Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga JSL OO Soo Gaadhay Magaalada Alleybaday.       Mr Kaysar Cabdilaahi Maxamed oo Iska Casilay Xilkii Ka Hayey Ururka Somaliland F       Komishanka Doorashooyinka Qaranka ( KDQ ) Oo Maanta Qabtay Shir-Jaa\'id .       Kulan Ka Dhacay Woolwich/London Iyo Madax Kulmiye Oo Ka Soo Qaybgashay.       Israeli aid mission to Kenya helps Somali refugees.       Maalinta Haweenka Adduunka Oo si Wayn Looga Xusay JSL.       Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Booqasho Kale Ku Imaan Doona JSL.       Child Sponsorship Report 2009, from Somaliland       Wasiirka Arimaha Dibada JSL ayaa USA kadalbaday in loosoo gacan geliyo Cali Sama      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo

taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo

News


 Afhayeenka Kulmiye wuxuu sheegay in  maanta laga bilaabo aanay aqoosanayn Taliyaha Ciidanka Booliska oo ay ku eedeeyeen in uu dhaqamo xun xun oo hore uu ku sameeyay Xisbigaasi, iyo in aanu xisbigoodu wax wada shaqayn ah la yeelan doonin xukuumada Rayaale.



Xukuumada Somaliland ayaa amar ku bixisay inaanay taageereyaasha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE aanay gelin gudaha madaarka caalamiga ah ee Cigaal International, oo ay  ku qaabilayeen Guddoomiyaha Xisbigaasi Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo ka soo laabtay socdaal uu  muddo laba bilood ku dhow ugu maqnaa dalalka Ingiriiska, Norway iyo Sweden.

Tallaabadan taageereyaasha KULMIYE loogu diiday inay galaan madaarka Hargeysa ayaa, waxa jawaab kulul ka bixiyay mas'uuliyiinta xisbigaasi oo ku micneeyay tallaabo sharci darro ah.

Afhayeenka KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed, oo saxaafada kula hadlayay duleedka madaarka Hargeysa, halkaasi oo ay taagnaayeen boqolaal ka mid ah taageereyaashooda iyo mas'uuliyiinta xisbiga ayaa cambaareeyay arrintan, waxaanu yidhi, “Sababta naloogu diiday madaarka waa la garanayaa, Xisbiga KULMIYE wuxuu saaxiibadayadan xukuumada uu ula macaamilaa dad qarankan madax ka ah, waanu ognahay inay dhaqan nabad suguddeed ay leeyihiin oo waxaanu is lahayn malaa wax baa u kordhay mudadii badnayd ee ay meesha joogeen. Arrinkan maanta halkan ka jira ee naloogu diiday madaarku waa arrin ay siyaasadda dawladu mas'uul ka tahay Madaxweynaha, Wasiirka Duulista Hawada iy Taliyaha Ciidanka Booliska.”

Afhayeenka Kulmiye wuxuu sheegay in  maanta laga bilaabo aanay aqoosanayn Taliyaha Ciidanka Booliska oo ay ku eedeeyeen in dhaqamo xun xun oo hore uu ku sameeyay Xisbigaasi, waxaanu yidhi, “Taliyaha Ciidanka Booliska wakhti aad u badan ayay dhaqan xumo aad u badan uu ku sameeyay xisbiga KULMIYE, ragii uu xidh xidhay oo uu ka mid yahay Abshir Axmed Xasan ka mid yahay. Waana nin aan ahayn Taliye Booliis, ee waa taliye qof u shaqeeya.”

“Maanta si fiican ayay xukuumada qadadu uga dagaysaa una qayilayaan marka la ydhaahdo qoladii KULMIYE waxa laga celiyay kadinka madaarka, waxaan leeyahay saaxiibayaal waxba nama aydun yeelin, ee idinka ayaa karaamadii ummadda meel ugaga dhacay”. Ayuu yidhi Maxamed Kaahin. Waxaanu intaasi ku daray, “Wuxuu Taliyaha Ciidanka Boolisku uu ciidanka dhexdiisa ka dhex samaystay ciidan gaar ah oo uu u adeegsado cabudhinta KULMIYE.”

Sidoo kale  Xoghayaha guud ee Xisbiga KULMIYE Md. Kayse Xasan Cigge, ayaa isaguna cambaareeyay tallaabadan taageereyaashooda loogu diiday inay galaan madaarka Hargeysa si ay u soo dhaweeyaan Guddoomiyahooda, oo maanta ku soo laabtay dalka.

Md. Kayse wuxuu sheegay in talaabadani ay sii fogaynayso wada shaqayntii u dhaxaysay xisbiyada UDUB iyo KULMIYE, oo aanay xisbigoodu aanu wax wada shaqayn ah la yeelan doonin xukuumada Rayaale.

