Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ninkii Dilay Saraakiisha JSL Oo Lagu Eedeeyay In Uu U Galay Xerta Timoweynta Sh.       Xaafadi, Xaafad. Waxa Ay Ugu Wareegtaa, Sow Xasarad Ma Aha?!       Madaxwayne-ku-xigeenka JSL Oo Shir Jaraa\'id Ku Qabtay Hoygiisa Laascaanood       Saraakiil Ka Socota Bank Laga Leeyahay Dalka Faransiiska Oo Yimid JSL.       Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

shirweyne loogu baaqayo jaaliyadda jsl bristol/uk. st pauls sports centre 23/11.

shirweyne loogu baaqayo jaaliyadda jsl bristol/uk. st pauls sports centre 23/11.

News


 
Kulankan oo lagu soo bandhigi doono xogo ku saabsan waxyaabihii ka dhacay JSL iyo halka xaaladdu marayso waxaa isaguna si qoto dheer uga xog warami doona Xildhibaan AxmedWeyne oo ka tirsan G/Wakiilada JSL oo dhawaan soo gaadhay Bristol iyo Madax kale oo isugu jirta British iyo JSL.



Jaaliyadda Somaliland ee Bristol, UK oo loogu baaqayo Shirweyne lagu qaban doono St Pauls Sports Centre galabnimada Axadda 23/11/08.

Si loo dardar galiyo hawlaha samafalka iyo taageerada loogu talo galay Dhakhtarka  Hargeysa ayaa Gudiga qaban qaabada kulamada iyo xidhiidhinta hawlaha samafalka ah ee reer Bristol ugu baaqayaan dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland  inay ka soo qayb galaan Shirweyne lagu qaban doono St Pauls Sports Centre 23/11/08 Axaddan galabnimada 3.00 – 6.00pm.

Shirkan oo la doonayo in Jaaliyadda Somaliland ee Bristol ku muujiyaan dareenkooda ku saabsan weeraradii waxashnimada ahaa ee Argagixisadii October 29, 2008 isku qarxiyeen  Magaalo Madaxda Somaliland ee Hargeysa, gaar ahaan Madaxtooyada JSL iyo gobo kale oo muhiim ah ayaa hadaba waxa Jaaliyadda Somaliland ee Bristol laga codsanayaa inaan loo kala hadhin ka soo qayb galka Shirweynaha: Rag iyo Haween, Dhalin yaro, Ciroole iyo Caruurba.  

Kulankan oo lagu soo bandhigi doono xogo ku saabsan waxyaabihii ka dhacay Somaliland iyo halka xaaladdu marayso waxaa isaguna si qoto dheer Jaaliyadda ugu xog warami doona Xildhibaan Axmed Weyne oo ka tirsan Golaha Wakiilada ee Baarlamaanka JSL oo dhawaan soo gaadhay Bristol iyo Madax kale oo isugu jirta British iyo Somalilandba.
 
Sidaas iyo ka soo qayb gal wacan.

 Ilaahay Baa Mahadleh
 
Gudiga Qaban qaabada Shirweynaha

Cumar SiyaadCabdi GamuuteAxmed DucaaleAxmed Naasir XirsiAxmed Ciise CawaaleMaxamuud Cadde GudeXuseen CaydiidXasan XuseenCali Jaamac
Haybe MaxamedSheekh Cali  Dayib MadarYuusuf CaliCabdi Samaale Mahdi Suldaan  Cali Xirsi

Haweenka Jaaliyadda Somaliland ee Bristol oon magacyadooda halkan lagu soo koobi karin ayaa had iyo jeer kaalin muhiim ah ka qaata hawlahan Samafalka ah. 

Posted by: Ahmed Hersi
ahmedlibaah@hotmail.com

Posted on Thursday, November 20 @ 23:29:49 EST by admin



shirweyne loogu baaqayo jaaliyadda jsl bristol/uk. st pauls sports centre 23/11. - shirweyne loogu baaqayo jaaliyadda jsl bristol/uk. st pauls sports centre 23/11.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.