Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ninkii Dilay Saraakiisha JSL Oo Lagu Eedeeyay In Uu U Galay Xerta Timoweynta Sh.       Xaafadi, Xaafad. Waxa Ay Ugu Wareegtaa, Sow Xasarad Ma Aha?!       Madaxwayne-ku-xigeenka JSL Oo Shir Jaraa\'id Ku Qabtay Hoygiisa Laascaanood       Saraakiil Ka Socota Bank Laga Leeyahay Dalka Faransiiska Oo Yimid JSL.       Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada jsl.

war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada jsl.

News


 Fadhigii Golaha Wasiirada ee Maanta lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada JSL, waxa la isku raacay xeer ku saabsan qaabka ay u dhaqmayaan ururada aan dawliga ahayn ee Jumhuuriyadda Somaliland ka hawl gala.






Fadhigaasi oo uu gudoominayay Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, waxa si qoto dheer  ugu dooday una qaadaa dhigay xeerka loo dajiyay ururada aan dawliga ahayn (Kuwa Wadaniga ah iyo Kuwa Caalamiga ahba).

Xeerkaasi oo ay isku soo duba riday Wasaarada Qorshaynta ee Somaliland waxa uu ka kooban yahay 8 qaybood iyo 37 qodob oo si cad u qeexaya maamulka iyo isu duwida hawlaha ay qabtaan ururada aan dawliga ahayn ee ka hawl gala Somaliland, haddii ay noqoto arrimaha la xidhiidha diiwaan gelintooda iyo waajibaadka la xidhiidha haddii ay noqon lahayd xisaabtankooda iyo hir gelinta hawlaha horumarka Bulshada ee ay ka qabtaan dalka.

Golaha Wasiiradu waxa uu si wada jir ah u ansixiyay iskuna raacay xeerkaasi ku saabsan hay’adaha aan dawliga ahayn , isaga oo loo gudbin doono Golayaasha sharci dejinta si  iyana u ansixiyaan.


Alla Mahad leh

Siciid Cadaani Mooge
Af-hayeenka Madaxtooyada
Jumhuuriyadda Somaliland/Hargaysa.

Posted on Monday, November 17 @ 23:56:03 EST by admin



war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada jsl. - war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.