Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Faallo Ma Leh...Shib Ka Dheh....No Comment. ... Keine Kommentar...       Xildhibaanada Golaha Wakiilada JSL Oo Meel Mariyay Ajandaha Kal-Fadhiga 26aad.       Mudaaharaadyo Rabashado Wata Oo Ka Socda Dalka Maraykanka.       Tacsi Tiiraanyo Leh.       Fadhigii Maanta Golaha Wakiilada Oo Loo Qaybiyay Ajandaha Kal-Fadhiga 26aad.       Tacsi Tiiraanyo Leh.       Faallo Ma Leh...Shib Ka Dheh....No Comment. ... Keine Kommentar...       Khilaafkii Golaha Wakiiladda JSL Oo La Soo Afjaray.       Ururadda EU Iyo AU Oo Magacaabay Wasiirkii Hore Arr. Dibadda JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

wargeyska jamhuuriya oo 17 sano jirsaday....

wargeyska jamhuuriya oo 17 sano jirsaday....

Articles


 
Somalidu waxay ku maahmaahdaa, "Wargeyska xumi wuxuu dhaamaa Wargeys la'aan, sidoo kale Wergeyska Jamhuuriya iyo Somaliland waa isku da' labadubana waxay u baahan yihiin dib isu qiimeeyaan! Sawirka By: Mingeste.



 


Marka hore waxaan halkan salaam iyo hambalyo uga dirayaa dhamaanba mulkiilayaasha, madaxda,Tafatirayaasha iyo dhamaanba wariyayaasha reer Jamhuuriya  meel kasta oo ay joogaanba, waxaanan u rajeynayaa bash bash barwaaqo  iyo horumar.

Salaan iyo hambalyo ka dib,17kii sano ee ay jirtay Wargeyska jamhuuriya waxaan ka mid ahaa, dadka si toos ah u akhrista Jamhuuriya, haddii ay tahay kan Webka iyo kan dalkii ka soo baxaba markaan dalka joogo.

17 kii sano ee uu jiray Wargeyska Jamhuuriya wuxuu  ahaa kan ugu horeeya ee shacabka Reer Somaliland ka haqabtira wararka ka socda dunida, Jamhuuriya wuxuu  mudo dheer ahaa  wargeyska dalka iyo dibadaba ay ku soo hirtaan shacabka Reer Somaliland, balse haddana lama odhan karo wuxuu ka madax banaan yahay dhaliilaha jira in lays dhaliilaana ceeb ma aha ee is toosin:-

Dhaliilaha ilaa hadda ka muuqda Wargeyska ka Jamhuuriyana waxaan ku soo koobayaa dhowr qodob oo ay ka mid yihiin:-

  1. 17 kii sano ee uu jiray Wargeyska Jamhuuriya wuxuu ka koobnaa 4 bog(page) oo  midabka iyo qoraalkaba isku mid ah, markaa waxaa iga yaabisay, sababta  keentay in haba yaraatee in aanu wax  is bedel  ah  sameynin wergeysku Jamhuuriya  mudada dheer ee uu jiray.
  2. Jamhuuriya sidoo kale wax horumar ah may sameynin ragga ka ah Tafatirayaashu  (editor) waaxaadna moodaa in 17 kii sano ay soo bandhigayeen warar isku mid ah .
  3. Tafatirayaasha Wargeyska jamhuuriya  17 kaa sanadood may fahmin masuuliyada ay leedahay  xilka ay Wargeysaka u hayaan,sababtoo ah maalin kasta waxaan arkaa warar  aan ku haboonayn in  Jamhuuriya ay shacabka u soo gudbiso.
  4. Wergeyska Jamhuuriya 17kii sano ee uu jirayba wuxuu ahaa mid dhinaca mucaaridnimada u badan ,markaa ma laga jaabaa in uu xilligan isu bedelo mid dhex u ah Mucaarid iyo muxaafidba ?
  5. Wergeyska Jamhuuriya wuxuu u baahan yahay in guud ahaan dib u eegis lagu sameeyo ,qoraal ahaan, tayo ahaan , siyaasad ahaan iyo muuqaal ahaanba.          

 


Hadal iyo dhamaan waxaan filayaa in Jamhuuriya uu ka nool yahay sawirkii Dhanxir, balse intiisa kale Wargeysaka Jamhuuriya waxaa ka muuqda horumar la'aan dhinacyo badan leh.
Mar kale Reer Jamhuuriya  waxaan idin leeyahay hambalyo,waxaad ogsoonataan hal ku dhegii ahaa, “Wargeyska xumi,wuxuu dhaamaa Wargeys la'aanta.

Abdi M.Saleiman(Mingiste)
abdi_saleiman@hitmail.com

Posted on Friday, November 28 @ 03:10:14 AST by admin



wargeyska jamhuuriya oo 17 sano jirsaday.... - wargeyska jamhuuriya oo 17 sano jirsaday....
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : M.Yusuf
Subject : Re : wargeyska jamhuuriya oo 17 sano jirsaday....
Date : 2008-11-28
aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay Mingiste,waa run oo Wargeyska Jamhuuriya weli aa 4 page,Tafatirayaashuna sida aad sheegta,sidoo kale waxaan aad iyo aad ugu qoslay hadalka Somaliland iyo Jamhuuriya-ba waxay u baahan ihiin in ay dib isu qiimeeyaan.

waar hooy talada Mingiste,waa hadal nin weyn,hadal aqoon yahan ee ha la qaato.

