Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ninkii Dilay Saraakiisha JSL Oo Lagu Eedeeyay In Uu U Galay Xerta Timoweynta Sh.       Xaafadi, Xaafad. Waxa Ay Ugu Wareegtaa, Sow Xasarad Ma Aha?!       Madaxwayne-ku-xigeenka JSL Oo Shir Jaraa\'id Ku Qabtay Hoygiisa Laascaanood       Saraakiil Ka Socota Bank Laga Leeyahay Dalka Faransiiska Oo Yimid JSL.       Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

" al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.

" al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.

News


 
"Anigu waxaan hubaa in Somaliland ay ka soconeyso wixii ay rabaan Shacabka, hadii sedexda Xisbi iyo Guurtida isu tagaan ma fulin karaan go'aan uu Shacabka saluugsan yahay, sidaas darteed Beesha Caalamka waxaan kula talinayaa inay qiimeeyaan rabitaanka Shacabka"!
 Proff. Buubaa.


Proff Ismaaciil Mohamud Hurre Buubaa oo ka mida diblomaasiyiinta u dhashay JSL ee ugu caansan Africa iyo Barriga dhexe ayaa markii ugu horeysay Wareysi uu siiyay Warbaahinta Waagacusub uga hadlay qadiyadda JSL iyo qaraxyadii dhawaan lala bartilmaameedsaday Caasimadda Hargeisa.

"Qaraxyadii ka dhacay Hargeisa waxaa fuliyay oo maleegay Al-Qaeda, waxayna ka xun yihiin nabadda iyo horumarka ay gaadheen Shacabka Somaliland, waxaan Aduunka ugu baaqeeynaa inaan laga aamusin khasaarahii naf iyo maal lahaa ee argagixisadu la beegsatay Waxgaradka iyo Rayidka Reer Somaliland". Ayuu yiri Proff Buubaa.

Ismaaciil Mohamud Hurre buubaa oo Wasiir ka noqday Dowladii Marxuum Mohamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Dowladii Salbalaar ee Jeneral Mohamed Faarax Ceydiid iyo labadii Dowladood ee Carte iyo Mbagathi oo uu ka noqday Wasiirka Arrimaha Dibadda,hadana ka tirsan golaha baarlamaanka Federalka Somalia wuxuu ka hadlay qadiyadda Jamhuuriyadda Somaliland 18 sano kadib.

"Anigu waxaan hubaa in Somaliland ay ka soconeyso wixii ay rabaan Shacabka,hadii sedexda Xisbi iyo Guurtida isu tagaan ma fulin karaan go-aan uu Shacabka saluugsan yahay,sidaas darteed Beesha Caalamka waxaan kula talinayaa inay qiimeeyaan rabitaanka Shacabka" ayuu yiri Proff Buubaa.

Buubaa wuxuu xusay in beesha Caalamka ka gaabisay taakuleynta Somaliland,wuxuuna taas ku sifeeyay xaqiraad lagu sameeynaayo shacabka ka soo jeeda goboladaas.

"Somali waa Somali inta afka ku hadasho,Dalalka Midowga Yurub oo dhanbaa la mida maanta,waxayna ku hadlaan luqado kala duwan, qaarkood diin oo dhan ma aaminsana,anagu waxaanu nahay Somali,isku luqadda,isku Diin ah,shanta Somali meelkastaba ha joogtee,sidaas darteed waxaan hubaa in maalin horumar la gaari doono lana midoobi doono laakiin maaha in Midoow iyo sheeko kale hada lagu dafaro xaquuqda shacabka,waxay muhiimadu tahay inaan Somaliland lagu dhihin Koofurta debka ka socdo la noqda maamul wadaag". Ayuu yiri Xildhibaan Buubaa.

Diblomaasiga Buubaa wuxuu sheegay inuu dalal badan kala hadlay in la taakuuleeyo Somaliland mar uu ka jawaabayay su'aal ahayd, waxa u diiday inuu dadka uu metelo u ololeeyo.

"Somaliland waan tegayaa waqti dhaw, Socdaalkeyga siyaasad ma quseeyo laakiin waxaan doonayaa inaan soo arko bulshada Reer Somaliland horumarka ay gaareen maadama ay mudo iigu dambeysay, waloow habeen walbo aan warkooga qabo"ayuu yiri Proff Hurre buubaa.

Wuxuu Xildhibaanka tacsi heer Qaran u diray dhamaan shacabka iyo madaxda Somaliland gaar ahaan eheladii ay dadkooda ku geeriyoodeen qaraxyadii dhacay 29 October 2008.

