Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Shahaadooyin La Guddoonsiiyay 101 Arday Oo Ka Qalin Jebiyey Kulliyadda SHIFA/JSL       Ciidamada Liyuu Booliska Kilinka 5aad Oo Lagu Bedelay Kuwa Fedraalk Ethiopia.       Xukuumadda JSL Oo Aqbashay Martiqaadka Shirka London 23ka Feruary 2012.       Somaliland To Pass Central Bank Law Within 3 Weeks: cbank       Wasiirka Arr. Dibadda JSL Oo Ka Hadlay Shirka London Iyo Kooxdii Khaatumi-Seeg.       Ina Galeyd: Cagtii Joogsan Weydaa Marbay Ceeb La Kulantaa....       Taliyaha Guud Ciidanka Qaranka JSL Oo Hambalyeeyay Ciidanka Qaranka JSL.       UK Working With Somaliland On Curbing Piracy..       Maxaa Ka Dhexeeya Maamulka Kililka 5aad Ethiopia Iyo Khaatumo-Seeg??      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

kulankii gudoomiyaha ucid iyo jaaliyadda jsl ee kuwait

kulankii gudoomiyaha ucid iyo jaaliyadda jsl ee kuwait

News


 Gudoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Faisal Cali Waraabe iyo wafdigii uu hogaaminayey ayaa habeenimadii 09/01/2009 la kulmay Jaaliyadda JSL ee ku dhaqan wadanka Kuwait. Halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyay Waftiga. Sawirada.






 

Gudoomiyaha xisbiga UCID mudane Faisal Cali Waraabe iyo wafdigii uu haogaaminayey ayaa habeenimadii 09/01/2009 la kulmay Jaaliyadda JSL ee ku dhaqan wadanka Kuwait.





Hadal kooban oo uu gudoomiyaha Jaaliyadda Somaliland, Mudane Saleebaan X. Firdhiye ku soo dhoweeyey dabadeed Mudane Faisel waxa uu Jaaliyaadda uga mahad naqey sida wanaagsan ee ay u qaabileen ee u soo dhoweeyeen.



"Waa markii labaad ee aan idiin imaado oo sidan oo kale aad ii maamuustaan waanad ku mahadsantihiin". Sidaa waxa yidhi Mudane Faisel.



Mudane Faisel waxa uu Jaaliyadda uga waramay arrimo badan oo ay ugu horeyso diiwaan gallintii sida guusha leh ee ay uga hirgashay dhammaan dalka JSL. "Waa Ilaah mahaddii maanta waxa Somaliland u qabsoomay mashruuc aad iyo aad u qiimo leh oo lagu faani karo. Mashruucan oo amaantiisa ay wada leeyihiin dhamaan Reer Somaliland oo dhami waa guul hor leh oo u soo hoyatay ummadda JSL.



Xisbiga UCID wuxu had iyo jeer ku doodi jiray in diiwaangallin dadka la diiwaan galiyaa ay muhim u tahay doorasho xalaal ah oo dhacda.



"Waa Ilaah mahaddii oo riyadaasu way noo rumowday. Arrintan diiwaan gallintu waa arrin ugub inagu ah, mashruuc walbana kolka u horeysa waxa dhici karta in aanu u dhicin 100%. Tiiyoo ay sidaa tahay hadana kolka hawshii diiwaan gallinta dub loo jaleeco waxad moodaa in ay aheyd mashruuc aan inagu cusbeyn. Kolka la eego sida shacabku uga qeyb qaateen ee ay isu xilqaameen. Waxa aad arkeysaa in ay dadkuba wada fahamsanyihiin ahmiyadda mashruucu leeyahay".



Mudane Faisel Cali waxa ka mid ahaa arrimaha uu Jaaliyadda u shegay arrintii qaraxyadii Hargeisa ka dhacay dhowaan.



