Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Madaxweyne-Xigeenka JSL Oo Qaabilay Wefti Culus Oo Ingiriis Ah.       Danajiraha Ingiriiska Ee Somalia Oo Ka Hadlay Sababta Ay U Aqoonsan Waayeen JSL.       Shiidaal Baadhista Iyo Maal-gashiga JSL.       Xuska Sanadguurada 30aad Maalinta Mujaahidiinta SNM 17ka Okt. 2014.       Mujaahid Dhegaweyne Oo Ka Badbaaday Rasaasta Ciidamada RRU-da!!       Sagootin G. Garabka Haweenka Jaaliyadda Kuwaiit       150 Arday Oo ka Qalin Jebiyey Jaamacadda Golis Ee Magaalada Burco.       115 Arday Oo Ka Qalin-Jabiyay Jaamacadda Nugaal Ee Magaaladda Laascaanood       Shirkii Maalgashiga JSL Oo Furmay Iyo Madaxweynaha Oo Ka Khudbadeeyey.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

21-ka oktoobar iyo badweyntii nolosha madaw ee inqilaabkii somalia

21-ka oktoobar iyo badweyntii nolosha madaw ee inqilaabkii somalia

Opinion


 Intii aanu waagu beryin habeenimadii  Salaasadii ee Bisha Oktoobar ahayd 21-ka ayaa ciidamadii militariga ee dalkii Somalia oo uu madax ka yahay Siyaad Barre ay kula wareegeen xukunkii dalka Somalia Inqilaab Millatary. By: Mahomed Abdi Jama 



                                                         
Ra'iisal Wsaare Maxamed Ibrahim Cgaal iyo Dawladiisii waxaa loo taxaabay xabsi ku yaalay Magaalada Afgooye. Waxaana la dhisay 25 Sarkaal oo uu madax ka yahay Siyaad Barre, kuwaasi oo la baxay Gollaha Sare ee Kacaanka in ay halkaas ka noqdaan xukuumad bedesha tii rayidka ahayd..

Bishii November ee isla sanadkaas nin u hadlay ciidamada, waxa uu sheegay in
xumaantii iyo maamul xumadii ay kasbadeen kuwii horeeyey ay ciidamada ku keliftay in ay xukunka la wareegaan, cadayntii  ugu weynayd ee taas muujinaysayna waxay ahayd dilkii la dilay ( Madaxweyne Sharma'arke).

Haddaba Bishii Novembar ee sanadkii 1969-kii, waxaa Golihii Tawrigu soo saaray wuxuu ugu yeedhay (13-kii qodob) ee bud-dhiga u ahaa siyaasaddii xukunka askarta ee Somalia, ee gudaha iyo tii arrimaha dibada, iyada oo
markaas kuwa ugu muhiimsani ay ahayeen :--dhisidda Dawlad Hantiwadaaga cilmiga ku dhisan-In cagta hoosteeda la geliyo oo la baabi'iyo Qabyaalada, iyo in horumarin lagu sameeyo barnaamij dhinaca dhaqaalaha ah oo madax banaan isla, waxaa kale oo xasuus mudan in isla Bishii Oktoobar ee sanadkii 1969-kii maalmo yar uun ka dib markii in qilaabku dhacay ayaa Diktaatoor Maxamed Siyaad Barre waxa uu dadka kala hadlay Idaacadda.

Waxa uu yidhi, "Waxaan awoodda kula wareegnay sharaftiina iyo magaca ummada Somaliyeed, waxaan idinka codsanayaa inaad isu soo baxdaan oo na taageertaan, dalkiina aad dhistaan, haday tahay maalkiina, si aydaan u noqon kuwo baryootama".
 