Xoghayuhu wuxuu sheegay in sadex cisho ka hor ay Wasiirka Duulista Hawada iyo Taliyaha Ciidanka Booliska u qoreen qoraal ay ku wargelinayaan in Khamiista uu imanayo Guddoomiyihii KULMIYE, hase ahaatee waxay ku eedeeyeen mas'uuliyiintaasi inay dhagaha ka furaysteen qoraalkaasi isla markaana ay taageereyaasha KULMIYE u diideen inay galaan madaarka Hargeysa.

Source: Ramaasnews

Posted on Thursday, July 02 @ 17:32:20 DAVT by editor



taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo - taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Ducaale II
Subject : Re : taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo
Date : 2009-07-02
No..No...No !

Wax dhici kara ma aha! Waayo maxay tahay sababta looga hor istaagay taageerayaasha Kulmiye soo dhoweynta Guddomiyaha?? Nooma muuqato in xaq loogu leeyahay is hortaaggaas haddii aanay wax kale oo aanaan ogayni jirin!

Waxa halkaas looga baahan yahay tafaasiil dheeraad ah oo wax lagu fahmo! Why?! Please!

Ducaale II

Name : Runsheeg
Subject : Re :taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo
Date : 2009-07-02
Mee dowlad ha ina siiyo faahfaahin ku saabsan sababta ay dowlado u diiday in ay taageerayaasha Kulmiye soo galaan madaarka caasimada Egal International Airport.

Halkan ka dhagayso Gud. Muj. Axmed Siilanyo oo maanta la hadlay saxaafada wadaniga

http://radiohormuud.dk/audioplayer.php?id=728
Name : Dawlad
Subject : Re :taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo
Date : 2009-07-02
Waad ku mahadsan tahay Runsheeg,

Waxa aan ku raacsanahay sida uu yidhi iyo mowqifka uu taagan yahay Mj. Ducaale II. Waxa aynu wada baadhi doonaa waxa ay tahay sababtu. Taageerayaasha Kulmiye oo aalaaba fawdo badan. Haddii aanay arrintu taas la xidhiidhin iyo dhinaca ammaanka Guddoomiyaha. Waa arrin soo jiidan toona saxaafadda iyo ragga dawlad yaqaanka ah. Waxa aynu u baahannahy waqti yar oo aynu wax ku kala ogaano.

Dawlad

[ Reply ]



Name : yaabane
Subject : Re : taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo
Date : 2009-07-02
Hadaan kayara faaloodo , Kulmiye cidina uma diidin madarka e way galeen madax doo dhami gudaha oo soo dhaweeyeen gudoomiye siilaanyo ,lana fadhiisiyay FIP ga laakiin dakii taageerayaasha ahaa oo dumar iyo caruur u badan inay galaan ron weyga waxaan filayaa wakhtigan lagu jiro inaanay xagga amaan ahaan u wanaagsanayn ,taasu waa taa afhayeenka kulmiyena inuu ka dhagigo wax aad u culs maaha ciyaal iyo dumarbaa loo diiday madaarka gudihiisa.intii uu hada gudoomiye siilaanyo socdalkan ku gudo jiray londan,nowey IML waxaan filayaa inaanu jirin madaar qudha uu dadkii soo dhawaynayay ronweyga galeen ,ee waxa lagu sugayay uun banaanka markaa hadii kan wadankiisa madaxdii oo dhami diyaarada hoosteeda ku qaabileen dadwaynuhu dibada ha ku sugeen oo halkaa ha ka cayaareen ,waa firkayga
waana ianynu baranaa dowladnimada ilayn weli jabhad ma nihine

Name : Runsheeg
Subject : Re :taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo
Date : 2009-07-03
Dowlad

Waa in baadhis lagu sameeyaa sabata loogu diiday shacabka aan waxba galabsan ee soo dhaweynta Mujaahidka weyn u yimi maddrka loo diiday. Hadii arrinku yahay maana adkayn yaa laga baqayaa ee inagu dhex dhuuman kara anigu waxaan qabaa in il gaar ah lagu hayo ummadaha kale ee lnagu soo qaxay oo yaan la dulmiyin muwaadiniinta JSL yaa ka dambeeyey qaraxyadii 29 Nov 2008 waa Walaweynta dhex mushaaxaya Hargeisa oo si fudud uga gudbaya koona kasta dowlada Riyaale iyo wasiirkiisa Cirro ee ku fashilantay maaraynta soogalaytigaas ayaa marmarsiiyo ka dhiganaya shacabka nabada jecel ee JSL


