Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Somali pirates demand $25 mln for oil tanker       J. Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga JSL Ka Dhex Guuxayo.       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.       " Al Qaeda waxay ka xuntahay Horumarka Somaliland" Proff Buubaa.       Qabqable Yey Oo Lagu Soo Rogi Doono Cunaqabatayn Dhaqaalaha Iyo Safarada.       Gudoomiye-Ku-Xigeenka G/Sool Oo Ka Warbixiyay Dhagax-Dhigga Jaamacada G/Sool JSL       Saraakiil Ka socotay Sirdoonka Maraykanka FBI Oo Hargeysa Soo Gaadhay.       Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday J. Jibouti       War-Saxaafadeed Ka Soo Baxay Xarunta Madaxtooyada JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

wasiirka wasaaradda warfaafinta oo maanta kulan la yeeshay dhamaan shaqaalaha wa

wasiirka wasaaradda warfaafinta oo maanta kulan la yeeshay dhamaan shaqaalaha wa

News


 Wasiirka Wwasaarada Warfaafinta Mudane Axmed Xaaji Daahir Cilmi ayaa Maanta Kulan La yeeshay  dhamaan shaqaalaha wasaarada warfaafinta ka hawl galla. kulankaasi oo ku saabsan siddii kor loogu qaadi lahaa hawl qabadka wasaarada waqtiga doorashooyinka..




Wasiirka ugu horeyn wuxuu ka waramay idaacadda cusub oo maalmahanba ku jirtey Tijaabo,  waxaanu sheegey hawshii idaacadda ay haatan inoo dhamaatey rasmi ahaana oo ay hawl geli doonto, taasi darteedna shaqaalaha looga baahan yahay inay noqdaan kuwii hanaan lahaa isla markaana ku tala geli lahaa tayaynta barnaamijyada Idaacada Cusubi ku hawl geli lahayd.

Mudan Axmed X. Daahir wuxuu intaa raaciyey in dhakhso looo dhamaystiri doono agabkii Wakaaladda Wararka si ay iyana si rasmiya ugu gudato hawsheeda iyo weliba qaybta Internetka iyo Websiteka Radio Hargeysa .




Wasiirka wuxuu shaqaalaha ku booriyey inay ku dedaal joogto imishada xarunta shaqada, waxa uu intaa raaciyey in habka shaqo gudashada dib u habayn lagu samayn doono qalab casri ahna lagaga hawl gali doono marka ay rasmi u hawl gasho idaacada cusub.


Wasiirka ka hor waxa halkaasi xog waran ku saabsan idaacada cusub ka soo jeediyey Agaasimaha Idaacada Maxamed Siciid Muxumed.




Wasiirka Warfaafinta ee JSL Mudane Axmed Xaaji Daahir waxa kaloo uu sheegay in Gacmo wada jir ay wax ku qabtaan, islamarkaasna Haddii taasi la helo waxa uu ballan qaaday in la heli doono wixii dheef ah ee shaqada culus ee ku soo fool leh Radio Hargeysa ay Yeelanayso ay midha dhalkeeda Heli Doonaan inta ka Hawl gallaysaa dhamaan Waxaanu u mahadnaqay Qaar ka mid ah Waaxyaha wasaarada oo uu ka markhaati kacay wasiirku inay si fiican oo Daacad ah shaqadooda u guteen qaybahaasi bilahan Dedaalna ay muujiyeen .



Wariye, Mohamed Mussa Inji

Hargeysa/Somaliland
somalilandradio@yahoo.com


Posted on Sunday, October 05 @ 16:29:50 DAVT by admin



wasiirka wasaaradda warfaafinta oo maanta kulan la yeeshay dhamaan shaqaalaha wa - wasiirka wasaaradda warfaafinta oo maanta kulan la yeeshay dhamaan shaqaalaha wa
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.