Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Shirweyne Loogu Baaqayo Jaaliyadda JSL Bristol/UK. St Pauls Sports Centre 23/11.       Somali pirates demand $25 mln for oil tanker       J. Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga JSL Ka Dhex Guuxayo.       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.       " Al Qaeda waxay ka xuntahay Horumarka Somaliland" Proff Buubaa.       Qabqable Yey Oo Lagu Soo Rogi Doono Cunaqabatayn Dhaqaalaha Iyo Safarada.       Gudoomiye-Ku-Xigeenka G/Sool Oo Ka Warbixiyay Dhagax-Dhigga Jaamacada G/Sool JSL       Saraakiil Ka socotay Sirdoonka Maraykanka FBI Oo Hargeysa Soo Gaadhay.       Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday J. Jibouti      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

haya'dda sc/uk oo tababar u furtay 21 xubnood oo daryeelayaal caafimaad ah.

haya'dda sc/uk oo tababar u furtay 21 xubnood oo daryeelayaal caafimaad ah.

News


 
Burco - Hay'adda SC/UK ayaa 21 xubnood oo daryeelayaasha caafimaadka Tuulooyonka GobolkaTogdheer ayaa Tababar kor loogu qaadayo Tayada iyo Aqoontooda Caafimaad maanta uga furtay Dugsiga Kalkaaliyaasha caafimaadka ee Magaalada Burco.





Tababarkan oo socondoona Mudo laba bilood iyo badha ayaa muhiimadiisu tahay sidii kor loogu qaadi Aqoonta caafimaad ee daryeelayaasha caafimaad ee tuulooyinka,Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka Togdheer,Guuleed Daahir Samatar oo ka hadlay Furitaankii Tababarkaa ayaa sheegay in caafimaadku yahay shayga ugu muhiimsan ee nolosha qofka,sidaas darteed ka qaybgalayaasha looga baahan yahay inay ka faaiidaystaan daruusta loo dhigayo mudada tababarku u socdo "Ha Noqonina kuwa siminaarada u yimaada lacagta yar ee laga bixiyo,ee noqda kuwa faaiideysta aqoonta iyo cilmiga la barayo si aad bulshadiina ugu faaiidaaysaan hadhaow"Ayuu yidhi.

Mr.Guuleed waxa uu mahadceliyay Hay,adda SC/UK,ee iyagu soo qabanqaabiyay Tababarkan,Isagoo ku tilmaamay in waxqabad dhaba oo la taaban karo ka muujisay Degaanka Togdheer.

Dr.C/llaahi Barre oo ah Sarkaalka dhinaca caafimaadka u qaabilsan Hay,dda SC/UK,ayaa faahfaahiyay ujeedada iyo muhiimada tababarka waxaanu yidhi "Muhiimada tababarkani waxa weeye sidii kor loogu qaadi lahaa Aqoonta iyo tayada caafimaadka daryeelayaasha lana siiyo mudo dheer tababaro si ay doobaalaan kaalintii caafimaad ee looga baahnaa ,Madaama wakhtiyadii hore daryeelayaasha caafimaad la siin jiray tababaro mudo gaaban ah,taasina ay keentay in aqoontooda caafimaad koobnaato".

Waxa uu intaa ku daray Dr.C/llaahi in kooxdan daryeelayaasha caafimaadka uu tababarku u socondoono mudo laba bilood iyo badha,sababtoo ah waxaad hore u soo qaadateen tababaro,balse kooxaha dambe ee iyagu aan wax tababaro caafimaad ah soo qaadan waxa la tababaridoonaa mudo lix Bilood ilaa sagaal bilood.Waxa Dr.C/llaahi Biikalo ku adkeeyay Ka qaybgalayaasha inay samair iyo dul u yeeshaan mudada tababarku u socdo oo si wanaagsan uga faaiidaystaan daruusta loo dhigayo.

Agaasime Ku xigeenka W/caafimaadka Caafimaadka G/Togdheer,Maxamed Cabdi Dhagaqool iyo Maayir ku xigeenka Degmada Burco Axmed Cabdi Falay oo iayguna Munaasibaii Furitaanka tababarkaa ka hadlay ayaa kula dardaarmay xubnihii ka qaybgalayaasha tababarkaa in aqoonta caafimaad ee ay ka korodhsadaan tababarka gaadhsiisaan degaamadii aad ka timaadeen,Islamrkaana aad si cadaalad ah ugu adeegtaan Bulshadiina.

Tababarkan ayaa waxa bixinaya Macalimiin TOT ah oo ay hore ugu soo tababartay Hay,adda SC/UK,Hay,addan Sc/uk oo ka hawlgasha G/togdheer ayaa ka kaalin weyn ka qaadatay kor u qaadida iyo horumarinta dhinacyada caafimaadka iyo waxbarshada.

Weriye, Kayse Axmed Digaale
Kdigale@yahoo.com
Burco/Somaliland

Posted on Sunday, October 05 @ 16:06:31 DAVT by admin



haya'dda sc/uk oo tababar u furtay 21 xubnood oo daryeelayaal caafimaad ah. - haya'dda sc/uk oo tababar u furtay 21 xubnood oo daryeelayaal caafimaad ah.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.