taageeraa fashilaada weyn ee ku timi maamulkan difiicka ah ee Riyale/Yasin oo ku guuldarastay dhinac walba oo nolosha Somalilanderka ah, xoolihii lafdhabarta dhaqaalaha dalka ahaa oo la joojiyey badi inta soo hadhayna loo wareejiyey ninka neceb SL ee abtiga u ah Riyaale, lacagtii ummada oo laguy masruufo odayaal wada lixdan jir ah oo diaper wada xidhan, siyaasad la'aanta maamulkan jira siiba ta debeda oo fadhiid ah, doorashadii oo dhawr jeer dib u dhac ku yimi halkaana iiga muuqato in ay rabaan in diktator cusub ka abuurmo dalka iyada oo ay taasi tahay sababta koobaad ee aynu halganka u galnay. Sidaa aawadeed iyo sababo badan oo kale we support kulba kii u dan ah dalka iyo dadkaba doorkana waa Mujaahid Axmed Siilanyo oo dalkan u soo halgamay
Name : BWD
Subject : Re :halkee bay wax u marayaan komoshanka doorashooyinka jsl?
Date : 2009-07-03
Runsheeg,

"Doorkana waa Mujaahid Axmed Siilanyo oo dalkan u soo halgamay"


BWD
Name : Runsheeg
Subject : Re :halkee bay wax u marayaan komoshanka doorashooyinka jsl?
Date : 2009-07-04
Nacam hadaanaad ogayna ha laguugu dhaarto inoo Mujaahid yahay weliba halyey u soo halgamay Maandeeq adna kulay waagaas waxaad la safnayd dhinaca kale ee ka soo horjeeday qudhmiska kuwaas oo uu u bixiyey marxuum Mujaahid Lixle faqash
Name : Diirad weyne
Subject : Re :halkee bay wax u marayaan komoshanka doorashooyinka jsl?
Date : 2009-07-05
beensheegow halaad tidhi afkuun baa ku hamaansadaye
hawraarta waxa uugu daran middii habaar ka buuxaaye
haybad male dhabiijaha naxligu uu kaalin harameeyaaye
meel bandhiga kolkuu haadku kaco hacoo baan hurine
hillaacii indhaha maray bay hurshadu la hanfariirtaaye
huduuridu sida haween la furaybay arbeeb hinsaastaaye
habow weeye nin hamuuntu qabay ay halis wareentaaye
hummajo taah wuxu wayda guro oo hoojiyo arwaaxdiisa
lungaa ma hijiyee luud uun buu socodka hingallo jiidaaye
hacooguba wuxuu wayda guromeel oo hammadiyo taaha
hingallaysiga luudka jeenyaha naftuu socodka hiifaaye

haasaawe wax bila eebbe ninmuu haybad u siiyaaye
haykalkaa dadnimo ruuxii leh baa qun u haloosiya eh
humbanni jabay iyo sidii jiciir hugufle haylaha jiidaaya
maxaan kaga harraadaa wardiiq hollisba ma lahayne
tuu dhitaystay baa illayn dhowaan ilaah hor keenaaye
ma hakado jeeruu doobirta kabjalo afkuna waw halise

[ Reply ]


Pages : [ halkee bay wax u marayaan komoshanka doorashooyinka jsl? 1 ]