Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ninkii Dilay Saraakiisha JSL Oo Lagu Eedeeyay In Uu U Galay Xerta Timoweynta Sh.       Xaafadi, Xaafad. Waxa Ay Ugu Wareegtaa, Sow Xasarad Ma Aha?!       Madaxwayne-ku-xigeenka JSL Oo Shir Jaraa\'id Ku Qabtay Hoygiisa Laascaanood       Saraakiil Ka Socota Bank Laga Leeyahay Dalka Faransiiska Oo Yimid JSL.       Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

j. djibouti oo sheegtay in aqoonsiga jsl ka dhex guuxayo.

j. djibouti oo sheegtay in aqoonsiga jsl ka dhex guuxayo.

News


 "Laba dal waa laba dal oo walaalo ah oo ay ooddu u kala rogan tahay, wixii taas qabsadaana tana way qabsanayaan." Ayuu yidhi la taliyaha Madaxweynaha Djibouti. "Annagu waanu ogayn in aanu walaalo nahay, idinkuna waad ogtihiin, Djibouti hadda waxay ka fikiraysaa sidii ay wax ula qaban lahayd dawladda iyo shacabka JSL".







Masuul ka tirsan dawladda Djibouti, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu dawladooda ka dhex guuxayo aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland.

La taliyaha Madaxweynaha Djibouti Md. Xaashi Cabdillaahi, oo ka mid ahaa weftigii uu hoggaaminayay wasiirka maaliyada ee Djibouti oo doraad ku laabtay dalkooda, ayaa kulan qado ah oo ay xubno ka tirsan xukuumadda Somaliland ugu sameeyeen magaalada Hargeysa ka hor intii aanay bixin, waxa uu ka sheegay in dawladda Djibouti hadda ka fikirayso sidii ay wax ula qaban lahayd dawladda iyo shacabka Somaliland, "Laba dal [Somaliland iyo Djibouti] waa laba dal oo walaalo ah oo ay ooddu u kala rogantahay, wixii taas qabsadaana tana way qabsanayaan." Ayuu yidhi la taliyaha Madaxweynaha Djibouti,.

Waxaanu intaas raaciyay, "Annagu waanu ogayn in aanu walaalo nahay, idinkuna waad ogtihiin, Madaxweynihiinii, wasiiradiinii, madaxdiinii waanu wada aragnay, waanay ka muuqataa, maanta labadii gacmood ee is diidanaa ayaa is waafaqay, waa midigtii iyo bidixdii uun."


La taliyaha Madaxweynaha Djibouti, waxa uu kulankaas ka sheegay inuu xidhiidhka Somaliland iyo Djibouti sii socon doono, isaga oo ku dhawaaqay in aqoonsiga Somaliland ka dhex guuxayo dawladooda, "Intan inooguma joogayso ee waa la is arakayaa, waanu ka fikiraynaa imika, awal kamaanu fikiri jirine, bal Somali sidaanu isla yeelaynaba, Somaliland iyo ictiraafkeeda, ammuurahaasina way naga dhex guuxayaan, wax noo bilaabmay weeyaan, way biyo dhigi, in ubaxaasi dilaaci doono dhawaan ayaan filayaa, rajadaasi maaha rajo xun maante, waanu idiin sii qadimaynaaye idinkuna intaa ku seexda." Ayuu yidhi la taliyaha Madaxweynaha Djibouti.

Hadalkan yididiilada geliyay shacabka Somaliland, ayaa ah kii u horeeyay ee noociisa ah ee uu ku dhawaaqo masuul ka tirsan dawlad Afrikaan ah oo weliba ka mid ah dawladaha gobolka Geeska Afrika, waxaanu dhawaaqani ka turjumayaa xidhiidhka Somaliland iyo Djibouti, oo muddooyinkii u dambeeyay soo kobcayay. Dhinaca kale intii aanay weftigu ka baqoolin Hargeysa, waxa ay kulan xarunta Madaxtooyada kula yeesheen Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin.

Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland, waxa ay kawada hadleen xoojinta xidhiidhka labada dal iyo sidii laysaga kaashan lahaa dhinacyada Nabad gelyada , Dhaqaalaha , waxana Wasiirka Maaliyada ee Jabuuti uu Madaxweynaha iyo shacbiga reer Somaliland gaadhsiiyay dhambaal taageero iyo tacsi ah oo uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, oo uu kaga tacsiyadaynayay dhacdadii waxshinimada ee argagaxisadu ay ka fulisay caasimada Hargeysa.

