|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl
|
sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl |
 |
|
 Sawir-Gacmeedku wuxuu cabiray su'aasha isweydiinta leh dhamaan Shacabka Somalia iyo Somaliland. Taas oo odhanaysa. Maxaa u sabab ah caddaalad darradda beesha Caalamka aqoonsi la'aanta JSL? Sawirada
Farshaxanka weyn ee Amin Caamir Mohamed ayaa sawir Gacmeed ku cabiray Cadaalad darradda Beesha Caalamka ee Somalia iyo Somaliland. Amin Arts wuxuu Kartoonkiisa cusub ku muujiyay Dalalka Carabta, Qaramadda Midoobay, Maraykanka iyo Midowga Yurub oo saf dheer ugu jira koonfurta Somalia oo uu Madaxweyne ka yahay Qab. Cabdulahi Yuusuf, miiskiisana ay saaran yihiin badeecado kal duwan oo ay ka mid yihiin Budhcad badeed, Khilaaf siyaasadeed, Dil, Dagaal, Barakac, Argagixiso halka Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Madaxweyne ka yahay Daahir Rayaale Kaahin miiskiisa ay buux dhaafiyeen Nabad, Dastuur, Xisbiyo siyaasadeed, Doorasho, Dimoqoraadiyad, horumar iwm.
Sawir Gacmeedka wuxuu cabiray su-aasha isweydiinayaan dhamaan Shacabka Somalia iyo Somaliland, kaas oo odhanaya, Maxaa u sababa Cadaalad daradda beesha Caalamka?
"In Koonfurta Somalia oo bahalo galeen noqotay ay saf u galaan, kana gaabsadaan aqoonsi la siiyo Somaliland oo buuxisay sharuudihii dowladnimo"
Waxaa laga yaabaa in Beesha Caalamka ka macaashto Nabad darada,sida ka mid noqon kareeyso jawaabaha waloow dalalka IGAD badankood hada garwaaqsadeen muhiimada ay leedahay in dowlad madax banaan loo aqoonsado Somaliland.
Media
|
|
|
Posted on Wednesday, November 26 @ 02:00:16 DAVT by admin |
|
|
|
|
Name : Guuleed Xaaji Subject : Re : sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2008-11-26
|
Warkii Jiraaba Cakaaruu imaan. Doorashadaasi uun si nabad gelyo leh ha nagu dhaafto. Wada hadalna haadkaas baaba ka hadhay. Allow aanu waaga waraabe cunin oo ay doorashadaasu si fiican u hirgasho!
Doorashada ka dib haddii degdeg loo aqoonsan waayo Somaliland. Taas markaas macnaheedu waxa weeye in maqluub wax loo akhirnayay ee ay tahay in saaniga wax loo akhriyo badda casina ay wada budhcad noqoto.
Guuleed Xaaji
Name : noor cadde Subject : Re :sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2009-04-20 asc dhaman tadwaynaha soomaaliyeed meel walba ay ku nool yihiin ayaan halkaan kasalaamayaa | Name : noor cadde Subject : Re :sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2009-04-20 dhamman waxaan halkaan kasalaamayaa tadwaynaha soomaali meel waliba a7 joogaan kaar ahaan aariistaha wayn ee miin waannu taageersanahay | Name : aniga Subject : Re :sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2009-10-24 waan ku salaamay noor cade fanaan ka weyn ee reer minnesota thankx taageeradaadana ana waxaan kaaga mahad celinayaa albam kaada cusub waan ka helay run ahaantii howshaada horey u sii wado waad gaartee by take care | Name : Mohamed Subject : Re :sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2009-12-13 I want to use this program adob reader |
|
[ Reply ] |
|
Name : jabriil Subject : Re : sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2009-06-17
|
aad yaan waxaan ugaxumahay amiin artis waxa uu qoraayo waa inuu markahore kalasaraa maxaa yelay dadka dacada ah iyo dadka kale yuu isdhexqaadin walaal alaah kayaab dad dacad ah ayaa kujira aan waxba ogeyne oo anigoo kalaahe ha ina cebeyn macsalaama waxaan jogaa danmark
|
[ Reply ] |
|
Name : ilyaas xasan cumar Subject : Re : sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2009-06-17
|
marka hore salaan sare bahda wabseydka takala waxaan salamayaa walalaheyga somaliyeed hadaan kahadlo muhimadeyda waxaa weyaan yaa maanta iskaleh qaladka oo somali kagalay qalad waxaa layiri aqliga iyo kala maamulka waa heybad eebe maha wax la iska doono sida shariifka oo kale maanta waxaa somaliya kuhabonaa inuu diin islaam kuxukumo alaah haka raali noqdee shekh xasan daahir aweys wuuna noqon donaa isha alaah somaliyoo dhan baa uduceysay hadaad dood qabto waxaan leyahay wabseyd layiraahdo yaa qalad galay com