M.Yusuf


[ Reply ]



Name : Qarxiye
Subject : Re : wargeyska jamhuuriya oo 17 sano jirsaday....
Date : 2008-11-28
Alleylehe sidii ay Jamhuuriya u daba dhigan jirtay Rayaale ayuu Mr Mingistana u daba dhigtay Wargayska Jamhuuriya ( Jumhuuriya ).

Anigu se waxaan qabaa oo la yidhi, " Raggu wax yar tare mooyee wax ma tare ma leh"!

Qof kasta marka hore inta uu qabtay haba yaraatee waa lagu bogaadiyaa oo lagu dhiiri geliyaa. Markaas waxa weynina wey imaan doonaan. Haddii se qofka niyadda laga jebiyo isaguna wuu karaar jabaa. Waana sidaas dhaqanka inta badan dadkeenu. Waxaana ugu wacan bilaash doonta la doonayo wax aan lagu tabcin.

Jamhuuriya iyo Mr Mingiste labaduba way dadaalayaan ee Allahayow doobirta.


Qarxiye

Name : Asli Suldan
Subject : Re :wargeyska jamhuuriya oo 17 sano jirsaday....
Date : 2008-11-30
Magacaaban nacay Mangiste! ninkani waa dib u socod,horumar oo
dhan wuu ka soo horjeedaa,bal u fiirsada maqaaladiisa,talow miyaano
aqoon qiritaanka xaqiiqada jirta!!!

Laba buurood dhexdood yaa badhi wan-weyn mariyay? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Libaax yaa sanka qabtay?kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Asli
Name : Milgo from USA
Subject : Re :wargeyska jamhuuriya oo 17 sano jirsaday....
Date : 2009-03-01
i always loved Jamhuuriya, keep up the good work, also i would like to say Hi and congrats to my long lost friend Muna Wadad Yare find me at Milgo75@yahoo.com

[ Reply ]



Name : wadani
Subject : Re : wargeyska jamhuuriya oo 17 sano jirsaday....
Date : 2009-05-30
waxaan nin wadani ah oo wadanka somaliland udhashay especially hargeisa city waxaan aad uga xumahay in daahir riyaale sidii dhalaanka uu ku ooyay kursigii illow ciyaalka ayaa odhan jiray inyow e waayeel xil ku ooyaya kanaa innoogu horeeya
ku darsoo nin muwaadin ah ayaa madaxweyne kufiican oo dalkiisa iyo dadkiis adanaynaya really waa calooshiisa ushaqayste oo de imika macaal dhalaankiibaa sifiican ubartay
iam advising every somalilander who like to his/her country
waa in uu xisbi ucodeeyaa dadkiisa anfaca oon beendanbe usheegin waa iga dardaaran ama waxaydin noqotaan adhi daasad kama ilbaxo

Name : ahmed ibrahim omar (wilsomaliueed)
Subject : Re :wargeyska jamhuuriya oo 17 sano jirsaday....
Date : 2014-08-13
all somalilanders waxan marko hore aad ban idin salamaya aadna wan idin jecelahay really, waxan raba inan so guudbiyo taladayta gu adan mustaqbalka somaliland ruun ahan waan mesha qudha ee ah nabad uu ah somalida iteda galee. marka sida lagu hanan kara aba lagu heli karo ictiraf anba aqosi in somaliland aya hesho goni ustag waniay shacabka somaliland aya katakan qabil ay dhirigalayan qabilada yaryar inay noqonkaran madaxwaynee qabilka ugu wayn somaliland aba sheganaya dhulka anba uu yidhahado waa uu sodhintay tas okale waa inay odhan qabilka uuba noqonaya madaxwaynee. wanin laso hule aqonyahanada ka dhashay qabilada kale laguu dhiri galayo inay kaqayb kalan talada dalka.oo gobolada amba tuloyinka somali land oodhan mafaca kaso baxa dalka waa in lagadhsiyo oo lagu gobin qobolada qabilka wayn ay dagan


marka somaliland lakahelo nin uu dhasay qabilada yaryar amb laxaqiro

president somaliland oo udhasay qabilka muse dharyo ee layahdhado gaboyee
prime minister qabilka madigan ah
minister defense samaroon
generalga cidanka cise

president parliment issaq

marka ay shacabka somaliland ayi sixaqa uu gufoteeyan aya lahelikara inta galee


qabilka issaq uu baa isgu laynii dada reer hebel amba habar waxay somaliland kaso bixi lahana magadhayo qabilada kalee ee horta


waan ila sameeyo olole lagula dagalami karo cunsiriyada

[ Reply ]


Pages : [ wargeyska jamhuuriya oo 17 sano jirsaday.... 1 ]