Source: Geeska

Posted on Wednesday, November 19 @ 16:04:11 EST by admin



j. djibouti oo sheegtay in aqoonsiga jsl ka dhex guuxayo. - j. djibouti oo sheegtay in aqoonsiga jsl ka dhex guuxayo.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : wadhcadeeye@hotmail.com
Subject : Re : j. djibouti oo sheegtay in aqoonsiga jsl ka dhex guuxayo.
Date : 2008-11-19
waaguul uu soo hooyay wasiirka arimaha dabada ee wadanka jsl mudane c/laahi saleebaan ducaale waana arinta uu wadanku gaadhay ee la ogan karo waa horumar buuxa amaba lataaban karo waanan soo dhawaynaynaa hadaan nahay shacabka somaliland inay jabuuti oo walaaleheena xidhiidh kanoo kale ina dhex maro waana arin wacan oo farxadle dhamaan waxaan leeyahay dad ka xiiseeya nabada iyo horumarka wadan keena waa inay jabuuti dad leeda lasaa xiibaan kana dhaadhiciyaan qadiyada shacabka soomaaliland sidaa darteed waa kasban karaynaa codkooda ayku leeyihiin igd ama beesha caalmakabba

Name : Ali-Eid
Subject : Re :j. djibouti oo sheegtay in aqoonsiga jsl ka dhex guuxayo.
Date : 2008-11-19
Mr. wadhcaddeeye,

adoo ku mahadsan bogaadinta ruux aad isleedahay wuxuu gacan geystay wax u qabashada dalkiisa ahna mid ka mid ah sifaadka wanaagsan ee uu leeyahay qof kasta oo damiir lihi. Waxa laakiin loo qaadan karaa qaladka ku saabsan dhanka magaca wasiirka arr. dibedda ee jumhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdillahi Mohamed Ducaale inuu qalinku kaa yar boobay oo ay kaa tira badatay farxadda warkani uu ku geliyay kolkaa maaha Magacu Cabdillahi Saleebaan ee haddaan kuu yar saxo waa Cabdillahi Maxamad.

Dhanka kale ereyga qiimaha leh ee la taliyaha madaxwenaha jabuuti soo kordhiyay waa odhaahda ah in badan ayaannu indhaha idinka lalinaynay laakiin imminka ayaannu idiin soo jeedsannaye ogaada nagana fisha waxaa ku faraxdaan. Runtii anoon ka hor dhacayn haddana waa eray diblomaasiyadeed oo loo qaadan karo ictiraaf ayaannu soo wadnaa. Waxa jira dhaqdhaqaaq uu wado ururka IGAD oo malaha reer galbeedku ku dirqiyay inay aqoonsiga Somaliland iyagoo mar walba yidhaa Afrikaanka ayaannu horta sugaynaa.

Waxa jirta in Dhowaan kooxda loo Yaqaan contact Group ee ah beesha caalamka ay u sheegeen ninka la yidhaa Nur Cadde inaanu ku soo darin dawladda uu dhisayo dad ka soo jeeda somaliland. Buubaa waa labaclaynayaa oo waa aragnaa inuu xattaa inoo imanyo, Riyaale waxa martiqaaday Kibaki iyadoo waliba Parliament-ka Kenya la hordhigay mooshin ah aqoonsiga Somaliland, Waxaynu aragnaa dhaqdhaqaaqa positive-ka ah ee isa soo taraya ee dhanka Djibouti,

Sidoo kale wufuud isdaba jooga oo Eu, Au amma sir doonno Germany iyo USA iyo xarakaad badan oo jira, waxaasoo dhan waa arrimo u socda jihada Ictiraafka iyo taageedada bulshada la dulmiyay ee reer Somaliland.


East and west Somaliland is Best
Ali Mohamoud Noor Ali-Eid

[ Reply ]



Name : Abdirahman Ahmed Ali
Subject : Re : j. djibouti oo sheegtay in aqoonsiga jsl ka dhex guuxayo.
Date : 2008-11-20
Jabouti ayaa Somaliland aqoon sanaysa waa cadceedu galbeed ha soo baxdo,,, ama Dhag feed muu gali....... Jabouti is enemy #1 of Somaliland

thanks

Name : Ali-Eid
Subject : Re :j. djibouti oo sheegtay in aqoonsiga jsl ka dhex guuxayo.
Date : 2008-11-23
Abdi Rahman:

Ma ogtahay in siyaasadda iyo saxaafaddaba la yidhaahdo ma laha saaxiib ama cadow joogta ah. Haddii la raaco hadalkaaga sina uma suuro gasheen in Somaliland iyo Ethiopia ay maanta noqdaan laba dal oo isku dheer isna aamminsan iyadoo ku dhowaad kun sannadood oo inna dhaafayna ay xabbadi ka dhexeysay.

Ma ogtahay in Masar iyo Israel ay dunida isugu necbaayeen maanta ay leeyihiin xidhiidho dhan walba ah sida iskaashi xagga dhaqaalaha ah mid dhaqan mid amni iyo mid dibloomaasiyadeedba, Waxaad illowday in labada ummadood ay walaalo yihiin oo aanay aakhirka jiri doonin quwad kala geysa oo ku kala dhex jirta kol haddii aanay jirin wax ay iskuba haystaan oo mashaakil ahi.

Ali-Eid

[ Reply ]


Pages : [ j. djibouti oo sheegtay in aqoonsiga jsl ka dhex guuxayo. 1 ]