Haddaba sanadkii 1989-kii wakhti ay ka soo wareegtay 17-sano markii inqilaabku ka dhacay Somalia, ayaa Idaacada BBC-du waxay isku duba-riday barnaamij la magac baxay (Maxaa ka dhacay Somalia 17-kii sano ee tegay ) waxaanay Idaacaddu tidhi, "Markii af-gambigu ka dhacay, waxaa Maxamed Siyaad Barre, sarakiishiisii Inqilaabka la dhigay ogolaysiiyey, saxiixa sharci xudun u ahaa xeerkii maamulka cusub ee Kacaanka, kaas oo uu markii dambe qiil reeb ka dhigtay Siyaad barre, kadib markii la laayay ugu yaraan afar sarkal oo sar-sare  oo uu ka mid ahaa saraakiishii Inqilaabka la dhigtay, kuwaas oo lagu eedeyey in ay  minjo xaabin ama dabin u maleegayeen kacaanka, dadka Somalida ah oo khaati ka joogay, asxaabtii siyaasadeed ee faraha badnayd, mashaakilkii qabaa'ilka iyo balan qaadyadii barre ee sacad saacada uga soo burqanaayay Idaacaddii Somalia  ayaa keenay is raacii guud ee Somalidu ku taageertay Siyaad Barre.

Waxaa la abuuray xafiiskii xidhiidhka dadweynaha ama (P.R.O) Maxamed Siyaad Barre, wuxuu isku dhex waday mabaa'dii kala ahayd :-Shuuciyad, Caadada Somalida iyo aragtida diinta Islaamka, wuxuuna kala soo dhex baxay wax uu ugu yeedhay (Hanti-wadaaga Cilmiga ku dhisan) ayay tidhi Idaacaddaasi".
Haddaba laab lakicii wada jirka ahaa ee shacabka Somaaliyeed ku taageereen isbedelkaas, waxa uu noqday xunbo kudhay, kadib markii kacaankii loogu sheegay in uu barwaaqo gaadhsiinayo isku rogay dhagar qabe dhiigooda
u haliilaya. Astaanta Maxamed Siyaad Barre, ugu daran ee uu lahaa waxay ahayd kursiga oo uu sii haysto ama ku negaado, taas ayaana aakhirkii sababtay geerida kumanyaal Somali ah oo uu dhiiga dhegta u daray taas oo sababtay ta isagana la degtay oo keentay bur-burkii dhacay iyo dagaaladii ahliga ahaa ee Somalia laga bilaabo 1981-kii ilaa maanta.

Sanadkii 1976-kii  ayuu markii u horaysay shaki galay maamulkiisii Towriga ahaa, waxaana uu ku dhawaqay dhismaha Xisbiga Hanti-wadaaga Kacaanka Somaliyeed. Waase u cuntami waayay isla sanadkii 1977-kii, waxa uu ku
dhawaaqay dagaalkii Somalia la gashay Ethiopia, ee socday sanadihii 1977 ilaa
horaantii 1978-kii waxaana Kacaankii uu hogaaminayay Maxamed Siyaad Barre, ka soo gaadhay dagaalkaas khasaarihii ugu weynaa oo isugu jiray naf iyo maal, taas oo uuna ka soo waaqsan Kacaankii uu hogaaminaayay Siyaad Barre. Wuxuu geeriyooday  2-dii bishii labaad ee Sanadkii 1995 isaga oo ku geeriyooday Dalka Naigeria.
                         
                          
Mahomed Abdi Jama                   
E - mail:mabdi1@hotmail.com                         
Hargeisa/Somaliland 

Posted on Monday, October 20 @ 15:29:40 AST by admin



21-ka oktoobar iyo badweyntii nolosha madaw ee inqilaabkii somalia - 21-ka oktoobar iyo badweyntii nolosha madaw ee inqilaabkii somalia
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : axmed gaab 333
Subject : Re : 21-ka oktoobar iyo badweyntii nolosha madaw ee inqilaabkii somalia
Date : 2008-10-20
maaxamed cabdi jamac qoraalkaagu wuu fiican yahay
hase yeshee kacaankii afwayne bare waxaa wiiqay oo uu ka soowaaqsan waayay
waa xaq u dirirkii snm markay dagaal ku soo qaadeen ciidamadiisii
waa markaa markii faqash calankeedu dhacay
inakastoo markaa riyaalaba faqash ahaa hadana maanta waa noo madaxwayne
taasina waxay ku tusaysaa damanaanta beesha dhexe iyo caqli yaridooda


[ Reply ]



