Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Shirweyne Loogu Baaqayo Jaaliyadda JSL Bristol/UK. St Pauls Sports Centre 23/11.       Somali pirates demand $25 mln for oil tanker       J. Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga JSL Ka Dhex Guuxayo.       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.       " Al Qaeda waxay ka xuntahay Horumarka Somaliland" Proff Buubaa.       Qabqable Yey Oo Lagu Soo Rogi Doono Cunaqabatayn Dhaqaalaha Iyo Safarada.       Gudoomiye-Ku-Xigeenka G/Sool Oo Ka Warbixiyay Dhagax-Dhigga Jaamacada G/Sool JSL       Saraakiil Ka socotay Sirdoonka Maraykanka FBI Oo Hargeysa Soo Gaadhay.       Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday J. Jibouti      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

faallo mal leh... no comment... keine kommentar... no coment... biduun tacliiq.

faallo mal leh... no comment... keine kommentar... no coment... biduun tacliiq.

News


 
Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment...  Biduun tacliiq...  Pas de Commentaire  ...Usulize Kitu.... By: Mustafe Ali Wadad



Hambalyadii Salaanta Ciidda Madaxweynaha J.D'Jibuuti U Diray JSL Oo Maqal, Muuqaal Iyo Marag Ma Doon ah.

Halkan kala soco, Hanbalyadii Salaanta Ciida Madaxweynaha Jumhuuriyadda DJibuuti uu u diray Ummadda iyo Qaranka JSL oo marag iyo markhaati leh ( muqaal, maqal iyo maktuub  ):  http://uk.youtube.com/watch?v=2Y9wXbMJvoI





Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii u horreysey ku hambalyeeyey Somaliland nabadda iyo dowladnimada ay haysato muddada 17ka sannadood ah ee Soomaaliyadii ay ka midka ahayd burburka iyo colaadaha ay ku sii hoobanayso.

Madaxweyne Geelle waxa uu ku soo qaaday Somaliland khudbad uu u jeediyey dadkiisa munaasibadda Ciiddul Fidriga maanta, taas oo uu kaga hadlay arrimaha Soomaaliya iyo wadahadalada dalkiisa ka socda ee lagu dhexdhexaadinayo Isbahaysiga la baxay Dib u xorraynta Soomaaliya iyo Dowladda Cabdillaahi Yuusuf madaxda ka yahay ee Baydhabo, waxana uu tusaale u soo qaatay nabadda iyo xasiloonida ka jirta Somaliland iyo sida ay ku gaadhey, isaga oo tirtirsiyaya ama guubaabinaya kooxaha ku dagaalamaya Soomaaliya.

“Raggaa agtooda ah ee Somaliland hambalyo, hambalyo iyo bogaadin bay muteen. 17kaa sannadood marka ay ka badbaadiyeen halaagga dadkooda. Laba shir oo keliya hadday intay qabsadeen ay dhammaysteen nabad iyo degganaansho ay ku noolaysiiyeen dadkoodii ixtiraam bay mudan yihiin,” ayuu yidhi Madaxweyne Geelle.
Waxana uu sheegay in loo baahan yahay inay ku daydaan kuwa Soomaaliya oo ay is
weydiiyaan sida ay ugu suuragashay inay midoobaan muxaafid iyo mucaarid, Guurti iyo
odayaal, isla markaana khilaafkasta oo yimaadda wadahadal ay ku hammaysanayaan
iyadoo aan hub la isu qaadan.

Ismaaciil Cumar Geelle oo lagu tilmaamo hoggaamiye si weyn u daneeya in mar kale dib loo mideeyo Soomaaliya oo Somaliland ku jirto, isla markaana ololaha uu ugu jiro
gaadhitaanka ujeeddadaasi ay sababtay dhawr goor xurguf siyaasadeed oo dhexmartay Somaliland iyo Jabuuti, waa markii u horreysey ee laga maqlo ammaanta Somaliland.


 enter cliparthttp://uk.youtube.com/watch?v=2Y9wXbMJvoI



http://uk.youtube.com/watch?v=2Y9wXbMJvoI


Posted by:

Mustafe Ali Wadad
Freelance Journalist
Mustafe15@hotmail.com 

Posted on Sunday, October 05 @ 17:07:08 DAVT by admin



faallo mal leh... no comment... keine kommentar... no coment... biduun tacliiq. - faallo mal leh... no comment... keine kommentar... no coment... biduun tacliiq.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.