Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ninkii Dilay Saraakiisha JSL Oo Lagu Eedeeyay In Uu U Galay Xerta Timoweynta Sh.       Xaafadi, Xaafad. Waxa Ay Ugu Wareegtaa, Sow Xasarad Ma Aha?!       Madaxwayne-ku-xigeenka JSL Oo Shir Jaraa\'id Ku Qabtay Hoygiisa Laascaanood       Saraakiil Ka Socota Bank Laga Leeyahay Dalka Faransiiska Oo Yimid JSL.       Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

gudoomiye-ku-xigeenka g/sool oo ka warbixiyay dhagax-dhigga jaamacada g/sool jsl

gudoomiye-ku-xigeenka g/sool oo ka warbixiyay dhagax-dhigga jaamacada g/sool jsl

News


 Waxaa maanta si rasmi ah loo dhagax-dhigay Jaamacadda Nugaal University oo ay yeelan doonto Magaalada Laascaanood iyo guud ahaan Gobolka Sool. Taas oo maanta si rasmi ah ay u dhagax dhigeen Madaxda Gobolka Sool.



Waxaa maanta si rasmi ah loo dhagax dhigay Jaamacada Nugaal University oo ay yeelan doonto magaalada Laascaanood iyo guud ahaan Gobolka Sool iyo magaalooyinka dhowdhow iyadoo ay jaamacadani maanta si rasmi ah u dhagax dhigeen Gudoomiyaha Gobolka Sool Cali Maxamuud Axmed iyo Gudoomiye kuxigeeka Gobolka Sool Maxamed Maxamuud Faarax.

Jaamacada Nugaal university oo soo martay waqtiyo kala duwan ayaa waxaa si rasmi ah maanta loogu dhagax dhigay magaalada Laascaanood halka ay ku yeelan doonto dhismeheeda ay ku hawlgali doonto musqabalka dhaw iyadoo dhagax dhiga jaamacada ay kasoo qayb galeen masuuliyiin aad ufara badan oo ka socda maamulka Somaliland ee Gobolka Sool,bahda waxbarashada iyo shacabwayne.


Dhagaxdhigan ayaa waxa uu ka dhacay goob loogu talo galay oo ku taal bartamaha magaalada Laascaanood goobtaas oo dherekeedu le'eg yahay 200m dherer iyo 50m oo balac ah iyadoo goobtan laga yagleeli doono jaamacada cusub ee laga dhisi doono magaalada Laascaanood ay horay u ahaan jireen dhismayaasha maxakmadii hore oo hadda laga guuray,Gurigii Boosta,Civil Centerkii iyo Guryihii Hawlaha Guud.


Dhulkan hadda laga yagleelayo ee ay horay ugu yaaliin guryaha Dawlada ayaa waxaa siiyay Jaamacada Nugaal University Madaxwaynaha JSL mudane Daahir Riyaale Kaahin kadib markii la waayay dhul baaxadaa le'eg oo kuyaal magaalada Laascaanood gudaheeda iyadoo laga maarmi kari waayay in magaalada Laascaanood laga saaro jaamaca Nugaal university.

Gudomiye kuxigeenka oo u waramayay saxaafada ayaa waxa uu sheegay in Jaamacada maanta sida rasmiga ah loo dhagax dhigay uu dhismeheedu sii socon doono uusana ahaan doonin mid la dhagax dhigay uuna ahaan doono mid sii socda iyadoo uu Gudoomiyuhu sheegay in waqti dhaw Jaamacada maanta la dhagax dhigay ay hawlgali doonto.


Hadaba Jaamacada Maanta la dhaga dhigay ayaa waxa ay soo martay heerar kala duwan iyadoo hadda ku shaqaysa guri kiro ah oo kuyaal bartamaha magaalada Laascaanood halkaas oo ay ku hawlgasho ayna ku dhigtaan ardayda kala dhigta kuliyadaha kala gedisan ee Jaamacada Nugaal University.


Ahmed Abdulahi Hirsi
Isuduwaha wasaarada warfaafinta
Iyo wacyi gelinta JSL ee Gobolka Sool


Posted on Tuesday, November 18 @ 23:13:06 EST by admin



gudoomiye-ku-xigeenka g/sool oo ka warbixiyay dhagax-dhigga jaamacada g/sool jsl - gudoomiye-ku-xigeenka g/sool oo ka warbixiyay dhagax-dhigga jaamacada g/sool jsl
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.