"Ilaahay ha u naxariisto intii ku shahiiday falalkaa ay fuliyeen kuwa aan diinta Islaamka ee wanaagsan meelna ka soo gallin. Laakiin waxaad moodaa in ay baraarujin wanaagsan inoo noqotay, oo la badaley habkii aynu u dhaqmi jirnay, oo feejignaan iyo taxadir ay ina tartay. Inkasta oo ay diin ku soo gabanayeen hadana waaxa hubaal ah in loola jeeday in lagu wiiqo nabadgalyadeena oo la ina jahawareeriyo. Waxa ay aheyd fal loola jeeday in aanay diiwaangallintu qabsoomin. Waxa ay aheyd fal loola jeeday in ummaddu iska hortimaado oo qaska Somalia ka socda oo kale ka dhaco Somaliland. Iyadana Ilaah mahadii waa la iska gartay oo xumihii iyo shirqooladii ay maleegayeen oo dhan Reer Somaliland way iska garteen oo aynu ka badbaadnay".



Mudane Faisel Cali waxa uu xusay oo uu Jaaliyadda u sheegay sidii quruxda badneyd ee Reer Somaliland u dhameysatay murrankii ka dhashay dhamaadkii waqtigii madaxweynaha.



"Waxa wax Eebe loogu mahadiyo ah in dhibaato kasta iyo murran kastaa aynu wanaag ,wada tashi iyo isku tanaasul ku dhameysano.Dawlado badan oo isku sheega in ay ilbax gaadheen ayaan tan oo kale ka suura gallin.Waxa weeyi sifooyinka uu Ilaahay inagu maneystay ee aynu awoowyaasheen ,AHN,ka dhaxalnay".


 
Mudane Faysal Cali waxa uu wax ka taataabtay ujeedada safarkiisanu daarran yahay.

"Ka sakow xog warranka aanu siinaynoo Jaaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan wadamada Khaliijka, waxaan safarkaeyga ka madhneyn ka dhaadhicinta qadiyadda Somaliland ee wadamada Carrabta.Waxan dooneynaa anagoo kaashaneyna aqoonta ay u leeyihiin Jaaliyadahanu in aan qaraacno albaab kasta oo aanu isleenahy wuxu wax ka tarayaa qadiyadda Somaliland.Waxa aanu jecelnahay in aanu Carrabta ka dhaadhicino oo aanu fahamsiino qadiyadda Somaliland waxa ay tahay. Waxa aanu dooneynaa in Carrabtu ogaato Somaliland in ay tahay meesha ugu istraatiijisan ee badda Gacanka Carbeed oo muhim u ah dhaqdhaqaaqa maraakiibtooda ganacsi ee ka gudbaya Canal Suez.



Waxa iyana safarkeyga ka mid ah ololaha xisbigeygu uu ugu jiro doorashada Madaxweynah Jamhuuriyadda Somaliland oo muddo yari ka hadhsan tahay.Waxaan doonayaa in aanu qaadno xamlad u eg tii uu qaaday Obama oo kale si aanu ugu guuleysano hogaanka wadanka". Ayuu yidhi Md. Faysal Cali Waraabe.



Waxa isna halkaa ka hadlay oo wafdiga ka mid ahaa Xildhinaan Naasir Cali Shire. Mudane Naasir waa xubintii ugu horeyey ee golaha wakiilada ka tirsan oo safar ku yimaadda Kuwait. Mudane Naasir oo aad loo xiiseeyey hadaladiisii waxa uu isna ka war bixiyey wax qabadka golaha wakiiladda ee uu xubinta ka yahay. Mudanuhu waxa uu Jaaliyadda ka bogsiiyey walaac ay ka qabeen xidhiidhka ka dhaxeeya xukuumadda iyo golaha wakiilada.

"Xidhiidhka ka dhaxeeya xukuumadda iyo goloyaashu maaha sida dad badani ay u fasirtaan oo waa mid ku saleysan hab diimuqraadi ah.Waxa dadka qaarkii moodaan in uu is qabqabsi iyo iscanaad ka dhaxeeyo labadaa gole. Laakiin arrimuhu sidaa ma aha ee waxa weeyaan dimuqraadiyadda ayaa kol kolka qaarkood dadka ula eekaata in meesha murran uun lagu hayo". Ayuu yidhi Md. Xil. Naasir Cali shire.



Waxa isna hadal ka jeediyey kulankaa Mudane Khader oo ah hogaanka garrabka dhallinyarada ee Xisbiga UCID. Mudane Khadar oo la ballansan kullan kale oo isku arkaan dhallinyarada Reer Somaliland ee Kuwait waxa uu ku guubaabiyey in da' yarta oo ah mustaqbalka ummadu ay ka qeyb qataan hawlaha wadanka iyo horumarkiisa.

