Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ninkii Dilay Saraakiisha JSL Oo Lagu Eedeeyay In Uu U Galay Xerta Timoweynta Sh.       Xaafadi, Xaafad. Waxa Ay Ugu Wareegtaa, Sow Xasarad Ma Aha?!       Madaxwayne-ku-xigeenka JSL Oo Shir Jaraa\'id Ku Qabtay Hoygiisa Laascaanood       Saraakiil Ka Socota Bank Laga Leeyahay Dalka Faransiiska Oo Yimid JSL.       Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

qabqable yey oo lagu soo rogi doono cunaqabatayn dhaqaalaha iyo safarada.

qabqable yey oo lagu soo rogi doono cunaqabatayn dhaqaalaha iyo safarada.

News


 Wasiirada Arrimaha Debada ee Urur Goboleedka IGAD ayaa waxay cunaqabatayn dhinaca Safarada iyo dhaqaalaha ku soo rogeen Cabdillahi Yuusuf Axmed kadib markii uu ka dhago-adaygay in uu Ansixiyo Xukuumada Nuur Cadde.







Wasiirada Arrimaha Debada ee Urur Goboleedka IGAD ayaa waxay cunaqabatayn dhinaca Safarada iyo dhaqaalaha ku soo rogeen Cabdillahi Yuusuf Axmed kadib markii uu ka dhago-adaygay in uu Ansixiyo xukuumada Nuur Cadde.

Kulan balaadhan oo ay maanta Magaalada Adissababa ku yeesheen Wasiirada Arrimaha Debada ee Urur Goboleedka IGAD ayaa waxay goor dhaweyd ka soo saareen bayaan ku jahaysan in Cabdillahi Yuusuf Axmed aanu wax safar ah u aadi Karin dalka dibadiisa isla markaana ay gebi ahaan xanibeen dhaqaalaha Madaxweynaha Maamulkiisii galabaday.

Arrintan ayaa timid kadib markii madaxweyne Mr.Yussuf uu ka dhegaha ka furaystay in uu ansixiyo Xukuumada uu dhawaan soo dhisay Ra?isul Wasaare Nuur cadde, isla markaana shaaca ka qaaday in dalka wax dowlad ah aanay ka jirin xiligan.

Bayaankan ayaa lagu wadaa in uu dhaqan geli doono wixii ka danbeya maanta, waxayna Wasiirada Urur Goboleedka IGAD ay Madaxweyne Yuusuf ku eedeeyeen in uu yahay shaqsi aan raali ka ahayn in dalka Soomaaliya uu ka hirgalo dowlad Qaran.

Bayaankan ayaa sidoo kale waxa uu qeexayaa in Madaxweyne Yussuf ay suuragal noqon doonto in la soo taago Maxkamad qaran, isaga oo lagu eedeeyey in uu mas?ul ka yahay dhibaatooyinka ka dhacay gudaha Dalka Soomaaliya.

Dowlada Itoobiya oo ahayd saaxiibka ugu dhaw ee uu Madaxweyne Yussuf lahaa ayaa bari ka noqotay kuna taageertay Wasiirada Arrimaha Debada Urur Goboleedka IGAD bayaanka kasoo baxay, waxayna dowlada Itoobiya sheegtay in ay dhawaan dalka soomaaliya kala bixi doonaan Ciidamada ka jooga.

Media.

Posted by: Osaman Abdillahi Sool
Freelance Journalist.
sooldhuub@hotmail.com

Posted on Wednesday, November 19 @ 01:19:59 EST by admin



qabqable yey oo lagu soo rogi doono cunaqabatayn dhaqaalaha iyo safarada. - qabqable yey oo lagu soo rogi doono cunaqabatayn dhaqaalaha iyo safarada.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.