Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Somali pirates demand $25 mln for oil tanker       J. Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga JSL Ka Dhex Guuxayo.       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.       " Al Qaeda waxay ka xuntahay Horumarka Somaliland" Proff Buubaa.       Qabqable Yey Oo Lagu Soo Rogi Doono Cunaqabatayn Dhaqaalaha Iyo Safarada.       Gudoomiye-Ku-Xigeenka G/Sool Oo Ka Warbixiyay Dhagax-Dhigga Jaamacada G/Sool JSL       Saraakiil Ka socotay Sirdoonka Maraykanka FBI Oo Hargeysa Soo Gaadhay.       Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday J. Jibouti       War-Saxaafadeed Ka Soo Baxay Xarunta Madaxtooyada JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

qm oo cod u qaadaya la dagaalanka kooxaha budhcad-badeeda somalia.

qm oo cod u qaadaya la dagaalanka kooxaha budhcad-badeeda somalia.

News


 Tallaabadan golaha amaanku ay damacsan yihiin inay qaadaan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo ay soo kordhayaan walaaca laga qabo amaanka marin biyoodka gacanka cadmeed ee ay ku gooshaan maraakiibta ganacsiga kadib markii kooxaha burcad-badeeda ay dalbadeen lacag dhan 20 Million Oo dollar.





                            
Iyadoo weli lagu guda jiro weerarada budhcad-badeedu ay ku qaadayaan maraakiibta marta xeebaha Soomaaliya ayaa Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay la filayaa inay todobaadkan cod u qaadaan qaraar ku baaqaya in Maraakiib Militari iyo diyaaraddo loo soo diro xeebaha dalka Soomaaliya si ay ula dagaalamaan budhcad- badeedda xooga ku qafalata maraakiibta.

Talaabadan golaha amaanku ay damacsan yihiin inay qaadaan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo ay soo kordhayaan walaaca laga qabo amaanka marin biyoodka gacanka cadmeed ee ay ku gooshaan maraakiibta ganacsiga kadib markii kooxaha burcad-badeeda ah ay dalbadeen in la siiyo madax furasho dhan 20 Million Oo dollar.

Dowladda France ayaa qaraarkan qabyada ah soo hor dhigtay 15-ka xubnood ee golaha amaanka qaramada midoobay uu ka koban yahay islamarkaana ku baqaaya in ciidamo Cirka ah loo soo dirro biyaha Soomaliya si ay uga hortagaan kooxaha burcad-badeeda, waxaana u qaraarkan ugu baqaayaa dalalka Caalamka ku bahoobay inay ka qayb qaataan talaabooyinka lagula dagaalamayo burcad-badeeda ka qowlasyata guud ahaan biyaha ka baxsan Soomaliya,

Si Kastaba bayaan ay soo saareen shaqaalaha gaadiidka Caalamiga ayaa lagu sheegay in hataa burcad-badeeda ay si joogto ah qoryaha garabka lagu qaato ay ugu wareeran maraakiibta ku gooshaysa marin biyoodka gacanka cadbeed iyago iminka gacanta ku haya inka baddan 200 oo ajaaniib ah.

Source: Hadhwanaagnews.

Posted on Monday, October 06 @ 06:30:38 DAVT by admin



qm oo cod u qaadaya la dagaalanka kooxaha budhcad-badeeda somalia. - qm oo cod u qaadaya la dagaalanka kooxaha budhcad-badeeda somalia.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.