"Dhalinyarda waxa la gudboon in ay dadaalaan oo ay soo bandhigaan isbedel kheyr qaba oo ummadda lagu dhaqo". Ayuu yidhi Md. Khadar.

Waxa isna kulankaa ka hadlay Dr. Abdirashid Cilmi oo lecturer ka ah Jaamacadda Kuwait. Professor Abdirashiid waxa uu ku guubaabiyey wafdiga iyo Jaaliyadaba in wanaag iyo horumar lagu gaahi karo iyadoo la adeegsado cidda wax qaban kareysa. Horumarku wuxu ku jiraa in aan shakhsiga lagu qiimeyn sheegasho cid aanu mas'uul ka aheyn oo xisbi u codeyn karta.Waa in xisbiyaddu dadka u sheegaan oo ku kasbaan iyagoo ka dhaadhicinaya waxa ay ku mudan yihiin in loo codeeyo oo ay xisbiga kale kaga duwan yihiin". Ayuu yidhi Dr. Cabdirashiid Cilmi.

Gabogabadii kulankaasu waxa uu ku dhamaaday jawi wanaagsan oo farxad leh.
 

By: Somaliland Welfare Society,Kuwait
Posted by: Safka Hore.com

Posted on Saturday, January 10 @ 02:38:02 DAVT by editor



kulankii gudoomiyaha ucid iyo jaaliyadda jsl ee kuwait - kulankii gudoomiyaha ucid iyo jaaliyadda jsl ee kuwait
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Haiban
Subject : Re : kulankii gudoomiyaha ucid iyo jaaliyadda jsl ee kuwait
Date : 2009-01-10
Waa salaamantihiin dhamaantiin:

Warka wanaagsan ee Somaliland Welfare Society,Kuwait ay ka soo sheegeen kulankay kula kulmeen Waftigii xisbiga ucid ka socday waa wax ALLE lagu mahadiyaa mar-haddii farxad isku qaabileen, Waxa la yidhaahdaa (اللسان قلم الله - Carabku waa qalin ILAAHAY ),Xisbiyaduna waa iney dadkooda ka dhadhiciyaan kolba halkuu xaal marayo oo dadka niyadooda gor loo soo qaadaa guda iyo dibadba.



Wassalaam.

Haiban.


[ Reply ]



Name : Ducaale II
Subject : Re : kulankii gudoomiyaha ucid iyo jaaliyadda jsl ee kuwait
Date : 2009-01-10
Sirta guushu waa wada jirka. Jaaliyadda JSL ee Dalka Kuwait wax aan u dhigo garan maayo. Raggaasu rag anna rah. Waxa aan halkaas ka salaamaynaa Guddoomiyaha UCID ee kartida badan ee qalbiga furan geesiga dhaatay Md. Mj. Faysal Cali Waraabe.

Waxa la hubaa in aqoonsi iska daaye ay JSL dayaxa gaadhi doonto haddii ay sidaas ku sii socota. Inshaa Allaah.

Wa Allaahu Al-Muwafaq.

Ducaale II

Name : muuse
Subject : Re :kulankii gudoomiyaha ucid iyo jaaliyadda jsl ee kuwait
Date : 2009-01-11
waxaaan salaamya fasal cali warabe iyo dhamaan waftiga waxaan leeyahy guulsta waxaan leeyahy waa dadaalsaane sii dadaala ku noolada farxad iyo dacad iyo akhiro suuban ood ku dabsaan salmu calkum
Name : nadiir
Subject : Re :kulankii gudoomiyaha ucid iyo jaaliyadda jsl ee kuwait
Date : 2009-01-11
salamu calkum waxkaloon salamay dumoomiye fasal cali warabe
iyo waftiga waftiga .u hor kacayo waxaan idiin rajeenya guul aad gaadhan
iyo dacad ishalaa waxaan aad ugu farxsany dhaqaaqa ma dhiiro galinta
aad samaanso fasal cali warabe nooloow habalyo xusbigii lgu reeyo noqo
salmu calkum ala macak

[ Reply ]


Pages : [ kulankii gudoomiyaha ucid iyo jaaliyadda jsl ee kuwait 1 ]