|
[ Reply ] |
|
Name : aqil yacquub axmad farax Subject : Re : sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2009-06-17
|
wayaab wana qosol maanta somaliland hadeyba iyaga dhexdooda isku kacay maalin baa lawareystay daahir riyaale wuxuuna dhahay konfur baa lotagwayay lakiin anagu hadaan nahay somaliland aad baan ugaxunahay masiibada konfur anagu waan ladanahay maxaa kadanbeyn donaa waxaa layiri awrka hore awrka danbe saan qadkiisu leyahay waxaan ulajedaa anaga konfur ah ayaaba qaldane maxeey somaliland karabaan feysal cali wareebe iyo gurubkakale waan arki donaa koley konfur wey hagaageysaa macsalaama
Name : mr:qaabsame Subject : Re :sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2009-07-19 waxan salmaya marka hore dhamman somalidda kunool addunka waxan kale aan codsanaya in somalidda kunola dibadaha ey uduceyan walalohood somaliyed kuwaasi oo kudhibban gudaha wadanka amrka ilah waxan kabaryaya in uu iskukeno qulubta kalatagtay ee somaliyeed haddi aan sigallo arinkeyge si aan ucabirro sawirka amiin camir .
anigu waxan leyahay maxumo in uu cabirra amiin arts waxa kajira wadanka balse waxan qurxonen in amiin uu sameya waxa layirahdda aflagaddo.
anigu madhahayo amin waa nin xun lakin waxan leyahay amiin iskuday in aad kucabirta waxa kajira waddanka adiga oo adegsanaya qalinkagga. | Name : taliye Subject : Re :sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2009-12-02 mararka qaarkood waxaan is iraahdaa waxa uu amiir caamir qorayo ma anuu i ogaayoo madaxayga ayuu kala baxay. waa arrin loo bahanyahay in wax kasta runta laga sheego iyadoo aan loo fiirin qabiil iyo qoloqoleysi. waxaan rajaynayaa in somaliland lamidnoqoto waxna la qabto dadka kale ee soomaaliyeed wal;igeedna dawlad ka madax banaan somalia noqonmayso. taas anaa idiin huba shariifkuna yeeli mayo oo waa madax waynaha somalia oo dhan xataa somaliland riyaalena waa kalakaaliye ku meelgaar ah. intaas fahma reer somaliland. |
|
[ Reply ] |
|
Name : Burhan Saciid Subject : Re : sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2009-12-11
|
I wounder is any poeple who care Somalia problems. I beileve nobody unless their care themseld , Internatatoinal community will care.Somalia they need to clean thier house first.
Burhan Saciid. Boise,ID. U.S.
|
[ Reply ] |
|
Name : aways soma Subject : Re : sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2010-02-18
|
waxan leyahay walaala ha somalilaan in ay is ka ilaa waan in ay ka go an soomaaliya maxayelay adun ku uma aqoon sado lix tuulo dal ee waxaa la is ka rabaa wax lala hor tago adoo ka kale mida kale soomali waa mid waa ul iyo meyrax matane weeyoo meel beey ka wada timid...
|
[ Reply ] |
|
Name : fartuun maxamuud Sh Isxaaq Subject : Re : sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2010-02-20
|
Waxaan salaamayaa soomaalida meel kastoo ay joogaan, ilaahna waxaan uga baryeynaa nabad iyo dawlad cadaalad ah, waxaana aad u taageeraa fariin sawireedka amin caamir.
Aragti ahaana waxaan qabaa in soomaali loo tashaday 20 sano ka hor ladoonayo in laga isir tiro dhaqanka, diinta waxaana marag madoonta ah in soomaali ay tahay dad hal qowmiyad ah dagaalada lagu kala qoqobayna ay yihiin kuwo soomaali lagu baabi\\\'nayo
waxaana farshaxamiista Amin u rajaynaa guuul, Soomaalina waxaan ilaah uga baryayaa in ay helaan dawlad Soomaaliyeed oo Cadaalad ah oo ku dhaqanta Shareecada Islaamka taasoo aan uga gudbi karno dhibka maanta nahaysta
Email: fartisxaaq@hotmail.com
|
[ Reply ] |
|
Name : saciid cade Subject : Re : sawir gacmeed farshaxanka amiin caamir, cadaalad daradda beesha caalamka iyo jsl Date : 2010-03-18
|
manta oolaxusa biisha daauud
|
[ Reply ] |
|
|