.
Mark hore ka war doona halkay ku dambeeyeen garanwaagii qarxiyey madaxtooyada, xafiiska UNDP iyo safaarada Rthiopia
Name : Runsheeg
Subject : Re :taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo
Date : 2009-07-03
Yaabane iyo kuwa kale ee excuse u raadinaya dhaqanxumada maamulkan habacsan ee Riyaale/Yasin idinka yeeli mayno sababt oo ah todobaakii tagay waa tii aad carpet'ka cas diyaarada hoosteeda kagala hor tagteen habarta heesta ee Maryan Mursal iyo caruurteeda oo aad weliba ciyaar Soomaali iyo sacab ku soo dhaweyseen mise qaanuunka cusub ee madaarka lagu soo rogay iyo guryo dib ugu soo noqoshada mujaahidkaa lala sugayey gix gix
Name : Diirad weyne
Subject : Re :taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo
Date : 2009-07-05
dhoongaha Beenabuure la yidhaado ee halkakan ku soo gala Runsheege gabaygan loo tirshay ayaa lagu furidoonaa xafladda xadhig-jarka ee Naadiga Halabuurka Somaliland.

wuxu yidhi
beensheegow halaad tidhi afkuun baa ku hamaansadaye
hawraarta waxa uugu daran middii habaar ka buuxaaye
haybad male dhabiijaha naxligu uu kaalin harameeyaaye
meel bandhiga kolkuu haadku kaco hacoo baan hurine
hillaacii indhaha maray bay hurshadu la hanfariirtaaye
huduuridu sida haween la furaybay arbeeb hinsaastaaye
habow weeye nin hamuuntu qabay ay halis wareentaaye
hummajo taah wuxu wayda guro oo hoojiyo arwaaxdiisa
lungaa ma hijiyee luud uun buu socodka hingallo jiidaaye
hacooguba wuxuu wayda guromeel oo hammadiyo taaha
hingallaysiga luudka jeenyaha naftuu socodka hiifaaye

haasaawe wax bila eebbe ninmuu haybad u siiyaaye
haykalkaa dadnimo ruuxii leh baa qun u haloosiya eh
humbanni jabay iyo sidii jiciir hugufle haylaha jiidaaya
maxaan kaga harraadaa wardiiq hollisba ma lahayne
tuu dhitaystay baa illayn dhowaan ilaah hor keenaaye
ma hakado jeeruu doobirta kabjalo afkuna waw halise

[ Reply ]



Name : Haiban
Subject : Re : taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo
Date : 2009-07-03
Waa salaamantihiin dhamaantiin:

Mj.Ducaale II,Mj.Runsheeg,Mj.Dawlad,Mj.Yaabane iyo cidii kale xiisayneysaa warka madaarka iyo sida baryahan dambe laga dhigay oo la xidhiidha qaraxyadii lala beegsaday Hargeysa oo xareerahiisa hoggiyo moos dheer lagu soo wareejiyay iyo waayir dayr looga dhigay si amaankiisa loo sugo. Madaarka Hargeysa kama duwana lagamana horjoogsan karo inlagu soo dhaweeyo madaxda Kulmiye oo wax ay kaga duwanyihiin axsaabta kale madaxdooda ma jirto,haddii aan ujeedo kale meesha ka jirin amaba aan iyaga laga lahayn.Sida laga wada dheregsanyahay marka laga dhoofayo Madaarka Hargeysa gawaadhida looma ogola iney gudaha galaan, waxaana gali-kara qofka dhoofaya oo qudha, kuwa sii sagootiyaya looma ogolaado xiitaa iney shandadaha la sii qaadaan oo kuwii madaarka ka shaqaysanayeybaa hor tuban albaabka uu bileysku joogo ee dibadiisana gawaadhida la dhigaayo.Markay caynkaa tahay haddii la leeyahay yaan dadka Madaxa Kulmiye soo dhaweynaya la hor-joogsanin dee taasi waa wax-kale oo aanan anigu garaneynin,haddii ay leeyahiin axsaabta kalaba dadkooda soo dhaweynaya madaxda xisbigooda waa loo ogolaadaa iney galaan madaarka\'e maxaa kulmiye kaga duwan yahay axsaabta kale iyana waa waxaanan garaneynin waxa loogu diidayo.

Waxaa wax lala yaaba ah ineynu wax-walba si-guracan u nidhaahno amaba u qabano,waana halkii Mj.Ducaale II maahmaah somalilandaraa tidhaahda(Waxaanu ka xishoonaa,rag kalana ku xaragoodaan),waar sawtii hadalka lays weydaariyo iyo beentaba umada somaalidu ka xaragoon jirtay.Waana halkii Mj.Ducaale II maahmaah somalilandaraa tidhaahda(Geelaad duqdiisii argayso aarankiisana maxaad u maleyn).