"Waar Shacabka Somaliland waxaan idin leeyahay Wiilasha u shaqeeya Argagixisada dhegaha jara oo cidii lagu helo hala shiido, waxaadna Ogaataan in Al-Qaeda rabin horumarkiina oo cadawaad ku yihiin xasiloonida". Ayuu si caro leh u yiri Ismaaciil Mohamud Hurre.

"Waxaan amaan iyo bogaadin u dirayaa Wasaarad Daakhiliga Somaliland oo runtii har iyo habeen u taagan xaqiijinta amaanka, gaar ahaan waxaan u mahadnaqayaa Wasiir Cabdillaahi Cirro oo anigu shaqsiyan aan la dhacsanahay hoowlkarnimadiisa, waxaana ugu baaqayaa inuu xil weyn iska saaro barakacayaasha Reer Mogadishu ee ku nool Hargeisa, waxaa kale oo baaqaas u dirayaa dhamaan bulshadda Reer Somaliland gaar ahaan Reer Hargeisa oo leeyahay ogaada waa dadkiina,hilibkiina ee Qaxooti maaha". Ayuu ku celceliyay Buubaa.

Khilaafka u dhaxeeyo Madaxweyne Yuusuf iyo Ra'isulwasaare Nuur sidee u aragtaa? ayaan waydiinay wuxuuna kaga jawaabay.

"Anigu mashquul ku maahi labadooda maxaa yeelay waxaan ka heystaa aragti igu filan,waxaana taageerayaa cidkasta oo ka shaqeeyneyso nabadda iyo danta bulshadda"

Xildhibaan Buubaa wuxuu ka gaabsaday inuu sharaxaad ka bixiyo sababaha uu mudooyinka badan u joogay Dalka Ethiopia,wuxuuna ku sifeeyay socdaal diblomaasiyadeed.

Sida laga helay warar madaxbanaan Buubaa wuxuu diiday Xil uu Ra'isulwasaarre Nuur Cadde doonayay inuu uga magacaabo Xukumadiisa lamana ogga qoobka ciyaarkiisa diblomaasiyadeed ee sanadka cusub 2009.

Waagacusub

Posted on Wednesday, November 19 @ 01:32:36 EST by editor



" al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa. - " al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Dawlad
Subject : Re : " al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.
Date : 2008-11-19
Faallo mal leh....... No Comment... Keine Kommentar... No Coment...........Biduun tacliiq..........Pas de Commentaire..........Usulize Kitu....


Dawlad


[ Reply ]



Name : Abdirahman Ahmed Ali
Subject : Re : " al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.
Date : 2008-11-19
Walee cidii Somaliland dhagar ka gashaa in aanay waligeed canno meel ay dhigtay la arkayn... Waxa aynu aragnay Abdirahman Ahmed Ali, siduu u dhintay, iyo sida uu ugu soo dhacay gacmaha Somaliland malintay cidna qaadan wayday.... Ee Mohamed Ibrahim Egal sida sharafta leh uu ka yeelay ee Madaxwaynaha sharaftiisa dib loo huwiyay..

Maantana Ina Buubaa ayaa la arkaa in ay ka sii baxayso rajadiisii Koonfureed ee uu u nacay dalkiisii iyo dadkiisiiba... Somaliland waa ay soo dhawayn doontaa dhamaan muwadiniinteeda la qalday oo uu ugu horeeyo Ina Buubaa, Jamac Yare iyo Kaluun,,,,iyo inbadan oo Mogadishu beerka ku haysa oo qabiil walba leh.

Ina Buubaa waxa uu wadanka ku soo noqon karaa uun hadii uu ictiraafo gooni isutaaga Somaliland, kana tanaasulo Federal System wakhtigiisii dhamaaday.


Salaam

Name : hadhaa dube
Subject : Re :" al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.
Date : 2008-11-20
waxan prof, buubaa waxan u soo jeedin lahaa inuu taagereda dalkiisa hooyo ee somaliland, prof, Buubaa waa nin mutaclim ah,waa nin miisaan culus ku yeelan kara dalkiisa, lakiin waxan leeyah inuu marin habaabay meelkena aanu milgo iyo sharaf nidna ku lahayn ka soojestey,dibna muu u eegin dulmigii dalkiisa hooyo laga galay ama logu khasaaray israacii labadii u horeeyey ee dawladood somaliland iyo konfur.taasuna waxay sababtay inanay somali kala yaacdo dibna aanay isugu noqonaynin,fool-xumada dacdayna waxa mas`uul ka ahaa kii yidhi omad baanu xasuuqaynaa ee wili maanta qarkood joogaan koonfur ee sku sheegay in ay sheikhyo yihiin gadh-dheerna labexeen.