Name : Big Poppa
Subject : Re : 21-ka oktoobar iyo badweyntii nolosha madaw ee inqilaabkii somalia
Date : 2008-10-21
The SNM and its people could not on any given day confront a professional army but the reason you people entered Hargeisa and other Isaaq areas in northern Somalia is because our beloved President did not want to kill his own people. You have made up stories about your people suffering genocide but that is not the case. As far as October 21 is concerned it is a special day and I still celebrate it even though I was too young to grasp its significance when I was in the Somali Republic. It is time you stopped attemping to make the simple SNM militia heroes but call them criminals. Pray for them so they can all burn in hell for destroying cities like Borame and the countless number of people they killed from Erigavo to Borame to Las Anod to Burco

Name : faysal
Subject : Re :21-ka oktoobar iyo badweyntii nolosha madaw ee inqilaabkii somalia
Date : 2008-10-21
dont cry my child i know you are azz hole mareehaan who lost his power
what can i do for you you had the most powerfull army in africa
and today even cabdirisaaq afguduud and his maletia is killing your mareehaan and fucking your woman

dont cry for me argentiina
your siyaad bare finaly was refuge to nugeria
i wonder what nigerian did to him cos they love man kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

[ Reply ]



Name : awgaab
Subject : Re : 21-ka oktoobar iyo badweyntii nolosha madaw ee inqilaabkii somalia
Date : 2008-10-21
cabdirashiid cali sharmaarke markaad wajigiisa isha saarto wuxuu u eg yahay nin aad u wanaagsan oo daacad u ahaa umada soomaliyeeed
siyaad bare allahayoow cadaabta ku gee
wuxuu dilay nin fiican
sidaan qabana majeerteen ninka kaliyee ku jira ayuu ahaa

cabdirashiid ilaahay kuu naxariisay waxaa badalay halkiisii

morgan
xasan abshir
cabdilaahi yuusuf
candho muuse
ragan oo ah akhus naas


[ Reply ]



Name : Big Poppa
Subject : Re : 21-ka oktoobar iyo badweyntii nolosha madaw ee inqilaabkii somalia
Date : 2008-10-21
Son I am not Mareehaan but I am from Puntland specifically Sanaag region. The Marehan are my cousins so what? It is Islamic tradition to bless the dead but I guess you missed that day when children learn that. Just wait the SNM rebels in Hargeisa are about to kill each other and that is the day I will buy lunch for everyone in my office. It is will expensive but worth it because the enemies of the Somali nation will be killing each other like the savages they are


[ Reply ]



Name : Haiban
Subject : Re : 21-ka oktoobar iyo badweyntii nolosha madaw ee inqilaabkii somalia
Date : 2008-10-22
Waa salaamantihiin dhamaantiin:

Faysal -Awgaab-Big Poppa,idinko raaliya,waxaanu idinka codsanaynaa inaan Ardaaga cawayska looga baahnayn cay shakhsi-qabiil-qaran oo ku xun dhaqanka suuban ee lagu yaqaano umad somalida.Ma xuma in wax lays weydaarsado faa’iido inoo leh amba wax la falaqeeyo amba la faaleeyo ee dhiidhiga iyo caydan qaawan ee dadka ku dhex tuuraysaan Min Fadlakum inaga dhaafa oo aan sikale wax iskugu sheegno,caydu cidna ka qaadi-mayso wanaaguu u dhashay waxna soo kordhin mayso aan xumaanti ahayn,aan u wada hadalno sidii dad koray oo aan isu caqli-celino haddii aynu khaldad ku aragno ardaaga cawayska.Qof-waliba rayigiisa ha dhiibto iyo siday isaga la tahay ee yaan qofna lagu dirqiyin waxaanu gayin amba dooneynba.

Ixtiraamku waa waxa qudha ee deeqa qofka Binu Aadmiga ah,hadalka fiicani wuxuu ka turjumayaa qofka yidhi siduu yahay ee nin-walowba ceesaantaada keen ardaaga cawayska oo ku kaftan deel-qaaf la’aan anood cidna caayin cidna wax u dhimin,eesh qiyaasakum.

Wassalaam.

Haiban.


[ Reply ]


Pages : [ 21-ka oktoobar iyo badweyntii nolosha madaw ee inqilaabkii somalia 1 ]