Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dhakhaatir ka qalin jebisay kulliyadaha caafimaadka jsl.

dhakhaatir ka qalin jebisay kulliyadaha caafimaadka jsl.

News


 Shan iyo Tobankii Dhakhtar ee ugu horeeyay Somaliland ayaa ka qalin jabiyay kuliyada Caafimaadka ee jaamacada Hargeysa. 15 Dhakhtar ee cusub ee qalin jabiyay waxay isugu jiraan 12 Wiil iyo 3 Gabdhood. Wasaarada Caafimaadka oo 15ka Dhakhtarba Shaqo galisay



Waxay kuliyadaasi ku jireen Todoba Sanadood, waxaanay kuliyadaasi ku qaateen Culuum kala duwan oo la xidhiidha Caafimaadka, sidoo kale waxay tababaro ku qaateen, Cisbitaalka Guud ee Hargaysa iyo Adena Maternity Hospital .

Dhakhaatiirtan waxa kaalmo ka duwan siiyay mudada ay Waxbarashada Caafimaadka ku jireen Dhakhaatiir ajaanib ah  iyo kuwo reer Soomaliland ah.

Kuwaas oo ka kala socday Cisbitaal ku yaala dalka Ingiriiska oo la yidhaahdo ( Kings College Hospital ) iyo Ururka Dhakhaatiirta Somaliland ( SMA ).

Munaasibadan oo logu wanqalayay Dhamaystirka Dhakhaatirtaasi ay dhamaysteen  Duruustii Dhakhaatiirnimo ayaa lagu qabtay Hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa waxaana ka soo qayb galay  Wasiirka Caafimaadka Cabdi Haybe, Dhakhaatiirta Somaliland Saraakiil ka kala socotay Hay’adaha la shaqeeya Caafimaadka iyo Marti Sharaf badan.

Gudoomiyaha Jaamacada Hargeysa Dr Xuseen C/laahi Bulxan iyo ku xigeenkiisa Mubaarik ayaa ugu horayn ka waramay Maraxilkii kala duwanaa ee ay dhakhaatiirta qalin jabisay soo mareen, waxaanay Xuseen jamacaad ahaan inay si weyn ugu faraxsan yihiin midhaha ay bulshada u soo saareen iyaga oo shacabka ka codsaday inay dhalinyaradooda ku soo dhiiriyaan inay waxbarashada ku dhiiriyaan si Bulshadu u noqoto ummad horumar gaadha.

Hormoodka Kuliyada Caafimaadka ee Jaamacada Hargeysa Diiriye Ismaaciil Ereg ayaa isna farxad wayn ku qaabilay Munaasibada loo sameeyay Ardaydiisii  waxaanu illahay uga mahad naqay Guusha uu gaadhsiiyay isaga oo si weyn uga sheekeeyay Duruufahii Qalafsanaa ee uu ku bilaabay iyo natiijada 15 ka dhakhtar ee uu ka soo saaray 100 Arday oo uu u bilaabay oouu sheegay dhexda inay siyaabo kala duwan uga hadheen kuwii kale.

Adna Aden Ismaaciil, Gudoomiyaha Ururka Dhakhaatirta Somaliland Axmed Gaas, Dr Yaasiin Caran, Aasiya Cismaan, Dr John Mcdermot ayaa iyana si weyn uga waramay Marxaladahii kala danebeeyay ee ay Jaamacadu soo martay waxaanay u mahad naqeen Dhakhaatiirta cusub ee soo baxday iyo cidii gacan ka gaysatay iyagoo si weyn uga hadlay Faa’iidada waxbarashada iyo khasaaraha uu tahriiku leeyahay.

Wasiirka Caafimaadka iyo Shaqada Cabdi Haybe oo soo Xidhay Xaflad loo sameeyay Dhakhaatiirtaasi ayaa sheegay 15 ka Dhakhtarba Wasaaradiisu inay Shaqaalaysay, isla markaana Tababaro u diri doonto  si ay u korodhsadaan Aqoontooda.

Mid ka mid ah Dhakhaatiirta Qalin jabisay ayaa isna mahad naq balaadhan uga soo jeediyay Munaasibadaasi Dadkii ka qayb qaatay inay gaadhaan Guushan.