Alaa Mahad leh
Somaliland ha jirto way jirtaaye hanoolaato

wabilaahi towfiiq, xaasidow jab
Name : muj boroma
Subject : Re :" al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.
Date : 2008-11-20
Mr abdirahman Ahmed Ali you are deraming do you think that riyaale and his gang they wants the regonistion of somaliland. Prof bubaba is near from them . you think the gang who close berbera port export of livestock for their comssion of ten dollars and refuse the parliment . who demolish somaliland buba or riyalee gang. wake up god knows where this gang leading us. god help somaliland
Name : Awale/Borama
Subject : Re :" al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.
Date : 2008-11-20
No. Mr.Mujahid Borama,

Rayaale is Mujaahid and real Somalilander leader. We appreciate that. He and his colleagues paid enough time and effort to biring recognition to Somaliland. We are sure that they will one day succeesd to that and is not far away.

Wha you are talking about business or commerce is some thing tichnical and partial.

Awale

[ Reply ]



Name : A M Buubaa
Subject : Re : " al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.
Date : 2008-11-20
Well come back Mr. Buubaa like other Somaliland rebellions. Lama huraan waa cawska Jiilaal.

A m Buubaa.

Name : Sukahati
Subject : Re :" al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.
Date : 2008-11-20
Waa caddahay oo Buubaa waa soo quustaye ma is weydiiseen ammaantan uu sida gaarka ah u huwiyay wasiirka ugu waxqabadka yar uguna muranka badan Somaliland. Waa wasiirkii ay saarnayad masuuliyada nabadgelyada dalka oo iska daa cid kalee hadhcad dhacday madaxweynihii qaranka gurigiisii loogu galo taasoo haddii ay madaxweynaha tiisii ahaan lahayd ay sharaf dhac weyn inagu keeni lahayd. Ma idin la tahay in Buubaa ay baqdini ku jirto oo uu is leeyahay armaa lagu xidhaa haddaad tagto sidaana uu wasiirka u madax buuxinayo, laakiin Buubaayow taliyaha Booliiskan ammaanta ku dar.
Name : muj boroma
Subject : Re :" al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.
Date : 2008-11-20
Mr awle boroma I am asking to you is mr riyalee livestock trader or oil commission agent or fishing agent or mineral agent which he is.or he is prisdent I dont think so.dont tell him muj it is crime. may be your

member of his gang or you dnt know any thing or blind poor person.

God save God save somaliland
Name : Awale/Borama
Subject : Re :" al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.
Date : 2008-11-22
Muj. Boorama,

An English proverb says; Sily questions has no answers. But in order you to learn better. Here it says some:

Mr. Rayaale is an ellected president. Loved by his people. He is a president and a parent. He is the leader and has a ful degree law for the authoritatively and mandatory deal all that comcerns the plan for the country what so ever like any other leader in the world.

So pse did you get that. And try to learn more about goverment institutions.

Awale/Borama
Name : Muj Borama
Subject : Re :" al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.
Date : 2008-11-23
Mr awale boroma I understand well now you are not somalilander but you are riyaalelander now need to talk such person like you
Name : Ku-Cadeeye
Subject : Re :" al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa.
Date : 2008-11-23
Ninka yidhi "Ma laga yaabaa inuu Buubaa baqanayo", waxan ku waydiiyay
Maxaa loo xidhi waayay kan ku dhawaaqay state-ka bariga Somaliland
ee hada la cashaynaya Mudane Riyale isagoon ictiraafsanayn Somaliland?

Mise Siyaasiyiinta beeshaa reer Hargeysa ayaa 4xiniinyood loo yeeshaa,
sidii Ismaaciil-yare ugu caga-jugleeyay Jaamac-yare?

Waa markay isaaqu dhexdooda xiniinyaha isula soo bixi jireen!!!
Sawtan maalin walba kuwa ka soo hor jeeda jiritaanka Somaliland
ee u dhashay Somaliya,kana tirsan baarlaman,siyaasiyiin kaleba
hargeysa yimaadaan ee weliba loo raxleeyo!!!!!

[ Reply ]


Pages : [ " al qaeda waxay ka xuntahay horumarka somaliland" proff buubaa. 1 ]