Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Somali pirates demand $25 mln for oil tanker       J. Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga JSL Ka Dhex Guuxayo.       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.       " Al Qaeda waxay ka xuntahay Horumarka Somaliland" Proff Buubaa.       Qabqable Yey Oo Lagu Soo Rogi Doono Cunaqabatayn Dhaqaalaha Iyo Safarada.       Gudoomiye-Ku-Xigeenka G/Sool Oo Ka Warbixiyay Dhagax-Dhigga Jaamacada G/Sool JSL       Saraakiil Ka socotay Sirdoonka Maraykanka FBI Oo Hargeysa Soo Gaadhay.       Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday J. Jibouti       War-Saxaafadeed Ka Soo Baxay Xarunta Madaxtooyada JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

xaflad sanad guuradii 5aad loo qabatay jaamacada nugaal iyo shahaado bixin...

xaflad sanad guuradii 5aad loo qabatay jaamacada nugaal iyo shahaado bixin...

News


 Waxaa maanta lagu qabtay Hoolka Shirarka ee Hotel Xamdi xaflad si wayn lo soo agaasimay oo lagu xusayay sanad guuradii shanaad ee ka soo wareegtay asaaskii Jaamacada Nugaal University iyo waliba shahaado bixin. Sawirada








Waxaa maanta lagu qabtay Hoolka shirarka ee Hotel xamdi xaflad si wayn lo soo agaasimay oo lagu xusayay sanad guuradii shanaad ee Jaamacada Nugaal University iyo waliba shahaado bixin lasiinayay ardayd ka qalin jabisay Jaamacada iyo waliba shahaado sharaf lasiiyay dadkii doorka muhiimka kasoo qaatay jaamacada horumarinteeda.

Ugu horayn waxaa goobta xaflada ka hadlay Gudoomiye kuxigeenka Jaamacada Nugaal University C/naasir (Abushaybe) wuxuuna halkaasi kasoo jeediyay marxaladihii ay soo martay Jaamacda Nugaal iyo sida ay ku bilaabmatay iyo halka ay maanta marayso iyo waliba kuliyadaha ay jaamacadu bixiso iyo kuwo cusub oo ay hadda bilaabayso isagoo sidoo kale dadka deegaanka ku canaantay inay waxbaarshada ku dadaalaan taas oo uu ku tilmaamay in waxbarashadu ay tahay waxa kaliya ee wax lagu qabsan karo.

Sidoo kale waxaa microphone-kii loo dhiibay oo goobtaasi ka hadlay Aadam Cali Nuur oo u hadlay Ganacsatada isagoo ah Chairman ka shirkada Golis isagoo halkaasi bogaadin dheeri ah uga soo jeediyay Jaamacada balan qaadayna inuu shirkad ahaan wax ku darsanayo sida shirkadihii isaga ka horeeyay.

Jaamac Maxamed Mire (Amiirka) una hadlayay Bulshada ayaa waxa uu si wayn ugu dheeraaday qiimaha ay lee dahay waxbarashadu isagoo halkaasi kasoo jeediyay hadalo kaftan iyo dhiiri gelin isugu jira Sidoo kale Dr: Obsiiye Cilmi ayaa waxa uu si wayn u amaanay dadka bulshada mandaqadan halka ay joogi jireen bulshada Soomaaliyeed xagga aqoonta maantana xusay inay meel wacan marayaan.

Abwaan Jaamac Nuur Shal-qanle ayaa waxa isna halkaasi kasoo jeediyay gabay uu ku sharaxayo dhaqanka kaas oo si wayn loo la dhacay sidoo kale Samsam Ducaale oo ku hadlaysa afka Hay'adaha ahna madaxa WHO ee Gobolka ayaa waxa ay xustay in hay'ad ahaan ay wax ku biirinayaan Jaamacada gaar ahaana WHO ay ay wax ku darsanayaan.

C/kariim Olol ooo ku hadlaya af Local NGO's ahna Ururka caruurta Gobolka Sool ee SCHDO (Sool Children Development Organization) ayaa sheegay qiimaha waxbarashada iyo in si wayn wax loogu qabto bahda waxbarashada sidoo kale Saleebaan Awad Baaruud oo kamid ah ardayda Jaamacada ayaa waxa uu kasoo jeediyay hadalo kooban oo dhiiri gelin ah.

Mid kamid ah qurba joogta Gobolka Faarax Ciise Cabdi ayaa waxa uu halkaasi kasoo jeediyay hadalo si wayn u guux gelyay madasha taas oo ku saabsanayd masiirka umada isagoo xusay in dhibta iyo waxa jira laga baadho magaalada gudaheeda iyadoon mee kale la aadin dadkana ka codsaday inay gacmaha isqabsadaan danta umadana laga shaqeeyo sidoo kale xagga bulshada iyo Jaamacada waxaa lagu soo gabo gabeeyay C/risaaq Lafoole oo ah Gudoomiyaha Jaamacada Nugaal University.

Hadaba waxaa lagu soo dhaweeyay dhanka masuuliyiinta maamulka Somaliland iyadoo halkaasi uu ka hadlay mid kamid ah Golaha Guurtida Caydiid Cabdi Maxamed iyo Gudoomiyaha Degmada Laascaanood oo sheegay in uu maamulku xagga waxbarashada si wayn wax uga qabanayo dadkuna u diyaar garoobaan inay wax bartaan si noloshooda ugu faa'iideeyaan iyo tan bulshada.

Ugu danbayntii ayaa waxaa hadalkii soo gabogabeeyay Gudoomiyaha Gobolka Sool Cali Maxamuud Axmed ( Cali Sandule) isagoo sheegay inay jaamacada la garabtaagan yihiin wixii ay jaamacadi lahayd xusayna inay hadda kamid tahay jaamacada ay Somaliland aqoonsan tahay sida Jaamacada Camuud,Jaamacada Hargeisa,Jaamacada Burco iyo Jaamacada Nugaal University ayna lee yihiin wax isku mid ah isagoo Gudoomiyihuu uu halkaasi ku qaybiyay shahaadooyin kala gedisan oo uu u kala qaybiyay ardaydii Jaamacada ka qalin jabisay iyo dadkii iyo shirkadihii wax siiyay Jaamacada.
Gudoomiyaha Jaamacada NU C/Risaaq Lafoole
 
         Oday Faarax ciise cabdi     
Maamulaha shirkada TELESOM C/Risaaq Dhabayaco oo ashahaado gudoomanaya
        

     
Wakiilka dahab shiil ee gobol Sool Nuur oo Shahaado gudoomaya.

Maxamed Jaamac Filibiin oo Ashahaado gudoomaya
Oday golaha Guurtida Somaliland Ka tirsan Caydiid Cabdi Maxamed
 
Gudoomiyaha Degmada laascaanood Axmed Aw daahir


Source Afnugaal

Gudoomiyaha Gobolka Sool Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandulle

Posted on Saturday, October 04 @ 17:54:50 DAVT by admin



xaflad sanad guuradii 5aad loo qabatay jaamacada nugaal iyo shahaado bixin... - xaflad sanad guuradii 5aad loo qabatay jaamacada nugaal iyo shahaado bixin...
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.