Dhakhaatiirta Qalin jabisay Magacayadoodu waxay kala yihiin:

1. Maxamed Yuusuf Aw Cali

2. Mukhtaar Jibriil Kaahin

3. Axmed Siciid Cali

4. A/raxmaan A/laahi Ducaale

5. Ciise Cabdi Jaamac

6. A/karin Mohamed Gaas

7. Mohamed Hassan Nuur

8. Adan Haybe Faarax

9. Siciid Maxamed Aw Cali

10. Bashiir Diiriye Jaamac

11. Suhair Hassan Axmed

12.Khadar Ahmed Omer

13.Jinow Maxamed Qaalib

14. Maxamed Muuse Hassan.

15. Fadxiya Sh. Muxumed Warsame.



Source: Waaheen


Posted on Thursday, July 02 @ 09:57:38 DAVT by admin



dhakhaatir ka qalin jebisay kulliyadaha caafimaadka jsl. - dhakhaatir ka qalin jebisay kulliyadaha caafimaadka jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : somalilander.
Subject : Re : dhakhaatir ka qalin jebisay kulliyadaha caafimaadka jsl.
Date : 2009-07-02
Tahniyad weyn ayaan u dirayaa dhalinyaradaa ka qalinjabisay kuliyada dhakhaatiirta waana mid wax weyn ka badali doonta insha allaah rajadii dhalinyaradeena u diyaarka ah in ay waxbarashadooda ka helaan dalkooda.

Waxa kaloo mudan in loo mahadnaqo qaybihii kala duwanaa ee ka qayb qaatay in suurto gasho kuliyadan aadka loogu baahna ee kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.

Mar kale tahniyad aan la soo koobayn illaahna ha idinku guulaysiiyo horumarka dheeradka ah ee aad tiigsanaysaan.

Somalilander.


[ Reply ]



Name : Runsheeg
Subject : Re : dhakhaatir ka qalin jebisay kulliyadaha caafimaadka jsl.
Date : 2009-07-02
Ha qalinjabiyaane dalka ma sii joogi doonaan jawaabtu waa maya inta oo jiro maamulkan habacsan ee Riyaale/Yasin

Name : Abdoo Salaam.
Subject : Re :dhakhaatir ka qalin jebisay kulliyadaha caafimaadka jsl.
Date : 2009-07-02
Runsheeg,

Xagee bay uga tagaan Dalka Rayaale waa Aabihii soo saaray dhalinta ee lahaa barbaarintooda. Ilmuhu kama tago waalidkiisa. Maanshaa Allaah maxaa. Wal Xamdu Lilaah. Iilaahay noo sii barakeeh. Rayaalana dembigiisa dhaaf waa Madaxweyna la doortay oo wadani ah.

Abdo Slaam
Name : Runsheeg
Subject : Re :dhakhaatir ka qalin jebisay kulliyadaha caafimaadka jsl.
Date : 2009-07-02
Riyaale kaahinul wadan waa tuug weyn oo xoolihii ummada ku tumasho taga oo masiibo qaran oo balaadhan waa abaar aan qaadin oo dubuur iyo busaarad xasad wata waa munaafaq ka soo horjeeda qadiyadda shacabka xalaasha ah ee JSL waa qaadwale aan aqoon uu ku maareeyo mafrash lahayn waaba dowlada dhan waa nin iska yimi oo nasiib badan waa fulay aan wasiiradiisa buus odhan karayn taan awaxaa kuu cadaynaysa waligii wasiir qudha oo aan ahyn Ina Xaashi muu eryin waa badow aan aqoon sida loola hadlo madaxda dalalka shisheeye oo aan jeclayn inuu kala hadlo qadiyada JSL xili kastana hoosta ka wata agedna Somaliweyn ah muaamardna kula jira abtigii Ismaaciil Cumar Geele oo ay rabaan inay ku mijoxaabiyaan jiritaanka Somaliland laguna daro kudaafada Somaliweyn

[ Reply ]



Name : Kariye
Subject : Re : dhakhaatir ka qalin jebisay kulliyadaha caafimaadka jsl.
Date : 2009-07-02
Maanshaa Allaah maxaa. Wal Xamdu Lilaah. Wixii necebna, Yur!!! Oo balaayo idin qaadatay..


[ Reply ]


Pages : [ dhakhaatir ka qalin jebisay kulliyadaha caafimaadka jsl. 1 ]