Wassalaam.

Haiban.


[ Reply ]



Name : Dawlad
Subject : Re : taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo
Date : 2009-07-03
Waxa aanu si degdeg ah u dhex galanay dadka iyo hawlwadeenada Madaarka Hargaysa. Waxa aanu si qoto dheer u samaynay xo aruurin. 80% xogta aanu qaadnay waxa aanu kala soo dhex baxnay taageerayaashii Kulmiye ee sow dhoweynta Guddoomiaha u tegay madaarka.

Waxa aanu ogaanay.

1. In dadka loo diiday madaarka ay ahaayeen shacabkii iyo dadweynihii faraha badnaa oo doonayay in ay galaan gudaha garonka dayuuradaha.
2. Madaxdii Xisbigu waxa ay dhammaan ku jireen halka loogu talo galay soo dhoweynta oo aan qofna loo diidin.
3. Sida looga dhaqmo madaarada caalamka si leeg ayay ahayd wax ka duwani ma dhicin oo nidaamka khilaafsan.

Guddoomiyaha xisbiga si fiican ayaa loogu soo dhoweeyey gudaha iyo banaanka labadaba. Wax dhibaato ahi ma jirin. Waxa ay ahayd arrin dadka lagula dhaqmay nidaam oo aanay dadka intiisa badi jeclayn.

Dawlad

Name : Ku-Cadeeye
Subject : Re :taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo
Date : 2009-07-03
SXB-ba-yaal,Mucaarid iyo Muxaafid,

Waxii qaran-nimada iyo nidaamka
dalka khuseeya yay-naan innagu
duminin ee aynu waxii qaloocan
ee maamul ku jihaysan TOOSINO.

Tusaale:
1.Waxaynu qirsanahay madaarada aduunka
inaanu jirin shacab badan oo cid soo dhowaynaysa
ay ku sugaan "Hall-ka" loogu talo galay ee marka
ay soo degayaashu soo dhaafaan immigration-ka
kula kulmaan sugayaashooda.

2.Waxaynu qirsanahay inaanu jirin aduunka
madaar shacabka loo ogolyahay inay galaan
qaybta u dhaxaysa dhismaha madaarka iyo
halka dayaaradahu ka haadaan ama taaganyihiin.

Markaynu xaqiiqadaa ognahay waa lama huraan
madaarada Somaliland-na inay la mid noqdaan.

Waa dhab 2ba "control" ayaa ka soo horeeya
madaarka hargeysa.Ka hore kama foga Ambassador
hotel,midna madaarka ayuu saaranyahay.Shaqaalaha,
cidda dhoofaysa mooyaane cid kale ma dhaafi karto,
xataa kuwa dhoofaya baabuurta waa laga dejiyaa,
islaamaha shandadaha jiidaya waad naxaysaa,
waxaan jirin qalabkii shandadaha iyo alaabta
aad sidatid lagu riixi lahaa,waa itaalkeena.

Mid ayaa haddaba haboon maamul xumo aad ayay
uga jirtaa madaarada Somaliland.Taa ayaa haboon
in laga doodo.

Talo:
Maanta ilmaha yar ayaa og dawladan fadhiidka ahi
inay ku guul daraysatay maamulka,laakiin dhaliisha
qaranka wax-yeelaysa si kale haloo dhigo oo yaan
jiritaankeena la dhaawacin.

Ku-Cadeeye
Name : kulmiyeUxiir
Subject : Re :taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo
Date : 2009-07-05
Horta dadkan maxaa ka siya taa anuu garan waayay haatan waaban ku daaloo hadhacbaan uga dhacay, laakiin waxaan la waayayn ku cillaado kugu kacsha, waxay iska odhonayaan soo dhoweeyn annagaa yaab aragnay sow maadan garan arrinku saas ma ahayne illaa waaban joogay meesha ruuxayguye ninyow beenshube ama iyo rakaab xumayaasha kale iga daaya warkiinna yaan dacartu iiga sii darine.

meesha kolkaan maqlay siilaanyaa saaran shaki baa i sii galay , armuu ninku shabaab wataa amuu asaguba kugu qarxaa. waar iga tag wacad alloon sigtaye. annagaa yaab aragnay waxaasoo kale maahan soo dhooweeyne waa laga sii ordaa ruuxan gaboobay ee alzheimer hayo aad mooddo duqii Coomaaday cobol-qeyte cawaraar kkkkkkkkk i daa oo i daa aan cararee ma caamir baan ka liittaa iyo cfriidkii cabadale xasan ee coomaadaygu cidhbtooda jaray

[ Reply ]


Pages : [ taageereyaasha kulmiye oo loo diiday inay galaan madaarka hargeysa, si ay u soo 1 ]