Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Shirweyne Loogu Baaqayo Jaaliyadda JSL Bristol/UK. St Pauls Sports Centre 23/11.       Somali pirates demand $25 mln for oil tanker       J. Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga JSL Ka Dhex Guuxayo.       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.       " Al Qaeda waxay ka xuntahay Horumarka Somaliland" Proff Buubaa.       Qabqable Yey Oo Lagu Soo Rogi Doono Cunaqabatayn Dhaqaalaha Iyo Safarada.       Gudoomiye-Ku-Xigeenka G/Sool Oo Ka Warbixiyay Dhagax-Dhigga Jaamacada G/Sool JSL       Saraakiil Ka socotay Sirdoonka Maraykanka FBI Oo Hargeysa Soo Gaadhay.       Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday J. Jibouti      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

badhasaab-ku-xigeenka g/togdheer iyo isuduwaha ciyaaraha oo koobab gudoonsiiyay

badhasaab-ku-xigeenka g/togdheer iyo isuduwaha ciyaaraha oo koobab gudoonsiiyay

News


 Burco - Badhasaab ku xigeenka Togdheer Guuleed Daahir Samatar iyo Isuduwaha Wasaarada ciyaaraha Gobolka Cabdi Muraad ayaa maanta laba koob gudoonsiiyay labadii kooxood ee ku  kala guulaystay labadii tartan ee ciyaareed ee bishii rabaadan lagu qabtay magaalada Burco.





                                                            
Munaasibad balaadhan oo loogu tala galay gudoonsiinta labada koob ayaa lagu qabtay
Hoolka xarunta maamulka gobolka togdheer ayaa waxaa ka soo qaybgalay Masuuliyiinta Gobolka,W/ciyaaraha,Ciyaartoyga labad kooxood,Xubno ka socday Ururka dhaliyarada qurbajooga Togdheer ee Taf iyo martisharaf badan oo kale.

Badhasaab ku xigeenka Togdheer,Guuleed Daahir Samatar oo goobta ka hadlay ayaa
sheegay  gobolka togdheer caan ku yahay Ciyaaraha kubada cagta,guulo badana ka soo hoysay,waxa uu intaa ku daray in ay soo fool leeyihiin tartankii ciyaaraha gobolada
dalku,sidaas darteed loo baahan yahay in la sameeyo Diyaar garow badan si aynu ugu
soo guulaysano koobka sanadkan.

Waxa kaloo Guuleed xusay in aynu maanta dhamaanteen  haday tahay
Ciyaartoygii, Maamulkii Gobolka,Iyo W/ciyaarha ee gobolka isku duubanahay oo
yoolkaliya  u wada socono, waxaanu carabka ku dhuftay inaanay jirin wax khilaaf ahi.
“Waxaan Ciyaartoyga Togdheer u soo jeedinayaa in marka la soo dhejiyo Liiska
ciyaartoyga u safandoona Gobolka sanadkan,in lagu wada qanco oo ciyaartogii iska
waayaa uu qanco, Aanaguna waxaanu soo xulidoonaa Ciyaartoygii inta  ugu wanaagsan ee aan odhankarno koobka waysoo qaadi karaan”Ayuu  ku soo koobay.

Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha Togdheer,Cabdi Muraad ayaa isaguna sheegay  in hawl wayni sugayso dhamaanteenba Ciyaartoy iyo maamul ahaanba,taasoo ah sidii aynu diyaargarow  iyo tababaro u samayn lahayn.Waxa uu intaas ku daray in ay dhamaatay khilaafkii mar nasoo kala dhexgalay Ururka Togga oo uu gudoomiye u yahay Siciid X.quluube,oo aanu maanta gacmaha ishaysano,islamaarka Ururka Toggu balan qaaday inay kala shaqayndoonaan oo kaalin weyn ka qaadandoonaan Abaabulka iyo u Diyaargarowga tartanka ciyaaraha gobolada.

Sidoo kale Waxa Isuduwuhu Raali galin weyn  siiyay Badhasaab ku xigeenka Gobolka
,Guuleed Daahir Samatar oo uu sheegay in uu yahay  xubnaha markasta si hagar la,aana uga shaqeeya Horumarinta Ciyaaraha gobolka oo muranyari nasoo kala dhexgalay balse hada dhamaatay. Mr. Cabdi Muraad waxa uu tilmaamay labadan kooxood ee ku guulaystay labada koob ay  yihiin kuwii ku guulaystay labadii tartan ee ka socday bisha rabadaan Garoomada ciyaaraha Allamsey iyo Saylada,kuwaasoo ay  soo kala qabanqaabiyeey Ururada TOGGA iyo SOYVO, islamrkaana kooxaha tartamayay ay ahaayee kuwa heerka labaad. Waxaanu u mahadceliyay Labadaas.

Waxa kale oo Cabdi Muraad u mahadceliyay Ciyaartoyga qurbajooga Togdheer,sida
wanaagsan ee ay markasta uga qaybqaataan horumarka Ciyaaraha gobolka waxaanu yidhi “Waxaan  si weyn ugu mahadcelinayaa Xubnihii Ciyaatoga Reer Togdheer ee qurbaha ku nool sida wanaagsan ee ay gacan nooga siiyaan horumarinta Ciyaaraha, waxa kale oo aan u cadaynayaa inaanay jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya Maamulka Ciyaaraha iyo Ururka Togga,oo aanu hada gacmaha is haysano si wada jirana uga wadshaqaynayno Horumarka Ciyaaraha Gobolka”.

Kayse Yuusuf (Balaaya cas) oo ka mid ah masuuliyiinta W/ciyaaraha Gobolka ayaa
isaguna tilmaamay in Dacaayad iyo Barabogaando ahayd hadaladii sheegayay in Xuseen Bisad keenay Burco Dirays iyo qalabkii Ciyaaraha oo kooxo ciyaartoy gaara la
siiayay. “Maanta Ciyaartoyga Burco iyo maamulkiisu way isku duuban yihiin oo mid
kaliya”Ayuu yidhi.

Waxa kale oo munaasinbadaa ka hadlay Aadan Caydiid oo ka socday Ururka TAF,ee
dhalinyarada qurbajooga,isagoo gudoonsiiyay qalabkii ciyaaraha ee ay keeneen Xulka
ciyaartoyga u safandoona Gobolka Tartanka gobolada sanadkan,Isuduwaha wasaarada
Ciyaaraha Togdheer.


Munaasibadan  ayaa ahayd mid loo soo agaasimaya si wanaagsan,taasoo lagu muujiyay iskuduubnaanta ciyaartoyga gobolka togdheer,iyo sidii loogu sii diyaargaroobi lahaa Tartanka ciyaarha gobolada ee soo fool leh.

Kayse Axmed Digaale
Kdigale@yahoo.com
Burco/Somaliland

Posted on Sunday, October 05 @ 17:24:15 DAVT by admin



badhasaab-ku-xigeenka g/togdheer iyo isuduwaha ciyaaraha oo koobab gudoonsiiyay - badhasaab-ku-xigeenka g/togdheer iyo isuduwaha ciyaaraha oo koobab gudoonsiiyay
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.